Home Blog Page 187

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya Caalamka 11-01-2026

0

Axad 11, January 2025 {HMC}  Wararka ugu waa weeyn Soomaaliya Caalamka 11-01-2026

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Ciidamada Gaarka ah ee Madaxtooyada oo ku wajahan Laacsaanood iyo MW Xasan sheekh oo dhawaan tagayo.

0

Axad 11, January 2025 {HMC} Ciidamada Gaarka ah ee Madaxtooyada oo ku wajahan Laacsaanood iyo MW Xasan sheekh oo dhawaan tagayo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

&nbsp
Muuqaal ayaa soo galay.

Wasiirada Arrimaha dibada Masar iyo Soomaaliya Ayaa Kawahadlay aqoonsiga sharci-darrada ah ee Israa’iil ay siisay Somaliland

0

Axad  11 Jun 2026 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa caawa fiidkii magaalada Jeddah kulan kula yeeshay dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda, Socdaalka iyo Jaaliyadaha ee Masar, Mudane Dr. Badr Abdelatty., inta uu socdey shirka aan caadiga ahayn ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).

Intii lagu guda-jiray kulankani, labada wasiir waxay si qoto dheer uga wada hadleen aqoonsiga sharci-darrada ah ee Israa’iil ay siisay waxa loogu yeeray (Somaliland) ee gobolka Waqooyi galbeed Soomaaliya, iyagoo si adag u diiday tallaabo kasta oo wax u dhimaysa midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale, waxay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda dhowrista sharciga caalamiga, iyagoo muujiyey taageeradooda dhammaan dadaallada lagu dhowrayo midnimada qaran iyo xasilloonida dalka.

Maxay Kawada Hadleen Falastiin iyo Soomaaliya ?

0

Axad  11 Jun 2026 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kulan gaar ah kula yeeshay dhigiisa dalka Falastiin, Fersan Shahin.

Labada dhinac ayaa muujiyay walaacooda la xiriira aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland, kaasi oo ka hor imaanaya shuruucda caalamiga iyo midnimada qaranka Soomaaliyeed.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa ka warbixiyay sida dowladda Soomaaliya u xoojisay dadaalladeeda diblumaasiyadda iyo difaaca midnimada dalka.

Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Falastiin ayaa sharci darro ku tilmaamay aqoonsiga Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland, isagoo ballan qaaday in ay ka taageerayaan difaaca midnimada dalka iyo madaxbannaanidiisa.

Soomaaliya iyo Falastiin ayaa si wadajir ah uga qeyb galaya shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga.

Wafdiga Soomaaliya ee uu hoggaaminaya Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa saacadihii la soo dhaafay kulamo gaar gaar ah la yeeshay dalalka Sacuudiga, Kuwait, Masar iyo wadamo kale.

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay tallaabaxa ay qaadeen ururka iskaashiga islaamka kadib Go’aankii Israa’iil.?

0

Axad 11, January 2025 {HMC} Maxay tahay tallaabaxa ay qaadeen ururka iskaashiga islaamka kadib Go’aankii Israa’iil.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay ku hishiiyeen Soomaaliya iyo Masar kadib Faragalintii Israa’iil

0

Axad 11, January 2025 {HMC}   Maxay ku hishiiyeen Soomaaliya iyo Masar kadib Faragalintii Israa’iil

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

OIC ministers reject Israel’s recognition of Somaliland, reaffirm support for Somalia.

0

Sunday 11, Jan 2026 {HMC} Foreign ministers from the Organization of Islamic Cooperation on Saturday strongly rejected Israel’s recognition of Somaliland and reaffirmed their support for Somalia’s sovereignty and territorial integrity, warning the move sets a dangerous precedent and threatens regional stability.

The condemnation came during the OIC Council of Foreign Ministers’ 22nd extraordinary session, held at the organization’s headquarters in Jeddah, which was convened to address developments in Somalia following Israel’s recognition of the self-declared Somaliland region as an independent state.

Opening the meeting, OIC Secretary-General Hissein Brahim Taha said the session was taking place at a “very delicate and sensitive time,” describing Israel’s decision as a flagrant violation of international law and a direct threat to peace and security in the Horn of Africa.

“This dangerous precedent undermines the sovereignty of the Federal Republic of Somalia,” Taha said, referring to Israel as an occupying power and stressing that the recognition contradicts international legal principles and United Nations resolutions.

He said the extraordinary ministerial meeting followed an earlier emergency session of the OIC Executive Committee held on Jan.

1, reflecting what he described as deep and shared concern among member states over the situation.

Taha said the discussions underscored the need for a unified and firm Islamic position in support of Somalia, grounded in the OIC Charter and international law.

The meeting concluded with the adoption of two resolutions.

The first addressed developments in Somalia, rejecting any recognition of Somaliland and reaffirming support for Somalia’s unity, sovereignty and internationally recognized borders. The second focused on Israel’s actions in the Palestinian territories.

In his remarks, Taha also addressed the situation in Gaza, calling for Israel to move to the second phase of the ceasefire agreement and to bring about a comprehensive and permanent end to hostilities.

He urged the complete withdrawal of Israeli forces from the Gaza Strip, an end to the displacement of Palestinians, the reopening of all border crossings and the unimpeded delivery of humanitarian aid.

The secretary-general also reiterated support for holding an international conference in Cairo aimed at rebuilding Gaza following months of devastating conflict.

Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized by the international community.

Israel’s decision to recognize the region has drawn widespread condemnation from Somalia, African and Arab states, and multilateral organizations, including the African Union and the Arab League.

Saturday’s OIC meeting adds to mounting diplomatic pressure on Israel, as Somalia seeks to consolidate international backing against what it describes as an assault on its sovereignty and a violation of international norms governing statehood and territorial integrity.

Interior Minister meets new Head of UNHCR, discusses strengthened ties.

0

Sunday January 11, 2026  {HMC} The Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, H.E. Ali Yusuf Ali Hosh today met with the new Head of UNHCR in Somalia to discuss strengthened cooperation on displacement and civil registration.

The meeting focused on addressing the pressing concerns of internally displaced persons (IDPs) and refugees, as well as enhancing joint efforts to tackle statelessness, including access to legal identity, protection, and inclusion.

Jabuuti oo qorsheyneysa talaabo culus oo ka dhan ah Madaxda Somaliland

0

Axad  11 Jun 2026 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa si cad u sheegay inay ka hortageen dalal rabay inay aqoonsadaan Somaliland isla maalintii ku xigtay tan Israa’iil.

Arrintaasna waxaa lagu guuleystay ayuu yiri kadib dadaal ay bixiyeen Turkiga, Sacuudiga, iyo Masar.

Mahad Alle, waxaan qaadannay tallaabooyinkeenna. Waxaan si xawaare sare ah u bilownay xiriirro diblomaasiyadeed. Mar kale, anagoo ah dunida Islaamka iyo dalalka gobolka, waxaan horumarinay iskaashi. Sidoo kale, isla markiiba waxaan la xaajoonnay dalalka reer Galbeedka. Waxaan sameynay dadaal culus si aan u hubinno in uusan jirin dal kale oo aqoonsada. Sidaas darteed, mahad Alle, midna kama mid ahayn dalalkii la filayay inay maalinta koowaad aqoonsadaan oo sameeyay arrintaas. Rajadeydu waa in aysan mustaqbalkana aqoonsan”. ayuu yiri Fidan.

Jabuuti ayaa dhowaan waxaa la filayaa inay Baasboorada diblomaasiga ee kala laabato liis xubno ka tirsan maamulka Somaliland iyo kuwa kale oo hore xilal kaga soo qabtay Somaliland.

Tallaabadan ay qaadi doonto dowladda Jabuuti ayaa barbar socota xiriirka sii xumaaday ee dhinacyada Jabuuti iyo Somaliland.

Tan iyo markii Jabuuti ay dhawaan ceyrisay xubnihii diblomaasiyiinta Somaliland u joogay dalka Jabuuti, halka wakiilkii Jabuuti u fadhiyay magaalada Hargeysa loo yeeray, iyadoo dhinaca kale hakisay xafiiskii Somaliland ka furan lahayd isla markaana ku saabsanaa siyaasadda iyo xiriirka.

Jabuuti ayaa si cad u sheegtay in ay taageersan tahay qaranimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, isla markaana kasoo horjeedo heshiiskii Aqoonsiga lagu sheegay ee u dhaxeeyay Israa’iil iyo Somaliland.

 

Dibadbax ka dhan ah Israa’iil Oo Muqdisho ka dhacay.

0

Axad  11 Jun 2026 {HMC}  Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dibadbax ay soo abaabuleen Ururrada Haweenka, waxaa looga soo horjeedaa faragelinta Israa’iil ay ku hayso Dalka, waxa ay sheegeen in ay sii wadayaan dibadbaxoooda iyo difaaca Waddanka.

Haweenka ayaa xusay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku garab taagan yihiin Difaaca Dalka si looga hortago xadgudubka Yuhuudda ay ku hayso maadaama ay sheegtay in ay aqoonsatay Somaliland, sidoo kale Wasiirkeeda Arrimaha Dibadda uu tagay Hargaysa.

Dibadbaxyada ka dhanka ah Israa’iil ayaa sii kordhaya, halka cambaaraynta caalamiga ah ee lagu samaynayo Maamulka Ra’iisul Wasaare Banjamin Netanyahu ay sidoo kale korortay iyada oo dhinacyo kala duwan looga dhegan yahay.

La soco wixii kasoo kordha