Home Blog Page 214

Turkish, Somali energy ministers discuss cooperation opportunities.

0

Tuesday December 30, 2025 {HMC} Somali Minister of Petroleum and Mineral Resources Dahir Shire Mohamed on Monday met with Türkiye’s Minister of Energy and Natural Resources Alparslan Bayraktar to discuss strengthening cooperation in the energy sector.

In a statement posted on Türkiye’s social media platform NSosyal, Minister Bayraktar said the talks focused on the current status of hydrocarbon exploration activities being carried out jointly in Somalia’s onshore and offshore areas, as well as operational plans for the next phase of cooperation.

 

Bayraktar noted that the discussions took place ahead of Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s upcoming visit to Türkiye.
“We are building Türkiye–Somalia energy cooperation on solid foundations,” Bayraktar said. “As Türkiye, we view Somalia as one of our most important partners in Africa, and we believe that cooperation in the hydrocarbon sector will open the doors to a new era in the near future.”

Somalia and Türkiye signed a major hydrocarbon exploration agreement in March 2024, granting Türkiye broad exploration and development rights in Somali territory. The deal includes provisions allowing Türkiye to recover up to 90 percent of costs and export its share of produced resources, a framework that has sparked public debate over concerns of neo-colonialism versus long-term economic development.

The agreement builds on long-standing strategic ties between Mogadishu and Ankara and aims to unlock Somalia’s significant oil and gas potential, which is estimated to include billions of barrels of untapped reserves. Drilling operations are expected to begin by 2026, marking a major milestone in the development of Somalia’s energy sector.

South Africa warns Israel’s Somaliland recognition ‘direct threat’ to peace in Horn of Africa.

0

Tuesday December 30, 2025 {HMC} South Africa warned on Monday that Israel’s decision to recognize Somalia’s breakaway region of Somaliland as an independent state is a “direct threat” to peace in the Horn of Africa.

Expressing concern in a statement, the country’s Foreign Ministry said the recognition violates Somalia’s sovereignty and territorial integrity.

advertisements

“Israel’s action validates fragmentation and risks a domino effect of instability,” it stressed.
The ministry said it distinguishes “unequivocally” between decolonization and secession, adding: “The former restores sovereignty; the latter dismantles it.”

South Africa said it upholds the African Union’s principle of uti possidetis, which calls for respecting the borders inherited at independence to safeguard against conflict, and urged the international community to reject Tel Aviv’s “external interference and support a united, stable Somalia.”

Israel became the world’s first country to recognize Somaliland as a sovereign state, drawing condemnation from Türkiye, a close ally of Somalia, and countries in Africa and the Middle East, among others.

Global backlash grows over Israel’s recognition of Somaliland, with many countries condemning the move as a violation of international law and a threat to regional stability.

Somaliland, which has lacked official recognition since declaring independence from Somalia in 1991, operates as a de facto independent administrative, political, and security entity, with the central government struggling to assert control over the region and its leadership unable to secure international recognition of independence.

Mogadishu refuses to recognize Somaliland as an independent state, considers it an integral part of its territory, and views any direct deals or engagement with it as a violation of the country’s sovereignty and unity.

 

Shiinaha oo Awood Ciidan ku Go’doominayo Jaziirada Taiwan.

0

Talaado 30, Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan ka walaacsanayn tababarro militari oo ay Beijing ka waddo agagaarka Taiwan, kuwaas oo ay ciidamada Shiinuhu ku tijaabinayaan go’doominta jasiiradda.

“Waxaan xiriir aad u wanaagsan la leeyahay Madaxweyne Xi Jinping, mana ii sheegin wax ku saabsan tababarrada~” ayuu yiri Trump. Dabcan waan arkay,” ayuu raaciyay.

“Maya, waxba ima welwel gelin. Waxay muddo 20 sano ah ka samaynayeen aaggaas tababarro badeed,” ayuu yiri.

Dhaqdhaqaayada soconaya, oo bilaabmay Isniinta, waxay dhacayaan ku dhowaad laba toddobaad kadib markii Maraykanku ku dhawaaqay mid ka mid ah iibinta hubkii ugu weyn ee uu abid u sameeyo Taiwan. Iibintaas ayaa ka caraysiisay Beijing, oo u aragta jasiiradda is-maamusha inay tahay gobol ka go’ay Shiinaha.

