Home Blog Page 2316

Maamulka Galmudug oo soo farageliyay dagaalka ka socdo Xeraale & Cabudwaq.

Axad 09, June 2024 {HMC} Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddi ka kooban shan wasiir u magacaabay xal u raadinta colaadda u dhaxaysa beelaha walaalaha ah ee wada dega inta u dhaxeysa degmooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee waqooyiga Gobolka Galgaduud.

Dhimashadii ugu badneyd iyo dhaawac tiro beel ah ayaa la soo warinayaa inuu ka dhashay dagaalkaas shalay ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Xeraale iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Wararkii u dambeeyay ayaa tilmaamaya in dhaawacu ka badan yahay 60 ruux, halka dhimashadu kor u dhaaftey konton qof oo isugu jira dhinacyada dagaalamaya iyo xubno ka tirsan Ciidamada amaanka Galmudug oo ku howlanaa in ay Kala dhex galaan dhinacyada.

Saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaalada Cadaado, Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa xaqiijiyay in dhaawacyo aad u badan isbitaaladooda la jiifiyay, kuwo hor lehna ay saacad walba soo gaarayaan. taasina keeneyso in aysan tiradu wali xaddidneyn.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

Hussein Sheikh Ali: Al-Shabaab leaders were ready to surrender before Cowswayne clash

Sunday 09, June 2024 {HMC} National Security Adviser Hussein Sheikh Ali disclosed that Al-Shabaab leaders, who were ready to surrender, managed to escape due to the government’s failure during the Cowswayne conflict.

In an interview, Ali revealed that a few days before the Cowswayne battle, Al-Shabaab leaders had contacted the government, expressing their willingness to surrender. He emphasized that the situation changed drastically when the battle ensued, leading to significant losses for government forces.

“In the weeks leading up to Cowswayne, we received information that senior Al-Shabaab leaders were reaching out to the government to discuss surrender. Unfortunately, military mistakes happened,” Ali said.

The national security adviser also highlighted that the opportunity for Al-Shabaab to surrender is still near, using the Somali term “Ibihiya.” However, he pointed out that some politicians are against the defeat of Al-Shabaab, fearing it might threaten their political interests.

“It is unfortunate that some Somali people believe that weakening Al-Shabaab would endanger their political interests,” Ali said.

Somaliland president inspects new planes for pilot training school

Sunday 09, June 2024 {HMC} The leaders of the breakaway Somaliland Republic, President Muse Bihi Abdi and Military Commander Nuh Ismail Tani, inspected newly acquired planes for the first time on Saturday.

The presidency announced that these planes would be used to train pilots at the Somaliland Pilot Training School, emphasizing the importance of advancing local aviation capabilities. “The president inspected new planes that will be owned by the Republic of Somaliland for the first time. These planes will be used to train technicians and civil pilots within the country,” the statement said.””
The Somaliland Civil Aviation and Airports Authority (SLCAAA) added, “We have brought 4 aircraft to the SL Aviation Training Center, which will train future pilots from Somaliland to work for the benefit of the people and the country.”

In an effort to boost the country’s aviation expertise, the government has enlisted international pilot trainers. According to the official statement, these trainers are set to produce professional pilots over the next two years.

Additionally, President Bihi visited the General Command of the Somaliland Military Forces in Hargeisa, further underlining his administration’s commitment to strengthening Somaliland’s military and aviation infrastructure.

The acquisition of these planes and the establishment of the Somaliland Aviation Institute are major steps in the region’s aviation development.

{DAAWO MUUQAALKA} Kooxihii ka ganacsan jiray Khamriga, Xashiishadda & Hubkii Oo gacanta lagu soo dhigay Garowe

Sabti 8 June 2024 {HMC} Kooxihii ka ganacsan jiray Khamriga, Xashiishadda & Hubkii Oo gacanta lagu soo dhigay Garowe

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Iskuulka Suulnuug ee degmada Xarardheere oo markii ugu horeysay u fariisatay imtixaanka shahaadiga.

Sabti 8 June 2024 {HMC} Iskuulka Suulnuug ee degmada Xarardheere oo markii ugu horeysay u fariisatay imtixaanka shahaadiga.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {09.06.2024}

Axad 09, June 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Google oo fulinaysa balanqaad ay sameysay sanad kahor

Sabti 8 June 2024 {HMC} Google oo fulinaysa balanqaad ay sameysay sanad kahor

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Ceeldheer iyo Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii shalay.

0

Axad 09, June 2024 {HMC} Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Ceeldheer iyo Khasaaraha ka dhashay Dagaalkii shalay.

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Carabta oo u hanjabay hoggaamiyaasha Xamaas ee dalalkooda ku nool

0

Axad 09, June 2024 {HMC} Carabta oo u hanjabay hoggaamiyaasha Xamaas ee dalalkooda ku nool

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA

{DAAWO MUUQAALKA} Kooxda Buula-xaabley ayaa usoo gudubtay finalka tartanka 8-da naadi ee magaalada baladwayne

Sabti 8 June 2024 {HMC} Kooxda Buula-xaabley ayaa usoo gudubtay finalka tartanka 8-da naadi ee magaalada baladwayne

HOOS KA DAAWO WARBIXINTA MUUQAALKA