Home Blog Page 1462

Puntland iyo Galmudug oo ku guul daraystay joojinta colaad Beeleedyo Ka taagan degaanka Jiicboor.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guul daraystay inay joojiyaan colaaddan oo u dhexeysa beelaha Sacad iyo Leelkase oo ka soo kala jeeda labada maamul, iyadoo ciidamo isku dhaf ah oo bilo ka hor la geeyay degaanada colaaddu ka jirto aysan ku guulaysan soo celinta nabadda.

Heshiis nabadeed oo hore loogu dhex dhigay beelaha Sacad iyo Leelkase ayaa dhawaan burburay, kaddib markii ay dib u soo laabteen dilal salka ku haya aanooyin qabiil, iyadoo lagu guulaysan waayay in lasoo qabto gacan ku dhiiglayaal dil geystay

Colaadda labada beel oo muddo dheer soo jiitamaysay ayaa gaartay heer halis ah, iyadoo dagaalladii ugu dambeeyay ay sababeen dhimashada tobaneeyo qof iyo dhaawaca tiro kale.

Muuqaallo argagax leh ayaa lagu faafiyay Baraha bulshada  kuwaas oo sii hurin kara colaadda, taasoo dhalisay cabsi ah in colaaddu ku fiddo magaalada Gaalkacyo oo sanadihii ugu dambeeyay ka nasatay dagaallada ku saleysan qabaa’ilka.

Labada dhinac ee dirirtu u dhaxeeyso ayaa waxaa baaq u so jeediyay Nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Mudug waxana ay ugu inay colaadda joojiyaan, iyagoo ka digay saameynta xun ee dagaalladu ku yeelan karaan deegaannada ka baxsan Jiicboor ee Gobolka Mudug.

Waxay sheegeen in haddii colaadda aan la xakameyn, ay halis tahay inay ku faafto magaalooyinka iyo tuulooyinka u dhow.

 

Dagaalka u dhexeeya labada beel ayaa salka ku haya muran dhul daaqsimeed ku yaalla galbeedka Gobolka Mudug.

 

Kulamo badan oo nabadayn ah oo ka dhacay magaalooyinka Galdogob iyo Bandiiradley ayaan weli xal waara u keenin colaadda.

{DAAWO MUQAALKA} Waxaa gacanta lagu dhigay qaar kamid ah dadkii dilay askartii Qaranka.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Waxaa goordhaw gacanta lagu dhigay qaar kamid ah dadkii xasuuqay Askarta ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed .

Gudoomiyaha gobolka Shabeelada Dhexe Maxamuud Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Dowladda  ayaa sidan yiri “Waxaan gacanta ku dhignay qaar kamid ah dadkii dilay askartii Qaranka halka aan ku dabajirno inta hartay”.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {28.12.2024}

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Herrow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HAKAAN KA DHEGEEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Maxamed C/qaadir oo ka Hadlay Ciidanka Xawaadle ee Furumaha ka soo baxay.

0

Sabti 28, Dec,2024 {HMC} Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir’ Askarta kasoo jeeda Hiiraan waxaan leeyahay Furimaha aad soo baneyseen ku laabta AS ayey fursad u tahay’

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay 28-12-2024.

0

Saturday 28, Dec,2024 {HMC} waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn

HOOS KA DAAWO WARARKII IUGU DAMBEEYAY

Somali migrant who survived boat sinking wants to try again for Europe

0

Saturday 28, Dec,2024 {HMC}  Idil Abdullahi Goley’s journey seeking a better life in Europe started in Somalia with a $6,500 payment to local smugglers. It ended a month later with fellow migrants around her dying at sea, one of them screaming and reciting the Muslim profession of faith.

The deaths of 25 migrants last month in boats off the Indian Ocean island of Madagascar brought to light yet another route that some in Africa are taking in dangerous bids for Europe.

Goley was one of the 48 people rescued. She spoke to The Associated Press about the journey that thousands of Somalis embark on every year as extremist attacks and climate shocks destroy hopes and livelihoods at home.

Some Somalis head for the Gulf countries via the Red Sea and Yemen. Others, like Goley, gamble on a longer sea voyage south, toward the French island territory of Mayotte in the Indian Ocean, the poorest territory in the European Union.

Somalis are among an estimated 100,000 migrants living in Mayotte, according to French authorities. The migrants are part of communities affected after Cyclone Chido leveled entire neighborhoods on December 14.

The International Organization for Migration has estimated that 2 million people migrated from Somalia in 2021 in search of work, the latest data available.

Children left behind

Goley, 28, heard about the smugglers from friends who had traveled the route and raised the $6,500 fee from her small tea shop business in the capital, Mogadishu, and from her brother and mother. She hoped to reach Europe and pay them back. She left her three small children behind.

Her journey began with a flight from Mogadishu to Kenya’s capital, Nairobi. Then she and others took a bus to the port city of Mombasa, where they set off in fishing boats for Mayotte, more than 620 miles (997 kilometers) away. They hoped to request asylum there.

After three days at sea, the group of about 70 migrants was transferred to smaller boats, whose engines started to fail. The smugglers said they would fix the engines and left with them on another boat, leaving the migrants drifting without water and food. They started catching fish and collecting rainwater to survive.

It was nearly cyclone season, and waves were choppy.

Goley said she tried to save the life of an infant whose mother was also on board but struggling.

“But she died right in front of me. We couldn’t hold on to her body for long and had to throw it into the sea to prevent it from decomposing, as more people perished around us,” she said.

During 13 days of hunger, thirst and heat, Goley’s two friends also died. She held one in her lap as she passed.

“The other screamed for help. I couldn’t help her and she died shortly after, crying out loudly, reciting the Shahada,” Goley said. “That is an image I will never forget, the suffering and helplessness we felt.”

She said the ordeal ended when a fishing boat appeared on the horizon and the survivors waved for help. They offered the fishermen $100 for their rescue and were taken to a sports facility in Nosy Be in northern Madagascar.

The migrants were repatriated in early December by chartered plane.

Back home, Goley’s mother had feared the worst. Unable to eat, she had lost 20 kilograms (44 pounds).

“When I returned home, my mother couldn’t believe it until she heard my voice and saw me in person,” Goley said.

Another attempt

As she and the other survivors arrived in Mogadishu, the Somali president’s special envoy on refugee affairs expressed hope for their future and said the government would help.

“They assured me they will never take the same risk again,” Maryan Yasin said.

But Goley said she plans to attempt another journey on the same route, despite having nightmares about her ordeal. The hardships in Somalia are still the same, she said — and she did pay the smugglers’ fee.

“Even if it leads me to prison, I believe I’d still find a better life than the one I have here,” she said.

Her mother, meanwhile, fears this time she will never return.

Other survivors are undecided as they mourn.

Ahmed Hussein Mahadalle, 26, had watched helplessly as his sister Hanan, 21, died. Nothing compares to the pain of it, he said.

His other sister, Haboon Hussein Mahadalle, was grateful for her brother’s safe return, though he also has plans to try again.

“Hanan was courageous and vigilant. She met her fate with grace,” Haboon said, in tears. “They say good people don’t stay long, and my sister embodied all the qualities I can’t begin to summarize.”

SOURCE VOA

Farmaajo oo War Kasoo Saaray Xaaladda Dalka

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Dadka Soomaaliyeed ee ehelka iyo xigtada isu ah ee sida xaq darrada ah ugu dagaallamaya deegaanno badan oo ka mid ah dhulkeenna, waxaan ugu baaqayaa in ay joojiyaan colaaddaha macno darrada ah ee aan lahayn guul, geeri mooyee.

Hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda heer Maamul waxaan xasuusinaynaa qiimaha ay leedahay in ay ku shaqeeyaan Soomaalinimo iyo midnimo, maadaama oo ay tusaale u yihiin shacabka, taas oo yaraynaysa dareenka qabyaaladda, eexda iyo colaadaha sokeeye.

Si gaar ah, waxaan uga muragaysannahay saraakiisha iyo ciidanka Soomaaliyeed ee difaacayey dalkooda ee aanada qabiil loogu laayey Hirshabeelle, arrinkaas oo khatar wayn ku ah jiritaanka Ciidamada Qalabka Sida oo aan lahayn hayb iyo qabiil ka hooseeya Soomaalinimo.

Culimada, odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay u istaagaan nabadeynta iyo dib u heshiisiinta deegaannada colaaduhu ay ka jiraan, si dadka walaalaha ah ay nabad ugu wada noolaadaan.

Alle waxaan ka baryayaa in uu dalka iyo dadkeenna ku mannaysto nabad iyo barwaaqo.
Wabillaahi Tawfiiq.

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo Kormeeray qaar kamid ah Wasaaradaha iyo Hey’adaha Dowladda.

0
Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kormeer shaqo ku tagay Wasaaradaha Caafimaadka, Tamarta iyo Biyaha, iyo Hey’adda Diiwaangelinta Dadweynaha (NIRA).
Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd kuurgalidda shaqooyinka muhiimka ah ee hey’adahani u hayaan shacabka Soomaaliyeed, iyo in la hubiyo qorshayaashoodu in ay waafaqsan yihiin Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP).
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ku bogaadiyey dhammaan hey’adaha uu kormeeray shaqada muhiimka ah ee ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed. Isaga oo ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay in qorshayaashooda la waafajiyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP), si loo gaaro himillada Qaran ee ku saleysan horumar waara.

{DAAWO MUUQAAKA} Waxgaradka Soomaaliyeed oo War Ka soo saaray Colaado ka taagan Sagaal Gobal oo dalka ah.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Waxgaradka Soomaaliyeed oo War Ka soo saaray Colaado ka taagan Sagaal Gobal oo dalka ah.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAAKA} Banaabax Looga Soo Horjeedo Askartii Ceelbaraf lagu dilay oo Lagu qabtay Halgan.

0

Sabti 28, Dec 2024 {HMC} Banaabax Looga Soo Horjeedo Askartii Ceelbaraf lagu dilay oo Lagu qabtay Halgan.

HOOS KADAAWO MUQAALKA WARBIXINTA