Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Maamulka Kg Isku dir beeleed iyo abaabul dagaal ayuu kawadaa XudurXildhibaan Cabdullaahi Black
Maxeey Tahay Sababta Guddoomiyaha degmada Hodan shaqada laga joojiyay?
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale, ayaa shaqada looga Guddoomiyaha degmada Hodan Cali Axmed Faarax ,kaddib markii la sheegay in uu gabay shaqadiisa,
Maamulka gobolka ayaa sidoo kale mushaarka bishaan laga joojiyay dhammaan xubnaha maamulka degmada “Konsolka degmada” iyadoo la sheegay in dhamaan konsolka oo ah maamulka degmada loo furi doono Tababar maamul.
Sida xogta ku helnay xubno ka socday maamuka gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay xarunta degmada ayaa halkaasi tagay iyada oo aysan furneen hal xafiis oo kamid ah xafiisyada kala duwan ee maamulka degmada.

{DAAWO MUQAALKA} Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kadhacay Baladweyne
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Dab khasaaro hantiyadeed geystay oo ka kadhacay Baladweyne
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Guddoomiye Cabdi Xaashi”Dib ayaan ula noqday Ku badalka Saalax Jaamac ee xubinta cusub”
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Guddoomiye Cabdi Xaashi”Dib ayaan ula noqday Ku badalka Saalax Jaamac ee xubinta cusub”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Xuska Calanka mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Xuska Calanka mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Xuska Calanka mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Xuska Calanka mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Calankii Umadda Soomaaliyeed Oo La’Iska Hilmaamay 70 sano Kadib
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Calankii Umadda Soomaaliyeed Oo La’Iska Hilmaamay 70 sano Kadib
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Macalimiin Banaanbax ka hor dhigay wasaaradda Waxbarashada ee Isgoyska Soobe.
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Macalimiin Banaanbax ka hor dhigay wasaaradda Waxbarashada ee Isgoyska Soobe.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Shacabka Garoowe “Dayac baa jira golihii deegaankuna ma dhista”
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Shacabka Garoowe “Dayac baa jira golihii deegaankuna ma dhista”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} FAAH FAAHIN:- Ciidanka Itoobiya iyo ‘AS’ oo ku Dagaalamay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool
Sabti 12-Oct-2024 {HMC} FAAH FAAHIN:- Ciidanka Itoobiya iyo ‘AS’ oo ku Dagaalamay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool



