Home Blog Page 1546

Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe oo soo saaray Wargalin ku socota Golaha Shacabka

0

Khamiis 05, Dec 2024 {HMC}  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku wargeliyay Xildhibaanadda Golaha Shacabka in si rasmi ah loo xiray kalfadhigii shanaad ee Golaha Shacabka.

Xildhibaannada labada Aqal oo fasaxooda rasmiga ahaa bishii hore , ayaa shaqada sii watay bil dheeraad ah kaddib markii uu Madaxweynaha ka codsatay, waxa ayna xildhibaannada bishaasi ansixiyeen xeerarka iyo guddiga doorashada ee dalka.

Maxeey Tahay Talaabada aay Qaada Doowladda oo La Xiriirto Ciidanka Kasoo Goostay Jubbaland?

0

Khamiis 05, Dec 2024 {HMC}  Dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa bilowday inay diiwaan-galiso ciidamadii maalmahii lasoo dhaafay kasoo goostay maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe.

Boqolaal askari oo kamid ahaa ciidamada Jubbalan oo ku soo biiray ciidanka xoogga dalka ee ku sugan deegaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada Hoose ayey diiwaan-gelintooda ka socota halkaasi, si ay u helaan xuquuqda ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Ciidamadaan ay haatan dowladda u diiwan-galineyso xaquuqdooda ayaa ahaa kuwa la sheegay in markii hore Jubbaland u soo dirtay inay la dagaalamaan ciidanka dowladda ee la geeyay Raaskambooni.

Ciidankan ayaa go’aankii dagaalka ee loo soo diray u beddelay inay ku biiraan ciidanka xoogga dalka, sida ay warbaahinta qaranka u sheegeen qaar kamid ah saraakiisha hoggaamineysay ciidankaas.

“Waxaan kamid ahaa saraakiisha ka soo xarootay Jubbaland ee loo soo diray inay calankooda xabadeeyaan, waa diidnay, go’aankeena maaha inaan calanka Soomaaliya xabadeyno,” ayuu yiri Khadar Cali Ibraahim oo kamid ah ciidamada la diiwaan-geliyay.

Waxa uu intaas kusii daray “Afar sano ayaan u shaqaynayey Jubbaland wax xuquuq ah ma lahayn.”

Tallaabadan ay qaaday dowladda dhexe ayaa la filayaa inay ciidamo badan oo ka tirsan maamulka Jubbaland ku dhiiri-geliso inay diidaan u dagaalamida dano siyaasadeed, xilli Axmed Madoobe uu qorsheynayo inuu dagaal kala hortago ciidanka dowladda Soomaaliya ay geysay Raaskambooni.

Si kastaba, xiisadda dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa cirka isku shareertay kadib markii uu Axmed Madoobe mar saddexaad qabsaday doorasho uu kusoo baxay, taas oo ka biyo diiday dowladda federaalka oo u aragta sharci darro, ayadoo waaran soo qabasho ahna u jartay Madoobe.

Uganda oo Tababar u so Xirtay Ciidamo cusub oo ay usoo dirayso Soomaaliya

0

Khamiis 05, Dec 2024 {HMC}  Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay bilowday ciidamadeeda inay usoo dirto Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.

Ciidamada Dalka Uganda ee loo dirayo Soomaaliya ayaa tababar loogusoo xiray dalkaas, iyagoo lagula dardaarmay inay kasoo baxaan waajibaadkooda.

Ku Xigeenka Ciidanka Dhulka Taliye Maj Gen Takirwa  ayaa ku booriyay ciidamada Uganda ee Soomaaliya loo dirayo in ay ilaaliyaan anshaxa, dulqaadka, iyo dadaalkooda, si ay qeyb weyn uga noqdaan howlgalka cusub ee Soomaaliya.

“Ma tihid muwaadiniin u dhashay dalkaas, ee noqda kuwa xalliya dhibaatooyinka meelaha la idiinka dirayo,” ayuu Gen Takirwa xasuusiyay ciidamada.

Dalka Uganda oo ah dalka ugu badan ee ciidamada nabad ilaalinta ay ka joogaan Soomaaliya, ayaa mar kale ciidamadeeda waxay ka qeyb qaadanayaan howlgalka cusub.

Golaha Wasiiradda oo ka hadlay ciidanka la geeyay Raaskanbooni

0

Khamiis 05, Dec 2024 {HMC} Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, qorshaha isbeddelka Qaranka iyo heerka ay mareyso canshuurta iibka oo tan iyo muddaddii la bilaabay sameeyey sare-ukac ballaaran.

Golaha ayaa warbixin la xiriirta ciidanka Qaranka ee la geeyey deegaanka Raaskamboni ee Jubbaland, waxa uu ka dhegeystay Wasaaradda Amniga Gudaha, iyada oo tilmaamtay in ujeedka ciidanka loo geeyey uu yahay sidii ay ula wareegi lahaayeen amniga deegaannadii ay ka baxeen ciidanka ATMIS, si ay u xaqiijiyaan amniga goobahaas.

Sidoo kale, Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa golaha warbixin ka siisay halka uu marayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029, oo diyaarintiisu ay socotay muddo sanad ku dhow, haddana maraya heer gabo-gebo ah, kaas oo dhaqan geli doona sanadka 2025, isla markaana beddeli doona qorshaha horumarinta Qaranka (NDP-9)

Somali Prime Minister Chairs Key Meeting On National Transformation Plan

0

Thursday 5,Dec2024 {HMC}  Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre on Thursday chaired a key meeting in which the cabinet listened to reports regarding to the Country’s National Transformation Plan, Security and Value added Tax since its launch early this year.

The Cabinet also listened to an update about the units of the Somali National Army deployed to Raskamboni town under Jubaland State, in order to take over security responsibility from the troops under the African Union Transition Mission in Somalia based in lower Juba region.  The Ministry Internal Security briefed the council during the weekly meeting today.

Source SONNA

Somali Government repatriates 161 Somali youth stranded in Libya

0

Thursday 5,Dec2024 {HMC}  The Federal Republic of Somalia has successfully repatriated 161 Somali youth stranded in Libya through the Voluntary Humanitarian Return (VHR) program, in collaboration with key international partners. The operation, facilitated by the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation under the leadership of Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi, is a significant milestone in addressing the challenges of irregular migration and protecting Somali nationals abroad.

Of the repatriated individuals, 74 have returned to Hargeisa and 87 to Mogadishu, where they were welcomed as part of Somalia’s broader effort to support reintegration and recovery.

“This operation highlights Somalia’s unwavering commitment to its citizens and to addressing migration challenges through cooperation with our international partners,” said Foreign Minister Ambassador Ahmed Moalim Fiqi. “We are deeply grateful for the support of the European Union, IOM, and UNHCR, whose contributions were pivotal in ensuring the success of this mission.”

Ambassador Mariam Yassin, Somalia’s Special Presidential Envoy for Migrants, Returnees & Children’s Rights, emphasized the importance of this initiative in restoring dignity and hope to vulnerable youth. “This achievement reflects the power of collaboration and the Somali government’s dedication to protecting its people,” she noted.

The European Union Ambassador to Somalia, Karin Johansson, and IOM Somalia Country Director Manuel Marques Pereira were present to witness this landmark effort. Both commended the Somali government’s proactive measures to address migration and foster sustainable reintegration.

His Excellency Ambassador Abdi Adan, Somalia’s Ambassador to Libya, played a key role in coordinating on-ground efforts, ensuring the safety and dignity of the repatriated individuals.

This initiative comes amidst ongoing global challenges related to irregular migration and displacement, with Libya remaining a critical transit hub for thousands of migrants. Somalia’s leadership in this operation underscores its commitment to humanitarian principles and international collaboration in addressing migration issues.

Source SONNA

From refugee to Oregon Senate majority leader, Kayse Jama focuses on collaboration

0

Thursday 5,Dec2024 {HMC} Kayse Jama arrived in Portland in 1998 as a refugee from war-torn Somalia, with no job, few prospects and the phone number of one other Somali immigrant who let him couch-surf while he found his way in a new country.

Twenty-six years later, Jama is one of the most influential people in Oregon politics. He was appointed to the state Senate in 2021 and quickly became chair of the chamber’s housing committee, where he played a key role in crafting sweeping policy changes and allocating hundreds of millions of dollars to help Oregonians find and keep stable homes. And after November’s election, his colleagues in the Democratic caucus picked him as their majority leader for the 2025 legislative session.

Jama, who will lead a Democratic supermajority of 18 senators when lawmakers return for a short special session next week and a six-month marathon in January, told the Capital Chronicle he works on building relationships and finding common ground with people in part because of his background. He was the first Muslim and the first refugee to serve in the Oregon Senate, and he has spent his career working to prove that people in the state have more in common than they have differences.

“Relationship building is really the foundation of everything in the work that I do, and collaboration is the foundation of everything that I do in my life,” he said.

Jama, the first Black man to serve as Senate majority leader, is part of a diverse group of lawmakers picked as Democratic caucus leaders for the upcoming session. The Senate Democratic leadership team includes two other Black men — Eugene Sen. James Manning as Senate president pro tempore and Portland Sen. Lew Frederick as majority whip — as well as Aloha Sen. Wlnsvey Campos, who is Latina, as deputy majority leader, and Portland Sen. Khanh Pham, Oregon’s first Vietnamese American legislator, as assistant majority leader.

Campos, co-chair of the Legislative BIPOC caucus, said in a statement that Jama will be a “steadfast leader and strong champion for our communities.” The other co-chair, Democratic Rep. Ricki Ruiz of Gresham, added that BIPOC caucus members will have a powerful role in determining Oregon’s future.

“It is powerful to be a part of history and see leadership that truly represents our state,” Ruiz said. “Our communities are not only at the table, we have a powerful role in the conversation about Oregon’s future.”

Path to the Legislature

A few months after arriving in Oregon, Jama found his first U.S. job with Lutheran Community Services Northwest, helping refugees and immigrants like himself navigate housing, education and health care. He soon realized that those issues affected more than just immigrants, and by 2003 he co-founded the Center for Intercultural Organizing, now called Unite Oregon. The statewide nonprofit advocates for climate justice, housing, community safety, education, economic justice and health equity across the state.

As part of that work, he traveled to rural Oregon, meeting with people who told him how they weren’t represented in decisions made in Salem or Portland and felt like they had no power.

He knew exactly what they were talking about.

“As a former refugee, as well as an immigrant myself, that’s kind of how we feel,” Jama said. “So there’s a certain synergy immediately.”

He spent time in Salem, advocating for bills before the Legislature and focusing on housing. Jama had met many people in urban and rural areas who struggled to pay rent and other bills, and he thought he could help more as an elected official.

One of the bills he pushed for, 2017′s House Bill 2004, would have allowed local governments to enact rent control ordinances and limited no-cause evictions. Tenant advocates blamed the bill’s demise on the state senator representing Jama’s east Portland district at the time, longtime Democratic lawmaker and landlord Rod Monroe.

“I remember driving from Salem one day as I was advocating, and I said, ‘I think I should be able to address this issue in a way that helps the community to get where they need to be,’” Jama said. “That day, there was a bill that failed, and it really touched me. And I said, ‘I’m gonna go out and run for office,’ and that’s where I decided.”

He challenged Monroe in the 2018 Democratic primary, but another progressive Portlander with a compelling backstory had the same idea: Shemia Fagan, a civil rights lawyer with two prior terms in the state House, told voters about visiting her homeless mother as a child and won that three-way primary with more than 60% of the vote.

Fagan was elected secretary of state two years later and considered a top contender for the governor’s office or the U.S. Senate — until her political career ended abruptly in 2023 with revelations that she had taken a $10,000-per-month consulting gig for a troubled cannabis company involved in an audit conducted by her office.

Her 2020 election as secretary of state, though, meant someone needed to finish the remaining two years of her Senate term, and county commissioners unanimously chose Jama. In 2022, he easily won reelection in the 24th District that stretches from east Portland to Damascus and Boring.

Jama said he was impressed by the immediate impact he could have as a legislator. Before his appointment, he had spent more than a decade pushing for the state to create an office focused on helping immigrants integrate and advance. Once he joined the Senate, it took mere months to pass a law and create the Office of Immigrant and Refugee Advancement in the governor’s office and now in the Department of Human Services.

“That really speaks about why representation matters, but also things that you’re able to impact all Oregonians’ lives, regardless of their background, just the scale of the impact that you can have here as a legislator and help Oregon to be a better place for all Oregonians,” he said.

Focus on housing and collaboration

Jama’s main focus on housing remained once he joined the Legislature, and he was named chair of the Senate Housing and Development Committee during his first term. Along with his counterpart on the House housing committee, Eugene Democrat Julie Fahey — now speaker of the House — Jama led legislative efforts to pass groundbreaking legislation, from COVID-era eviction protections to strengthened rent control laws to a compromise earlier this year between land use advocates and builders to allow more homes to be built on the outskirts of cities.

Along the way, he’s earned praise from Capitol observers for the working relationship he built with Sen. Dick Anderson, the Lincoln City Republican who serves as vice chair of his committee and was only one of three Senate Republicans allowed to run for reelection because he didn’t participate in a six-week walkout in 2023. They worked closely on housing legislation, balancing traditionally conservative policies like reducing regulations for builders with policies preferred by the left, like rent control.

“Senator Anderson makes my work very easy, because he’s a really nice human being, amazing person to work with, an incredible leader himself,” Jama said. “The way I work with people, it’s just really having synergy of caring for all Oregonians, regardless of their background, and really working in a sense that we have to, at the end of the day, put Oregonians first, before we put our positions that we hold as leaders.”

Jama said he’ll take that same approach as majority leader, working to find common ground with members of his caucus and with Republicans. All senators represent not just their district but all Oregonians, he said, and they can find common ground on shared priorities, including bringing down costs, reducing drug addiction and homelessness and improving the state’s transportation infrastructure so people can get around.

Source Hiiraan Online

Somalia charts new course as ATMIS withdrawal nears completion

0

Thursday 5,Dec2024 {HMC} Somalia has taken a decisive step toward managing its security with the conclusion of a five-day conference in Mogadishu. Delegates at the meeting, which ran from November 30 to December 4, laid the groundwork for withdrawing the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) forces by the end of 2024 and launching a new stabilization mission.

The talks, attended by senior military officials from Somalia, Djibouti, Uganda, Burundi, and Kenya, alongside representatives from the African Union and United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), focused on transitioning security responsibilities to Somali forces under the newly established African Union Support and Stabilization Operation in Somalia (AUSSOM).

ATMIS, which has been central to Somalia’s fight against extremist groups since 2007, will hand over its duties to AUSSOM and Somali security forces. This shift is intended to bolster Somalia’s sovereignty and ensure the country can independently manage its national security.
Key resolutions from the conference include:

Support for AUSSOM: Delegates endorsed the new mission, emphasizing the importance of applying lessons learned from ATMIS to ensure Somalia’s security.
Recognition of Somali leadership: The Federal Government of Somalia was commended for its proactive efforts in coordinating the transition and preparing for life after ATMIS.
International cooperation: Troop-contributing nations reaffirmed their commitment to Somalia’s sovereignty and territorial integrity while supporting the stabilization process.
Strategic alignment: Plans were developed to deploy AUSSOM forces to key locations, prioritizing areas critical for stabilization efforts.
Appeal for global support: The international community was urged to continue providing financial and logistical backing for AUSSOM and Somalia’s broader security agenda.
Somalia faces significant challenges as it prepares for this transition. The Somali National Army, while increasingly capable, must contend with persistent threats from extremist groups like al-Shabab. Additionally, the success of AUSSOM will hinge on sustained international support, particularly in funding and resources.

Somalia’s Defense Minister Abdulkadir Mohamed Nur, who closed the conference, highlighted the stakes involved. “This is a defining moment for Somalia. The world must stand with us as we take control of our security and our future,” he said.

The withdrawal of ATMIS is not just a Somali issue but a regional one with implications for the stability of the Horn of Africa. The African Union, troop-contributing countries, and Somalia’s international partners recognize that a failure to secure this transition could reverberate far beyond Somalia’s borders.

The transition from ATMIS to AUSSOM is expected to test the resilience of Somali institutions and the effectiveness of its partnerships. It also marks a critical step toward the country’s long-term goal of self-reliance and sustainable peace.

With just over a year left before ATMIS concludes, Somalia’s leaders face a race against time to ensure their forces are prepared to take full control. The conference in Mogadishu has provided a roadmap, but the path ahead remains fraught with uncertainty. For Somalia, the next 12 months will test its determination, resilience, and ability to chart a new course for its future

Source Hiiraan Online

Jubaland warns federal troop deployments could spark conflict in Ras Kambooni’

0

Thursday 5,Dec2024 {HMC} Jubaland’s leadership has warned that the Federal Government’s deployment of troops to Ras Kambooni risks igniting fresh conflict in the already volatile region. Speaking at a press conference in Kismayo, First Vice President Mahamud Sayid Aden called for the immediate withdrawal of the forces and emphasized the need for dialogue to avert a potential crisis.

Aden accused the Federal Government of acting with political motives to facilitate a security transition from the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS). “ATMIS forces have never operated in Ras Kambooni,” he said, dismissing the government’s justification as misleading.

The Vice President detailed a litany of issues tied to federal troop deployments in Jubaland, including accusations of looting, civilian harm, and a lack of discipline among soldiers. He revealed that some troops had already faced trial in Jubaland’s military courts for misconduct.

Aden further alleged that the Federal Government has long undermined Jubaland’s security efforts by restricting access to critical military supplies. He described the situation as part of a broader pattern of interference, adding that Jubaland had been forced to rely on its own resources to maintain stability in the region.

Aden said the continued presence of federal forces in Ras Kambooni could lead to direct clashes between Somali National Army troops and Jubaland security forces. “Such a confrontation would only deepen divisions and push the country toward civil conflict,” he cautioned. He reiterated that Jubaland’s people are prepared to defend their administration against any threat.

 

Jubaland’s Vice President Mahmud reaffirmed the state’s commitment to supporting constitutional reform and preparing for one-person, one-vote elections nationwide. He called for a transparent and inclusive process that engages civil society organizations to ensure broad participation in shaping Somalia’s democratic framework.

Burcad Hubeysan oo Goordhaw Muwaadin Soomaaliyeed Ku Dilay Magaalada Cape Town

0

Khamiis 05, Dec 2024 {HMC} Kooxo burcad hubeysan ayaa goordhaw deegaan lagu magacaabo Gugulethu oo katirsan magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, waxa ay ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa dukaan ganacsi uu ka shaqeenayay.

Sida aan wararka ku helnay burcada hubeysan ayaa dhoor xabadood ku dhuftay kuna dilay goobtaasi marxuum Maxamed Cali Culusoow oo ahaa nin dhallinyaro ah, waxa ayna burcada dukaanka horey uga sii qaateen lacago iyo agabyo kale.

Ciidamo katirsan booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxa ayna ciidamada sheegeen in ay baarayaan kiiskan dilka ah ayna gacanta kusoo dhigi doonaan burcadii ka dambeesay dilka muwaadinkan Soomaaliyeed.

Dalka Koonfur Afrika ayaa si joogto ah loogu dilaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee halkaasi ka shaqeesta, waxaana dalkaasi lagu dilay boqolaal qof oo Soomaali ah, mana jirto cid iska warsatay dilka iyo dhibaatooyinka dalkaasi loogu geesto muwaadiniinta Soomaaliyeed.