Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wararkii ugu Danbeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
{DAAWO MUQAALKA} Xogta kulanka adag ee darbi Manchester
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Xogta kulanka adag ee darbi Manchester
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Yoonis Ahmed Yoonis Muxuu ka yiri xilka uu u magacaabay Madaxweyne Cirro?
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Yoonis Ahmed Yoonis Muxuu ka yiri xilka uu u magacaabay Madaxweyne Cirro?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Caruurteyda Madaxweyne Xasan Sheekh waa Jaamiciyiin.
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Caruurteyda Madaxweyne Xasan Sheekh waa Jaamiciyiin.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{ DAAWO SAWIRADA} Jubbaland oo Markale Muqdisho Ka Dajisay Ciidankii Doowlada looga Qabtay Raaskanbooni
Axad,15,Dec, 2024 (HMC) Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta mar kale deegaanka Raaskanbooni ee gobolka Jubbada Hoose , waxa ay diyaarad ka saareen askar katrirsan ciidanka dowladda Soomaaliya, kuwaa oo dhawaan lagu qabtay dagaalkii ka dhacay Raaskanbooni.
Saraakiil katirsan ciidanka maamulka Jubbaland iyo masuuliyiin kale, ayaa garoonka diyaaradaha Raaskanbooni ka sagootiyay askarta katirsan Gorgor iyo Haramcad ee maanta loo dhoofinayay magaalada Muqdisho oo markii hore laga qaaday.
Askarta maanta diyaarada la saarayay ayaa wajiyadooda waxaa ka muuqatay farxad, waxa ayna qaarkood sheegeen in lagu soo qalday keenistii deegaanka Raaskanbnooni ayna raali ka aheyn, waxa ayna xuseen in ay ku faraxsan yihiin in iyaga oo nabbad qabo dib loogu celiyo Muqdisho.
Maamulka Jubbaland ayaana hubkii ay wateen iyo saanadii ciidan ee kale ka reebtay askarta ay dib ugu celiiyeen magaalada Muqdisho, waxa ayna sheegeen in askartan ahaayeen kuwa ay soo qaldeen Xasan Sheekh iyo Xamse Cabdi Barre.

{DAAWO MUQAALKA} Ciidan ku guuleystay joojinta qabaa’il is dilayay oo loo sameeyay Dhiilagalin.
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Ciidan ku guuleystay joojinta qabaa’il is dilayay oo loo sameeyay Dhiilagalin.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn
Sabti 15, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Abdiyare & Sahra Gabre
Farsamadii ::Abdiqani Osoble
{DAAWO MUQAALKA} Shacabka Muqdisho Oo Qiray Shaqada Ciidanka Xasilinta Caasimada.
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Shacabka Muqdisho Oo Qiray Shaqada Ciidanka Xasilinta Caasimada.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan oo ka hadlay waxbarashaada Soomaaliya
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC}Madaxweyne Xasan oo ka hadlay waxbarashaada Soomaaliya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu danbeyay dagaalka Ceergaabo
Axad, 15, Dec, 2024 {HMC} Wararkii ugu danbeyay dagaalka Ceergaabo



