Home Blog Page 2266

Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo geysay Mgaalada Kismaayo

Isniin 24 June 2024 {HMC} Waxaa shalay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo gaaray diyaarado magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, kuwaa oo tababaro kala duwan gudaha dalka iyo dibadiisa kusoo qaatay.

Ciidankan cusub ee gaaray magaalada Kismaayo ayaa katirsan guutada Birjeex ee xoogga dalka, waxaana ciidankan garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Sida aan xogta ku helnay ciidankan ayaa loogu tala galay in gacan ku siiyaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ciidanka xoogga iyo kuwa maamulka Jubbaland oo malamihii lasoo dhaafay howlgallo ka dhan ahaa Al Shabaab ka waday Jubadda Hoose.

Ciidankan cusub ee dowladda Soomaaliya ka dejisay magaalada Kismaayo ayaa la geeyay xero ciidan oo lagu diyaarinayo, waxa ayna ciidanka la filayaa in maalmo kaddib gaaraan furumaha dagaalka ayna qeyb ka noqdaan dagaalka.

Magaalada Kismaayo waxaa ku sugan ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan guutada Danab, kuwaa oo qeyb weyn ka qaata dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab ee ku sugan Jubbooyinka.

Ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa maalmo kahor Al Shabaab kala wareegay deegaanka Buul-Xaaji ee gobolka Jubadda Hoose, deegaankan waxaa shalay booqasho ku tagay wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu ka yiri Shirweynaha Xoojinta Iskashiga Urur Gobaleedka Dhaqalaha Afrik

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Madaxweyne Xasan Sheekh muxuu ka yiri Shirweynaha Xoojinta Iskashiga Urur Gobaleedka Dhaqalaha Afrik

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Waa Maxay Muhiimada Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika” Wasiir Faarax Cabduqaadir”

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Waa Maxay Muhiimada Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika” Wasiir Faarax Cabduqaadir”

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya “ku biiradda ururka wax badan ayey u tartay ganacsatadeena.

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya “ku biiradda ururka wax badan ayey u tartay ganacsatadeena.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Waa kuma laacibka guusha u soo hooyay Soomaaliya oo Jaceyl Dartiis ugu ‘fariistay’ kubadda cagta?

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Waa kuma laacibka guusha u soo hooyay Soomaaliya oo Jaceyl Dartiis ugu ‘fariistay’ kubadda cagta?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 24 06 2024

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 24 06 2024

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiir Ceynte Oo Faah Faahin ka bixiyay Shir Muqdisho ka Furmay

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Wasiir Ceynte Oo Faah Faahin ka bixiyay Shir Muqdisho ka Furmay

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Jeneral Ibraahim Yuusuf ” Sida uu Xawaadle iskaga Xureeyey AS Waa in Qabiil walba iskaga Xureeya.

0

Isniin june,24 2024 (HMC) Jeneral Ibraahim Yuusuf ” Sida uu Xawaadle iskaga Xureeyey AS Waa in Qabiil walba iskaga Xureeya.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {24.06.2024}

Isniin 24 June 2024 {HMC}Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta  Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdimajiid Abdirahman Aadan iyo  Shukri Baryare 

Farsamadii ::Abdirahman Macalin Muse

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

FAO secures 25mln USD deal to improve food security in Somalia

Monday June 24, 2024 – (HMC)  The Food and Agriculture Organization of the United Nations (FAO) announced on Sunday that it has inked a 25-million-U.S.-dollar project to improve food security and resilience in Somalia.

FAO said the project, dubbed TRANSFORM, is a key component of the broader multi-partner Johwar Offstream Storage Program (JOSP). The project aims to rehabilitate critical infrastructure and promote climate-smart agriculture for smallholder farmers in Jowhar city in Hirshabelle state of Somalia.

FAO Country Representative Etienne Peterschmitt welcomed the new funding and highlighted its significance in contributing to enhanced food security and resilience for communities along the Shabelle River. “This collaborative model not only enhances the effectiveness of individual initiatives but also builds a sense of shared responsibility and collective action for the transformation of Somalia’s food system,” Peterschmitt said in a statement issued in Mogadishu, the capital of Somalia.

FAO said the project will support Somali farmers with flood protection and reliable irrigation, helping them use their land more productively and sustainably. It added that this effort includes developing a comprehensive JOSP governance plan, conducting environmental and social safeguarding studies, and addressing conflict mitigation, land tenure management, and durable solutions for displaced populations.

The project signing comes against the backdrop of the official JOSP launch in Jowhar on June 6, which is expected to enhance access to water for nearly 370,000 people across five districts, reduce flood risk for 1.5 million people, and mitigate drought impact for 1.65 million people.

TRANSFORM specifically contributes to three of JOSP’s objectives: the rehabilitation of core infrastructure, climate-smart agriculture and value chain development, and water resource management, governance, and community support.