Home Blog Page 2432

{DHAGEYSO} warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn {13.05.2024}

Isniin-13-May-2024 {HMC}  Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::Mustaf Cali Cadoow& sahro gabre

Farsamadii :Abdiqani osoble

{DAAWO MUUQAALKA} Ciidamada booliska oo soo bandhigay burcad dhac ka geysanayay Muqdisho

0

Isniin-13-May-2024 {HMC} Ciidamada booliska oo soo bandhigay burcad dhac ka geysanayay Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Sidee u dhacay Dilka ka dhashay weeydiinta Namber ee uu ku Geeriyooday Marxuum Cumar.

0

Isniin-13-May-2024 {HMC} Sidee u dhacay Dilka ka dhashay weeydiinta Namber ee uu ku Geeriyooday Marxuum Cumar.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} ”Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir “Ugaas Yuusuf oo loo xeray taajka Ugaasnimo.

0

Isniin-13-May-2024 {HMC} ”Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir “Ugaas Yuusuf oo loo xeray taajka Ugaasnimo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Maamulka SSC,oo Wax Ka Badal Ku Sameeyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi.

Isniin-13-May-2024 {HMC}  Wareegto uu soo saaray hoggaamiyaha maamulka Khaatumo State ayaa xilka looga qaaday qaar kamid ah golaha wasiiradda ee maamulkaasi, waxaa sidoo kale isku shaandheyn lagu sameeyay qaar kamid ah wasiiraddii Khaatumo..

Wasiiradda cusub ee maamulka Khaatumo waxaa ku jira taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Gen. Cabdi Xasan Maxamed {Xajaar} loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta yo Dastuurka.

Jeneraal Xijaar ayaa kaalin weyn ku lahaa dagaalkii dadka deegaanka Khaatumo la galeen maamulka Somaliland, waxa uuna muddooyinkii dambe deegaansaday kuna sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Khaatumo.

Halkan ka Akhriso wareegtada magacaabista wasiiradda.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo

Markuu Arkay: Aragtida Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo

Markuu Arkay: Qodobka 6aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo

Markuu Arkay: Qodobka 14aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatumo

Markuu Arkay: Qodobka 15aad ee Axdiga Maamulka SSC-Khaatum

Markuu ku Qancay: Aqoonta iyo waayo aragnimada Masuuliyiintan

Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in la helo Masuuliyiin hanan kara Xilalka loo igmaday

Markuu La Tashaday: Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo

Wuxuu go’aamiyey

In laga bilaabo maanta Masuuliyiintani qabtaan xilalka loo magcaabay

1. Waxaa Mud. Cabdiqani Xuseen Xaaji Hiirad loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

2. Waxaa Dr. Xil Yuusuf Sulaymaan Sancad loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

3. Waxaa Mud. Najiib Barkhadle Warsame loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda

4. Waxaa Mud. Ibraahim Jaamac Reygal loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Amniga

5. Waxaa Mud. Dr Axmed Xaashi Maxamed loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cilmilada

6. Waxaa Mud. Dr. Jaamac Maxamed Mursal loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha, Shaqada iyo Shaqaalaha

7. Waxaa Mud. Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda, Arrimaha Diinta yo Dastuurka

8. Waxaa Mud. Xil Cali Warsame Cismaan loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta
9. Waxaa Mud. Axmed Cabdirisaaq Diiriye loo magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

10. Waxaa Mudane Xil. Daahir Cabdirisaaq Axmed loo beddelay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga

11. Waxaa Mudane Xil. Cabdirisaaq Yuusuf Maxamed Hindi loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka

12. Waxaa Marwo Suhuur Faysal Barre loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqal Insaanka

13. Waxaa Xil. Dr. Aadan Cabdillaahi Aw-xasan loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu Ilaahay uga baryayaa Masuuliyiinta magacaaban in Eebbe xilka u fududeeyo, wuxuuna kula dardaarmayaa in ay waajibkooda u gutaan si waafaqsan Axdiga Maamulka oo ay ku jirto danta shacabka SSC-Khaatumo

Xeerkani wuxuu dhaqangalayaa markaa uu saxeexo Hoggaamiyaha Maamulka SSC-khaatumo, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Rasmiga ah ee Dawladda.

{DAAWO MUUQAALKA} Shirib Loogu Magac daray Ahaaw Sidee Ugaas Khaliif oo Lagu Soo dhaweeyay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan

0

Isniin-13-May-2024 {HMC} Shirib Loogu Magac daray Ahaaw Sidee Ugaas Khaliif oo Lagu Soo dhaweeyay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxweyne Laftagareen ayaa Magacaabis iyo isku shaan dheyn ku sameeyay xubnaha Gollaha Wasiirada .

0

Isniin-13-May-2024 {HMC}  Madaxweyne Laftagareen ayaa Magacaabis iyo isku shaan dheyn ku sameeyay xubnaha Gollaha Wasiirada .

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Booliiska Gobalka Banaadir oo Muqdisho ku qabtay koox burcad ah oo dhac geesatay

Isniin-13-May-2024 {HMC}  Ciidanka booliiska qeybta gobolka Banaadir, gaar ahaan saldhigga degmada Hiliwaa ayaa saakay gacanta ku dhigay koox burcad hubeysay oo watay mooto bajaaj , kuwaa oo dhac u geesanayay dad shacab ah.

Booliiska oo helay xogta kooxda burcada ah ee dadka shacabka ah dhaca u geestay ayaa si deg deg ah ugu guuleestay in ay gacanta kusoo dhigaan burcadaasi iyo qaar kamid ah telfoonadii ay dhaceen.

War kasoo baxay taliska booliiska Soomaaliya ayaana lagu sheegay in ay lasoo xireen qaar kamid ah dadkii dhaca loo geestay, waxa ayna intaa ku dareen in booliiska falkaasi jawaab deg deg ah ka bixiyeen soona qabteen kooxdii burcada ahaa.

Saldhigga booliiska degmada Hiliwaa ayaana lagu soo bandhigay raggii burcada ahaa , mootadii ay wateen iyo sidoo kale biskooladihii ay dadka ku dhacayeen, waxaa sidoo kale saldhigga tagay dadkii ay burcadan dhaceen qaarkood.

Booliiska gobolka Banaadir ayaana marar badan gacanta ku dhigay kooxo burcad hubeysan oo qaarkood askar yihiin , waxaana xusid mudan in burcada la xiro qaarkood maalmo kaddib lasoo daayo dibna u bilaabaan dhibaateynta shacabka.

{DAAWO MUUQAALKA} Fatahaado laga cabsi qabo inay ku dhuftaan deegaannada ku dhow wabiyada.

0

Isniin-13-May-2024 {HMC} Fatahaado laga cabsi qabo inay ku dhuftaan deegaannada ku dhow wabiyada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Caano shubka Ugaas Yuusuf oo lagu soo gabagabeeyay Deegaanka Daara_ugaas.

0

Isniin-13-May-2024 {HMC} Caano shubka Ugaas Yuusuf oo lagu soo gabagabeeyay Deegaanka Daara_ugaas.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA