Home Blog Page 1513

{DAAWO MUUAALKA} Qoysas ka barakacay fatahaada wabiga Shabeelle ayaa gaaray deegaanka Guri-cade ee gobolka Hiiraan.

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Qoysas ka barakacay fatahaada wabiga Shabeelle ayaa gaaray deegaanka Guri-cade ee gobolka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUAALKA} Kenya oo Soo Bandhigtay Tirada Ciidamada Dowladda ee ka Baxsaday Dagaalkii ka dhacay Raaskaambooni.

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Kenya oo Soo Bandhigtay Tirada Ciidamada Dowladda ee ka Baxsaday Dagaalkii ka dhacay Raaskaambooni.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUAALKA} Mudo 33 sano kadib Geel la-dhacay oo dib loogu celiyey dadkii iska lahaa gobolka Mudug.

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Mudo 33 sano kadib Geel la-dhacay oo dib loogu celiyey dadkii iska lahaa gobolka Mudug.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUAALKA} Goormaa ayuu dhacayaa kulanka la iskugu keenayo Beelaha Xawaadle iyo Abgaal.?

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Goormaa ayuu dhacayaa kulanka la iskugu keenayo Beelaha Xawaadle iyo Abgaal.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUAALKA} Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka 12-13-2024.

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Waxaa halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waaweyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxay ka wadahadleen Maxamuud Sayid Aadan iyo taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya Janaraal Birhanu Jula?

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} – Madaxweyne Kuxigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aaden oo maalmahanba ku sugnaa magaala madaxda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa kulan la qaatay taliyaha guud ee ciidamada Itoobiya Janaraal Birhanu Jula.

Janaraalka iyo Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka wadahadlay arimo ay kamid yihiin amniga, dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee deegaannada Jubaland. Arimaha kale ee laga wadahadlay waxa kamid ah isu socodka xuduudda gobolka Gedo iyo Itoobiya, sida ay baahisay warbaahinta Jubaland.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa todobaadkan bilowgiisii u safray Itoobiya, xili ay ka sii daraysay xiisadda u dhaxeysa dawladda federaalka iyo maamulka Jubaland. Dawladda federaalka ayaa sheegtay in Maxamuud Sayid Aadan ay garoonka Kismaayo ka qaaday diyaarad laga leeyahay Itoobiya oo markii hore hub sharci darro ah gaysay magaalada Kismaayo. Jubaland way beenisay in diyaaraddo hub sida ay cagadhigteen garoonka, laakiin waxa ay xaqiijiyeen in Maxamuud Sayid Aadan uu safar ugu baxay Addis Ababa.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa muddo dheer xiriir dhaw la lahaa sarkiisha Itoobiya, isagoo kala shaqeynayay dhaqdhaqaaqa ciidamadooda jooga gobolka Gedo.

{DAAWO MUUAALKA} Jubaland oo war kasoo saartay Dagaalkii ka dhacay Raaskaambooni.

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Jubaland oo war kasoo saartay Dagaalkii ka dhacay Raaskaambooni.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUAALKA} Soomaali Muhaajiriin ah oo Dib loogu soo Celiyey Dalka.

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Soomaali Muhaajiriin ah oo Dib loogu soo Celiyey Dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Hiiraanweyn 13 12 2024

0

Jimco 13, DEC 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :Abdirxman macalin muuse

Farsamadii ::Muuse ali xerrow

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUAALKA} Maxay ka wada hadleen Jubaland iyo Dowladda Itoobiya.?

0

Jimco , 13, Dec, 2024 {HMC} Maxay ka wada hadleen Jubaland iyo Dowladda Itoobiya.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA