Home Blog Page 2411

{DAAWO MUUQAALKA} Soomaaliya oo carabta ka dooneysa taagero si ay u hesho xubinimada Golaha Amaanka

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Soomaaliya oo carabta ka dooneysa taagero si ay u hesho xubinimada Golaha Amaanka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Waa Maxay Fadeexad ka jirta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee lasoo bandhigay?

Khamiis 16 May 2024 {HMC} –  Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa maalin kasta kasoo dega kana dhoofa boqolaal dad ah, kuwaa oo u kala goosha dalalka caalamka iyo sidoo kale gobolada dalka qaarkood.

Waxaa hadda soo baxaya fadeexado ka jira adeegga dadweynaha ee ka jira gudaha garoonka Aadan Cadde, gaar ahaan musqulaha garoonka ee loogu tala galay in dadka diyaaradaha sugaya iyo kuwa baxayaba ay isticmaalaan.

Sargaal katirsan shirkadda Hormuud Telcom ayaa maanta soo bandhigay sida ay u liitaan adeegga musqulaha, kuwaa oo muuqda kuwa jajaban sidoo kale aan laheyn biyaha markii la isticmaalo la raacin lahaa musqulaha, iyo sidoo kale warqadaha tiishka loo yaqaan .

”Musqulaha Garoonka Aaden Abdulle International Airport, sidaan haloo dhaamo, marar badan Ayaan arkay iyagoo xitaa sidaan kasii liito, Markii aad ku fadhiisato waa kula liqliqanayaa oo Waxaad ka baqeeysaa ineey kula dhacdo, Qalabka waa duugoobay, Warqadi Musqusha malahan, mararka qaar Waxaad arkeeysaa biyaha oo go,an, warqadna ama Toilet Tissue aanay oolin !! Sida aan ognahay waxaa Maamula Shirkad Private ah” ayuu yiri Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo katirsan hirakadda Hormuud.

Maamulak garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo Wasaaradda Gaadiidka ayaa maalin kasta ka fekera sidii lacag dheeri ah looga qaadi lahaa shirkadaha diyaaradaha iyo rakaabka, iyaga oo ka jiiftay hagaajinta musqulaha iyo waxyaabaha kale ee adeegga dadweynaha ah.

Waa Kuma Wasiirka African-ka Ah oo 20 Sano Xabsiya Lagu Xukumay

Khamiis 16 May 2024 {HMC} –  Maxkamadda federaalka ee dambiyada ee magaalada Bellinzona ee dalka Switzerland, ayaa xukun adag oo xabsi dheer ah ku riday wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Gambia Cusmaan Sonko.

Wasiirka ayaa maxkamadda waxa ay ku heshay qaar kamid ah dambiyadii lagu soo eedeeyay ay kamid ahaayeen dilal sharcidarro ah, xarig, jirdil iyo xadgudubyo kale oo ka dhan ah arrimaha bini’aadannimada,

Cusmaan Sonko oo ahaa wasiirkii Ariimaha Gudaha Gambia ayaa u cararay dalka Switzerland , waxyar un kaddib markii xilka xoog looga tuuray Madaxweynihii dalka Gambia Yaxye Jamme oo diiday in doorasho dhacday looga adkaaday.

Wasiir Sonko ayaa dacwado waxaa kusoo oogay ururo aan dowli aheyn iyo dad ehelkooda lagu dhibaateeyay dalka Gambia, waxaana wasirka lagu eedeeyay in uu qeyb ka ahaa falalkii dhacay intii uu xilka hayay.

Maxkamadda kutaalla dalka Swizerland ayaana ku riday wasiir hore Cusmaan Sonko xukun 20-sanno oo xarig ah, kaddib markii ay ku heshay in uu geestay dil bareer ah, jirdil iyo xabsi sharci darro ah, waxaana lagu waayay dambi ah in uu kufsi geestay.

Qareennada difaacayay wasiir Cusmaan Sonko ayaa beeniyay eedeymaha lagu soo eedeeyay , waxa ayna qareennada fursad kale u heestaan in ay racfaan ka qaataan xukunka lagu riday wasiirka.

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu Ahmiyad ugu lee yahay Soomaliya Shirka ka Furmaya Dalka Cumaan.

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Muxuu Ahmiyad ugu lee yahay Soomaliya Shirka ka Furmaya Dalka Cumaan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Kiiska saadkii ciidamada Danab ee la lunsaday oo lugaha la galay masuuliyin waaweyn

0

{DAAWO MUUQAALKA} Kiiska saadkii ciidamada Danab ee la lunsaday oo lugaha la galay masuuliyin waaweyn

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Puntland oo war kasoo saartay shirka Madasha Wadatashiga Qaran

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Puntland oo war kasoo saartay shirka Madasha Wadatashiga Qaran

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Meydka nin horey u ahaan jiray Ciidanka Liyuu Boolis oo laga helay magaalada Jigjiga

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Meydka nin horey u ahaan jiray Ciidanka Liyuu Boolis oo laga helay magaalada Jigjiga

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne hore iyo labadiisa Wiil oo cuntada ka soomay iyo Sababta keentay

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Madaxweyne hore iyo labadiisa Wiil oo cuntada ka soomay iyo Sababta keentay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Aadan Madoobe oo Hal Arin ku amaanay Dalka Jabuuti

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Aadan Madoobe oo Hal Arin ku amaanay Dalka Jabuuti

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Isbadal Lagu sameeyay Qiimaha Lacageed ee Sanadkan Lagu xajinaayo Xajka.

0

Khamiis-16-May-2024 {HMC} Isbadal Lagu sameeyay Qiimaha Lacageed ee Sanadkan Lagu xajinaayo Xajka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA