Home Blog Page 2499

Man with sword arrested after attack in Hainault, north-east London

0


Vikram Dodd Police and crime correspondent
Tuesday April 30, 2024

A man with a sword has been arrested after an attack on members of the public and police officers in Hainault, north-east London, police have said.

In a statement, the Metropolitan police said: “Police and other emergency services are in Hainault, east London, at a serious incident in which a man with a sword has been arrested.

“We were called shortly before 7am to reports of a vehicle being driven into a house in the Thurlow Gardens area. There were reports people have been stabbed.

“At this time we understand the suspect went on to attack other members of the public and two police officers. We are awaiting an update on the condition of those injured. A 36-year-old man was arrested at the scene and he is in custody.”

Earlier on Tuesday, an MP for the area said a “critical incident” had been declared.

Wes Streeting, the shadow health secretary and MP for Ilford North, said the emergency services were responding and one male had been detained.

Transport for London’s website confirmed Hainault tube station was closed “due to a police investigation in the area”.

In a post on social media site X, Streeting wrote: “A critical incident has been declared in Hainault. There are station and road closures in place. The police, ambulance service and fire brigade are responding. One male detained.”

The Metropolitan police wrote on X: “Police are at an incident in the Hainault area. Please follow the instructions of police officers on the ground. A man has been arrested.”

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 30-4-2024

Talaado April 30, 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo ::shugri baryare & mustaf cali cadoow

Farsamadii :Abdiqani osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

{DAAWO MUQAALKA} Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka Carabta.

Talaado-30-April -2024 {HMC} Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka Carabta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Ra’iisul Wasaare Hamza “Annaga waxaa ka shaqeynaynaa in teendho danbe aan la isku dooran”.

Talaado-30-April -2024 {HMC} Ra’iisul Wasaare Hamza “Annaga waxaa ka shaqeynaynaa in teendho danbe aan la isku dooran”.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka Carabta.

Talaado-30-April -2024 {HMC}  Wafdi ka socda Soomaaliya oo Masar uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee Baarlamaanka Carabta.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Taliye Shub oo eedeyn kulul u jeediyay Wasaaradda Cadaalada XFS

Talaado-30-April -2024 {HMC}  Taliye Shub oo eedeyn kulul u jeediyay Wasaaradda Cadaalada XFS

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Howlgalo xoogan oo ka socda Deegano dhawaan lagu arkay xubno ka tirsan AS.

Talaado-30-April -2024 {HMC} Howlgalo xoogan oo ka socda Deegano dhawaan lagu arkay xubno ka tirsan AS.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUQAALKA} Midoowga Yurub oo Xayiraad kusoo Rogay Dadka isticmaala Baasaboorka Itoobiya.

Talaado-30-April -2024 {HMC} Midoowga Yurub oo Xayiraad kusoo Rogay Dadka isticmaala Baasaboorka Itoobiya.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

maxkamadda dambiyadda caalamiga ah ee ICJ oo Loo Gudbiyay Dacwo Ka Dhan Ah Dalka Jarmalka

Talaado-30-April -2024 {HMC} Dowladda Nicaragua ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Jarmalka u gudbisay maxkamadda dambiyadda caalamiga ah ee ICJ, waxaana Jarmalka lagu dacweeyay in uu hub ka iibiyay maamulka Israel oo xasuuq ka geestay magaalada Gaza.

Garsoorayaasha Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaana maanta la filayaa in ay jawaab ka bixiyaan dacwada ay dowladda Nicaragua ka gudbisay Jarmalka , oo kamid ah dowladaha Israel ku taageeray howlgalka xasuuqa ee Gaza ka socda.

Dowladda Jarmalka ayaana lagu eedeeyay in ay jabisay heshiiskii ilaalinta xaquuqda aadanaha, sidoo kale wax caadi ah ka dhigtay dilka iyo dhibaatooyinka lagu hayo shacabka aan waxba galabsan ee Gaza kunool.

War kasoo baxay dowladda Jarmalka ayey ku beenisay eedeymaha loo soo jeediyay, waxa ayna dowladda sheegtay in aysan jirin wax rasaas iyo madaafiic ah oo ay u dhoofiyeen Israel tan iyo waxii ka dambeeyay bishii October ee sannadkii hore.

Dowladda Jarmalka ayaa kamid ah dowladaha sida weyn Isreal ugu taageeray duullaanka ay ku qaaday magaalada Gaza, waxaana Jarmalka sidoo kale lagu eedeenayaa in si qarsoodi ah hub culus ugu dhoofiyay Israel.

{DAAWO MUQAALKA} Qarax Sababay Dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Duleedka Baladweyne.

Talaado-30-April -2024 {HMC} Qarax Sababay Dhimasho iyo dhawac oo ka dhacay Duleedka Baladweyne.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA