Axad 28, April 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;Abdiqani Osoble
Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud
Axad 28, April 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo ;Abdiqani Osoble
Farsamadii :Mohamed Baryare Haamud
Axad 28, April 2024 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika iyo Bangiga Aduunka oo la qaban doono 29-ka Abriil, 2024.
Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah (IDA) ee hoostagta Bangiga Adduunka, ayaa diiradda saari doona horumarinta iyo maalgashiga qaaradda Afrika sidii loo xoojin lahaa iyada oo loo marayo mashaariic horumarineed oo waaweyn.
Madaxweye Xasan Sheekh ayaa Inta uu ku sugan yahay Nairobi, wuxuu kulamo gaar ah la yeelan doonaa madaxda Afrika iyo mas’uuliyiinta ka socda Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah, si loo dardar-geliyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah.
Safarka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya xilli Soomaaliya laga cafiyay dayntii muddada dheer lagu lahaa, taasoo fursad u siinaysa dalka inuu soo jiito maalgashiyo caalami ah iyo mashaariic horumarineed.

DHAMAAD
Axad 28, April 2024 {HMC} Lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ayaa ku naf waayay qarax galabta lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.
Waxa aan ehellada, asxaabta, shaqaalaha shirkadda, iyo bulshada Soomaaliyeed uga tacsiyeynaynaa geerida shaqaalihii ku naf waayay falkaan gurracan, waxaana Alle uga baryeynaa in uu Janatul Fardowsa ka waraabiyo.

Burkina Faso has rejected “baseless accusations” that soldiers massacred 223 people in attacks in February.
A Human Rights Watch report alleged the army killed 179 people in Soro village and 44 others in Nondin, at least 56 of who were children, on 25 February.
The NGO said this was “among the worst army abuse” incidents in the country in nearly a decade.
Burkinabè authorities said they had opened a legal inquiry to “establish the facts” and condemned HRW’s report.
“The government of Burkina Faso strongly rejects and condemns such baseless accusations,” communications minister Rimtalba Jean Emmanuel Ouedraogo said in a statement late on Saturday.
The minister also expressed his surprise that “while this inquiry is under way to establish the facts and identify the authors, HRW has been able, with boundless imagination, to identify ‘the guilty’ and pronounce its verdict”.
Earlier this week, officials in the military-ruled country suspended the BBC and US public broadcaster Voice of America over their coverage of the HRW report.
In a statement released on Thursday, HRW said the alleged mass killings “appear to be part of a widespread military campaign against civilians accused of collaborating with Islamist armed groups, and may amount to crimes against humanity”.
Villagers who survived the attack told HRW that a military convoy of more than 100 soldiers descended on Nondin village, about 30 minutes after Islamist fighters passed nearby.
The soldiers went door-to-door, ejecting residents from their homes.
“They then rounded up villagers in groups before opening fire on them,” the report added, citing witness and survivor accounts.
The soldiers arrived in Soro, about 5km (3 miles) away, an hour later, also gathering and shooting at villagers, the survivors added.
In both villages, the soldiers also shot at those who attempted to hide or escape, witnesses said.
The alleged mass killings are believed to be retaliation by the military, which accused the villagers of aiding armed Islamist fighters.
They followed an attack by Islamist fighters on a nearby military camp in the the northern Yatenga province.
A survivor was quoted as saying that before the shootings, the soldiers accused the residents of failing to cooperate with them by not informing them of the movements of the Islamist fighters.
“The massacres in Nondin and Soro villages are just the latest mass killings of civilians by the Burkina Faso military in their counterinsurgency operations,” said Tirana Hassan, executive director of Human Rights Watch.
The Sahel country is ruled by a military junta, which seized power in a coup in 2022, promising to end the insurgency.
The violence has however continued to escalate, with more than a third of Burkina Faso controlled by jihadist groups.
International and human rights groups including the European Union and UN have accused Burkina Faso of serious human rights violations in its fight against insurgency, including the indiscriminate killings and forced disappearances of dozens of civilians.
Supporters of the military junta have previously criticised the media for reporting alleged atrocities, saying that the reporting is designed to hit the morale of the Burkina Faso armed forces.
The statement from the authorities also hit out at what it described as a “media campaign orchestrated around these accusations” which “shows the avowed intention… to discredit our fighting forces”.
Broadcasts of BBC and Voice of America have been stopped and the websites of both organisations banned for two weeks, officials said.
In a statement on Thursday, Burkina Faso’s media regulator warned all media outlets against covering the report, threatening sanctions, state-owned media reported.
SOURCE BBC
Axad 28, April 2024 {HMC} Warar aan ka helayno deegaanka miyiga ah ee u dhaxeeya Hulkujir iyo Qalaanqale ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu halkaas ka socdo dagaal qaraar oo u dhexeeyo labo maleeshiyo beeleed
Khasaare dhimasho iyo dhaawac badan ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay dagaalkan waxaana la isku adeegsanaya gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan.
Ugu yaraan 10 ruux ayaa ku dhintay Ku dhawaad 14 kale oo labada dhinac ka tirsana waa ku dhaawacmeen Dagaalkan .
Khadka Talefanka iyo internetka oo aan si fiican u shaqaynayn degaanadaas ilaa shalay ayaa adag in la helo xog dhamaystiran
Dhaawacyada labadaan maleeshiyo beeleed ayaa lakala geeyay magaalooyinka Caabud-waaq iyo xeraale oo ay ku abtirsadaan Dadkaan ku dagaalamaya Deeganadaas
Maamulka Galmudug iyo Maamulada labadaan Degmada iyo waxgaradka Degaanka ayaan wali ka hadlin Colaada ka aloosan Degaanadaas.
In northeast Borno state, the heartland of an Islamist insurgency, suspected Islamic State West Africa Province (ISWAP) fighters used an improvised explosive device (IED) to blow up a vehicle carrying the Civilian Joint Tast Force (CJTF) team, a local force chairman said.
The CJTF was first formed in 2013 to protect communities in the northeast and help the military fight Boko Haram and later its offshoot ISWAP. The force has since been extended to other northern states that are grappling with armed kidnapping gangs.
Tijjanima Umar, CJTF chairman for Gamboru Ngala area near the border with Cameroon, said his team was traveling to Borno state capital Maiduguri when they drove over the IED.
“As the mine blew up, nine of them died instantly … while two other people had severe injuries and were immediately taken to hospital for treatment,” Umar told Reuters by phone.
The Nigerian military was not immediately available to comment.
Although severely curtailed by Nigerian security forces, Boko Haram and ISWAP still carry out deadly attacks against civilians and the military.
In northwestern Soko state, 14 CJTF members were killed and several were missing following an ambush by gunmen Saturday, task force sector commandant Ismail Haruna told Reuters.
Haruna said the CJTF members were killed in Sokoto’s Isa local government area, where they had raided and destroyed a bush camp belonging to a known armed kidnapping gang leader.
The gang quickly regrouped and ambushed the CJTF as they drove back to Sokoto state capital, he added.
SOURCE VOA
Axad 28, April 2024 {HMC} Alaha u naxariisto Shaqaalihii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telecom oo galabta qarax lagula eegtay deegaanka weydoow ee Duleedka Magaalada muqdisho.
Tirada shaqaalaha saarnaa gaari ayaa ahaa 6 ruux kuwaas oo dhamaan kuwada geeriyooday gudaha gaariga oo uu qaraxa ku qabsaday.
