Home Blog Page 1519

Ra iisulwasaare Abiy Ahmed oo Gaaray Dalka Turkiga.

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo gaaray dalka Turkiga, sida lagu shaaciyey boggiisa rasmiga ah ee Facebook.

Socdaalkiisa ayaa la xiriira kulan uu garwadeen ka yahay Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kaas oo lagu dhexdhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya.

Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya uu marayo heerkii ugu hooseeyey, iyadoo saamaynta milatari iyo siyaasadeed ee Masar ay ku leedahay Soomaaliya sii kordhayso.

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo kala saxiixday heshiis shaqo qoris ah.

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa magaalada Riyaad ee Caasimadda Dalka Boqortooyada Sucuudiga kula saxiixday dhiggiisa Wasiirka Kheyraadka Aadanaha iyo Horumarinta Bulshada, Mudane, Eng. Axmed Bin Suleymaan Al-rajhi heshiis shaqo qoris ah, taas oo ay si wadajir ah isaga kaashanayaan hirgelinta heshiiskan.

Heshiiskan qodobada muhiimka ah ee diiradda saari doono waxaa ka mid ah:

1) in Is-afgaradkani uu dejinayo hannaan habaysan oo loogu talagalay shaqaalaha u shaqo tagaya Sucuudiga, iyadoo la hubinayo in habka socdaalka shaqaaluhu uu yahay mid nidaamsan, sugan, badbaado leh, oo waafaqsan shuruucda iyo xeerarka shaqada, waxa kale oo uu dejinaaya qaab cad oo sharci ah oo ku saabsan hababka qorista, hubinta u hoggaansanaanta sharciyada shaqada iyo ilaalinta xuquuqda shaqaalaha.

2) Heshiiskan wuxuu kordhinaya dakhliga Dhaqaale ee Wadanka, taas oo qayb ka qaadan karta horumarinta dhaqaalaha iyo xasilloonida amni ee dalka .

3) Horumarinta Xirfadda: Is-afgaradku waxa uu noqon doonaa mid bixiya tababaro iyo barnaamijyo horumarineed oo u oggolaanaya shaqaalaha Soomaaliyeed inay helaan xirfado iyo hal-abuur cusub.

4) Shaqo la’aanta oo yaraata: Shaqaale Soomaaliyeed oo u shaqo tago dalka dibaddiisa waxa ay wax ka tari kartaa inay helaan xirfado noloshadooda shaqo wax ka bedesha mustaqbalka.

5) Sidoo kale, Heshiiskaan waxa uu yaraynayaa khataraha ka dhasha ka faa’iidaysiga iyo ka ganacsiga dadka iyo tahriibintooda.

6) Xiriirka Diblomaasiyadeed: Is-afgaradka oo si wanaagsan loo fuliyo waxa uu xoojinaya xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dal kaaso kor u qaadaaya iskaashiga, iyo is fahamka Labada dal.

 

{DAAWO MUQAALKA} Faah faahin ku saabsan Muranka Guriga Hooyooyinka.

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Faah faahin ku saabsan Muranka Guriga Hooyooyinka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Dalka oo doorasho Cod iyo Cod gala ayaa waajib ku ah Wasarada Arimaha gudaha.

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Dalka oo doorasho Cod iyo Cod gala ayaa waajib ku ah Wasarada Arimaha gudaha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii ugu Danbeeyay Dagaalka Raaskaambooni iyo Meelaha lagu kala sugan yahay

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC}  Wararkii ugu Danbeeyay Dagaalka Raaskaambooni iyo Meelaha lagu kala sugan yahay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wasaaradda beeraha soomaaliya oo soo saartay warbixin Cusub.

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Wasaaradda beeraha soomaaliya oo soo saartay warbixin Cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Si aan uga gudubno kaalmada dibadda waxaa dowladda ka go’an xojinta waxsoo-saarka”RW Saalax Axmed”

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Si aan uga gudubno kaalmada dibadda waxaa dowladda ka go’an xojinta waxsoo-saarka”RW Saalax Axmed”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Macaaradka Soomaaliya Oo War Ka soo saaray Dagaalka Raaskambooni.

0

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Macaaradka Soomaaliya Oo War Ka soo saaray Dagaalka Raaskambooni.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo La kulmay dhigiisa Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan.

Arbaco 11, Dec 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta Madaxtooyada Turkiga ee magaalada Ankara.

Kulankan ayaa ah hordhac loogu sii gogol-xaarayo wada-hadallo uu madaxweynaha Turkiga garwadeen ka yahay ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Wafdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka kooban Wasiirro, Taliyaha Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, iyo La-taliyayaal ayaa muujinaya sida dowladda Soomaaliya uga go’an tahay ilaalinta midnimada, gobonnimada, iyo madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.

DHAMMAAD

Djibouti Code of Conduct signatories meet in Dar es Salaam.

0

Wednesday 11,Dec 2024 {HMC}  Maritime security and regional stability were under the microscope at the 7th high level meeting on implementation of the Jeddah Amendment to the Djibouti Code of Conduct (DCoC).

The three-day November meeting in Dar es Salaam, Tanzania, (28-30 November) focused on the western Indian Ocean and the Gulf of Aden as set out in the DCoC and seen as regions “vital” to global trade and regional stability, according to a Kenya Ministry of Defence statement.

The DCoC mandate is to “repress piracy and armed robbery against ships” and was adopted in January 2009 by Djibouti, Ethiopia, Kenya, Madagascar, Maldives, Seychelles, Somalia, Tanzania and Yemen. Comoros, Egypt, Eritrea, Jordan, Mauritius, Mozambique, Oman, Saudi Arabia, South Africa, Sudan and the United Arab Emirates (UAE) signed soon after bringing the total to 20 countries from the 21 eligible to sign. In 2017 its scope was broadened with the inclusion of the Jeddah Amendment which sees DCoC signatories adding human trafficking and illegal, unreported and unregulated (IUU) fishing and other illicit maritime activities to the action list.

A key agenda item in Dar es Salaam was development of a regional maritime security strategy (RMSS) to address emerging issues, including illegal fishing and human trafficking, the Kenya Ministry of Defence reports. During the meeting Kenya advocated for establishing national maritime information sharing centres (NMISCs) and emphasised the importance of regional capacity building initiatives to improve maritime domain awareness and operational coordination.

Discussions further included updates on the Gulf of Aden and Red Sea security dynamics, highlighting terrorism, oil spillage and other maritime threats.

As a signatory to the DCoC and its Jeddah Amendment, Kenya reaffirmed its commitment to fostering regional maritime security. Its active participation underscored a commitment to shaping a secure maritime environment in the Horn of Africa, enhancing regional co-operation and safeguarding global trade.

On behalf of his country Brigadier Sankale Kiswaa, Kenya Navy (KN) Deputy Commander, heads the DCoC sub-working group on illegal trade in wildlife. This aligns with the broader Kenyan strategy to combat transnational crimes impacting national, maritime and environmental security.

The European Union (EU) participated for the first time as a ‘Friend’ (observer) in the High-Level Meeting of the Djibouti Code of Conduct-Jeddah Amendment (DCOC-JA) in Dar es Salaam.

The EU became a Friend of the DCOC-JA in April 2024, reaffirming its commitment to supporting regional efforts to build a robust maritime security architecture, the EU said in a statement.

The EU highlighted its growing engagement in maritime security, presenting several key initiatives during the meeting. These include Operation ATALANTA, the EU’s naval operation countering piracy; Operation ASPIDES, focused on safe navigation in the Red Sea; and the EUCAP Somalia capacity-building mission.

The EU also promotes maritime security through its Safe Seas for Africa, Port Security and Safety of Navigation, and Red Sea programmes, as well as through CRIMARIO II, a capacity-building project enhancing maritime domain awareness.

“A safe and secure maritime environment is in everybody’s interest. Only through regional collaboration can we collectively meet today’s maritime challenges,” said Christine Grau, EU Ambassador to Tanzania. “The EU is committed to supporting this region’s efforts to monitor, secure, and sustainably develop its maritime domain.”

The EU’s financial contributions to regional maritime security exceed €80 million annually, supporting capacity building, training, and regional initiatives. During the meeting, the EU announced plans for a new €4 million project to address maritime threats and advance the DCOC-JA’s eight-point action plan. Participants praised the EU’s role in promoting information-sharing and coordination through CRIMARIO II’s IORIS platform, which enables secure, multi-agency cooperation across the region.

SOURCE