Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Hooyo iyo Carruurteeda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax ka dhacay Shabeellaha Hoose
{DAAWO MUQAALKA} Somaliland oo Shaacisay sababtii ay u xireen Maktabadii Masar ee Hargeysa
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Somaliland oo Shaacisay sababtii ay u xireen Maktabadii Masar ee Hargeysa
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} “Soomaaliya Mashaariicda ay Caalamka ka hesho oo Puntland Boqolkiiba 4% Ayaa kasoo gaarto.
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} “Soomaaliya Mashaariicda ay Caalamka ka hesho oo Puntland Boqolkiiba 4% Ayaa kasoo gaarto.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Kaahin”Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadiisubu Waxay Diyar U Tahay Wax Kasta Oo Xaalada Sool”
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Gudoomiye Kaahin”Xisbiga KULMIYE Iyo Xukuumadiisubu Waxay Diyar U Tahay Wax Kasta Oo Xaalada Sool”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Odoyaasha Xudur oo Shaaciyay Waxaa ay ka Aamisan yahiin Ciidamada Itoobiya.
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Odoyaasha Xudur oo Shaaciyay Waxaa ay ka Aamisan yahiin Ciidamada Itoobiya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Shacabka Baydhabo oo Cambaareeyay hadalkii Gafka ahaa Ee kasoo yeeray Agaasime DFS.
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Shacabka Baydhabo oo Cambaareeyay hadalkii Gafka ahaa Ee kasoo yeeray Agaasime DFS.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxuu yahay Labo Qodob ee Ciidamada Deegaanka ay Uga dhawaaqeyn Degmada Halgan.
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Maxuu yahay Labo Qodob ee Ciidamada Deegaanka ay Uga dhawaaqeyn Degmada Halgan.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Ciidanka Doowladda oo Howlgalo Ka Fuliyay Deegaanno Dhaca Duleedka Xudur
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgala gobolka Bakool, ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno dhaca duleedka magaalada Xudur ee caasimadda gobolka Bakool.
Sida aan wararka ku heleyno ciidanka xoogga dalka ayaa saakay howlgal gaar ah ka fuliyay deegaanka Qeydar-Adde oo 30km dhanka waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Xudur, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen dagaallamayaal katirsan Al Shabaab.
Dagaal xooggan ayaa ciidanka xoogag dalka iyo Al Shabaab ku dhax maray deegaanka Qeydar-Adde, waxaana halkaasi la sheegay in khasaaro xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay Al Shabaab katirsanaa.
Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay in deeganka ay ciidamada weerarka ku qaadeen fariisimo ku lahaayeen Al Shabaab, waxa ay sidoo kale tilmaameen in deegaankaasi ku yaaleen xeryo Al Shabaab ay dhallinyarada ku tababaraan.
Kooxda Al Shabaab ayaa go’doomisay magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, waxa ayna Al Shabaab joogaan inta badan tuulooyinka iyo deegaannada dhaca duleedka degmadaasi oo go’doon ku jirta muddo sannado badan ah.
Mexeey Tahay Dhibaato ay ka nasteen Shacabka Muqdisho oo hadda soo laabatay
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} Shacabka magaalada Muqdisho ayaa muddooyinkii lasoo dhaafay si weyn uga nastay dhibaato magaalada ku hayeen ciyaalka weerada, waxaana degmooyinka caasimadda laga dareemay xasillooni iyo amni markii ay meesha ka baxeen ciyaal weerarada.
Xaafado katirsan degmooyinka gobolka Banaadir waxaa hadda mar kale kasoo ifbaxaya ciyaalkii weerarada, waxaana wel wel iyo cabsi hor leh lasoo daristay dadka degan xaafadaha mar kale lagu arkay ciyaalka reera dhibka ah ee dadka tuuryeeya .
Sida aan wararka ku heleyno xaafado katirsan degmada Kaaraan waxaa mar kale lagu arkayaa ciyaalka weerarada loo yaqaan, kuwaa oo xaafadaha dhaxdooda isku tuuryeenaya sidoo kale isku raadsanaya tooreeyo iyo baangado.
Ciyaal weeraro raxan raxan u socota oo wata dhagaxaan iyo mindiyo ayaa lagu arkay xaafado katirsan degmada Kaaraan, ciyaalkan ayaana la sheegay in guryaha dhagxaan ku tuurayaan , sidoo kale dhubaateenayaan dadka waddooyinka uga hor yimaada.
Shacabka degan xaafadaha ciyaalka weerarada kasoo cusboonaadeen ayaa ugu baaqay laamaha ammaanka in tallaabo deg deg ah ka qaadaan kana hortagaan ciyaalkan, inta aysan ku faafin xaafado hor leh ayna sii kordhin dhibaatada ay geestay.
Ciyaalka weerarada oo dhibaato badan ku hayay shacabka magaalada Muqdisho ayaa mar qora la waayay, kaddib markii ay dowladda xir xirtay qaar badan oo kamid ahaa ciyaalkaasi, halka kooxda Al Shabaab iyana bilaabeen in ciyaalkaasi ay beegsadaan ayna dilaan qaar kamid ahaa.
{DAAWO MUQAALKA} R/wasaare Maxamed Rooble “Socdaalkeena degmada Kaxda waxa uu cadeen u yahay in Muqdisho amni tahay
Sabti 21-Sept-2024 {HMC} R/wasaare Maxamed Rooble “Socdaalkeena degmada Kaxda waxa uu cadeen u yahay in Muqdisho amni tahay



