Arbaco 19 June 2024 {HMC} Maamo Ugaaso oo carruurta ay daryeesho u dalxiis geysay xeebta deegaanka Jazera ee duleedka Muqdisho
{DAAWO MUUQAALKA} “Somaliland Muran gali-mayso, Ragga maanta leh Somaliland la aqoonsan-maayo,Gudoomiye Eng Faysal
Arbaco 19 June 2024 {HMC} “Somaliland Muran gali-mayso, Ragga maanta leh Somaliland la aqoonsan-maayo,Gudoomiye Eng Faysal
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Maxuu yahay Isbedelka iyo hormarka lagu sameynayo baasaboor Soomaaliga?
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Maxuu yahay Isbedelka iyo hormarka lagu sameynayo baasaboor Soomaaliga?
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
ATMIS oo Milatariga Soomaaliya ku wareejisay saldhigga Bariire
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in saldhiga Bariire ay ku wareejiyeen ciidamada nabad sugida Soomaaliya, taasi oo bilow u ah wajigii saddexaad ee dhimista ciidamada.
ATMIS waxa ay sheegtay in Saldhigga Milatari oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ciidanka ATMIS gacanta ku hayeen tan iyo 2019, uu leeyahay muhiimad istiraatijiyad ah maaddaama uu yahay goob difaac ah oo qiyaastii 60 KM dhanka galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Wareejinta saldhiga ciidamada Bariire kaliya ma ahan wareejinta hantida maguurtada ah, balse waxay astaan u tahay horumarka aan si wadajir ah uga sameynay howlgalka aan wadaagno,” ayuu taliyaha ciidamada Uganda ee ATMIS Anthony Lukwago Mbuusi.
“Waxaan si wada jir ah uga shaqeyn doonaa sidii Soomaaliya ay u heli lahayd mustaqbal ifaya, kaasoo ku dhisan iskaashi, is-ixtiraam, iyo hadafka guud ee ah in la helo nabad waarta,” ayuu yiri Mbuusi oo saldhigga Bariire ku wareejiyay Muxudiin Axmed, oo kamid ah saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed {SNA}.
Sarkaalkan ayaa ku ammaanay ciidamada Uganda ee qeybta ka ah ATMIS sida ay uga go’an tahay kala guurka iyo sida ay ugu hureen xaqiijinta nabad ku soo laabashada Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in ciidamada XDS ay sii wadi doonaan sugida amniga deegaanka Bariire iyo dadka ku nool oo ay ka ilaalinayaan weerarada Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee sida sharci darrada ah u hubeysan.
Howlgalka Midowga Afrika ayaa Soomaaliya kala baxay 5,000 oo askari, waxayna ku wareejiyeen 17 saldhig ciidan ciidamada ammaanka Soomaaliya, intii lagu guda jiray wajigii 1aad iyo 2-aad ee dhimista ciidamada ee sanadkii 2023-ka.
{DAAWO SAWIRADA} Duqa magaalada Garawe oo la kulmay Saraakiil Itoobiyaan ah
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Duqa magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland Geedi Axmed Tuurre ayaa maanta kulan gaar ah la qaaday saraakiil Itoobiyaan ah uu horkacaya madaxa Qunsuliyada Itoobiya ee Puntland.
Geedi Axmed Tuurre ayaa sheegay in madaxa Qunsuliyadda Itoobiya iyo xubnihii kale uu la kulmay uu kala hadlay hirgalinta amarkii uu soo saaray iyo sidii dalkoodii loogu celin lahaa dadka Itoobiyaanka ah ee ku soo qulqulaya Puntland, gaar ahaan Garawe.
“Waxaan maanta qaabilnay Qunsuliyadda dowladda Ethiopia ee Puntland, anagoo ka wada hadalnay sida ugu wanaagsan ee dalkoodii loogu celin lahaa dadka Itoobiyaanka ah ee kusoo qulqulaya Puntland kuwaasi oo u badan tahriibeyaal, iyadoo lala kaashanayo Hay’addaha Caalamiga ah ee ay khuseyso sida IOM” ayuu yiri duqa Garoowe.
Duqa Garawe ayaa maalmo kahor soo saaray amar ku aadan in magaalada si deg deg ah uga baxaan dadka Itoobiyaanka ah ee sida sharcidarada ah ku jooga magaalada, isagoona ku hanjabay cidii amarkiisa diida qasab lagu tarxiili doono.

{DAAWO MUUQAALKA} Maxkamada Ciidamada oo la horgeeyey Shabakad Geeystay Dilalkii ugu Cuslaa.
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Maxkamada Ciidamada oo la horgeeyey Shabakad Geeystay Dilalkii ugu Cuslaa.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Waa Maxay Ujeedka Booqashada Madaxweynaha Ruushka Kuuriyada Waqooyi?
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Waa Maxay Ujeedka Booqashada Madaxweynaha Ruushka Kuuriyada Waqooyi?
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN:.Taliye Ciidan Oo Lagu dilay Muqdisho
Arbaco 19 June 2024 {HMC} FAAH FAAHIN:.Taliye Ciidan Oo Lagu dilay Muqdisho
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 19 6 2024
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 19 6 2024
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA
{DAAWO MUUQAALKA} Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay in uu hurinayo colaadda sokeeye ee Sudan
Arbaco 19 June 2024 {HMC} Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay in uu hurinayo colaadda sokeeye ee Sudan



