Talaado-21-May-2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 21/5/2024
{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiyaha Dagmada Kaxda oo si adag uga hadlay dhalinyarada Qabyaalada wado.
Talaado-21-May-2024 {HMC} Gudoomiyaha Dagmada Kaxda oo si adag uga hadlay dhalinyarada Qabyaalada wado.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Gaari hub iyo saanad ciidan u siday AS oo gacanta lagu dhigay
Talaado-21-May-2024 {HMC} Gaari hub iyo saanad ciidan u siday AS oo gacanta lagu dhigay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hogaamiyaha SSC Oo Adag kaga Jawaabay Hadal Kasoo baxay M/Biixi.
Talaado-21-May-2024 {HMC} Hogaamiyaha SSC Oo Adag kaga Jawaabay Hadal Kasoo baxay M/Biixi.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Roobab Dabeelo Watay Oo Kadaya Laascaanood
Talaado-21-May-2024 {HMC} Roobab Dabeelo Watay Oo Kadaya Laascaanood
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Hooyo biyo cabo isii ayuu dhahay markey u doontay uu gedaal ka toogtay.
Talaado-21-May-2024 {HMC} Hooyo biyo cabo isii ayuu dhahay markey u doontay uu gedaal ka toogtay.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxaa Ka Jiro in ay Hoos u dhaceeyn Biyaha Wabiga Shabeelle ee Baladweyne.?
Talaado-21-May-2024 {HMC} Maxaa Ka Jiro in ay Hoos u dhaceeyn Biyaha Wabiga Shabeelle ee Baladweyne.?
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxaa biis ku jirtay Xabsiyada Sacuudiga oo lasii daayey
Talaado-21-May-2024 {HMC} Maxaa biis ku jirtay Xabsiyada Sacuudiga oo lasii daayey
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Turkiga oo baaraya sababta burburka diyaaradii Iran iyo xoga baxayo
Talaado-21-May-2024 {HMC} Turkiga oo baaraya sababta burburka diyaaradii Iran iyo xoga baxayo
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{Daawo SAWIRADA} Gaari Rasaas Iyo Saanad Ciidan U Waday AS oo La Qabtay
Talaado-21-May-2024 {HMC} Ciidanka Xoogga dalka Soomaliyeed, gaar ahaan Ururka 86-aad ee guutada 77 ayaa gacanta ku dhigay Gaari nuuca Soomaalida u taqaan Layla Calaawi ah oo rasaas iyo saanad kale u siday Al Shabaab .
Saraakiisha ciidanka dowladda ayaa sheegay in ay heleen xogta gaarigan waday rasaasta iyo saanada kale kuna sii jeeday deegaannada Al Shabaab maamulaan, waxaana gaariga lagu qabtay deegaanka Mary-suley oo u dhow xadka Galgaduud iyo Shabellaha Dhexe.
Gaarigan iyo dadkii la socday ayey ciidamada ku wadaan baaritaanno, waxa ayna saraakiisha ciidanka sheegeen in gaariga alaabta saaran ee saanada iyo agabyo kale loo waday Al Shabaab.
Ciidanka dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugan deeegaanno iyo degmooyin katirsan Hirshabelle iyo Galmudug ayaa marar badab qabtay gaadiid rasaas, daawooyin iyo agabyo kale u waday kooxda Al Shabaab .




