Home Blog Page 246

Beesha Caalamka Iyo Maamulka Jubbaland Oo kulan gaar ah kula yeeshay?

0

Axad 14, Dec 2025 {HMC} Wafdi sare oo ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayo James Swan iyo Safiirka Midowga Yurub ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe.

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda Jubbaland ayaa lagu sheegay in kulan looga hadlay xaaladda cakiran ee siyaasadda Soomaaliya iyo sidii loo xallin lahaa tabashooyinka jira.

Axmed Madoobe ayaa warbixin siiyay Wafdigaan sare ee ka socda Qaramada Midoobay, si gaar ah isagoo uga hadlay shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Kismaayo ee ay yeelan doonaan Mucaaradka.

“Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda cakiran ee siyaasadda Soomaaliya, iyadoo la falanqeeyay caqabadaha taagan iyo fursadaha lagu xoojin karo geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya iyo shirka dhawaan ka dhici doona Magaalada Kismaayo” ayaa lagu yiri Bayaanka Jubbaland.

Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay xubnaha Mucaaradka ay wadeen qorshaha shir wayne looga hadlayo xaaladda guud ee dalka iyo khilaafka doorashada.

Rag hubeysan oo toogasho Ugeestay 12 qof Kudhawaad dalka Australia.

0

Axad 14, Dec 2025 {HMC} Ugu yaraan 12 qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday xeebta Bondi Beach ee magaalada Sydney ee dalka Australia.

Weerarka ayaa sababay dhaawaca in ka badan 29 ruux oo ku sugnaa goob ay inta badan isugu yimaadaan bulshada Yahuuda.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in booliiska toogtay mid kamid ah raggii weerarka soo qaaday, halka mid kalena la hayo isagoo dhaawac ah.

Taliyaha Booliska ee goobta dhibaatada ka dhacday ayaa sheegay in ay hadda xaqiijinayaan Amniga, isla markaasna la helay walxo laga shakisan yahay oo yaallay goobta.

Boolisku ayaa weli wada baaritaan dheeraad ah si loo caddeeyo dhammaan dadka ku luglahaa weerarka iyo khasaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha Australia, Anthony Albanese, ayaa dhacdada ku tilmaamay mid naxdin iyo murugo leh, isaga oo sheegay in ciidammada ammaanka iyo gurmadka degdegga ah ay ku sugan yihiin goobta si ay u badbaadiyaan bulshada halkaasi ku sugan.

{DAAWO MUQAALKA} Ilhaan Cumar oo Trump ka dalbatay inuu sharaxo Howlgalka Soomaalida lagu Masaafurinaaayo

0

Axad 14, Dec 2025 {HMC} Ilhaan Cumar oo Trump ka dalbatay inuu sharaxo Howlgalka Soomaalida lagu Masaafurinaaayo

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa Weeyn somaaliya iyo Caalamka 14-12-2025

0

Axad 14, Dec 2025 {HMC} Wararka ugu waa Weeyn somaaliya iyo Caalamka 14-12-2025

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Garyaqaanka Oo Caan ka ah Baraha Bulshada oo ka Waramay Sida Looga Soo tarxiilay Mareykanka.

0

Axad 14, Dec 2025 {HMC} Garyaqaanka Oo Caan ka ah Baraha Bulshada oo ka Waramay Sida Looga Soo tarxiilay Mareykanka.

 

HOOS KA DAAWO MUQAALKA

Maxay kawada Hadleen Somaliland iyo Faransiiska?

0

Axad 14, Dec 2025 {HMC} Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Safiir-ku-xigeenka Dowladda Faransiiska u fadhiya dalka Kenya, Romain JOLY, iyo wefti uu hoggaaminayey, kuwaas oo booqasho rasmi ah ku yimid Somaliland.

Weftigan ka socday Faransiiska ayaa ahaa kii ugu ballaadhnaa ee booqasho rasmi ah ku yimaadda Somaliland. Madaxweynaha ayaa ugu horrayn uga mahadnaqay weftiga booqashadooda, isaga oo carrabka ku adkeeyey in Somaliland ay diyaar u tahay xoojinta iyo horumarinta xidhiidhka ay la leedahay Faransiiska, gaar ahaan dhinacyada diblomaasiyadda, ganacsiga, maalgashiga, dalxiiska, dhaqanka iyo is-weydaarsiga aqoonta.

Weftiga Faransiiska waxa ka mid ahaa Dr. Xavier Gutherz, oo ah khabiir caalami ah oo door muuqda ka qaatay in bulshada caalamka lagu baraarujiyo muhiimadda taariikheed ee Aasaarta Qadiimiga ah ee Laas Geel ee ku yaalla Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland ayaa si buuxda u taageeray mashruuc ay maalgelinayso Dawladda Faransiiska ee lagu magcaabo “Ilaalinta iyo Horumarinta Dhaxalka Dhaqanka iyo Aasaarta Qadiimiga ah ee Somaliland”, isaga oo Dr. Xavier Gutherz guddoonsiiyey Shahaado Sharaf, kuna bogaadiyey isaga iyo kooxdiisa dedaalka weyn ee ay ku bixiyeen ilaalinta, badbaadinta iyo kor u qaadista dhaxalka taariikheed ee Somaliland.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa weftiga Faransiiska u faahfaahiyey fursadaha ballaadhan ee ka jira Somaliland, isaga oo xusay jawiga nabdoon, xasilloonida siyaasadeed iyo nidaamka dimuqraadiyadeed ee ka hanaqaaday, kuwaas oo uu sheegay innay saldhig u noqon doonaan iskaashi dhinacyo badan leh oo midho-dhal ah.

Madaxweynaha ayaa xusay in Somaliland ay diyaar u tahay balaadhinta iskaashiga ay la leedahay Faransiiska, isla markaana ay danaynayso xoojinta wada-shaqaynta dhinacyada ganacsiga, dhiirrigelinta maalgashiga, horumarinta waxbarashada iyo kobcinta xidhiidhada dhaqan.

Dhankiisa, Safiir-ku-xigeenka Dawladda Faransiiska u fadhiya Kenya, Romain JOLY, ayaa Madaxweynaha uga mahadnaqay soo-dhaweynta diirran ee loo sameeyey, isaga oo sheegay in Faransiisku danaynayo xoojinta xidhiidhka uu la leeyahay Somaliland, isla markaana uu qiimeynayo doorka ay Somaliland ku leedahay nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.

“Kulankan diblomaasiyadeed ayaa ku soo gebogeboobay is-faham iyo rabitaan wadajir ah oo ku aaddan sii xoojinta wada-shaqaynta iyo iskaashiga labada dhinac, si loo gaadho dano wadaag ah iyo iskaashi waara oo u adeega horumarka labada dal” ayaa lagu yidhi qoraal kasoonbaxay Madaxtooyada.

Mogadishu Port Seeks Strategic Partnership with Abu Dhabi Ports Group to Boost Regional Trade

0

Sunday December 14, 2025 {HMC} -The Director General of Mogadishu International Port, Amb.Mohamed Ali Nur (Americo), held an official meeting in Abu Dhabi with the Regional CEO of Abu Dhabi Ports Group for Africa, Mr. Mohamed Eidha Al Menhali, to discuss strategic plans for the development of Mogadishu Port and its expanding role in regional trade.

The discussions focused on port modernization, infrastructure expansion, and opportunities for investment and technical cooperation aimed at improving operational efficiency, increasing productivity, and supporting sustainable trade growth.

Ambassador Mohamed Ali Nur stated that the meeting reflects ongoing efforts to upgrade Mogadishu Port in line with international standards. He emphasized the importance of transforming the port into a modern logistics hub capable of supporting Somalia’s economic development and strengthening trade links across the Horn of Africa.

Both sides underscored the value of cooperation in enhancing port services and facilitating regional connectivity, highlighting Mogadishu Port’s strategic location along key maritime trade routes.

Source Sonna

2 US troops, civilian killed in ISIS ambush in Syria

0

Sunday December 14, 2025 {HMC} Two US troops and a civilian were killed and three other service members were injured in an ambush by an ISIS (Daesh) gunman in Syria, US Central Command (CENTCOM) said Saturday.

“On Dec. 13, two US service members and one US civilian were killed, and three service members were injured, as a result of an ambush by a lone ISIS gunman in Syria,” CENTCOM said in a statement on the US social media company X.

advertisements

“The gunman was engaged and killed,” it added.
Chief Pentagon spokesman Sean Parnell said the civilian who was killed was a US interpreter.

Syrian Interior Ministry spokesperson Nour al-Din al-Baba told state-run TV channel Alikhbaria that the internal security directorate had issued “prior warnings to partner forces in the Badiya region about the possibility of breaches or anticipated attacks by ISIS.”

He said that international coalition forces “did not take the Syrian warnings about a potential ISIS breach into account.”

The spokesperson said a gunmen affiliated with ISIS opened fire at the entrance of a security headquarters in the Palmyra desert area.

Authorities “are verifying whether the attacker had direct links to the ISIS group or merely held its ideology,” he added.

