Home Blog Page 1831

{DAAWO MUUQAALKA} Malleeshiyaad hubeeysan oo Diiday Diyaarad ineey ka Degto Caabudwaaq

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC} Malleeshiyaad hubeeysan oo Diiday Diyaarad ineey ka Degto Caabudwaaq

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Shaaciyay in Itoobiya ay qabsatay qeeybo kamid ah Soomaaliya.

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC} Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Shaaciyay in Itoobiya ay qabsatay qeeybo kamid ah Soomaaliya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Dastuurka”Soomaaliya wexeey ku jirtaa Imtixaan”

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC} Wasiirka Dastuurka”Soomaaliya wexeey ku jirtaa Imtixaan”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan shiikh”Dadkii waxaa kasoo dhaxbaxay kuwa Diinta ka been sheegay”

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC} Madaxweyne Xasan shiikh”Dadkii waxaa kasoo dhaxbaxay kuwa Diinta ka been sheegay”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa looga hadli Doonaa Shirka Golaha wadatashiga ee dhawaan ka Furmi Doona Muqdisho.?

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC}   Maxaa looga hadli Doonaa Shirka Golaha wadatashiga ee dhawaan ka Furmi Doona Muqdisho.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha Ururka Bangiyadda Soomaaliyeed “Waxaan codsanaynaa in la helo lacag Shilin Soomaali ah’

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC}   Guddoomiyaha Ururka Bangiyadda Soomaaliyeed “Waxaan codsanaynaa in la helo lacag Shilin Soomaali ah’

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiyaha Golaha Bad baado Bulsho Nabadoon Abaabul oo ujawaabay Waare iyo Dhabancad

Axad 29-Sep-2024 {HMC}Gudoomiyaha Golaha Bad baado Bulsho Nabadoon Abaabul oo ujawaabay Waare iyo Dhabancad

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Maxaa Ka Jiro in Mareekanku uu ciidankiisa kala baxayo Ciraaq

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC} Bayaan ay si wada jir ah Jimcihi shalay u soo saareen Dowladaha Mareykanka iyo Ciraaq ayay ku xaqiijiyeen, in howlgalka ay Isbaheysiga uu Mareykanka hoggaamiyo ka wadaan ee Ciraq dhammaan doonto bisha September ee sannadka 2025-ka.

Mareykanka ayaa waxaa Ciraq ka jooga ciidan gaaraya 2,500 oo askari, halka 900 oo kale ay ka joogaan dalka deriska lah Ciraaq ee Suuriya. Ciidankaan ayaa qeyb ka ah Isbaheysi la sameeyay sannadki 2014-ki, kuwaas oo dagaal la galay kooxda Daacish, oo xilligaasi Ciraq iyo Suuriya kaga dhawaaqay Khalaafo Islaami ah.

Bayaanka faah-faahin dheeri ah kama bixin tirada ciidamada Mareykanka ee ka baaya Ciraq iyo saldhiga ay ka guuri doonaan.

Ra’isulwasaaraha Ciraaq Maxamed Shiica Al Sudani ayaa bishii Jannaayo billaabay wadahadallada dowladaha Ciraq iyo Mareykanka ee bixista ciidamada Mareykanka.

Wuxuu sheegay, in kasta oo ay mahadinayaan caawitaanka Mareykanka, ay haddana ciidamada Isbaheysiga ee jooga Ciraq boqdeen kuwo soo jiita xasillooni-darrada maadaama buu yiri ay bartilmaameed u noqdeen weeraro isla markaana ay qaadaan duqeymo jawaab ah oo aysan kala tashan dowladda Ciraq.

Ciidamada Maraykanka iyo kuwa kale ee isbahaysiga ayaa la filayaa inay ku sii sugnaadaan magaalada Erbil. Waddamada kale, ee qeybta ka ah howlgalkaan ayaa isugu jira Jarmalka, Faransiiska, Spain, iyo Talyaaniga.

MD Xasan oo Sheegay In Itoobiya Qabsatay Qeeyba Ka Mid Ah Soomaaliya

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC}  Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in ay Itoobiya qabsatay qeyb kamid ah Soomaaliya sida uu ku sheegay Wareysi uu siiyey Telefashinka Al Jazeera.

Xassan Shiikh ayaa xusay in Itoobiya ay gabi ahaan la wareegtay garoomada diyaaradaha iyo wadooyinkii gobolka Gedo ee koonfurta Somalia.

Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa sheegay inay sidaas oo kale Itoobiya ilaa markii la saxiixay Isafgaradkii ay la galeen Somaliland ay Koonfurta dalka ka qoreen oo ay hubeeyeen in ka badan 1,000 maleeshiyo ah, oo laga qoray Qabaa’ilo kale duwan, loona qeybiyey hub ay leedahay dawladda Itoobiya.

“Itoobiya kaliya ma sheeganayso waxa ku qoran MOU-ga, waxay sannado badan faragalin ku heysay arrimaha gudaha ee Soomaaliya, tan iyo markii ay Itoobiya saxiixday MOU-ga waxay hubeysay, in ka badan 1,000 maleeshiyo oo iskugu jira qabaa’ilo iyo kooxo, meel kasta Koonfurta ah maanta waxaa laga helayaa oo yaala hub ay bixisay Itoobiya, waxayna qabsatay si gaar ah gobalka Gedo garoomadii diyaaradaha ee ku yaalay, waxayna ku dooday in ay difaacayso amniga Soomaaliya, ma garanayo sharciyada iyo qaynuunka caalamiga ah ee ay Itoobiya cuskanayso” ayuu yiri Madaxweyne Xassan Sheekh.

{DAAWO MUUQAALKA} Diyaarad ay Ganacsasto Soomaali ah Lee yihiin oo Billowday Duulimaadyo Caalami ah.

0

Axad 29-Sep-2024 {HMC} Diyaarad ay Ganacsasto Soomaali ah Lee yihiin oo Billowday Duulimaadyo Caalami ah.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA