Home Blog Page 2335

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Cadaado.

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmada Cadaado.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Tartan Kubbadda cagta ah oo laga daah furay magalada Baladweyne

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} Tartan Kubbadda cagta ah oo laga daah furay magalada Baladweyne

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 03 06 2024

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 03 06 2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} FAAH FAAHIN Dagaal culus oo dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} FAAH FAAHIN Dagaal culus oo dhexmaray qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu ka yiri Nabadoon Faarax Cabdi waare Heshiiska Degmada Maxaas Lagu gaaray.?

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} Muxuu ka yiri Nabadoon Faarax Cabdi waare Heshiiska Degmada Maxaas Lagu gaaray.?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Heshiis Lagu Gaaray Shirkii Degmada Maxaas Iyo Odoyaal Ka Hadlay.

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} Heshiis Lagu Gaaray Shirkii Degmada Maxaas Iyo Odoyaal Ka Hadlay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} “Farqi aad u weyn ayaa u dhexeeya sanadkaan iyo sanadkii hore adeegga Xajka”.

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} “Farqi aad u weyn ayaa u dhexeeya sanadkaan iyo sanadkii hore adeegga Xajka”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shirka wada-tashiga beesha cali madaxweyne oo maxaas ka furmay.

0

Isniin 3 June 2024 {HMC} Shirka wada-tashiga beesha cali madaxweyne oo maxaas ka furmay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Mid ka mid ah dalalka ugu weyn dunidda oo Haweeney Yuhuudi ah madaxweyne ay ka noqotay.

Isniin 3 June 2024 {HMC} Haweenayda Claudia Sheinbaum oo ah musharrax asalkeedu yahay Yuhuud ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxtinimada ee dalka Mexico.

Waxay noqotay madaxweynihii ugu horreeyay ee dumar ah iyo qofkii ugu horreyay ee Yuhuudda Mexico oo loo doorto xilka madaxweynaha dalkaasi.

Kaliya 60,000 kun oo Yuhuud ah ayaa ku nool Mexico kuwaasoo ka mid ah 130 milyan ee ay ka kooban yihiin guud ahaan dadka Mexico, laakin guusheeda waxay albaab u noqon kartaa xubno badan oo Yahuud ah inay qabtaan xilal sare.

Sheinbaum, waxay siyaasadda soo gashay iyadoo da’yar ah, markii u horreysay sannadkii 2000 waxay ka shaqo gashay xafiiska duqa Mexico City, illaa ay markii dambe isla kursiga la wareegtay oo loo doortay duqa caasimadda Mexico.

Waxay PhD ku qaadatay injineernimada tamarta iyadoo 33 jir ah, marka ay diyaarinaysay qoraalkeeda PhD-ga , waxay waqti ku qaadatay jaamacadda California, Berkeley ee dalka Mareykanka. Hadda oo ay ku guuleystay xilka Madaxweynaha waa 61 sanno jir.

Itoobiya Iyo Koonfur Kuuriya oo heshiiskii ugu ballaarna Kala Saxiixtay

Isniin 3 June 2024 {HMC}  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Koonfur Kuuriya Yoon Suk Yeol ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku kacaya $1 bilyan oo doolar.

Heshiiska qaab dhismeedka maal-gelinta ayaa bartilmaameedsanaya mashaariicda la fulin doono afarta sano ee soo socota, sida uu sheegay xafiiska ra’iisul wasaaraha.

Madaxda ka socotay Itoobiya iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa sidoo kale yeeshay wada-hadalo laba geesood ah.

Dhinacyada ayaa sidoo kale kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo u dhaxeeya guddiga anshaxa federaalka iyo la-dagaalanka musuq-maasuqa ee Itoobiya iyo guddiga la-dagaalanka musuq-maasuqa iyo xuquuqda madaniga ah ee Jamhuuriyadda Kuuriya.

Wafdiga Itoobiya ayaa qeyb ka ah shir madaxeedka Jamhuuriyadda Koonfur Kuuriya iyo Afrika, kaasi oo sanadkan ka dhacaya magaalada Seoul ee caasimada dalkaasi Koonfur Kuuriya.

Shirkan ayaa waxaa intiisa badan diiradda lagu saari doonaa xiriirka soo jireenka ah ee Koonfur Kuuriya iyo dalalka Afrika, gaar ahaan dhinaca iskaashiga oo ay ugu muhiimsan tahay horumarinta ganacsiga.

Si kastaba, heshiiskan ku kacaya 1 bilyan dollar ee Koonfur Kuuriya iyo Itoobiya ayaa imanaya xilli ay Itoobiya wajaheyso xaalad dhaqaale xumo, ayna gudaheed ka taagan yihiin xasarado dagaal iyo xaalado bini’aadantinimo oo is-biirsaday.