Home Blog Page 2261

Somali Week festival held in Twin Cities

Tuesday June 25, 2024 {HMC} – Somali Week is an event hosted by Rising Impact, a non-profit that focuses on supporting Somali youth. The week includes events that focus on learning, exploring and celebrating Somali culture.

The week also is a way to celebrate Somali Independence Day, which is on July 1. Somali Independence Day marks the unification of the Trust Territory of Somaliland and the State of Somaliland into the Somali Republic.

advertisements
Somali Week kicked off with a soccer game Monday in St. Paul.

There will be town hall meeting on Wednesday in Washington, D.C. Another town hall meeting will start at 6 p.m. on Friday at Courtyard Minneapolis Downtown. The meetings will bring together leaders and community members to discuss the future of Somalia.

The Somali Independence Day Festival will start at 2 p.m. Saturday at West Lake Street between Blaisdell and Stevens avenues in Minneapolis. The festival will have live performances, cultural showcases, Somali food, activities and a chance to learn about Somali history. Admission is free.

Musical artists Suldaan Seeraar, Kien Jaamac and Jirday will be performing at 8 p.m. on June 30 in the Skyway Theatre in Minneapolis. The SomaliFest concert tickets will start at $50. VIP and booth options will be available for purchase.

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 25 06 2024

Talaado june,25 2024 (HMC) Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 25 06 2024

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Faah faahin laga helayo dil ka dhacay ldegmada guriceel

Talaado june,25 2024 (HMC) Faah faahin laga helayo dil ka dhacay ldegmada guriceel

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {25.06.2024}

Talaado 25 June 2024 {HMC}Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali iyo  Shukri Baryare 

Farsamadii ::Abdirahman Macalin Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

Shirka EAC ee Ka socda Muqdisho oo Maalintii Labaad Galay

Talaado June, 25, 2024 {HMC}  – Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka soconaya shirweynaha urur-goballeedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika, kaasi oo ay maanta ka qeyb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo xildhibaannada labada aqal ee BF.

Kulanka maanta ayaa waxaa lagu lafa-guraaya dood cilmiyeedyo ku saabsan in Soomaaliya ay diyaarsato sharciga ay qeybta kaga noqoneyso xubin fircoon oo shaqeysa urur-gobolleedka iskaashiga dhaqaalaha ee bariga Afrika.

Sidoo kale, khubarada caalamiga ah ee shirka ka qeyb-galaysa ayaa dowladda Soomaaliya ka caawinaya saameynta ka dhalata isbeddelka cimilada, gaar ahaan dhinacyada hawada.

“Waxa uu maanta u daaran yahay in ay Soomaaliya ka shaqeyso sidii wada-shaqeyn dhow ula yeelan lahayd dalalka ku bahoobay urur goballeedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika,” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo dowladda kasoo saartay shirweynahan maalintii labaad galay.

Urur-goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bariga Afrika ayaa xilligaan abuuraya iskaashi weyn oo laga yeesho wax ka qabashada isbeddelka cimilada, oo si weyn u saameeyay dalal ay ku jirto Soomaaliya.

Shirkan oo uu shalay furay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa gaba-gabada la filayaa in shirka laga soo saaro go’aanno waxtar u leh Soomaaliya iyo sida ay uga faa’iideysan karto fursaddan muhiimka ah.

Soomaaliya ayaa dhowaan noqotay xubintii 8-aad ee ku biirta urur-goboleedka iskaashiga dhaqaalaha bulshada bariga Afrika ee EAC.

Si kastaba, Soomaaliya waa mid kamid ah dalalka aan weli kheyraadkooda la isticmaalin ee ku yaalla caalamka, waxaana dhinaca kale dalalka ku jira dalladan ay iyaguna sugayaan inay wax badan ka faa’iidaan dalkaan hodanka ah ee kheyraadkiisa weli ku nacfin.

Gacankudhiigle Baxsad ahaa oo Maanta Lagasoo Dejiyay Magaalada Muqdisho

Talaado June, 25, 2024 {HMC}  Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maanta laga soo dejiyay nin gacankudhiigle baxsad ahaa, kaa oo si dhuumaaleysi ah uga gudbay xadka Soomaaliya kuna galay dalka Kenya .

Ninkan gacankudhiiglaha oo lagu magacaabo Maxamed Cumar Ciise ayaa ku eedeysan in gobolka Nugaal ee Puntland uu ku dilay marxuum Maxamed Axmed Faarax, taariikhdu marak ay aheyd 17-05-2023 .

War kasoo baxay taliska booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xogta ninkan dilka geestay una baxsaday dalka Kenya la wadaageen booliiska caalamiga ah ee Interpol, waxa ayna sheegeen in ninkan magac been abuur ah isticmaalayay si aan loo aqoonsan.

”Hoggaanka xiriirka dibada ee booliiska Soomaaliyeed ayaa xogtiisa la wadaagay xafiisyada kala duwan ee Interpol, waxaana la ogaadey inuu ku nool yahay Kenya uu isticmaalay magaca Cabduqaadir Cumar Cali si aan loo aqoonsan, 21-06-2024 wuxuu tagay Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya, si uu u jarto dukumintiga u Safar dalkaaga (Go Home ), Wuxuuna ku jartey magac been abuurka ah ee Cabduqaadir Cumar Cali” ayaa lagu yiri war kasoo baxay booliiska.
Booliiska Interpol ayaana kusoo wareejiyay ninkan gacankudhiiglaha ah ee Soomaaliya ka baxsaday, waxaana la filayaa in booliiska Soomaaliya kusii wareejiyaan Maxkamadda gobolka Nugaal ee Puntland oo horey u codsatay in ninkaasi loo soo qabto.

Tension rises between Addis Ababa and Mogadishu after agreement signed between Ethiopia and self-declared Republic of Somaliland

Tuesday June 25, 2024 {HMC} Somalia’s UN envoy accused Ethiopian troops on Monday of illegally crossing the countries’ shared border and confronting local security forces.

“Somalia reaffirms its commitment to respecting the principles enshrined in the UN Charter and good neighbourliness,” Abukar Osman told the 15-member Security Council.

“And we expect Ethiopia to do the same by reconsidering its memorandum of misadventure without any further delay.”

advertisements
Because of Ethiopia’s “destabilising actions” in the wider region, Mr Osman said that Mogadishu has had to postpone from July to September the withdrawal of troops with the African Union Transition Mission in Somalia.

Atmis is expected to conclude operations in the country on December 31 after 17 years in the country.

The force was first sent to help drive Al Qaeda-linked Al Shabab out of the Somali capital and to support the internationally recognised federal government.

The AU force is operating under a UN mandate to counter a resurgence of Al Shabab and to train Somali security forces.

Tension is rising between Addis Ababa and Mogadishu, fuelled by an agreement signed in January between Ethiopia and Somaliland, a self-declared republic in northern Somalia.

Ethiopia said it would formally recognise the Republic of Somaliland in exchange for 20km of access to the Red Sea for Ethiopian naval forces, leased for 50 years.

Shortly afterwards, the Arab League convened a ministerial-level emergency session at the request of Somalia, reaffirming that Somaliland is an integral part of the country and categorically rejecting the January agreement.

Somaliland broke away from Somalia in 1991 but remains internationally unrecognised despite its claim to independence. It is in a strategic location close to the Gulf of Aden and the southern mouth of the Red Sea.

The Arab League requested Algeria, as the only Arab member of the UN Security Council, to “mobilise necessary support to issue necessary resolutions affirming the unity, sovereignty and territorial integrity of Somalia”.

The acting special representative of the UN Secretary General, James Swan, expressed concern to the council about the agreement, which he said has “created tensions in the Horn of Africa at a time when the region faces other crises”.

“I recall that the Security Council has repeatedly affirmed respect for the sovereignty, territorial integrity and unity of Somalia,” Mr Swan said.

“I encourage Somalia and Ethiopia to resolve this matter peacefully in accordance with these principles of sovereignty and territorial integrity, as enshrined in the United Nations Charter and international law.”

US deputy ambassador to the UN Robert Wood said Washington remains deeply concerned about political tension between Ethiopia and Somalia, and the negative effect it is having on shared security interests.

“We join the AU and other international partners in reiterating our support for the sovereignty and territorial integrity of Somalia,” Mr Wood said.

“Diplomatic dialogue is the way to de-escalate tensions, and the only way forward.”

On June 6, the UN General Assembly elected Somalia as a non-permanent member of the Security Council for 2025-2026, representing the eastern Africa region.

{DAAWO MUUQAALKA} Qaarada Shabelle ka imid qeybta bariga, quruxdaan Ugaaska an rabay inan ka qeyb qaato.

Talaado june,25 2024 (HMC)  Qaarada Shabelle ka imid qeybta bariga, quruxdaan Ugaaska an rabay inan ka qeyb qaato.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Somaliland oo sheegtay in dowlada Soomaaliya anay lahayn dekedo ay heshiis kula gasho Itoobiya

Talaado june,25 2024 (HMC) Somaliland oo sheegtay in dowlada Soomaaliya anay lahayn dekedo ay heshiis kula gasho Itoobiya

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Shirka Maanta waxaa looga doodayaa saameynta isbeddelka Cimilada” Guddoomiye muxudiin”

Talaado june,25 2024 (HMC)  Shirka Maanta waxaa looga doodayaa saameynta isbeddelka Cimilada” Guddoomiye muxudiin”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA