{DAAWO MUUQAALKA} Hantidhowraha guud ee qaran oo Muqdisho ka furay shirweynaha xafiisyada Hantidhowrka heer federaalka
Axad 2 June 2024 {HMC} Hantidhowraha guud ee qaran oo Muqdisho ka furay shirweynaha xafiisyada Hantidhowrka heer federaalka
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUUQAALKA} Haweenka Hirshabeelle u diyaar garoobaan howlgalka wajiga labaad ee lagu ciribtirayo AS..
Axad 2 June 2024 {HMC} Haweenka Hirshabeelle u diyaar garoobaan howlgalka wajiga labaad ee lagu ciribtirayo AS..
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Garaad Jaamac” Qaabka Makta loo bixiyo aynu wax ka bedelnoo sababto ah sidan sax maaha”
Axad 2 June 2024 {HMC} Garaad Jaamac” Qaabka Makta loo bixiyo aynu wax ka bedelnoo sababto ah sidan sax maaha”
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhaba ka furay shirka sanadlaha ah ee Garsoorka.
Axad 2 June 2024 {HMC} Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Baydhaba ka furay shirka sanadlaha ah ee Garsoorka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.
{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada hadlay dagaalka AS iyo go’aankii dowlada ee UNSOM
Axad 2 June 2024 {HMC} Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada hadlay dagaalka AS iyo go’aankii dowlada ee UNSOM.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
President Hassan Sheikh speaks on the telephone with the US Secretary of State
Sunday 2 June 2024 {HMC} The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud held telephone conversations with United States Secretary of State Antony Blinken.
The two officials discussed shared security interests in the Horn of Africa, counterterrorism objective and post-ATMIS plans.
They also discussed the important role of the UN Assistance Mission in Somalia.
The below is attributable to Spokesperson Matthew Miller:
Secretary of State Antony J. Blinken spoke to Somali President Hassan Sheikh Mohamud and discussed shared security interests in the Horn of Africa, including the need to reduce regional tensions, focus on counterterrorism objectives, and finalize planning for a successor mission to the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS). They also discussed the important role of the UN Assistance Mission in Somalia.
Police spokesman: Every checkpoint in Mogadishu equipped with bomb detection dogs

Sunday June 2, 2024 The Somali Police Force will deploy bomb detection dogs at every checkpoint in Mogadishu to enhance security and prevent explosives, according to spokesperson Abdifitah Adan Hassan.
Hassan announced Saturday that the dogs are specifically trained to sniff out explosives, providing an additional layer of security that traditional methods might miss. He assured the public that the dogs pose no threat, emphasizing their role in ensuring safety. He also noted that Somalis have long used dogs to protect their fields and homes.
“Dogs are indispensable in Mogadishu. By 2025, we hope every checkpoint will have a dog on duty, ensuring smooth traffic flow and thorough investigation of any suspicious individuals,” Hassan said.
The decision follows a recent trial run of dogs inspecting public transportation at checkpoints in Mogadishu. While some residents have expressed concern about the dogs touching their belongings during inspections, police say the dogs are essential for security.
WAR DEG-DEG AH: Duqa Degmada Baladweyne oo xilkii laga qaaday iyo Masuul cusub oo la magacaabay.
Axad 2 June 2024 {HMC} Maamulka Hirshabelle ayaa goordhow xilkii ka qaaday Duqa Magaaladda Baladweyne Cabdullahi Salaad oo xilkaan loo magacaabay dhawaan.
Xilkaqaadistaan ayaa la rumeysan yahay in ay la xiriirto ka dib markii Cabdullahi Salaad Maalmihii Danbe uu qoraal ka sameeyay Culeysyo ka jira Hirshabelle iyo eedeyn uu u jeediyay qaar ka mid ah wasaaradaha Maamulka.
Qoraalka Xilka looga qaaday ayaa u qornaa.
”Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle:
Kadib markuu arkay baahida loo qabo dardar gelinta howlaha shago ee Magaalada Beledweyne, markuu arkay muhiimada ay leedahay xoojinta iyo Horumarinta adeegyada bulshada Dowladda hoose ee Magaalada Beledweyne
markuu latashaday madaxda sare ee Dowladda Hirshabelle
waxa uu xilkii ka qaaday: Cabdullaahi Salaad kugee Duqii Magaalada Beledweyne.
Isla markaana waxa uu u magacaabay:
Nadar Tabaax Maalin Duga Magaalada Beledweyne”.
Golaha Wakiillada Somaliland oo laga jaray mushaaraadka iyo Sababta.
Axad 2 June 2024 {HMC} Fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland ayaa markii saddexaad kooram la’aan u baaqday maanta, xilli ay Golaha hortaallo miisaanniyad sannadeedkiii 2024-ka oo uu dib ugu celiyey madaxweynaha maamulkaas Muuse Bixi Cabdi.
Warar aan helnay ayaa innoo xaqiijiyey baaqashada fadhiyadaan ay keentay ka gadaal markii uu muran soo kala dhexgalay Golaha iyo Xukuumadda, kaas oo la xiriira odoroska Miisaaniyadda, oo markii dambe sababtay in laga jaro mushaarka ay qaadan jireen Golaha.
Warfidiyeennada ku sugan magaalada Hargeysa ayaa xaqiijiyey baaqashada fadhiga Golaha ay sababeen xeerar dib uu u soo celshay Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi, kuwaas oo Golaha ay horay u meelmariyee.
Xeerarka lagu soo celshay Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka mid ah xeerka ansixinta Gobolnimada Gabiley oo ay la socoto dallacsiinta afarta degmo ee kala ah, Baligubadle oo ‘B’ loo dallacsiiyo, Caynaba oo iyaddanna ‘B’ loo dallacsiinayo, Baki oo ‘B’ loo dallacsiiyo, Sheekh iyaddanna ‘B’ loo dallacsiiyo.
Somaliland ayaa lagu wadaa dhammaadka sanadkaan in ay ka dhacdo doorasho Madaxweyne kaas oo ay ku baratamayaan Madaxweynaha talada haya iyo hoggaamiyaasha Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo Cirro oo xilligaan wada olole doorasho oo xooggan



