Isniin 21-Octo-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Heroow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Isniin 21-Octo-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Muuse Ali Heroow
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
Isniin 21-Octo-2024 {HMC} Booliska Somaliland ayaa ka warbixiyay tirada fal dambiyeed iyo shilalkii gaari ee ay dad ku dhinteen 12-kii bilood ee lasoo dhaafay ka dhacay guud ahaan Somaliland, kuwaasi oo badi dadkii ku lugta lahaa la soo qab-qabtay
Warbixinta booliska ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ka dhaceen in ka badan 28 kun oo fal dambiyeed oo dilal iyo kufis ay ku jiraan iyo sidoo kale in ka badan siddeed kun oo shil gaari.
Munaasabad lagu maamuusayay 31-guuradii ka soo wareegtay maalintii la aas-aasay ciidanka booliska Somaliland ayaa warbixinta lagu soo bandhigay iyadoo uu goob joog ahaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
“Shilalka gaadiidka ee sanadkan dhacay waxay ahaayeen guud ahaan 7,018, dhimashada ka timid waxay aheyd 188. Sidoo kale mukhaadaraadka la qabtay waxay ahaayeen 4,934 liter oo khamri ah, 50kg oo xashiishad ah,” ayaa lagu yiri warbixinta booliska.
Taliyaha ciidanka booliska Somaliland oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in si weyn loo tayeeyay ciidanka booliska, oo kaalin muhiim ah ka ciyaara amniga ay ku naaloonayaan shacabka reer Somaliland.
“Ciidanka waxaa uu sameeyay horumar ballaaran, ayada oo sare loo qaaday tababarkooda, una diyaarsan yihiin xaalad walba,” ayuu yiri taliyaha ciidanka booliska Somaliland.
Si kastaba, Somaliland oo lagu yaqaano xasilooni ayaa haddana waxaa ka dhaca fal dambiyeed kala duwan oo qarkood ay ka sababaan dhimasho iyo dhaawac.
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.
Waxaa Caawa Warka So Jeedinaayo Wariye: Shugri Baryare Maxamuud
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Xamsa Cabdi Barre oo magacaabay xubno cusub oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirrada.
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Masuuliyiin ka socday Hay’adda Boqor Salmaan oo Muqdisho soo gaaray
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Jadwalka ololaha Komishanka Doorashooyinka Soomaliland
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} ONLF oo ku dhowaaqday go’aan uga sii daraya xaaladda cakiran ee ITOOBIYA
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay diyaaradihii ugu horreeyey ee Somaliland yeelato
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Gudiga warfafinta isgarsiinta hidaha iyo dhaqanka oo muqdisho ku doortay Gudomiyaha gudiga &xogahaya
Isniin 21-Oct-2024 {HMC} Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Jabuuti.