Home Blog Page 1756

{DAAWO MUUQAALKA} Beelaha Dega Gobolka Awdal oo taageeray Xisbiga kulmiye.

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Beelaha Dega Gobolka Awdal oo taageeray Xisbiga kulmiye.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dab ka kacay Magaalada Baladwyne.

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Dab ka kacay Magaalada Baladwyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ninka Aadka Iskugu Dhowyihiin Abii Axmed Ee Loomagacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Ninka Aadka Iskugu Dhowyihiin Abii Axmed Ee Loomagacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Komishanka doorashooyinka Soomaaliland oo tababar usoo xidhay 160 Tababare

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Komishanka doorashooyinka Soomaaliland oo tababar usoo xidhay 160 Tababare

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shaqaaqooyin kadhacay magaalooyinka Garowe iyo nayroobi oo heshiis laga gaaray

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Shaqaaqooyin kadhacay magaalooyinka Garowe iyo nayroobi oo heshiis laga gaaray

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

QARAX ka dhacay magaalada Kismaayo + Khasaaraha ka dhashay.

Sabti 19-Octo-2024 {HMC} Wararkala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay gudaha magaalo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ka ah ee maamul goboleedka Jubbaland.

Dad ku sugan Kismaayo ayaa inoo sheegay in bam-gacmeedka lagu weeraray maqaaxi ku taalla isgoyska Golol ee Kismaayo, halkaas oo ay ku caweynayeen dad shacab ah.

Inta la xaqiijiyay waxaa falkan ku dhaawacmay illaa 6 qof oo shacab ah, kuwaas oo loola cararay goobaha caafimaad ee magaalada oo haatan lagula tacaalayo xaaladdooda.

Sidoo kale waxaa goobta isaga baxsaday raggii ka dambeeya weerarka lagu beegsaday maqaaxida oo la qarxiyay xilli ay ku sugnaayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Ciidamada ammaanka Jubbaland ayaa sidoo kale goobta soo gaaray, waxayna sameeyeen baaritaano kooban, balse ma jirto cid ay usoo qabteen weerarkaasi bam-gacmeed.

Xaaladda Kismaayo ayaa maalmihii u dambeeyay daganeyd, waxaana howlgallada lagu sugayo amniga xoojiyay ciidamada ammaanka ee magaaladaasi.

Jubbaland oo deggan magaaladan ayaa inta badan howlgallo ka sameyay halkaasi, waxayna sidoo kale kordhisay howlgallada ka dhanka ah kooxda AS.

Ciidamada dowladda iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa indhowanahaan howlgallo jab culus lagu gaasiiyay kooxda ka waday deegaano badan oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.

Dab ka kacay saxdii dhaxe ee xalay Magaalada Baladweyne.

Sabti 19-Octo-2024 {HMC} Faah Faahin dheerad ah ayaa kasoo baxeeyso Xalay abaare 1:00 Habeenimo dab ka kacay guri ku yaalo xaafada Xaawo taako laabta Buulo Xaabley ee magaalada baladwayne. Si rasmi ah looma oga waxa sababay in uu dabkaan in uu kaco, balse ma gaysan wax qasaaro nafeed ah marka laga reebo qasaaro hantiyadeed bur-bur hantiyadeed.

Ismaaciil ali Hassan Seedani oo daganaa Guriga uu dabka ka kacay oo la hadlay warbaahinta Hiiraanweyn waxa uu sheegay in lagu guulaystay daminta dabkan inta uusan gaarin guryaha kale.

waxa uu sheegay in uu la xariiray kooxda Gurmadka deg-dega ah ee dab damiska Magaalada ayna soo gaareen goobta u dabka ka kacay kuna guulaysten yaraynta qasaaraha hantiyeed ee halkaasi ka dhashay.

qalabka dab damiska ayaana door muhiim ah ka qaatay yaraynta iyo xakamaynta qasaraha goobaha uu dabka ka kaco. waxaa la tababaray dhalinyaro kuwas oo si joogta ugu shaqaynaysa bulshada iyagoona heegan ah 24 saac, waxaana fadhigoodu yahay Deegaanka Ceeljaale ee Duleedka Magaalada .

waa markii labaad muddo todobaad gudahood ah uu dab ka kaco magalada baladwayne labadaas jeerna waxaa xakamaynta dhalinyarada sida Mutadawacnimada leh uga shaqeeyso Arintan ee gurmadka deg-dega ah.

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirku Deegaanka SSC oo ugu baaqay in bulshada ay qaataan masuuliyadda ilaalinta deegaanka.

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Wasiirku Deegaanka SSC oo ugu baaqay in bulshada ay qaataan masuuliyadda ilaalinta deegaanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamadda Sanaag Oo Eay Ku Fulisay Dil Toogasho Ah

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Maxkamadda Sanaag Oo Eay Ku Fulisay Dil Toogasho Ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Lacag lagu qalqal Gilinaayo Doorashada Somalilan oo la Daabacay

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Lacag lagu qalqal Gilinaayo Doorashada Somalilan oo la Daabacay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA