Home Blog Page 1581

{DAAWO MUQAALKA} Axmed Madoobe oo markii saddexaad Isku Doortay hoggaamiyaha Jubbaland

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Axmed Madoobe oo markii saddexaad Isku Doortay hoggaamiyaha Jubbaland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Abdiraxmaan Abdishakuur oo Si Yaab leh uga Hadlay Doorashada Ahmed Madoobe

0

Isniin 25 November-2024 {HMC} Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Axmed Madoobe, oo maanta markii saddexaad loo doortay hoggaamiyaha Jubbaland.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay doorashada Axmed Madoobe in ay si rasmi ah u soo afjartay rajadii muddo-kororsiga ee Villa Soomaaliya,” taas oo uu ku tilmaamay inay ku hoos duugneyd muddo-kordhinta hoggaamiyeyaasha dowlad-goboleedyada.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa uga digay madaxda dowladda federaalka in ciidanka xoogga dalka loo adeegsado dano siyaasadeed, isagoo tilmaamay in ficillada noocaas ahi ay halis ku yihiin xasiloonida iyo wadajirka dalka.

“Waxaan Madaxda Dowladda Federaalka ah kaga digaynaa in ay Ciidanka Xoogga Dalka (CXD) u adeegsadaan dano siyaasadeed, waxaan xusuusinaynaa in ay waali tahay ku celcelinta ficillo isku mid ah iyadoo la filayo natiijo hor leh,” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, in muddada xilkiisa uga harsan inuu xoogga saaro midnimada iyo wadajirka dalka. Sidoo kale, wuxuu ku boorriyay in la gaaro hannaan doorasho oo heshiis lagu yahay, laguna qabto xilligii loogu talagalay, amnigana la xaqiijiyo.

Si kastaba ahaatee, badi siyaasiyiinta kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Deni ayaa soo dhoweeyay dib u doorashada madaxweyne Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe “Xamsow Dowlado ayaa wax iga qaadi waayay Adigane waxba igama qaadeysid.

0

Isniin 25,Nov 2024 {HMC} Axmed Madoobe oo maanta markii sadaxaad loo doortay madaxweynaha Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ciidamo kusoo daadgureysay degaanka Raaskambooni, iyagoo qorsheynaya inay weerar kusoo qaadaan magaalada Kismaayo.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in ficilkan uu yahay mid lagu doonayo in ciidamada qalabka sida looga weeciyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab. Wuxuuna ku adkeystay in ciidamo aan Jubbaland ahayn aysan ka howlgali karin magaalada Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa si gaar ah weerar afka ah ugu qaaday Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, isagoo ku eedeeyay inuu ka shaqeynayo in dagaal laga abuuro Jubbaland. Wuxuu uga digay ra’iisul wasaaraha inuu ficiladiisa ku dhaxli karo mustaqbal xumo.

“Waxaan ku leeyahay Ra’iisul Wasaare Xamsow, taariikhdu beribay qormi doontaa. Deegaankaan baad kasoo jeeddaa. Inaad dagaal u xaydxaydato, oo aad dhahdo Jubbaland baa la dagaalamayaa. Kuwa adiga kaa waaweyn ayaa isku dayay kumana guulaysan. Dowladday ahaayeen kuwii farta iigu yeerayay, laakiin waxaan ku faanayaa inaan Soomaali ahay,” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Mr Madoobe ayaa sidoo kale sheegay inuusan marna ogolaan doonin in dowlado shisheeye ay dhexdhexaadiyaan arrimaha Soomaaliya, isagoo iska fogeeyay dhankiisa inuu xiriir dhow laleeyahay dowladaha Ethiopia iyo Kenya.

“Kenyaan ma ihi, Ethipian ma ihi. Soomaali baan nahay. Soomaali wada hadalkeeda ayaan diyaar u tahay. Ma doonayo in ajnebi farta noogu yeero. Xasan Sheikh waxaan u sheegayaa dowlado haku wareegin oo dalka dib u celin,” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Trump ‘incredibly concerned’ about escalation of munitions in Russia-Ukraine conflict, aide says

0

Monday 25,Nov 2024 {HMC} U.S. President-elect Donald Trump is “incredibly concerned” about the escalating use of different types of weaponry in Russia’s nearly three-year war on Ukraine, his designated choice for national security adviser said Sunday.

Michael Waltz, now a Florida congressman, told “Fox News Sunday” that the decision by the outgoing administration of President Joe Biden to allow Ukraine to use anti-personnel land mines to try to halt Russia’s battlefield ground troop advances has turned the fight in eastern Ukraine into something akin to “World War I trench warfare.”

Waltz said the decision “needs to be within a broader framework to end this conflict.”

“It is just an absolute meat grinder of people and personnel on that front,” he said.

U.S. Defense Secretary Lloyd Austin said last week the United States is sending the anti-personnel mines to Ukraine because of the changing nature of the conflict in eastern Ukraine, the main battlefield.

He said Russian ground troops, rather than forces more protected in armored carriers, are leading Moscow’s advance, so Ukraine has “a need for things that can help slow down that effort.”

Waltz said Trump, who takes office January 20, is concerned about the carnage but said that in the broad picture, the question that must be preeminent is, “How do we restore deterrence and how do we bring peace?”

“We need to, we need to bring this to a responsible end,” he added.

Trump has often claimed that he would end the Russia-Ukraine war even before he is inaugurated as the 47th U.S. president. Trump has never said how and refused to say during a campaign debate in September that he wants Ukraine to win.

Biden gave Ukraine authority to launch Washington-supplied missiles with a 300-kilometer range deep into Russia in response to North Korea’s dispatch of 10,000 troops to fight alongside Moscow’s forces. Within two days, Kyiv targeted weapons warehouses in Russia’s Bryansk region with the missiles.

Then, Russian President Vladimir Putin launched a new experimental rocket, targeting Dnipro in Ukraine’s eastern region.

“This is a clear escalation,” Waltz said. “Where is this escalation going? How do we get both sides to the table” for peace negotiations?

Waltz, whose appointment does not require Senate confirmation, said he has been meeting with Jake Sullivan, Biden’s national security adviser. Waltz said that any U.S. adversary “is wrong” if it thinks it can “play one side off against the other” with the switch in power in Washington from Biden, a Democrat, and his long-time political foe, Trump, a Republican.

Waltz said he is “confident” Trump will restore peace “in pretty short order” in the multiple conflicts in the Middle East involving Israel fighting Iran-funded militants — Hamas in Gaza and Hezbollah in Lebanon.

But months of cease-fire talks on the conflict in Gaza are stalemated and talks to reach a halt in the Hezbollah-Israel fighting have yet to produce a deal.

SOURCE VOA

{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaaliya oo Ciidamo Farabadan ka Dajisay Jubbada Hoose

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC}  Dowlada Soomaaliya oo Ciidamo Farabadan ka Dajisay Jubbada Hoose

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Xildhibaan Carab “Madaxweyne Xasan kuma Dooranin in Ciidamo lagu Burburiyp Jubaland uu soo Diro”

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Xildhibaan Carab “Madaxweyne Xasan kuma Dooranin in Ciidamo lagu Burburiyp Jubaland uu soo Diro”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Dowladii Farmaajo ayaa wax naga qaadi weysay Xasan Sheekh Dagal Waxba Nooga Qaadaayo”Axmed Madoobe”

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Dowladii Farmaajo ayaa wax naga qaadi weysay Xasan Sheekh Dagal Waxba Nooga Qaadaayo”Axmed Madoobe”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Tirinta codeynta Wareega lowaaad ee Dorashada Jubaland

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Tirinta codeynta Wareega lowaaad ee Dorashada Jubaland

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Hadal jeedinta Musharaxiinta Jubaland.

0

Isniin Nov 25, 2024 {HMC} Hadal jeedinta Musharaxiinta Jubaland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Maxaa Kasoo Kordhay Xaalada Senataror Gaboose oo Kismaayo Ku sugan?

0

Isniin 25 November-2024 {HMC} Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland , ayaa sheegaya in goordhaw ciidamada nabadsugidda maamulkaasi uu isku dhiibay Senataror Ilyaas Beddel Gaboose oo dhawaan Kismaayo kaga dhawaaqay in loo doortay Madaxweynaha Jubbaland.

Senator Ilyaas Gaboose ayey wararku sheegayaan in uu isku dhiibay ciidanka Nabbadsugida Jubbaland ayna ka kaxeeyeen halkii uu joogay, waxa ayna wararku intaasi ku darayaan in Senataorka ka laabtay go’aankiisii hore ee ahaa in loo doortay Madaxweynaha maamulka Jubbaland.

Sida aan wararka ku heleyno Senator Ilyaas Gaboose oo hadda amnigiisa la wareegeen ciidamada nabadsugida Jubbaland , ayaa lagu wadaa in kulan gaar ah la qaato Madaxweynaha dib loo doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe, kana hor caddeeeyo in uu ka laabtay go’aankiisii hore.

Senataor Ilyaas Gaboose ayaa magaalada Kismaayo waxaa u diray Villa Soomaaliya gaar ahaan Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, si uu halkaasi khal khal siyaasadeed uga abuuro kuna furo buuq doorashada Madaxweynaha Jubbaland ee dib loogu doortay Axmed Madoobe.

Madaxtooyada Jubbaland ayaan wali ka hadlin kulanka dhax maraya Axmed Madoobe iyo Senatorka mucaaradka ku ahaa, waxaana laga yaabaa in Senataorka lagu qasbo in uu la hadlo warbaahinta uuna caddeeyo in uu is dhiibay kana laabtay go’aankiisii hore.

Maalmo kahor ayey aheyd markii magaalada Kismaayo iska horimaad ku dhax maray ciidamo daacad u ahaa Senataor Ilyaas Beddel Gaboose iyo ciidamo katirsan booliiska Jubbaland, waxaana iska horimaadkaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.