Home Blog Page 233

Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha DFS Oo kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Turikiga

0

Jimco , 19 Dec 2025 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa magaalada Ankara ee kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymahakulan miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Mudane İbrahim Yumaklı

Kulanka labada Mas’uul ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo labada Wasaaradood iyo dardargelinta fulinta heshiisyadii la gaaray oo uu ugu danbeeyay Heshiiska Iskaashiga iyo Horumarinta Waxsoosaarka Badda oo ah mid muhiimad gaar ah u leh kobcinta dhaqaalaha Kheyraadka Badda ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb ahaa Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS. Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) kaasi oo goobta ka sheegay sida maalgashigu muhiim ugu yahay xoojinta xiriirka labada wadan.

Sidoo kale Wasiir Axmed Xasan Aadan ayaa dowlada iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah iyo wax-wadaqabsiga iyo wadajirka Walaalnimada ku dhisan ee labada dal, Dhankiisa Wasiirka Beeraha iyo Kaymaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane İbrahim Yumaklı ayaa sheegay in Dowladda Turkiga ay ka go’antahay taageeradda iyo iskaashiga Soomaaliya iyo fulinta dhammaan heshiisyadii lawada saxiixday.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

0

Jimco , 19 Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka Itoobiya, ayaa maanta kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya, kor u qaadista iskaashiga dhinacyada amniga, siyaasadda iyo arrimaha gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii ambaqaadidda wada-shaqeynta ku dhisan is-ixtiraamka, daris wanaag iyo danta guud ee Labada dowladood, si loo xaqiijiyo xasilloonida Geeska Afrika.

Somali Future Council Conference opens in Kismayo amid electoral dispute

0

Friday 19  December , 2025 (HMC)  Somali Future Council conference opened in Kismayo on Thursday afternoon to discuss political developments and the ongoing election process in the country.

The gathering is attended by prominent political figures, including Puntland President Said Abdullahi Deni, Jubaland President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe), former Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, former Prime Ministers Mohamed Hussein Rooble, Hassan Ali Khayre, and Abdi Farah Shirdoon (Saacid), as well as former minister Abdirahman Abdishakur Warsame.

advertisements

More than 700 delegates arrived in Kismayo in recent days, as the interim capital of Jubaland demonstrated its capacity to host large political gatherings amid tightened security measures.
In his opening remarks, Jubaland President Ahmed Mohamed Islam said Somalis are expecting the conference to produce constructive outcomes that will steer the country toward a consensus-based electoral model and help avert political conflict.

“The importance of this conference is that Somalia is not dependent on the will of one person,” he said.

“Advice must be placed on the table, the remaining time for elections must be clearly understood, and an agreed election process must be reached.”

Puntland President Said Abdullahi Deni said Puntland is ready to play a role in rebuilding the Somali state and urged the federal government to listen to opposition voices.

“If we do not listen to each other and do not respect one another, nothing good will come from it,” Deni said.

“The president and the federal government must allow Somalis to reach a shared view on an election based on agreement.”

Former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed criticized the current electoral environment, saying it risks eroding public trust.

“It is unfortunate that elections that should have been a source of pride have been distorted,” he said.

“People are being forced to register, which distances citizens from the government and undermines the recovery the Somali people have made. We want something meaningful to come out of this conference something the people will welcome.”

Meanwhile, State Minister of the Presidency of Puntland, Abdifatah Abdinur, said the conference aims to consolidate political momentum and prevent what he described as political chaos created by current federal leadership. He urged civil society to support a consensus-driven political process.

Responding to the Kismayo conference, Federal Minister of Interior Ali Yusuf Ali Hoosh said the government does not oppose the meeting, stressing that freedom of assembly is guaranteed under the constitution.

“The Federal Government of Somalia fully respects the constitutional right to assembly and meetings,” Hoosh said.

“This is a right of every Somali citizen and is different from what occurred in the past.”

However, the minister accused opposition figures of resisting the return of power to the people through one-person, one-vote elections, particularly at the local council level.

The Somali Future Council, formed in October, brings together the leaders of Puntland and Jubaland along with members of the Somali Salvation Forum. The alliance seeks to coordinate positions on political and security issues, including preparations for the 2026 elections. The group has rejected moving forward with elections without a broad national consensus.

The Kismayo conference coincides with plans by the National Independent Electoral Commission to hold one-person, one-vote local council elections in Benadir region on December 25, 2025. While preparations are underway in Mogadishu, the Somali Future Council has boycotted the process, accusing the federal government of unilaterally managing elections, amending the constitution without consensus, and violating the federal consultative framework between the federal government and member states.

At the heart of the dispute are the election model, timing, security conditions, constitutional amendments, and the management of the electoral process. While opposition leaders say they support one-person, one-vote elections in principle, they argue that current conditions risk instability and post-election conflict.

Political analysts warn that proceeding with elections without the participation of major political stakeholders could create new political dynamics and deepen divisions, emphasizing that a consensus-based electoral framework remains the most viable path to preventing post-election unrest in Somalia.

Source Hiiraan Online

Maraakiib Gargaar bani aadamnimo oo Turkiga laga leeyahay oo gaaray Port Sudan

0

Jimco , 19 Dec 2025 {HMC}  Maraakiib wada gargaar bani aadamnimo oo lala leeyahay Dalka Turkiga ayaa gaaray Dekedda Port Sudan sida ay qayb uga noqdaan howlaha lagu caawinayo Dadka u dhashay Suudaan ee saamaynta taban ku reebtay colaadda Sokeeye.

Sida uu xaqiijiyay safiirka Turkiga ee Suudaan Fatih Yildiz, deeqdaan ayaa loogu talagalay sidii Ankara ay u caawin lahayd walaalaha Suudaaneeska ah ee gacmaha baran isla markaana saamaysay colaadda ka jirta dalkooda.

Safiirka ayaa ballanqaaday in Dowladdiisa ay sii wadi doonto kaalmada ay u qorsheysay reer Suudaan ilaa inta xaaladda iska baddeleyso si loo dabaqabto dadka gaajaysan ee haraadka iyo colaaddu usii dheer tahay sida uu hadalka u dhigay.

Turkiga ayaa usoo jeystay garab istaagga Dalkaan dhaca Waqooyiga Qaaradda Afrika ee Suudaan oo ay ku hardamayaan labada Janan ee ciidamada ka kala amar-qaata gadaal u galay Dowlado shisheeye ee dhibaatooyinka xooggan ka gaystay dalkooda.

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa Weeyn somaaliya iyo Caalamka 19-12-2025

0

jimco 19, Dec  2025 {HMC} Wararka ugu waa Weeyn somaaliya iyo Caalamka 19-12-2025

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Muxuu yahay ujeedka Wafdiga itoobiya ee gaaray Jabuuti.?

0

jimco 19, Dec  2025 {HMC} Muxuu yahay ujeedka Wafdiga itoobiya ee gaaray Jabuuti.?

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} GorGor oo Howlgalo wada Sh_Hoose.

0

jimco 19, Dec  2025 {HMC} GorGor oo Howlgalo wada Sh_Hoose.

 

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Howlgallo ka dhan ah AS’ oo Lagu dhawaaqay..

0

jimco 19, Dec  2025 {HMC} Howlgallo ka dhan ah AS’ oo Lagu dhawaaqay..

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Shirka Mucaaradka oo lagu wado in lagu soo gaba gabeeyo Magaalada Kismaayo..

0

jimco 19, Dec  2025 {HMC}  Shirka Mucaaradka oo lagu wado in lagu soo gaba gabeeyo Magaalada Kismaayo..

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

 

 

{DAAWO MUQAALKA} DFS oo dib u furtay waddoyin muhiim u ah Shacbka muqdisho.

0

jimco 19, Dec  2025 {HMC}  DFS oo dib u furtay waddoyin muhiim u ah Shacbka muqdisho.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA