Home Blog Page 2301

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 13 06 2024

Khamiis june, 13, 2024 (HMC) – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Sahro Gabro & Abdiyare

Farsamadii ::Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Taliska Booliska G/Banaadir oo farxadda la wadaagay ardeydii gashay imtixaanka fasalka 8-aad

Arbaco 12 June 2024 {HMC}Taliska Booliska G/Banaadir oo farxadda la wadaagay ardeydii gashay imtixaanka fasalka 8-aad

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Gudoomiye Yabooh ‘Maanta waa inaan la faraxno ardeydeena gashay imtixaanka”.

Arbaco 12 June 2024 {HMC} Gudoomiye Yabooh ‘Maanta waa inaan la faraxno ardeydeena gashay imtixaanka”.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Mid ka mid ciyaaraha dhaqanka ee lagu soo bandhigay deegaanka wanniile ee Degmada Ceeldheer.

Arbaco 12 June 2024 {HMC} Mid ka mid ciyaaraha dhaqanka ee lagu soo bandhigay deegaanka wanniile ee Degmada Ceeldheer.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxaa ka Jiro in Dowlada Soomaaliya ay Xalisay Khilaafkii Maamulka Puntland ?

Arbaco 12 June 2024 {HMC}  Maxaa ka Jiro in Dowlada Soomaaliya ay Xalisay Khilaafkii Maamulka Puntland ?

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

UAE iyo Iran oo la ogaaday in ay qayb ka yihiin dagaalka Sudan

Khamiis 13 June 2024 {HMC} – Baadhitaan ay samaysay BBC-da Carabiga ayaa lagu ogaaday cadaymo muujinaya in dhinacyada isku haya Sudan ay isticmaalayaan hub ay siiyeen Iran iyo Imaaraadka Carabta, inkastoo Qaramada Midoobay ay saartay cunaqabatayn dhanka hubka ah dalkaas.

Muuqaal laga soo duubay Ciidamada Taageerada Degdegga ah oo soo ridaya Diyaarad Drone ah oo ay leedahay Dowladda Suudaan ayaa u muuqda mid muujinaya in laga lahaa diyaaraddaas dalka Iiraan, halka baarnimyada dabagalka duullimaadyadana ay muujinayaan diyaarado dhowr ah oo Iiraan leedahayay ku soo degeen Magaalada Port Sudan.

BBC-da ayaa sidoo kale heshay caddaymo muuqaal ah oo taageeraya eedeynta Qaramada Midoobay ee ah in U-A-E ay siiso RSF hub. U-A-E iyo golaha madax banaanida Suudaan ayaa beeniyay eedeymahan.

Ciidanka Suudaan, R-S-F iyo wasaaradda arrimaha dibadda Iran ayaa iyaguna diiday in ay ka hadlaan arrintan.

QM waxay sheegtay in qulqulka hubka ku socda dalkaas uu yahay kan sii dheeraynaya dagaalka sokeeye, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan lix iyo toban kun oo qof, halka toban milyan oo kalena ay ku barakaceen.

XIGASHO BBC SOOMALIA

Amiirka Qatar oo la wada hadlay Abiy Ahmed iyo Xasan Shiikh

Khamiis 13 June 2024 {HMC} – Amiirka dalka Qatar Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani, ayaa shalay la wada hadlay laba jeer oo is xigta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal Wasaaraha Itoobbiya, sida ay baahisay warbaahinta qaranka ee dalka Qatar

Amiirka Qatar ayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo Raysal Wasaare Abiy Ahmed kala wada hadlay saaxiibtinnimada dalalkooda iyo sidii loo kordhin lahaa wada shaqaynta ay leeyihiin.

Halka sida oo kale sida lagu baahiyey warsaxaafadeedyadaa kala duwan ee ku saabsanaa wadahadalladiisii labadan masuul in uu kala hadlay arrimaha gobolka ka taagan iyo walaacyada mideeya.

{DAAWO MUUQAALKA} Qaramada Midoobe oo Xabad joojin kala dhax dhigtay israa’iil iyo Xamaas.

Arbaco 12 June 2024 {HMC} Qaramada Midoobe oo Xabad joojin kala dhax dhigtay israa’iil iyo Xamaas.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

&

{DAAWO MUUQAALKA} Hay’adda SoDMA oo gaadiid shixnad gargaar ah wada u dirtay degmada Ruun-nirgood ee G/Sh/dhexe.

Khamiis 13 June 2024 {HMC} Hay’adda SoDMA oo gaadiid shixnad gargaar ah wada u dirtay degmada Ruun-nirgood ee G/Sh/dhexe.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {13.06.2024}

Khamiis 13 June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdirahmaan Macalin Muuse

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO