Khamiis 20 June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdirahman Macalin Muse
Farsamadii ::Abdiqani Osoblle
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdirahman Macalin Muse
Farsamadii ::Abdiqani Osoblle
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Diyaarada ugu shilalka Badan oo lasoo saaray.
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Su’aalaha Garo oo Guuleyso ee Hiiraanweyn 20 06 2024
Khamiis 20 June 2024 {HMC} WAR DEG DEG AH:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu Afduubtay Kenya.
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Kormeerey qaar ka mid ah goobaha loogu diyaar garoobayo dabaal-degyada 26 June iyo 1-da Luulyo.
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Dugsi Farsamada Gacanta Lagu baranayo oo Baladweyne Laga Furay.
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Muxuu ka Badali Doona wadankan maadama markale loo dhaariyey inuu madaxwyne noqdo.
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Sargaal sare oo ka tirsan Dowlada oo ka Badbaaday iskuday lagu qaarajin lahaa
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Booqday deegaanka Buulo-Xaaji oo dhawaan laga saaray AS.
Khamiis 20 June 2024 {HMC} Taangiyada Isra’il oo taageero ka helaya diyaaradaha dagaalka iyo kuwa aanan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano drones-ka, ayaa kusii siqay gunta dhinaca galbed ee degmada Rafax ee koofurta Marinka Gaza.
Saraakiisha caafmaadka iyo dad goob joog ah ayaa sheegay in ciidamada Isra’il ay Arbacadi shalay Rafax ku dileen ugu yaraan siddeed qof, kuwaas oo intooda badani ku dhintay madaafiicda cirka iyo kuwa taangiyada ee ay labeegsadeen xaafadda Al-Mawasi.
Al Mawasi oo u dhaw dhinaca xeebta Gaz ayaa waxaa u qaxay boqollaal kun oo qoys oo ka cararay Rafax, kaddib weerarki ay ciidanka Isra’il ku qaadeen Rafax.
Dadka xaafadda Al-Mawasi ayaa sheegay in ciidanka Isra’il ay gubeen dhowr guri oo ku yaalla galbeedka Rafax, halkaas oo ay ku nool yihiin in ka badan kala bar dadka rayidka ah ee u qaxay Rafax.
Duqeymo kale oo ay ciidamada Isra’il ku bartilmaameedsadeen koofurta Gaza Arbacadi shalay, ayay ku dileen ilaa 12 qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay wakaaladda wararaka ee Reuters u xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka.
Dadka lagu dilay duqeyntaasi ayaa la sheegay in ay sugayeen kolonyo gaadiid ah oo raashin gargaar ah u waday Gaza, kuwaas oo laga soo gudbiyay marinka Karem Shalom ee jidka Salaaxuddiin ee waqooyibari ee Rafax.
Dagaalka ay Isra’il ku qaadday Gaza oo soo billowday bishii October, kaddib weerarki ay Xamaas ku qaadday koofurta Isra’il, ayaanan u muuqan mid dhawaan soo gaba gaboobayo, kaddib marki ay fashilmeen dhowr isku day oo lagu rabay in xabbad-joojin lagu kala dhex dhigo Isra’il iyo Xamaas.