Home Blog Page 1767

{DAAWO MUUQAALKA} “Waxaan qaati ka taaganahay Caruurta ay dhaleen Mas’uuliyiinta DFS”Madaxweyne Kuxigeenka Puntland’

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} “Waxaan qaati ka taaganahay Caruurta ay dhaleen Mas’uuliyiinta DFS”Madaxweyne Kuxigeenka Puntland’

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Waxaan balaarinay xogta Waxbarashada Dalka.”Xoghayaha Wasaaradda Waxbarashadda”

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Waxaan balaarinay xogta Waxbarashada Dalka.”Xoghayaha Wasaaradda Waxbarashadda”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wafdi uu hoggaaminayo Xasan Sheekh oo gaaray Kampala

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Wafdi uu hoggaaminayo Xasan Sheekh oo gaaray Kampala

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Cashuur Hadal Haayn Dhalisay oo Lagu Soo Rogay Reer Muqdisho

0

Sabti 19 -Octo-2024 {HMC} Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka bilaabatay Diiwaan-Gelinta dadweynaha waxaana lagu qaadan doonaa $10 qofkiiba

Lacagtan ayaa lagu tilmaamay mashruuc cusub oo hanti lagu sameynayo.

Qofka isagoo socda ayaa la qabanayaa, guryaha ayaa la tagayaa ilmaha saqiirrada ah lama cafin doono, meydka, Waayeelka iyo hooyada waa ku jiraan sidoo kale dadka is furay iyo kuwa guursanaya ayaa ka mid ah xitaa caruurta dhalata waa la canshuurayaa sida uu sheegay Maamulka gobolka Banaadir.

Barnaamijkaan waxa uu ahaa Mashruuc ay asalkiisa waday Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Taliska NISA, waxa uuna ahaa lacag la’aan, laakiin markii uu xogtaas helay maamulka gobalka Banaadir ayaa uga hormaray oo lacagna ka dhigay.

Agaasimaha Waaxda dad-dhigista Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Cabdirashiid Cabdullahi Salaad (Wadaad yare) ayaa maanta Hogaamiyey ollolahan oo loo bixiyey diiwaan gelinta dadwaynaha Gobolka Banaaadir, kaasoo laga bilaabay Degmada Shingani.

Diiwaan gelintan ayaa laga samayn doonnaa 20ka Degmo ee Gobolka Banaadir.

“34 sano kadib waxaan maanta oo sabti ah bilaabi doonnaa diwaangelinta dadweynaha ee qoys iyo qofba.” ayuu yiri Agaasimaha Waaxda Dad-dhigista Cabdirashiid Wadaadyare.

Canshuurtan magaca cusub loo bixiyey oo ka yaabisay dad badan ayaa si weyn looga hadal hayaa baraha bulshada waxayna ku soo beegantay xili shacabka Muqdisho lacag looga qaatay nooc walba oo canshuur ah sida mida guryaha oo labo nooc ah, ganacsiga noocyadiisa, canshuurta ee laga rabo qofka wax iibsanaya iyo canshuuro kale oo magacyo kala duwan loola baxay, lamana oga sida canshuurtan cusub ay ay dadku u soo dhoweyn doonaan.

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wiilkeena Diyo kama rabno, Ninka Dilay in Naloo toogto ayaan rabnaa”Ehelka Marxuumka”

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Wiilkeena Diyo kama rabno, Ninka Dilay in Naloo toogto ayaan rabnaa”Ehelka Marxuumka”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Waraaqihii Codbixinta Doorashooyinka somaliland oo lasoo jediyay.

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Waraaqihii Codbixinta Doorashooyinka somaliland oo lasoo jediyay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Cid Alla cidii aan hubkeeda diiwaangashan talaabo sharci ah ayaa laga qaadayaa

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Cid Alla cidii aan hubkeeda diiwaangashan talaabo sharci ah ayaa laga qaadayaa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Somaliland oo Go’aamo Ka Soo Saaray Adeegsiga Hantida Dadwaynaha iyo Xiliga Doorashada

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Madaxweynaha Somaliland oo Go’aamo Ka Soo Saaray Adeegsiga Hantida Dadwaynaha iyo Xiliga Doorashada

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowladda Turkigu waxa ay Soomaaliya usoo gurmataa xilliga loogu baahi badan yahay.

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Dowladda Turkigu waxa ay Soomaaliya usoo gurmataa xilliga loogu baahi badan yahay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidanka jubbaland oo burburiyay goobo ay AS kaga dhuumaaleysanayeen Jubbada Hoose.

0

Sabti 19-Oct-2024 {HMC} Ciidanka jubbaland oo burburiyay goobo ay AS kaga dhuumaaleysanayeen Jubbada Hoose.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA