Home Blog Page 1580

Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeed muhiim ah Soomaaliya.

Isniin 25, Nov 2024 {HMC} Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 21-aad iyo 22-aad oo ajandihiisu ahaa:

1- Sii wadidda akhrinta 2aad ee Hindise sharciyeedka Shaqada Soomaaliyeed iyo khrinta 2aad ee Xeerka Tacliinta Sare ee dalka, iyadoo soo jeedin ka timid xubno ka tirsan Sanatarrada Golaha ay codsadeen in maanta la ansixiyo Sharciga xeerka shaqada Soomaaliyeed.

Ugu horrayn, waxaa la guda galay ansixinta sharciga Xeerka shaqada Soomaaliyeed ka dib markii waqti yar la qaatay, lana sameeyay ajande cusub oo lagu ansixinayo sharcigaas muhiimka ah, waxaana oggolaaday sideed iyo labaatan Sanatar oo kulanka maanta soo xaadiray, wax diiday ama ka aamusayna ma jirin.

Intaas ka dib, waxaa la guda galay akhrinta labadaad ee sharciga Tacliinta Sare oo uu Sanatarrada la wadaagay Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Adeegga Bulshada Aqalka Sare Sanatar Cismaan Maxamuud Maxamed Dufle, iyadoo Sanatarradu ay guda galeen doodda iyo soo jeedinta aragtidooda ku aaddan sharciga Tacliinta Sare ee dalka, waxaana su’aalaha Sanatarrada iyo soo jeedinnada oo ay qabeen ka jawaabay oo turxaan bixiyay, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Faarax Cabdulqaadir oo kulanka maanta goobjoog ahaa kulanka.

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo kulanka soo xiray, ayaa bogaadiyay dooddii Sanatarradu ay ka dhiibteen sharciga Tacliinta Sare, wuxuuna faray xubnaha Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare in ay soo qaabeeyaan soo jeedinta fikradaha Sanatarradu ay ka dhiibteen sharciga Tacliinta Sare ee dalka.

 

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Gobolka Gedo “Reer Gedo Axmed Madoobe Madaxweyne uma aqoonsana”

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Gudoomiyaha Gobolka Gedo “Reer Gedo Axmed Madoobe Madaxweyne uma aqoonsana”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Xasan siduu sharci u yahay ayuu Axmed Madoobene u yahay”” Madaxweyne xigeenka Puntland””

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Madaxweyne Xasan siduu sharci u yahay ayuu Axmed Madoobene u yahay”” Madaxweyne xigeenka Puntland””

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Gobolka Gedo “Reer Gedo Axmed Madoobe Madaxweyne uma aqoonsana”

0

Isniin 25, Nov 2024 {HMC}  Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullahi Cabdi Jaamac Shimbir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in reer Gedo aysan Axmed Madoobe u aqoonsaneyn Madaxweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Goobo lagu hayo maxaabiis AS ah oo Kormeer lagu sameeyay.

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Goobo lagu hayo maxaabiis AS ah oo Kormeer lagu sameeyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Ilyaas Gaboose, Waxba kama jiraan Doorashada Maanta ka dhacday Kismaayo.

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Ilyaas Gaboose, Waxba kama jiraan Doorashada Maanta ka dhacday Kismaayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Khaatumo waa Puntland Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Ilyaas Osman Lugatoor

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Khaatumo waa Puntland Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Ilyaas Osman Lugatoor

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Maxeey yihiin ciidamo DFS ka dajisay deegaan u dhow magaalada Kismaayo

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Maxeey yihiin ciidamo DFS ka dajisay deegaan u dhow magaalada Kismaayo

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Ugaas Cumar” Puntland , Khaatumo iyo Jubbaland waa maqan yahiin aaway Soomaalinimadii.”

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Ugaas Cumar” Puntland , Khaatumo iyo Jubbaland waa maqan yahiin aaway Soomaalinimadii.”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo Ciidamo faraban ka dajisay deegaanka Raas gaambooni

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} DFS oo Ciidamo faraban ka dajisay deegaanka Raas gaambooni

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA