Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Xaafada BUUNDAWAYN Oo Ku Guulaysatay Tartankii Lagu Soo Dhawaynayay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan
{DAAWO MUQAALKA} Halista aan lagu baraarugsaneyn ee Togga Garowe iyo Caruurta u dabaal tagta xili Roobaadka.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Halista aan lagu baraarugsaneyn ee Togga Garowe iyo Caruurta u dabaal tagta xili Roobaadka.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Safiirka Talyaaniga u jooga Somaliya oo agab waxbarasho ku wareejiyey Dugsiga Shariif-qulateyn.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Safiirka Talyaaniga u jooga Somaliya oo agab waxbarasho ku wareejiyey Dugsiga Shariif-qulateyn.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
muxuu yahay Qorshaha Ciidamada ATMIS Dhamaadka sanadka 2024.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa sida uu u ekaan doono howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, markii uu dhamaado qorshaha ATMIS oo ku eg dhamaadka sanadkaan 2024-ka.
Howlgalka aan ka warameyno wuxuu Soomaaliya ka bilaaba doonaa Janaayo 2025-ka, sida la qorsheeyey, waxaana sanadkaan Soomaaliya ka baxaya mar kale 4,000 oo ka tirsan ciidamada ATMIS.
Bisha soo socota ee Juun ayaa la qorsheeyey inay baxaan 4,000 oo askari, balse waxaa la bedelay qorshahaas oo 2,000 ayaa baxaysa Juun, halka 2,000 oo kale ay baxayso bisha Sebtember ee isla sanadkaan.
Sanadkii hore 5,000 oo askari oo ka tirsanaa ATMIS ayaa ka baxay Soomaaliya, kuwaas oo howlgalkoodii laga maarmay, kuna baxay ogolaanshaha dowladda Soomaaliya.
9,000 ama ugu badnaan 10,000 oo askari oo ATMIS ah ayaa Soomaaliya ku hareysa markii la gaaro bisha December ee dhamaadka sanadkaan 2024-ka.
Qorshaha Midowga Afrika ayaa ah in ciidanka ku haraya Soomaaliya ee ATMIS ay bilow u noqdaan howlgalka la qorsheeyey inuu Soomaaliya ka bilowdo sanadka soo socda ee 2025-ka.
Ilaa hadda ma cadda in howlgalkaas oo sii ahaan doono mid hoos taga Midowga Afrika, isla markaana ogolaansho ka heli doona golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ooh adda taageera dhaqaale ku bixiya howlgalka ATMIS.
Dowladda Soomaaliya iyo howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, waxay ka gaabsadeen inay saxaafadda faahfaahin ka siiyaan nooca uu noqonayo howlgalka la qorsheynayo in lagu bedelo kan ATMIS iyo sida qorshahaasi uu ku suurta-geli karo.
Qaramada Midoobe ayaa hakisay Gar-gaarkii ay ka waday marinka QAZA.
Arbaco, 22 May, 2024 {HMC} Qaramada Midoobay ayaa hakisay qaybinta cuntada ee magaalada Rafax ee ku taalla dhinaca koonfureed ee Qaza, iyada oo ay ugu wacan tahay, saadka oo gababaabsi ah iyo xaaladdaha amni darrada oo sare u kacay.
Stephane Dujarric oo ah afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay ayaa Salaasadii sheegay in xarumaha cunto qaybinta ee hay’adaha Qaramada Midoobay ee WFP iyo UNRWA, inay noqdeen goobo aan la gaadhi karin, iyada oo ay ugu wacan tahay hawlgallada milateri ee ka socda Rafax.
Dad ka badan hal milyan oo qof ayaa haatan waajahaya xaalad macaluul oo aad u sarraysa, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Marina xuduudda ee ku yaalla magaalada Rafax ayaa mar ahaa goobaha ugu muhiimsan ee gargaarka bini’aadanimo laga geliyo marinka Qaza, hase ahaatee waxaa la xidhay, tan iyo wixii ka dambeeyey bishan May 6-deedii.
Sidoo kale muddo laba maalmooda, ma jirto wax gaadiida oo ka ambabaxay dekedda ku meel gaadhka ah ee Maraykanku uu dhisay, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.
Afhayeen u hadlay WFP ayaa sheegay in hawl-gallada bini’aadanimo ee Qaza inay qarka u saaran yihiin inay burburaan, isaga oo ka digay, in haddii aan dib loo soo celinin cuntadii iyo sahaydii kale, in macaluushu ay faafi doonto.
{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Hiiraanweyn 21-05-2024
Talaado, 21 May, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ::Abdiqani Osoble
Farsamadii ::Mohamed Baryare Haamud
HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO
{DAAWO SAWIRADA} Booliska Soomaaliya oo soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka waday degmada Daaru salaam.
Talaado, 21 May, 2024 {HMC} Ciidanka Booliska Soomaliyeed ayaa degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir ka soo qabtay koox la sheegay inay fowdo ka waday degmadaas, kuwaas oo gaaraya 15 qof oo iskugu jira Rag iyo Dumar, dadkaan ayaa ku eedeysan inay soo abaabuleen banaanbaxyo rabshado dhaliyey oo khasaare sababay.
Booliska oo soo bandhigay sawirrada dadka lasoo qabtay ayaa sheegay in la horgey doono maxkamad, iyadoo mar kale looga digay shacabka ku nool caasimadda inay ka fogaadaan wax kasta oo amniga liddi ku ah.
Habeen ka hor ayey aheyd markii sidaan oo kale loo soo bandhigay sawirrada dhalinyaro gabdho u badan oo kicin dadweyne ka bilaabay barta TikTok, kuwaas oo dhammaantood xabsiga loo taxaabay.

{DAAWO SAWIRADA} Dad Horleh oo Ka barakacaayo Fatahaada Wabiga Shabeelle ee Magaalada Baledweyne
Talaado, 21 May, 2024 {HMC} Qeybo ka mid ah xaafadaha Buundaweyne iyo Howlwadaag ayaa Xalay iyo saakay waxaa ka socda barakac xoogan, kadib markii uu wabiga ku jabsaday laamaha Doonsubagle iyo Faarax geedi ee xaafadaha Buundaweyn iyo Howlwadaag.
Labadaan xaafadood ee Xalay iyo saakay qeybo ka mid ah looga barakacayo fatahaada ayaa ahaa maalmahii lasoo dhaafay kuwa rajadooda aad u wanaagsaneyd waxaana xusid mudan in wali la dagan yahay inta badan labadaas xaafadood.
Baledweyne wali waxaa ka taagan cabsida biyaha wabiga Shabeelle oo marba marka ka dambeysa sii xoogeysan haya, islamarkaana looga sii barakaci haayo xaafado hor leh, waxaana suurtagal ah hadii biyuhu sidaan kusii socdaan in guud ahaan xaafadaha Baledweyne laga barakici doono.
Mudo Lix bilood ka yar ayaa laga joogaa markii fatahaadii abid ugu xoogeneyd ay ku dhufatay magaalada Baledweyne dhamaadkii sanadkii tagay ee 2023, waxaana xusid mudan in fatahaadan ay markale imaatay, iyadoo wali aysan kasoo kabsan dadka reer Baledweyne dhibaatadii kasoo gaartay fatahaadii hore.

South Africa’s top court bars Zuma from standing in election
Tuesday ,21 May, 2024 {HMC} South Africa’s highest court has barred former President Jacob Zuma from running for parliament in next week’s general election.
The Constitutional Court ruled that his 15-month prison sentence for contempt of court disqualified him.
Mr Zuma was convicted in 2021 for refusing to testify at an inquiry investigating corruption during his presidency which ended in 2018.
He has been campaigning under the banner of the newly formed uMkhonto weSizwe (MK) party after falling out with the governing African National Congress (ANC).
MK secretary general Sihle Ngubane said the party was disappointed with the ruling, but it would not affect the party’s campaign for the 29 May election.
“He is still the leader of the party. It [the ruling] doesn’t affect our campaign at all,” he said.
South Africans vote for political parties, with the candidates at the top of their lists getting parliamentary seats depending on the number of votes the party gets.
The electoral commission said Mr Zuma’s name would now be removed from MK’s list of parliamentary candidates, while confirming that his image would remain on ballot papers, alongside his party’s logo.
MK members sang and danced outside the court portraying Mr Zuma as a victim, while those inside – some dressed in traditional Zulu regalia – sat silently as Justice Leona Theron read out the unanimous judgement.
Mr Zuma has not yet commented on the ruling.
His supporters rioted after he was sent to jail in 2021, and some of its leaders had threatened violence if the court disqualified him from standing for parliament.
But MK officials have since changed their rhetoric, saying the party’s focus was on getting a two-thirds majority so that South Africa’s constitution could be changed, and Mr Zuma could be returned to power.
In court, his lawyers had argued that because he was released after three months in prison by his successor, President Cyril Ramaphosa, the rest of his sentence was cancelled.
But the court disagreed, saying the length of time he actually spent in prison was irrelevant.
South Africa’s constitution barred anyone sentenced to 12 months in prison, without the option of a fine, from serving in parliament in order to protect the integrity of the “democratic regime” established after the end of the racist system of apartheid in 1994, Justice Theron said.
Mr Ramaphosa told a local radio station that he “noted” the ruling.
“The court has ruled, and as I have often said, that is the highest court in the land and we have given the judiciary the right to arbitrate disputes amongst us in terms of our constitution,” he said in an interview with 702.
Political analyst Levy Ndou told the BBC that the ruling had the “potential to test his [Mr Zuma’s] character – whether he joined the party for selfish reasons or whether he joined it to take South Africans forward”.
The ruling could weaken MK’s chances in the election if its members joined the party out of loyalty to a “single individual”, but if they genuinely believed in its cause then they “would have to focus the activities of the party without him”, he added.
MK has been plagued by in-fighting since last month, with Mr Zuma rising to the helm of the party after ousting its founding leader, Jabulani Khumalo. He insists he is still the leader of the party.
Mr Ramaphosa ousted Mr Zuma as president in 2018 after a vicious power struggle, and is leading the ANC’s campaign to extend its 30-year rule.
Mr Zuma’s removal was welcomed by many South Africans as his nine years in office were marred by widespread allegations of corruption, which he has always denied.
The former president said last December that he could never vote for a party led by Mr Ramaphosa and has spearheaded MK’s campaign. This will be the first election that it will contest after it was registered as a party last September.
The party’s emergence has raised the prospect that the ANC could lose its parliamentary majority for the first time in 30 years ago.
MK’s support is mainly in Mr Zuma’s home province of KwaZulu-Natal, and the economic heartland, Gauteng.
These two provinces have the highest number of registered voters, and have been the main battleground in the election.
South Africans will be voting for the national parliament, and nine provincial legislatures.
The president is elected by the new parliament, while each legislature elects a provincial premier.
The court’s ruling bars Mr Zuma from taking up a seat in parliament or any of the provincial legislatures.
An Ipsos opinion poll released last month gave MK 8% of the vote, and the ANC 40% as it loses support to MK and other opposition parties.
But some analysts suggest that with the governing party stepping up its campaign in recent weeks, it could still cross the 50% mark.
The ANC got 57.5% in the 2019 election.
Former President Thabo Mbeki, who remains popular among many voters, recently joined the ANC’s campaign in KwaZulu-Natal and Gauteng, denouncing Mr Zuma as a “wolf in sheep’s skin” and a “counter-revolutionary”.
uMkhonto we Sizwe, which roughly translates as Spear of the Nation, is the original name of the ANC’s armed wing, which fought apartheid.
SOURCE BBC
{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21/5/2024
Talaado-21-May-2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21/5/2024



