Home Blog Page 1809

{DAAWO MUQAALKA} Khasaare culus oo ka dhashay duufaanta Milton ee ku dhufatay Florida

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Khasaare culus oo ka dhashay duufaanta Milton ee ku dhufatay Florida

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Senator Cabdi Qeybdiid”Dastuurkii ayaan lagu mideysneyn oo qof walba daba ka haystaa”

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Senator Cabdi Qeybdiid”Dastuurkii ayaan lagu mideysneyn oo qof walba daba ka haystaa”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Senator Kobac “Waa deg deg arrintaan sax maaha in golaha uu ka shaqeeyo qofan kenaa midna wan tiraa”

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Senator Kobac “Waa deg deg arrintaan sax maaha in golaha uu ka shaqeeyo qofan kenaa midna wan tiraa”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Senator Dhag-dheer”In Wax la dhaariyo Ajandaha kuma jirin,Saaxiibkeen Saalax “

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Senator Dhag-dheer”In Wax la dhaariyo Ajandaha kuma jirin,Saaxiibkeen Saalax ”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DHAGEEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {12-10-2024}

Sabti 12-10-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Yaasiin Cali & Sahra Gabre

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUQAALKA} Senator Saalax Axmed Jaamac waxaa uu ku maqanyahay shaqo qaranku u idmaday

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Senator Saalax Axmed Jaamac waxaa uu ku maqanyahay shaqo qaranku u idmaday

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Kursiga reer Soomaaliland ayaa iska leh Cabdi Xaashi ayaana masuul ka ah

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Kursiga reer Soomaaliland ayaa iska leh Cabdi Xaashi ayaana masuul ka ah

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUQAALKA} Soomaaliya oo soo dhaweysay yabooha Masar ee ah in ay ciidamadeeda kamid noqdaan howlgalka AUSSOM

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Soomaaliya oo soo dhaweysay yabooha Masar ee ah in ay ciidamadeeda kamid noqdaan howlgalka AUSSOM

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka Ugu waa weeyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 12.10 2024

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta  Hiiraanweyn.

Waxaa soo jeedinayo: Musdhaf Cali Cadow

HOOS KA DAAWO WARARKA UGU WAA WEYN

Muqdisho oo Lagu xir xiray ganacsato Kaamirooyinka CCTV Iska Furay

0

Sabti 12-Oct-2024 {HMC} Qaar kamid ah ganacsatada dukaamanka iyo goobaha kale ee ganacsi ku leh xaafado katirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, ayaa bilaabay in ay goobahooda ganacsi ka bixiyaan kaamirooyinka qarsoon ee CCTV ee horey ugu xireen.

Ganacsatada ayaana la sheegay in cabsi darteed uga bixiyeen kaamirooyinka goobahooda ganacsi , kaddib markii kooxda Al Shabaab ay bilaabeen in ay qarxiyaan goobaha ganacsi , sidoo kale goobahooda ganacsi ku dhax toogtaan ganacsatada diiday in ay kaamirooyinka iska saaraan.

Ciidamada ammaanka ayaana saakay xir xiray ganacsato badan oo goobahooda ganacsi ka bixiyay kaamirooyinkii ay horey ugu xireen, waxaana ganacsatada la xir xiray la geeyay saldhigga degmada Dayniile, halkaas oo lagu weediinayo su’aallo.

Ganacsatada qaarkood ayaa sheegay in ay fuliyeen amarkii dowladda ee ahaa in ay xirtaan kaamirooyinka qarsoon ee CCTV, waxa ayna xuseen in maalmihgii lasoo dhaafay la kulmayeen hanjabaadyo ayna difaaci waayeen noloshooda ciidamada ammaanka.

Maalmo kahor ayey aheyd markii koox hubeysan oo katirsan Al Shabaab xaafada SS-ta oo katirsan Oowdweyne ku toogteen ganacsato ku sugnaa goobahooda ganacsi, kuwaa oo kaliya loo weeraray in ay ka biyo diiden in kaamirooyinka qarsoon ka bixiyaan goobahooda ganacsi.