Home Blog Page 23

Israel says it hit Syrian army camps in the south after Druze ‘attacked.

0

Friday 20, March  2026 {HMC}  Israel’s military has said it struck Syrian army camps overnight in response to what it claimed were attacks against the Druze community in the south of the country.

“This was in response to yesterday’s events, in which Druze civilians were attacked in the [Suwayda] area,” the Israeli military said in a post on Telegram on Friday.

“The [Israeli military] will not allow harm to come to Druze in Syria and will continue to act for their protection.”

The Syrian Observatory for Human Rights monitor reported on Thursday that fighting broke out between government forces and fighters from local tribes against opposing Druze factions in the western countryside of Suwayda.

The fighting began after mortar shells fell on areas under the control of Druze factions.

The shelling later hit residential neighbourhoods in the city of Suwayda, sowing panic and fear among residents, the Syrian Observatory said.

Syria’s state-run SANA news agency did not acknowledge the fighting in Suwayda or the Israeli attack.

Violence first erupted in Suwayda on July 13 between Bedouin tribal fighters and Druze groups.

Government forces were sent in to quell the fighting, but the bloodshed worsened, and Israel carried out strikes on Syrian troops and also bombed the heart of the capital, Damascus, under the pretext of protecting the Druze.

Israel had already pushed deeper into Syrian territory following the fall of Bashar al-Assad in December 2024, occupying the buffer zone and saying the 1974 deal with Syria had collapsed.

The latest flare-up between the neighbouring countries comes as war roils the Middle East after the United States and Israel attacked Iran on February 28.

In a speech delivered after the Eid al-Fitr prayers on Friday in Damascus, Syrian President Ahmed al-Sharaa said he is working to keep Syria out of any conflict.

“It is important to remember that Syria has always been an arena of conflict and strife during the past 15 years and before that, but today it is in harmony with all neighbouring countries regionally and internationally,” he said.

He added that Syria stood “in full solidarity with the Arab states”.

SOURCE ALJAZEERA

 

{DAAWO MUQAALKA} In ka badan 4,000 gaari oo loo waday Imaaraadka ayaa Cabsi darteed loogu dajiyay Kenya.

0

Jimco 20, March  2026 {HMC} In ka badan 4,000 gaari oo kuwa qiimo sare leh ay ku jiraan sida baabuurta shirkadda Porsche oo loo waday Dubai ayaa lagu dejiyay dekedda Lamu ee dalka Kenya, iyadoo gaadiidkan laga keenay dalka Japan ay suragal noqon wayday si badqab ah in lagu gaarsiiyo Imaaraadka Carabta , sabab la xiriirta inay weerarro la kulmayaan dekedda Imaaraadka iyo xirnaasha marinka ay maraakiibta dekedahaa ku gaari lahaayeen ee Hormuz.

Dekedda Lamu ayaa sidoo kale isku diyaarinaysa shan kun oo gaari oo kale oo isla Dubai loo waday, kuwaasoo isku darkoodu marka uu dagaalka istaago loo dirayo Dubai, xilli maamulka dekedda Lamu ay shaaca ka qaadeen inay isku diyaarinayaan qulqulka badeecooyinka ku socday dekedaha khaliijka oo aan hadda la gaarsiin karin.

 

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, oo sameynaya wax la yaableh.

0

Jimco 20, March  2026 {HMC} Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi , Kim Jong Un ayaa sameynaya wax la yaableh, wuxuu muddo lix bilood ah maalin kasta oo ka mid ah waqtigiisa u badan ku qaadanayaa xarumaha milatariga iyo warshadaha hubka, halkaa oo laga arkay koror badan oo ku yimid wax soosaarka milatari ee Kuuriyada Waqooyi, wax u muuqda sida ay werisey Reuters, in Kim uu ogyahay dhacdo weyn oo dagaal oo dunidda ay wajahayso, marka la tixraaco is diyaarinta milatari ee ka gudbaysa xadka caadiga ah.

Sidoo kale , waxaa sare martay suragalnimada Kim inuu xilka hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi u diyaarinayo gabadhiisa yar Ju-ae, taa oo hadda ku dhex jirta milatari , jeneraal kasta oo milatari ahna garanaysa, isla habkii Kim loogu diyaariyay xilkan, waxayna gabadha yar ee sirdoonka reer galbeedka aysan garanayn xilliga ay dhalatay iyo meesha ay ku dhalatay hadda ay meesha ka saartay eedadeed Kim Yo Jong, oo mar loo maleyn jiray inay tahay qofka xilka ka beddelaya Kim.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 20-03-2026

0

Jimac  20 March 2026 {HMC} Wararka Ugu Waa Weeyn Soomaaliya Caalamka 20-03-2026

HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAGAALKA BARIGA DHAXE. 

{DAAWO MUQAALKA} Baladweyne oo si weyn Manta looga Ciiday.

0

Jimac  20 March 2026 {HMC}  Baladweyne oo si weyn Manta looga Ciiday.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAGAALKA BARIGA DHAXE. 

President Mohamud urges business leaders to help drought-hit families.

0

Friday 20, March  2026 {HMC} Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday called on business leaders, religious scholars and charitable organizations to step up support for drought-affected families, particularly orphans and other vulnerable groups, as the country faces deepening hunger and rising living costs.

In his Eid address to the nation, the president appealed for solidarity at a time when nearly 6.5 million people in Somalia are projected to face crisis-level or worse food insecurity by the end of March, according to the latest Integrated Food Security Phase Classification (IPC) analysis released by the federal government and U.N. agencies.

Worsening drought, prolonged conflict and cuts in global aid have intensified the humanitarian crisis, leaving millions struggling to access food, water and basic services.

Hassan Sheikh said regional instability, including conflicts in the Middle East, has contributed to rising prices of essential goods in Somalia. He urged that such disputes be resolved through dialogue to prevent further economic shocks that could harm Somali households.

To address domestic price pressures, the president announced the formation of a special committee tasked with monitoring and reducing the cost of essential commodities. The body will include representatives from the ministries of Finance, Planning, Trade and Industry, as well as the Chamber of Commerce, the Office of the Attorney General and the Treasury.

The committee’s mandate, he said, will be to ensure fair pricing and ease the burden on ordinary citizens.

The president also said the government is continuing efforts to strengthen security, expand democratic governance and promote economic development. He reiterated an offer of amnesty to youth affiliated with al-Shabab and ISIS, urging them to abandon violence and reintegrate into society.

Hassan Sheikh further emphasized that political dialogue remains open and is the only path toward lasting solutions and stable governance.

Somalia is navigating a complex moment marked by political tensions, security challenges and mounting humanitarian needs, with aid agencies warning that sustained support will be critical to prevent further deterioration in living conditions.

{DAAWO MUQAALKA) Xiisada Baraawe iyo Ciidamada Dowlada oo Guud ahaan Magaalada la Wareegay.

0

Jimac  20 March 2026 {HMC} Xiisada Baraawe iyo Ciidamada Dowlada oo Guud ahaan Magaalada la Wareegay.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAGAALKA BARIGA DHAXE. 

Koonfur Galbeed ugu digtay in DFS in doorasho ay ku qabato Baraawe.

0

Khamiis 19 March 2026 {HMC} Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Fiqi, ayaa si adag uga digay tallaabooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorasho lagu qabto magaalada Barawe, isagoo sheegay in arrintani ay halis weyn ku tahay xasiloonida gobolka.

Dr. Fiqi ayaa bartiisa X kusoo qoray qormo oo arintaan kaga hadlaayo, waxaana uu sheegay in Barawe aanay marnaba u shaqeyn sida caasimad, mana jirto kulan baarlamaanka ah oo halkaas lagu qabtay, mana jirto kulan golaha wasiirrada ah oo magaalada ka dhacay.

Sida uu tilmaamay, awooda dhabta ah ee maamul iyo go’aan qaadasho waxay ku sugnaayeen magaalada Baydhabo, halkaas oo baarlamaanka iyo hay’adaha fulinta ay ku shaqeeyaan.

“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan ugu riixeysaa doorasho lagu qabto Barawe, taas oo aan la aqbali karin isla markaana ah talaabo halis ah, Ciidamada Dowladda Federaalka ee la geeyay magaalada waxay muujinayaan in arrintani aysan ku saabsanayn heshiis ama sharci, balse tahay in xoog lagu soo rogo qorshe siyaasadeed,” ayuu yiri Dr. Fiqi.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa intaas ku daray in ciidamada maamulkiisu ay haatan yihiin kuwo diyaar u ah difaaca deegaanka, islamarkaana halista isku dhaca ay hadda tahay mid dhab ah oo aan la saadaalin karin.

Dr. Fiqi ayaa ugu digay Dowladda Federaalka in kicin kasta oo lagu sameeyo Barawe uu yahay qalad weyn, isla markaana khilaaf kasta oo ka dhasha uu mas’uuliyadda si buuxda u qaadi doonto Dowladda Federaalka.

“Haddii xiisaddu ay isu beddesho dagaal, mas’uuliyadda waxaa si toos ah u leh Dowladda Federaalka, mana ahan dano shakhsi ama mid shacabka Soomaaliyeed,” ayuu ku yiri hadalkiisa.

Guddoomiye Aadan Madoobe oo fariin udiray Madaxweyne Laftagareen.

0

Khamiis 19 March 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanaka 11aad ee JFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa ka hadlay xiisadda ka siyaasadeed ee saamaysay deegaan doorashadiisa Koofur Galbeed isaga oo faahfaahin u diray Madaxweyne Laftagareen.

Aadan Madoobe ayaa shaaciyay in uu isku dayay safar uu ku tago Magaalada Baydhabo si uu uga hortago rabshada saameeya jiritaanka Dowlad-Goboleedkaas balse laga hor istaagay isaga oo eedda dusha ka saaray Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa baaq furan u diray Madaxweyne Laftagareen waxaana uu kula taliyay in uu dhowro dedaalladii horay loo geliyay xasiloonida iyo sii jiritaanka maamulkaas lana joojiyo abaabullada iska soo horjeeda labada dhinac.

Dhinaca Mucaaradka ayuu xusay in uu kala hadlay sidii ay u joojin lahaayeen duullaanka ay ku doonayaan in ay ku qaadaan ciidamada kale ee hoostaga Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen si ay meesha uga saaraan joogisteeda Magaaladaas sida ay ku doodeen uuna sheegay Aadan Madoobe.

Waxa uu bidhaamiyay in Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen uu Baydhabo ka billaabay in uu qoro dad uu doonayo in ka dhigo Xildhibaanno sidaasina uu ku qabsado Doorasho boob ah oo dadka reer koofur Galbeed sii kala fogaynaysa sida uu ku dooday Aadan Madoobe.

“Cabdicasiis waxa uu rabaa in uu meel fadhiisto oo liis uu qoro kuna dhawaaqo oo si qarda-jeex ah uu u maro doorasho aan loo dhammayn, arrintaas walaalkay waan uga digayaa, wax la aqbali karana ma aha, cid xaq u siisay in uu Xildhibaan qoro ma jirto” Ayuu yiri, Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Sheekh Aadan Madoobe.

Waxa uu ka digay xiisadda siyaasadeed ee jirta isaga oo tilmaamtay in xaaladda muuqata aanay ahayn mid fudud isla markaana u baahan in wax laga qabto si loo badbaadiyo dhiigga Dadka ku sugan goobaha saansaanta ka jirto sida uu hadalka u dhigay guddoomiye Aadan Madoobe.

Maxay tahay gogasha Galmudug ay udhigtay Dowladda Federaalka & DG Koofur Galbeed ?

0

Khamiis 19 March 2026 {HMC} Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in maamulkiisa uu gogol u dhigayo Dowlada Federaalka & Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed si loo xaliyo khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhex galay.

Cali Daahir Ciid ayaa xusay in gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo in ay dhigayaan gogoshaas si ay uwada hadlaan Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed si loo xaliyo khilaafaadka heerka sare gaaray sida uu hadalka u dhigay.

“Galmudug ahaan Gobol baan dhigaynaa oo diyaar ayaan u nahay in aan xalino khilaafka u dhaxeeya Muqdisho & Baydhabo, gobol ayaan dhigaynaa Gaalkacyo, haddii taasi ay socon waysana Dhuusamareeb ayaan dhigaynaa, waala soo dhaafay xiliyadii Shisheeywaxa aan diyaar u nahay in aan kaalinteenna ka qaadano” ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka DG Galmudug, Cali Daahir Ciid.

Ma jiro war kasoo baxay Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed oo looga jawaabay gogoshaan Dowlad-Goboleedka Galmudug u dhigayso si loo xaliyo khilaafka soo kala dhexgalay labadaan dhinac.