“The attacker did not have any ties within the internal security forces and was not an escort to the leadership,” he said.

Media reports earlier reported that two Syrian security personnel were also injured in the attack.

US Special Envoy to Syria Tom Barrack condemned the attack as a “cowardly terrorist ambush.”

“We mourn the loss of three brave US service members and civilian personnel and wish a speedy recovery to the Syrian troops wounded in the attack,” Barrack said on US social media company X.

“We remain committed to defeating terrorism with our Syrian partners.”

Barrack described the attack as “a stark and outrageous reminder that terrorism remains a vicious and persistent threat, capable of striking even as we work to eradicate it,” in a separate statement on X. “A limited number of U.S. forces remain deployed in Syria solely to finish the job of defeating ISIS once and for all, preventing its resurgence, and protecting the American homeland from terrorist attacks,” he said.

The US “presence empowers capable local Syrian partners to take the fight to these terrorists on the ground, ensuring that American forces do not have to engage in another costly, large-scale war in the Middle East,” said Barrack. “We will not waver in this mission until ISIS is utterly destroyed, and any attack on Americans will be met with swift and unrelenting justice.”

The US welcomes “the strong commitment of Syrian President Ahmed al-Sharaa, who shares our ironclad resolve to identify, pursue, and hold accountable the perpetrators of this attack. Together we will eradicate terrorism in Syria,” Barrack added.

Asaad al-Shaibani, Syrian foreign minister, wrote on X: “Syria strongly condemns the terrorist attack targeting a joint Syrian–American counterterrorism patrol near Palmyra.”

“We extend our condolences to the families of the victims and to the U.S. government and people, and wish the wounded a swift recovery,” he added.

US forces operate in Syria as part of an international coalition against ISIS, which was formed under US leadership in 2014. Syria joined the coalition Nov. 12, 2025.

The coalition has carried out military operations against ISIS in Syria and Iraq since its formation, involving several countries, though Damascus was not previously a party to it.

Since the overthrow of the former regime of Bashar al-Assad in December 2024, Syria’s new administration has been seeking to restore security and stabilize conditions across the country.

Source Hiiraan Online

Southwest administration executes police officer convicted of killing civilian over $2

0

Sunday December 14, 2025 {HMC}Southwest Somali administration on Saturday executed a member of its special police force who was convicted of killing a civilian over a $2 extortion demand.

The soldier, Abdisamad Hassan Madnuur, was sentenced to death after being found guilty of killing a traveler who was driving his vehicle in Berdale district of Bay region late November 2025. The killing followed a dispute over a $2 payment, according to court records.

advertisements

The execution was carried out by firing squad in a public square in Baidoa, the capital of Bay region, following a ruling by the 60th Division Military Court. The court ordered the execution as retribution for the killing of the victim, identified as Abdiwahab Abdirahman Yusuf.
The event was attended by senior officials from the South West administration, military officers, and relatives of both the victim and the convicted soldier.

Speaking at the scene, South West Security Minister Hassan Abdukadir said the verdict sends a strong message to security forces, urging them to use their weapons to protect civilians and fight enemies, rather than abusing the people they are sworn to defend.

In a related ruling, the 60th Military Court also sentenced Salad Ibrahim Hussein, also known as Salaad Yare, to two years in military prison after convicting him of involvement in banditry along the Bay–Gedo road. The court said his actions led to the killing and injury of civilians.

Source Hiiraan Online

Somalia nears completion of 10,000-teacher recruitment plan

0

Sunday December 14, 2025 {HMC} Somali Minister of Education, Culture and Higher Education Farah Sheikh Abdulqadir announced on Sunday that the implementation of the long-promised 10,000-teacher recruitment plan is nearing completion.

The announcement follows President Hassan Sheikh Mohamud’s remarks during Somali Teachers’ Day celebrations on November 22, 2025, where he urged the Ministry of Education to accelerate the registration of the remaining teachers under the program.

advertisements

Minister Farah Sheikh Abdulqadir said the ministry is responding to the President’s call and will soon finalize the plan, alongside rolling out comprehensive training programs for both newly recruited and existing teachers.
“We are finalizing the 10,000-teacher plan, and at the same time we are providing training for all teachers currently in service,” the minister said. “Our focus is on strengthening the curriculum and rebuilding schools.”

The Ministry of Education has in recent months introduced reforms aimed at improving the quality of education and aligning the system with current national needs, with the goal of ensuring Somali children receive a better and more inclusive education.

The federal government has also stated that priority will be given to areas recently liberated from As , in an effort to close longstanding education gaps and expand access to schooling in underserved communities.

Source Hiiraan Online