Home Blog Page 1879

Madax Ka tirsan Maamulka Hiiraan State oo Magaalada Godeey Kulan Kula Qaatay Saraakiil itoobiyaan ah

Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Godey — Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hiiraan State Ayaa Oo ka Amba baxay Magaalada Baladweyne Shalay ayaa Gaaray Magaalada Feerfeer Itoobiya Halkaasi oo Soo dhaweeyn Kooban Loogu Soo dhaweeyay.

Intaasi Kadib Masuuyiintan ayaa Loo qaaday Magaalada Godeey oo ay ku Sugan yahiin Saldhig ku yaala Saraakiil iyo Madax Itoobiyaan.

Ilaa iyo Si dhab ah Looma Oga Ujeedka safarka Masuuliyiinta Oo Markii ugu Horeeysay Godey Gaaray.

Dhawaan Ayey aheyd Markii Cabdullaahi Ganeey oo Hiiraan State Ugu Magacaaban Madadweyne iyo Madax kale ay Xaduudka Gobolka Hiiraan iyo dowlada Deegaanka Soomaalida ay ka taageeyreyn Joogitaanta Ciidamada Itoobiya ee Somaaliya. Wxaana ay kasoo Horjeesteen Ciidamada Masar ee Soomaaliya la keenayo.

Itoobiya ayaa Wado Qorsho ay Heshiis Dhor oo Wada shaqeeyn ah kula galeeyso Macaaradka Hiiraan ku sugan

Aalado kale oo isgaarsiineed oo lagu qarxiyay Xisbullah

Khamiis 19 -09-2024 {HMC} Aalado ay ku jiraan raadiyaasha ama fooneeyayaasha gacanta oo ay xubnaha ururka Xisbullah iskula xiriirayeen, ayaa Arbacadi shalay ku qarxay meelo badan oo ka mid ah koofurta Lubnan, iyadoo ay qaraxyadaasi sababeen dhimasho iyo dhaawac fara badan.

Tani ayaa imaneysa maalin kaddib marki ay ku dhawaad 3,000 oo ka mid ah dagaalyahannada Xisbullah ay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhashay aaladda pagers-ka oo ah qalab is gaar-siineed oo lagu wada xariiro, kuwaas oo ay Xisbullah ka soo iibsatay dibadda.

Wasaaradda caafimaadka Lubnaan ayaa sheegtay, in qaraxyadi Arbacada dhacay ay ku dhinteen 20 qof halka ay ku dhaawacmeen 450 kale. Meelaha ugu badan ee ay raadiyaasha gacanta ku qarxeen ayaa ka mid ah deegaannada ku xeeran duleedka Beyruut iyo Dooxada Beqaac.

Weerarradan oo si weyn loo rumeysan yahay inay Israa’iil ku bar-tilmaameedsatay Xisbullah, balse ay ku dhinteen dad rayid ah, ayaa sare u qaaday cabsida laga qabo in colaadda labada dhinac u dhexeysa ay isu baddasho dagaal dhan walba ah.

Isra’il si rasmi ah ugama hadlin weerarkaan mana sheegan mas’uuliyaddiisa, hase yeeshee wasiirka difaaca Isra’il Yoav Gallant, ayaa isaga oo la hadlay ciidamada Isra’il Arbacadii sheegay, in Isra’il ay ku jirto billowga waji cusub oo dagaal.

Ma uusan soo hadal qaadin aaladaha qarxa balse wuxuu amaanay shaqada ciidamada Israa’iil iyo hay’adaha amniga, isagoo yiri “natiijooyinka waa kuwo aad u cajiib ah.”

Xisbullah waxay weerarkan ku eedeysay Isra’il. Waxayna wacad ku martay in ay ka aargudan doonto.

‘Please save me’: The Indians duped into fighting for Russia

0

Wed 18 Sep, 2024  {HMC} Last week, the Indian government announced that Russia had discharged dozens of the 91 Indians who were duped into fighting for Russian forces in the country’s war with Ukraine. Several of them have since returned home, while the process to bring others back is under way. The BBC’s Neyaz Farooquee spoke to some of the men about their struggles.

“I am in panic. I am not sure if I will return safely or in a box. Please save me.”

This is the message Urgen Tamang, a former Indian soldier, sent to the BBC from outside a southern Ukrainian city, a few days before he was discharged from the frontlines in Russia’s war against Ukraine, which entered its third year this February.

Mr Tamang is among the 91 Indians who were forced into fighting in the war. Most of them are from poor families and were lured by agents with the promise of money and jobs, sometimes as “helpers” in the Russian army.

Instead, they were sent to the war zone. Many of them said they were stationed in parts of Ukraine under Russian control, where they had to navigate landmines, drones, missiles and sniper attacks with little to no military training.

Nine Indians have died in the conflict so far and Indian authorities say they have arrested 19 people for human trafficking.

In July, Russia promised an early release of all Indians fighting in its army, following a visit by Indian Prime Minister Narendra Modi to Moscow, during which he raised the issue with President Vladimir Putin. The two countries have traditionally shared a warm relationship.

Forty-five of them have been discharged since then. Some have safely returned home, while others like Mr Tamang are on their way.

Urgen Tamang, a former Indian soldier, is hoping to return home soon

“I can’t believe I am out of there,” said Sunil Karwa, an electrician from Rajasthan who joined the Russian army in February. Posted near Bakhmut, an eastern Ukraine city that has seen intense fighting, he was at the Moscow airport waiting to board his flight when he spoke to the BBC.

Mr Karwa described scenes of deaths and destruction, a reality which hit him the hardest when a man from his neighbouring village was shot on the battlefield.

“They sent him back on the frontline 15 days after the injury and he fainted in the field. He is paralysed now,” he said.

Like him, most of the other recruits were also blue-collar workers aged between 19 and 35, who were hired by agents based in India, Dubai and Russia.

They say their contracts were in Russian, a language they didn’t understand. Yet they signed it in the hope of getting better opportunities.

“The process was so quick – just a few signatures and photos and we were in [the army],” Mr Karwa said.

Raja Pathan joined the army as a last resort in February, after an education consultant deceived him into enrolling in a non-existent college.

“When I got there, I saw banners advertising recruitments for the army. By then, I had spent so much time and money that I decided to join anyway,” he said.

It was the death of two friends, which eventually pushed Mr Pathan to leave. He was released in August with the help of a sympathetic Russian commander who facilitated his exit.

Now based in Moscow, he helps other Indians escape from there.

A group of discharged men pose with Raja Pathan, who helped them negotiate their way out

Mohammad Sufyan from the southern state of Telangana returned to India on 12 September with five other men.

Safe in his home, he carries the trauma of surviving on the frontline. “There was little rest there and in the beginning, I couldn’t speak to my family for 25 days,” he said.

The most scarring moment came in February when his friend Hemil Mangukiya – an Indian man from Gujarat state – was killed right before his eyes.

“He was merely 15 metres from me, digging a trench near Krynky [in Kherson], when a missile landed,” recalled Mr Sufyan. “I put his dead body in the truck with my own hands.”

“After seeing the dead body of my friend, I didn’t have the strength for anything,” he added.

After the death, Mr Sufyan and other Indians stuck there released a video pleading for help, which reached Indian MP Asaduddin Owaisi, who raised the matter with the foreign ministry. Families of the men had also appealed to the Indian government for help in bringing them back.

Russia’s war against Ukraine entered its third year this February

“It is a miracle I got back home,” said Azad Yusuf Kumar, a resident of Indian-administered Kashmir, who was part of Mr Sufyan’s group in the army.

“One minute you are digging a trench, and the next, an artillery falls and burns everything down. It was all a matter of luck if it fell on you or someone else.”

In February, Mr Kumar had told the BBC how he had shot his foot by mistake during training. “My commander kept saying, use your right hand to shoot, use your left hand to shoot, shoot above, shoot down,” he had said. “I had never touched a gun. It was extremely cold, and with the gun in my left hand, I ended up shooting my foot.”

Now back in Kashmir, he talks about how his commander had accused him of deliberately shooting himself to avoid going to the frontline.

“But I am lucky I did not go to fight. Four men from my camp died in an attack at that time. I could’ve been one of them,” he said.

Though recent discharges brought relief to many, those still in Russia face growing desperation as their release is delayed.

Mr Tamang, who joined the Russian army in January, had earlier told The Indian Express newspaper through his local councillor, Rabi Pradhan, that 13 out of 15 non-Russian members of his unit had died.

The fact that he was sent to the frontline at least twice after signing his discharge letter in August heightened his fears – and mistrust in the process.

On 15 September, he was on his way to Moscow but still doubtful if he was truly heading home. “I am out, but I will keep sending you my location,” he said.

When he last texted, he had left Ukraine, hoping to continue his journey home.

SOURCE BBC

Sunnigii ugu horeeyey ee barasaab ah oo ay Iran yeelatay 45 sano kadib

Arbaco 18 -09-2024 {HMC} Tehran — Madaxweynaha cusub ee Iran, Masoud Pezeshkian, ayaa Arbacadii u magacaabay xubin ka tirsan dadka laga tirada badan yahay ee Muslimiinta Sunniga ah, inuu noqdo guddoomiyaha gobolka Kurdistan, sida ay sheegtay warbaahinta rasmiga ah ee dowladda.

Arash Zerehtan ayaa loo magacaabay barasaabka gobolka galbeedka, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee IRNA, iyadoo soo xiganaysa afhayeenka dowladda Fatemeh Mohajerani.

Waa Sunnigii ugu horeeyay ee laga dhigo barasaabka gobol ka tirsan dalka ay Shiicadu u badan tahay tan iyo maalmihii ugu horeeyay ee Kacaankii Islaamiga ahaa ee 1979-kii.

Zerehtan, oo 48 jir ah, waxa uu soo noqday xildhibaan laga soo doorto magaalada Paveh intii u dhaxaysay 2020 ilaa sanadkan.

Sunniuyiinta ayaa ah boqolkiiba 10 dadka reer Iran, halkaas oo ay u badan yihiin Shiicada, Islamarkaana diinta Shiicada ay tahay diinta rasmiga ah ee dawladda.

Waxay ahaayeen kuwo aad naadir ugu ah inay qabtaan jagooyinka muhiimka ah ee awoodda tan iyo billowga kacaanka.

Pezeshkian, oo 69 jir ah, ayaa xafiiska la wareegay bishii Luulyo ka dib doorasho lasoo hormariyey oo dhacday ka dib geeridii madaxweynihii aadka muxaafidka u ahaa Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed helikobtar ah.

Intii uu ku guda jiray ololihiisa doorashada, Pezeshkian waxa uu dhaleeceeyay matalaad la’aanta qowmiyadaha iyo diimaha laga tirada badan yahay, gaar ahaan Kurdiyiinta Sunniga ah, oo xilal muhiim ah aan hayn.

Bishii Agoosto, wuxuu xubin kale oo ka mid ah dadka laga tirada badan yahay ee Sunniga, Abdolkarim Hosseinzadeh, ka dhigay mid ka mid ah madaxweyne ku-xigeenadiisa.

{DHAGEYSO} Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {18.09.2024}

Arbaco 18, Sept,2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Yasiin Ali Ahmed

Farsamadii ::Abdirahman Macalin Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

 

UN secretary general ‘deeply alarmed’ by blasts

0

Wed 18 Sep, 2024  {HMC}  Some fresh reaction to bring you now. Antonio Guterres is “deeply alarmed” by reports of exploding communication devices in Lebanon and Syria, the UN secretary general’s spokesperson says.

“The secretary general urges all concerned actors to exercise maximum restraint to avert any further escalation,” Stéphane Dujarric adds, noting that Guterres is calling for an immediate “return to a cessation of hostilities to restore stability”.

He was himself speaking to reporters earlier today – around the time the first reports came through of fresh explosions in Lebanon – and he warned then that the pager blasts indicate there is a “serious risk of a dramatic escalation in Lebanon”.

“The logic of making all these devices explode is to do it as a pre-emptive strike before a major military operation,” Guterres said.

SOURCE BBC

Exploding walkie-talkies kill nine and injure at least 300 in new attacks across Lebanon

0

Wed 18 Sep, 2024  {HMC} Exploding walkie-talkies have killed nine and injured at least 300 people across Lebanon, the country’s health ministry says

The blasts come a day after exploding pagers killed 12 people, including two children, and left almost 3,000 in hospital

Multiple sources say Mossad, the Israeli spy agency, was targeting Hezbollah fighters in Tuesday’s explosions – Israel declined to comment

However, Israel’s defence minister says they are “opening a new phase in the war”, and the “centre of gravity is shifting to the north”

Hezbollah used pagers after banning mobile phones earlier this year, saying they were too easy to track

SOURCE BBC

{DAAWO MUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka

0

Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Waxaan halkan idin kugu so gudbineynaa Wararkii Ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DANBEEYAY.

{DAAWO MUQAALKA} Beesha Xildhibaan Maxamed Abiib oo Ku dhawaaqay Jabhad ka dhan Ah Soomaaliland.

0

Arbaco 18-Sept-2024 {HMC} Beesha Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa Ku dhawaaqay Jabhad ka dhan Ah Soomaaliland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ehelada Nabadoonkii Dhawaan lagu Dilay Baladweyne oo so Dhaweeyey Xukunkii Maxkamadda.

0

Arbaco 18-Sept-2024 {HMC}Ehelada Nabadoonkii Dhawaan lagu Dilay Baladweyne oo so Dhaweeyey Xukunkii Maxkamadda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA