Home Blog Page 2360

{DAAWO MUUQAALKA} Dalal kamida Yurub oo maanta si rasmi ah dowlad ugu aqonsanaya Falastin iyo Israa’iil oo ka hadashay

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Dalal kamida Yurub oo maanta si rasmi ah dowlad ugu aqonsanaya Falastin iyo Israa’iil oo ka hadashay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada Dowladda iyo kuwa Deegaanka oodib u billaabay howlgallada ka dhanka ah โ€˜ASโ€™.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Ciidamada Dowladda iyo kuwa Deegaanka oodib u billaabay howlgallada ka dhanka ah โ€˜ASโ€™.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Taliyaha Ciidanka Booliska SCC-Khaatumo oo Booqasho ku tagay deegaano ka tirsan gobolka sool.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Taliyaha Ciidanka Booliska SCC-Khaatumo oo Booqasho ku tagay deegaano ka tirsan gobolka sool.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Waqtiga la dooranayo Madaxweynaha Cusub ee iiraan oo la shaaciyey.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Waqtiga la dooranayo Madaxweynaha Cusub ee iiraan oo la shaaciyey.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Orod yahaynka Caanka ah ee Mo-Faarax oo Gaaray Soomaaliland.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Orod yahaynka Caanka ah ee Mo-Faarax oo Gaaray Soomaaliland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Gabar Somaliyed oo cawisa carurta bahiyaha garka ah qaba aya kalmaha hora kagashay Jamacada Stain

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Gabar Somaliyed oo cawisa carurta bahiyaha garka ah qaba aya kalmaha hora kagashay Jamacada Stain

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} DF oo jawaab aan la fileyn ka bixisay warbixintii Kenya ay u gudbisay Mareykanka

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} DF oo jawaab aan la fileyn ka bixisay warbixintii Kenya ay u gudbisay Mareykanka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shir looga Hadlayay Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Oo Baydhabo lagu soo xiray.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Shir looga Hadlayay Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Oo Baydhabo lagu soo xiray.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO SAWIRADA} ๐๐š๐ง๐ข๐ ๐ข๐ ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ž๐ž๐ช๐š๐ฒ $๐Ÿ๐Ÿ–-๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐š๐ซ

Talaado 28, May 2024, {HMC} Munaasibad kooban oo lagu saxiixay Heshiiska Bangiga iyo Dowladda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Nairobi, halkaas oo uu ka soconayo shirka Sanad laha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika.

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Horumarinta Afrika Marwo Dr. Beth Dunford ayaa wadajir u saxiixay heshiiskaan maaliyadeed oo aad muhiimka ugu ah Dowladda Soomaaliya xiligaan la taagan yahay, maadaama dunida uu saameyn ku yeeshay Isbadalka Cimilada.

Saxiixa kadib, Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa munaasibadda ka jeediyay khudbad kooban oo uu kaga hadlay faaiidada uu Soomaaliya u lee yahay Mashruucaan iyo guud ahaan Wadashaqaynta Bangiga.

Bangiga Hirumarinta Afrika waxa uu aad u xoojiyay wada shaqeynta iyo taageerada Dowladda Soomaaliya, tan iyo markii si rasmi ah loogu guuleystay dib-u-habeynta Maaliyadda iyo hannaanka funaanta dhaqaalaha dalka

{DAAWO SAWIRADA}MD Hirshabeee oo Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Socday Qaar Ka Mid Ah Hay,addaha UN-KA.

Talaado 28, May 2024, {HMC}Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen {Cali Guudlaawe} madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa kulan la yeeshay masuuliyiin ka kala socotay Hayโ€™addaha UNICEF, WFP, IOM iyo OCHA.

Kulankan waxaa goobjoog ahaa Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda, xubno ka tiran Golaha Wasiirrada iyo maamulka degmada Jowhar.
Wafdiga waxaa hoggaaminayay madaxa UNICEF ee Soomaaliya Wafaa Saciid waxaana diirrada lagu saarayay howlaha Haโ€™yaddahaasi ay ka wadaan deegaannada Dowladda Hirshabeelle.

Ugu horreeyn madaxda Hayโ€™addaha ayaa sharraxay dhammaan mashaariicda ay ka wadaan Hirshabeelle waxana ay xuseen inay dardargelin doonaan.
โ€œWaxaan idin ku boogaadinayaa shaqadda aad la wadaan Hirshabeelle, si gaar ah waxaan idin kaga mahadcelinayaa mashaariicda Sabbuuni iyo Damal.โ€

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa faray masuuliyiinta Hayโ€™addihii uu maanta kulanka la qaatay inay xafiisyo iyo wakiilo rasmi ah ku yeeshaan deegaanada Dowladda Hirshabeelle.