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Bangladesh oo geeriyootay.

0

Talaado 30, Dec 2025 {HMC}  Ra’iisul-wasaarihii ugu horreeyay ee dumar ah ee Bangladesh, Khaleda Zia, ayaa ku geeriyootay da’da 80 sano kaddib xanuun muddo dheer hayay.

Zia waxay noqotay haweeneydii ugu horreysay ee hoggaamisa dowladda Bangladesh sanadkii 1991, kaddib markii ay xisbigeedu ku guuleystay doorashadii dimuqraadiyadeed ee ugu horreysay ee dalka ka dhacda muddo 20 sano ah.

Dhakhaatiirtu Isniintii waxay sheegeen in xaaladdeedu ay ahayd “mid aad u halis ah.” Waxaa lagu xiray qalabka neefsinta (life support), balse ma suurtagelin in la siiyo dawooyin badan isla mar ahaantaas sababo la xiriira da’deeda iyo caafimaadkeeda guud oo aad u liitay, ayay sheegeen.

Inkasta oo caafimaadkeedu liitay, haddana xisbigeedu horey ayuu u sheegay in Zia ay ka qaybgeli doonto doorashooyinka guud ee la filayo Febraayo, kuwaas oo ah kuwii ugu horreeyay tan iyo kacdoonkii horseeday in xilka laga tuuro haweenaydii kale ee ay is hayeen Zia, Sheekh Xasiina.

Egypt calls for urgent African Union meeting to reject Israeli meddling in Somali affairs

0

Monday 29, Dec 2025 {HMC} Egyptian Foreign Minister Badr Abdelatty on Monday called for an emergency session of the African Union Peace and Security Council to reject Israel’s recognition of Somalia’s breakaway region of Somaliland.

Speaking during a virtual ministerial meeting of the council, Abdelatty described the Israeli move as “a flagrant violation of international law, the UN Charter, and the Constitutive Act of the African Union.”

He warned that Israel’s recognition of Somaliland undermines the foundations of regional and international peace and security, particularly in the Horn of Africa region.

Abdelatty called for convening an emergency meeting of the AU Peace and Security Council to address the development and reaffirm Somalia’s unity and territorial integrity, as well as rejecting unilateral actions that threaten regional and international peace and security.

Matter brought to UN Security Council’s attention

On Sunday, the Arab League called on the UN Security Council to take a firm stance on Israel’s recognition of Somaliand. In a statement, following an emergency meeting in Cairo, the Arab League stressed Mogadishu’s right to legitimate self-defence of its territory.

Israel became the world’s first country to recognise Somaliland as a sovereign state on Friday, drawing condemnation from Türkiye, a close ally of Somalia, and countries in Africa and the Middle East, among others.

Global backlash grew over Israel’s recognition of Somaliland, with many countries condemning the move as a violation of international law and a threat to regional stability.

On Friday, Somalia reiterated its absolute and non-negotiable commitment to its sovereignty, national unity, and territorial integrity following Israel’s recognition of Somaliland.

Integral part of Somalia

Somaliland, located in Somalia’s north, has lacked official recognition since unilaterally declaring independence from Somalia in 1991.

Somalia considers Somaliland as an integral part of its territory, and views any direct deals or engagement with it as a violation of the country’s sovereignty and unity.

SOURCE TRT Afrika

Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay dagaal cusub ee ka dhan ah Iran.

0

Isniin 29, Dec 2025 {HMC}  Madaxweyne Trump oo uu dhinac taagnaa Netanyahu ayaa hadda sheegay inuu taageersan yahay dagaal cusub oo ka dhan ah Iiraan, isagoo yiri:

“Haddii Iiraan sii waddo barnaamijkeeda gantaallada, haa — waxaan taageerayaa in la weeraro. Haddii ay sii waddo barnaamijkeeda nukliyeerka, weerarku waa inuu noqdaa mid degdeg ah.”

Hadalka wuxuu muujinayaa dagaal lagu qaado Iiraan inuu ku xiran yahay Netanyahu , haddii xog sirdoon oo muujinaysa gantaallada iyo nukliyeerka Iiraan in horumarin uu ku socdo lagu qanciyo Trump.

Si kastaba nuxurka hadalka ; waa la weerarraya Iiraan , ama waa inay is dhiibtaa!

United States has just carried out its first ground attack inside Venezuela, Trump confirmed,

0

The United States has just carried out its first ground attack inside Venezuela, Trump confirmed, adding: “Our forces have targeted a drug facility… there are explosions going off there, and there is a lot of fire.”

Shiinaha oo cudud milateri ku soo bandhigay, digniina u diraya ‘ciidamada gooni u goosadka.

0

Isniin 29, Dec 2025 {HMC} Dowladda Shiinaha ayaa dhoolatus milateri ku sameynaya agagaarka Taiwan isagoo u ekaysiinaya qabsashada iyo go’doominta goobaha muhiimka ah ee jasiiradda, taasoo digniin u ah “xoogaga gooni-goosadka ah”.

Ciidamada badda, cirka iyo gantaalaha ayaa loo diray dhoolatuskan oo isugu jira dhoolatus toos ah,sida uu sheegay militariga Shiinaha.

Dabridkan oo loogu magac daray “Howlgalka Cadaaladda ” (Justice Mission 2025), dhoolatuska ayaa dhacaya maalmo kadib markii Maraykanku uu ku dhawaaqay in uu Taiwan ka iibinayo mid ka mid ah xidhmooyinkiisa hub ee ugu waaweyn oo ku kacaya $11bn (£8.2bn). Talaabadan ayaa keentay diidmo xoogan oo ka timid Beijing oo iyaduna cunaqabatayn saartay shirkadaha difaaca ee Maraykanka.

Dadaallada Taiwan ee ah in ay sare u qaaddo difaaceeda sanadkan waxa ay sidoo kale ka caraysiisay xukuumadda Beijing oo iyaduna ku andacoonaysa in jasiiradda iskeed isu maamusho ay tahay dhulkeeda.

Xafiiska madaxtooyada Taiwan ayaa dhaleeceeyay dhoolatuska Shiinaha ee soo socda, wuxuuna ku tilmaamay mid caqabad ku ah xeerarka caalamiga ah.

Wasaaradda difaaca ee Taiwan ayaa sheegtay in subaxnimadii isniinta ay ka war heleen diyaarado iyo maraakiib laga leeyahay dalka Shiinaha oo ku hareeraysan Taiwan, waxaana ay diyaariyeen ciidamadooda iyo habka gantaalada si ay ula socdaan xaalada. Ciidamadeeda ayaa la galiyey “feejignaan sare” sidii ay u difaaci lahaayeen Taiwan ayna “u ilaalin lahaayeen dadkeenna” ayay tiri wasaaraddu.

Qoraal uu soo dhigay Weibo, Taliyaha qaybta Bari ee Milliteriga Shiinaha – oo mas’uul ka ah marin biyoodka Taiwan – ayaa ku tilmaamay dhoolatuska milateri inuu yahay “Gaashaanka caddaaladda”.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Beijing ayaa dhoolatuskan ku tilmaantay “ciqaab adag oo ka dhan ah xoogaga gooni-u-goosadka waxayna uga digtay “xoogaga dibadda” “in Taiwan loo isticmaalo in lagu xakameeyo Shiinaha”.

Sidoo kale Beijing ayaa ku eedaysay madaxweynaha Taiwan Lai Ching-te inuu raadinayo “madaxbanaanida Taiwan”.

Saadaasha ayaa tilmaamaysa in badi dadka reer Taiwan ay rabaan ” xaalada hadda “, taasoo la macno ah inaysan doonayn inay la midoobaan Shiinaha, ama inay si rasmi ah ugu dhawaaqaan madaxbannaani.

Tan iyo 2022-kii Beijing waxay xoojisay dhoolatuska milatari ee marin biyoodka Taiwan, sida caadiga ah iyada oo ka jawaabeysa waxa ay u aragto hanjabaado sida booqashadii hore ee aqlka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ee Taiwan 2022 iyo caleema saarkii Lai ee 2024.

Taiwan ayaa dhinaceeda samaysay dhoolatus ciidan oo u gaar ah, si ay dadkeeda ugu diyaariso weerar. Layliga Han Kuang ee sanadkan, oo socday in ka badan 10 maalmood, ayaa ahaa kii ugu weynaa uguna dheeraa.

Tan iyo markii uu xafiiska la wareegay, Lai waxa uu wacad ku maray in uu kor u qaadi doono kharashka difaaca oo uu kor u qaadi doono awoodda difaaca jasiiradda iyada oo ay sii kordhayso xiisadda Beijing.

Bishii Oktoobar, madaxweynaha Taiwan wuxuu ku dhawaaqay dhismaha nidaamka difaaca hawada ee u eg qubbadda birta ah, si looga ilaaliyo “khatarta cadowga” – inkastoo uusan si cad carabka ugu dhufan Shiinaha.

Dhinaca kale, Xidhiidhka Shiinaha iyo Japan ayaa hoos u dhacay sannado ka dib markii hoggaamiyaha Japan Sanae Takaichi uu bishii hore soo jeediyay in ciidamada Japan ee is-difaacaya ay soo geli karaan haddii Shiinaha uu weeraro Taiwan. Horaantii bishaan, Japan ayaa ayaa diiday ka dib markii diyaaradaha dagaalka Shiinaha ay raadaarada ku xireen diyaaradaha Japan halka Beijing ay ku eedeysay Tokyo inay ku ” xadgudubtay” ciidamadeeda intii lagu jiray dhoolatuska tababarka.

Xigasho BBC

Saxaafiyiinta Isra’iil oo qorsheynayay in ay booqdaan Hargeysa, ayaa la kulmay caqabado aan la filayn.

0

Isniin 29, Dec 2025 {HMC} Todobaadkan, saxaafiyiinta Isra’iil ee qorsheynayay in ay booqdaan Hargeysa, caasimadda Somaliland, ayaa la kulmay caqabado aan la filayn kadib markii Isra’iil ay si rasmi ah u aqoonsatay gobolka gooni u goosadka ah ee Somaliland.

Shirkadaha diyaaradaha caalamiga ah ayaa ka dalbaday saxaafiyiinta inay marka hore helaan fiiso ay bixiso dowladda Soomaaliya evisa sida ay sheegtay Warbaahinta Midde East Eye.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u soo rogtay barnaamijka Evisa Sidaas darteed, qof kasta oo u safreeya Somaliland weli wuxuu u baahan yahay fiiso ay bixiso dowladda Soomaaliya.

Suxufiyiinta ayaa doonayay in ay diyaariyaan warbixino ku saabsan Somaliland iyo sida ay u arkaan aqoonsiga.

Tani waxay muujinaysaa in go’aanka Isra’iil ee xiriirka diblomaasiyadeed la yeelashada Somaliland uu wajahayo caqabado ka jira gobolka, iyadoo sharci ahaan iyo diblomaasiyad ahaan aanay weli ku habboonayn xaaladda gobolka.

Dowladaha Turkiga oo Qorsheyneysa in ay Saldhig Ciidan ka sameysato Xeebta Las Qoray.

0

Isniin 29, Dec 2025 {HMC} Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya muddo dheer ayay qorsheynayeen in ay saldhig milatari ka furaan Las Qoray, Deked si toos ah ugu xiran Badda Cas oo ku taalla maamulka Cusub ee Waqooyi bari, kaas oo kaas oo ka taliya ku dhawaad 45% dhulka ay Somaliland sheegato.

Kani Torun, oo ahaa wakiilka Ankara ee Soomaaliya intii u dhaxeysay 2011 ilaa 2014, ayaa sheegay in Turkiga uu gaaray heshiis afka ah oo ay la galayso Muqdisho si saldhig noocaas ah iyo deked yar oo agteeda ku dhow loo dhiso, inkastoo mashruucaasi uusan hirgelin. Hada waxa uu ku jiraa qodobada miiska saaran.

Balse waxaa jira caqad wayn taas oo ah in Puntland aysan ogolaan doonin Laasqoray oo ay u aragto in uu hoos tagto dhulkeeda. Dhawaan Puntland ayaa ciidamo u dirtay deegaankaas isku jira ilaalada xeebaha iyo ciidamo kale.