Home Blog Page 2361

Trump oo balan-qaad yaab leh u sameeyey Israa’iil haddii dib loo soo doorto

Talaado 28, May 2024, {HMC} Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmay deeq bixiyayaasha ugu badan Yuhuuda ee maalqabeenada ah ee ku nool Mareykanka.

Waxaa uu u ballanqaaday haddii dib loo doorto, in si qasab ah loo kala eryi doono mudaaharaadyada iyo dhaqdhaqaaqa Falastiiniyiinta lagu taageerrayo ee ka socda gudaha Mareykanka.

Wuxuu intaa ku daray inuu sidoo kale ka masaafurin doono Mareykanka Ardayda ajnabiga ah ee ka qayb qaatay mudaaharaadyada jaamacadaha Mareykanka ee looga soo horjeedo xasuuqa ay gaysanayso Israa’iil.

Toddobaadkii hore, ayuu sidoo kale Trump u diray Israa’iil La-taliyayaashiisa iyo koox ka mid ah kuwa u ololeeya oo la kulmay Netanyahu iyagoo la wadaagay ballanqaadka Trump ee taageerrada dagaalka Qasa.

Doorashada Madaxweynaha Mareykanka oo afartii sanaba mar la qabto ayaa lagu wadaa in dabaqaayada sanadkan la qabto, waxaana ku loolami doona Trump oo ah musharaxa xisbiga Jamhuuriga iyo Madaxweynaha talada haya Joe Biden.

{DHAGEYSO} Warka Subaxnimop ee Warbaahinta Hiiraanweyn {28.05.2024}

Talaado 28, May 2024, {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Ali Addow

Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO

{DAAWO MUUQAALKA} Wasiirka Arimaha Dibada oo olole Cusub ka dhax Billaay Wasaaradiisa

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Wasiirka Arimaha Dibada oo olole Cusub ka dhax Billaay Wasaaradiisa

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Soomaliya oo xil muhim ah loogu magacaabay shirka caafimaadka Aduunka

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Dowlada Soomaliya oo xil muhim ah loogu magacaabay shirka caafimaadka Aduunka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Imaam Daahir Imaam Maxamuud oo madaxda qaranka uga mahadceliyey aqoonsiga degmooyinka cusub.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Imaam Daahir Imaam Maxamuud oo madaxda qaranka uga mahadceliyey aqoonsiga degmooyinka cusub.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Shirweyne Muhim ah oo ka Furmay Magaalada Cadaado.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Shirweyne Muhim ah oo ka Furmay Magaalada Cadaado.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muqdisho oo laga daah furay Shirka hormarinta Beeraha.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Muqdisho oo laga daah furay Shirka hormarinta Beeraha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muqdisho oo laga Daah furay shirka madashq u sinaanta jiilka Fursadaha.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Muqdisho oo laga Daah furay shirka madashq u sinaanta jiilka Fursadaha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada oo soo Xertay Shidka Madasha Hormarinta u sinaanta Jiilka Fursadaha.

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Dowlada oo soo Xertay Shidka Madasha Hormarinta u sinaanta Jiilka Fursadaha.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweynaha Kenya oo sheegay in AS ay la wareegi doonto Soomaaliya kadib ATMIS ka baxdo dalka

0

Talaado 28, May 2024, {HMC} Madaxweynaha Kenya oo sheegay in AS ay la wareegi doonto Soomaaliya kadib ATMIS ka baxdo dalka

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA