Home Blog Page 241

Raysal wasaaraha Hindiya oo markii ugu horeysay booqanaya Itoobiya.

0

Talaado Dec 16, 2025 {HMC} Raysal Wasaaraha Hindiya, Narendra Modi, ayaa lagu wadaa inuu manta booqasho ku tego dalka Itoobiya, taas oo ah booqashadiisii ​​ugu horreysay ee rasmi ah ee uu ku tago dalkaas.

Modi ayaa haatan ku guda jira safar diblomaasiyadeed oo uu ku marayo saddex waddan oo kala ah Urdun, Itoobiya, iyo Cumaan, sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay Xafiiska Raysal Wasaaraha Hindiya.

Safarka Addis Ababa wuxuu qayb muhiim ah ka yahay safarkiisa diblomaasiyadeed ee saddexda waddan ah oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo xiriirka Hindiya ee Galbeedka Aasiya iyo Afrika.

Raysal wasaare Modi ayaa la filayaa inuu khudbad ka jeediyo baarlamaanka Itoobiya.

Waxaa sidoo kale la filayaa inuu la wadaago safarka dimuqraadiyadda Hindiya iyo inuu xoogga saaro qiimaha iskaashiga Hindiya iyo Itoobiya.

Sidoo kale wuxuu wadahadallo laba geesood ah oo faahfaahsan la yeelan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Kenya signs $311 mln power lines deal with Africa fund, Indian firm.

0

Tuesday December 16, 2025 {HMC} Kenya on Monday signed an agreement for the investment of $311 million in the construction of two high-voltage electricity transmission lines with a pan-African infrastructure fund and PowerGrid Corporation of India, the finance ministry said.

The East African nation has turned to public-private partnerships, and securitisation of some revenue streams, to provide funds for infrastructure projects in the face of high public debt and tight fiscal space.

advertisements

Under the power lines deal, Africa50, a Morocco-based infrastructure fund that is mainly owned by African states, will join forces with PowerGrid to design, finance, construct and operate the transmission lines and associated sub-stations, the ministry said.
The project company will “undertake the entire lifecycle of the transmission infrastructure, from construction to operation—over a 30-year concession period”, Africa50 said in a statement.

The two lines would “unlock cleaner, affordable, and more reliable power for millions of Kenyans,” it said.

The breakdown of investment, and the expected boost to transmission capacity, were unclear.

Kenya Electricity Transmission Company Limited (KETRACO), a state firm, will be the contracting entity.

The project would “enhance system stability, reduce technical losses and load shedding, and facilitate the integration of renewable energy,” the finance ministry said.

High demand-driven overloads have been blamed for tripping up the electricity grid in the past, leading to nationwide blackouts. The government has sought to address that by expanding infrastructure to accommodate demand increases without straining the network.

However, Kenya’s debt burden and resistance to new tax hikes has closed off traditional sources of financing for such infrastructure, and President William Ruto has responded by crafting deals with the private sector.

Critics say that strategy exposes the state to additional liabilities through opaque contracts. The government has rejected the criticism.
An earlier attempt by Ruto’s government to build new power transmission lines with India’s Adani Group was cancelled last year after its founder was indicted in the United States.

Reporting by Duncan Miriri; Editing by Aidan Lewis

Source Reu

Somalia, AU mission and UN appeal for urgent funding to support security forces

0

Tuesday December 16, 2025 {HMC} Somali federal government, the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have jointly appealed for urgent donor contributions to sustain support for Somali Security Forces.

The appeal was made during a Somali Security Forces (SSF) Trust Fund event held in Mogadishu on Tuesday.

advertisements

The meeting was attended by Somalia’s National Security Advisor, senior officials from AUSSOM and UNSOS, including the UN Special Representative of the Secretary-General (SRSG) and the Officer-in-Charge of UNSOS, as well as ambassadors and representatives from the diplomatic community. Senior officials from the Somali National Armed Forces, Somali Police Force, Ministry of Defence, Ministry of Internal Security, and the Office of National Security were also present.
Participants reaffirmed the critical role of the SSF Trust Fund in sustaining Somali-led security operations and underscored the urgent need for voluntary contributions to maintain operational continuity.

Officials said maintaining the minimum life-support package for Somali forces including 540 metric tonnes of rations, 180,000 litres of fuel, and 24-hour air medical evacuation services requires approximately $1.2 million per month. Full mandated support costs about $2.3 million per month.

Through the SSF Trust Fund, UNSOS provides logistical and operational support to Somali Security Forces conducting joint or coordinated operations with AUSSOM. Mandated assistance includes rations, fuel, medical evacuations, transportation, communications equipment, defence stores, and tentage for forward operating bases.

UNSOS noted that much of this support is increasingly procured from Somali suppliers, contributing to the local economy and strengthening national ownership of security efforts.

Anchored in the tripartite partnership between the FGS, AUSSOM and UNSOS, the SSF Trust Fund remains a vital mechanism for delivering essential life-support to Somali forces in line with national priorities.

Speakers at the event expressed deep appreciation to existing donors and partners, while stressing the need for swift action to sustain operations. Continued support, they said, is critical to protecting Somali forces on the frontlines and preserving hard-won gains in peace and stability.

Countries and partners supporting Somalia include the United Kingdom, United States, Sweden, Djibouti, Ethiopia, the European Union, Italy, Kenya, Qatar, Türkiye, Uganda, Ireland, Switzerland, Canada, France, Russia, Denmark, and Japan

Source Hiiraan online

Maxay tahay sababta Eritrea ay uga baxday IGAD.?

0

Talaado Dec 16, 2025 {HMC} Bishii December sanadkii 2006, ciidamada Itoobiya ayaa u dhaqaaqay Muqdisho si ay u taageeraan Dawladda Federaalka Soomaaliya. Magaalada Muqdisho xiligaas waxaa ka talinayay maxaakiimta Islaamiga. Sagaal bilood kaddib, Eritrea waxay ku dhawaaqday in ay ka baxday urur goboleedka Bariga Afrika ee IGAD.

Qoraal ay Eritrea soo saartay xiligaas ayey ku eedeysay IGAD in ay si aamusan u taageereen wax ay ugu yeertay “dullaan” ay Itoobiya ku qaaday Soomaaliya. Eritrea oo taas ka jawaabeysa waxay ururka ka maqneyd muddo 16 sano ah.

Ku dhawaad 20 sano kaddib, Eritrea waxay gaartay go’aan la mid ah kii hore. Bayaan ay dawladda Eritrea soo saartay Jimcihii ayay ku sheegtay in ay uga baxday xubinnimada IGAD sababo la xiriira in ururka “ku guuldarreystay in uu guto waajibaadkiisa sharciga ahaa”.

Inkasta oo Eritrea aanay si toos ah ugu xusin Itoobiya bayaankeeda, haddana Dr. Qalaab Tadesse, oo ah cilmi-baare ku takhasusay nabadda iyo amniga isla markaana daraasad ku sameeyay IGAD, ayaa sheegay in xiisadda ka dhex taagan Addis Ababa iyo Asmara ay u badan tahay in ay tahay sababta ugu weyn ee go’aankan.

Xarunta IGAD waxay ku taal Jabuuti, waxaana loo dhisay in wax looga qabto abaaraha soo noqnoqday iyo musiibooyinka dabiiciga ee gobolka. Qaabka hadda IGAD ay u dhisan tahay waxaa la qaatay 1996-dii kaddib markii kulan guud laysugu yimid magaalada Addis Ababa.

Meelaha ay IGAD diiradda saarto waxaa ka mid ah arrimaha nabadda iyo amniga ee dalalka gobolka, iskaashiga dhaqaale, iyo is-dhexgalka wadamada gobolka.

Dalalkii aasaasay IGAD markii hore waxay ahaayeen Itoobiya, Jabuuti, Kenya, Soomaaliya, Suudaan iyo Uganda. Eritrea waxay ku biirtay ururka sannadkii 1993-dii, kaddib markii ay noqotay dal madax-bannaan. Koonfurta Suudaan oo 15 sano ka hor dal noqotay ayaa ku biirtay ururka, waxayna xubnaha ururka sidaas ku noqdeen sideed dal.

Sababta ugu weyn ee Eritrea markii hore uga baxday IGAD waxay la xiriirtay faragelintii ay Itoobiya ku samaysay Soomaaliya.

Maxkamadihii Islaamka ayaa magaalada Muqdisho dullaan kula wareegay. Arrintaas ayaa keentay in dowladdii kumeel gaarka aheyd Soomaaliya aysan imaan karin caasimada iyadoo ku wareeganeysay magaalooyinka Jowhar iyo Baydhabo.

Sida cad ay maxaakiimtu u sheegeen in ay dagaal ku qaadayaan Itoobiya ayaa soo dedejisay in xukuumadii raysalwasaare Meles Zenawi ay ciidamo u dirto Soomaaliya si loo soo celiyo awoodda dowladda.

Faragelintaasi waxay dhalisay diidmo ka timid Soomaali badan, welina natiijadeedu waxay noqotay dagaal iyo dhimasho.

Si kastaba ha ahaatee, shan bilood kaddib markii ciidamada Itoobiya ay galeen Soomaaliya, dawladdii kumeel-gaarka ahayd waxay ku guulaysatay in ay dib ugu soo laabato Muqdisho.

Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay dawladda Eritrea in ay siiso taageero hub iyo talo ah ciidamada maxaakiimta Islaamiga ee la dagaallamayay Itoobiya iyo dowladda Soomaaliya. Waxaa sidoo kale la sheegay in Eritrea ay taageertay Al-Shabaab iyo kooxo kale oo hubeysan oo xiriir la lahaa Al-Qaacida, kaddib burburkii Maxkamadaha Islaamiga ah.

Eritrea way beenisay eedeymahaas, iyadoo sheegtay in aanay wax hub ah u dirin Soomaaliya. Waxay ku tilmaantay eedeymahaasi been cad iyo dacaayad laga sameeyay.

Eritrea ma ahayn oo keliya mid diiday gelitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya, balse waxay sidoo kale ka baxday ururka IGAD, iyadoo ku eedeysay ururka in uu taageeray tallaabada Itoobiya.

Bayaan ay soo saartay Eritrea ayay ku sheegtay in aanay diyaar u ahayn in ay qayb ka noqoto waxa ay ku tilmaantay gardarro iyo dulmi lagu hayo shacabka Soomaaliyeed.

Xaaladda waxay is beddeshay kaddib markii raysalwasaare Abiy Ahmed uu talada la wareegay, taas oo keentay in xiriirka Addis Ababa iyo Asmara uu soo hagaago. Wixii markaa ka dambeeyay , Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoo

Eritrea waxay makale dib ugu soo laabatay ururka IGAD kaddib 16 sano oo ay ka maqneyd, waxayna ka qaybgashay shir caadi ah oo ka dhacay Jabuuti. Si kastaba ha ahaatee, go’aankaasi ma sii waarin, waxayna Eritrea mar kale ay ku dhawaaqday in ay ka baxday ururka.

Eritrea waxay IGAD ku eedeysay in ay muddo dheer u adeegeysay dano gaar ah oo ka dhan ah dalal xubno ah ururka, gaar ahaan Eritrea, isla markaana aysan wax faa’iido ah u lahayn xasilloonida iyo iskaashiga gobolka.

Xiriirka Addis Ababa iyo Asmara ayaa dhaawac waxa uu soo gaaray markii la gaaray heshiiskii Pretoria ee dagaalka gobolka Tigray lagu soo afjarayay. Xaalada waxay ka sii dartay markii raysalwasaare Abiy uu ka hadlay in dalkiisa doonayo badda Cas.

Dr. Qaalab waxa uu rumeysan yahay in go’aanka Eritrea ay ururka kaga baday uu ka turjumayo xiisadan.

fAAH fAAHIN Dheeraad ah Duqayn ka dhan ah ‘AS’ ka gaystay Jubada Hoose

0

Talaado Dec 16, 2025 {HMC} Diyaaradaha duulliye la’aanta ee Maraykanka (Drones) ayaa duqaymo ka dhan ah ‘AS’ ka fuliyay Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose oo dhanka kale ah xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubbaland.

Duqayntaan waxaa xigay howlgal dhulka ah oo ay fuliyeen ciidamo isugu jiray Kumaandooska Danab ee Maraykanka uu tababaray iyo kuwa daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland sida ay xaqiijiyeen ilo amni oo ku dhow howlgalkaan.

Saraakiil katirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa sheegay in ujeedka howlgalkaan uu ahaa beegsiga xubno katirsan ‘AS’ oo halkaas ku sugnaa sida hadalka ay u dhigeen.

Maraykanka ayaa inta badan dib ka faahfaahiya natiiijada howlgallada uu ka gaysto qaybo kamid ah Koofurta, Bartamaha iyo Waqooyiga Soomaaliya, Taliska AFRICOM ayaa dhowaan shaaciyay in uu kordhiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ & Daacish.

Turkiga oo jaray qeeybo kamid ah dhaqaalihii uu siinjiray Soomaaliya.

0

Talaado Dec 16, 2025 {HMC} Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa ka hadlay dib u dhac ku yimid kabkii lacageed ee Miisaaniyadda dowladda oo Turkiga uu ka bixin jiray.

Wasiirka ayaa caddeeyay in Dowladda Federaalka ay ka heshay dhaqaalihii kabka Miisaaniyadda inta badan xubnaha beesha caalamka, sida Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo dalal kale oo saaxiib la ah Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee, Wuxuu si gaar ah u xusay dowladda Turkiga, oo ka mid ah dalalka ugu dhow ee Soomaaliya, in sannadkan aysan weli bixin lacagihii kabka ahaa ee ay caadiyan ku taageeri jireen Miisaaniyadda dowladda.

“Kabka sanadkan ee ay bixin jirtay dowladda Turkiga, oo gaarayay 30 milyan oo doollar, ayaa gaabis ku yimid. Sannadihii hore si joogto ah ayay u bixin jireen,” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.

Hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xilli Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sannadkan ay gaareyso in ka badan hal bilyan oo doollar, isla markaana ay hortaallo Baarlamaanka Soomaaliya si loo ansixiyo.

Taliyaha Kulliyada Turksom Oo la Kulmay Madaxweyne Laftgareen.

0

Talaado Dec 16, 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayay Taliyaha Kulliyada Tababarka Ciidamada Turkiga ee Turksom S/Gaas Sebahattin.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, tababarrada iyo tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan Ciidamada Daraawiishta iyo kuwa kale ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed.

Labada dhinac ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay in la dardargeliyo barnaamijyada tababarka, kor u qaadista xirfadaha ciidanka iyo la wadaagidda khibradaha la xiriira sugidda amniga.

Sidoo kale, kulanka waxaa si gaar ah looga hadlay doorka Dowladda Turkiga ee taageerada dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed, iyadoo la adkeeyay baahida loo qabo wada-shaqeyn dhow oo lagu xaqiijinayo amniga, xasilloonida iyo la-dagaallanka khataraha amni ee ka jira dalka.

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isagoo xusay in iskaashiga labada dal uu yahay mid saldhig u ah nabadda, horumarka iyo dib-u-dhiska hay’adaha amniga.

Dhankiisa, Taliyaha Kulliyada Turksom S/Gaas Sebahattin ayaa muujiyey sida ay Dowladda Turkiga uga go’an tahay sii wadidda taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada tababarka, tayeynta ciidanka iyo adkeynta wada-shaqeynta amni.

Puntland oo ku dhawaaqday hawlgal Waji Cusub ah oo lagu qaadayo buuralayda Calmadow,

0

Talaado Dec 16, 2025 {HMC}  Dawlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in uu wado diyaargarowga hawlgal millateri oo uu ku qaado deegaannada buuralayda ah ee Calmadow ee gobolka Sanaag, kaas oo ka dhan ah kooxda al-Shabaab.

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabillaahi Dani oo ka hadlayay munaasibad ay lahaayeen booliska Puntland ayaa sidoo kale ka warbixyay halka uu marayo hawlgalkii Calmiskaad.

“Waxaan rajaynayaa, in hawlaglkii Hilaac muddo dhow la ogaan doono in uu soo afjarmay. Guushiisii ayaa la joogaa. Waxaan rajaynaynaa in aanu jirin qof Daacish ah oo god ku jira. Arrinta ku saabsan Calmadow, waxa socda diyaargarow. Cidammadii waa la diyaarinayaa. Qorshayaashii dawladdu waa ay socdaan. Kii dadweynaha looga baahnaana abaabulkiisa ayaa lagu guda jiraa,” ayaa uu yidhi.

Somali FM says 167 citizens repatriated from Libya

0

Mogadishu, 16, Dec 2025 {HMC} The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Abdi Ali, announced on Monday that 167 Somali citizens were evacuated from Libya through a voluntary repatriation initiative.

The returnees included 151 individuals who arrived in the capital, Mogadishu, while a further 16 were transported to Hargeisa.

Minister Abdisalam welcomed the safe return of the citizens and expressed appreciation to the European Union for funding the operation and to the International Organization for Migration (IOM) for facilitating the process.

He described the return as a positive step for those affected by difficult migration circumstances.

The minister also called on national security institutions to strengthen measures aimed at preventing irregular migration, highlighting the serious risks such journeys pose to citizens’ lives.

Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada Turksom.

0

Isniin Dec 15, 2025 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Taliyaha Kulliyada Turksom S/Gaas Sebahattin.

kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Amniga, Tababarrada iyo tayeynta Ciidamada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Koonfur Galbeed.

Kulanka sido kale waxaa diiradda lagu saaray doorka Turkiga ee taageerada dib-u-dhiska Ciidanka Qaranka kor u qaadista xirfadaha Ciidanka iyo wada-shaqeyn dhow oo lagu xaqiijinayo Amniga iyo xasilloonida guud ee Dalka.

Madaxweyne Laftagareen ayaa uga Mahadceliyey Dowladda Turkiga garab istaagga joogtada ah ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya, isagoo xusay muhiimada iskaashi waara oo lagu xoojinayo Nabadda iyo Horumarka.