6 dan ruux oo dhamaantood ahaa shaqaalaha Shirkada Hormuud ayaa Hiiraanweyn waxa ay heshay 5 kamid ah Magacyadooda waxaa lagu kala magacaabaa
1- Maxamed ahmed gamaxey
2- Xusem moalim abdi
3- M abdule wardhere
4- Abdikarin Osman Abdi
5- Abdinasir Ahmed Mohamud
Qofka lixaad magaciisa ma’anan helin
ilaa hada lama oga cida ka danbeysay qaraxan maanta lala eegtay qaar kamid ah shaqaalaha shirkada isgaarsiinta Hormuud.
dhinaca kale Majiro ilaa iyo hada wax war ah oo ka so baxay Laamaha amaanka Dowladda Fedweraalka Soomaaliya iyo maamulka Dagmada Garasbaaleey.
Axad 28, April 2024 {HMC} Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ay Alshabaab ka sifaysay keymaha ay ku dhuumaalaysan jireen ee Booni, taas oo keentay in ay yaraadaan weeraradii argagixisanimo ee gobolka xeebta.
“Argagixisadu waxay u adkeysan weyday awoodda hay’adaha amniga oo qaarkood ku qasbay inay dib ugu cararaan Soomaaliya oo ay naftooda u baqayaan,” ayaa lagu yiri war qoraal oo ah oo kasoo baxay laamaha amniga ee Kenya.
Hay’adaha Amniga ee Kenya ayaa waxay sheegeen inay ku guulaysteen inay ka takhalusaan Shabaabkii ku dhiiraday inay ku sii dhuuntaan kaynta, si loo nabadeeyo gobolka xeebta ah ee Lamu iyo nawaaxigeeda oo ay ku jirto Garissa.
Hawlgallada Amni ee Lamu, waxa ay sheegtay dowladda Kenya inay isugu jiraan dhawr qaybood oo ay ka mid yihiin ilaalinta amniga, wacyigelinta argagixisanimada iyo iskaashiga milatariga rayidka ah (CIMIC) ee lagu taageerayo bulshada.
Kenya waxay u sheegtay dadkeeda inay sii wadaan la shaqeynta hay’adaha amniga si loola dagaalamo argagixisada, loona horumariyo dhaqaalaha Lamu, looguna abuuro shaqooyin badan dhallinyarada.
Axad-28-April-2024 {HMC} Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo 𝐈𝐃𝐀, shirkaas oo ay ka soo qayb galeen Wasiirada Maaliyadda dalalka Qaaradda Afrika.
Shirka maanta oo ah heer Wasiir Maaliyadeed ayaa looga dooday qodobada muhiim ka u ah wadamada Afrika si uu Bangiga Adduunka u maalgaliyo, qodobada ay soo saaraan Wasiirada maaliyadda ayaa waxaa la hor dhigi doonaa kulanka kiisa xiga oo ah heer Madaxweyne, kaas oo qab soomi doona 29-ka April 2024-ka.
Shirkaan waxa uu ahmiyad gaar ah u leeyahay Dowladda Soomaaliya oo dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami ah si oo sare loogu qaadayo wax soo saarka gudaha, dib-u-habeynta maaliyadda taas oo qeyb ka qaadan karta kordhinta dhaqaalaha Soomaaliya.

Axad-28-April-2024 {HMC} Telefishinka Turkish-ka ee A Haber Channel ayaa soo tebiyey in Ficil kale oo lagu gubay Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kariimka laga abaabulay gudaha dalka Sweden.
Haweeney ayaa la sheegay inay meel Fagaare ah ku gubtay Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kariimka, iyadoo ay Boliska Swedish ilaalo iyo Badbaadin Khaas ah siiyeen Haweeneydaasi.
Dhanka kale Telefishinka Swedish ee STV ayaa soo weriyey inay Boliska dalkaasi heleen Codsi kale oo lagu dalbaday Fal lagu gubayo Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kariimka bisha soo socota ee May 3-da.
Falalka Xadgudubka ee lagu gubayo Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kariimka ma aha mid ku cusub dalka Sweden, iyadoo ay horey Falkaasi u geysteen Siyaasiga Xag-jirka ee Rasmus Paludan ee haysta Dhalashada Swedish iyo Danish iyo Salwan Momika oo ah Qaxooti Iraqi.
Dowladda Sweden waxaa Falalka xadgudubka ee lagu gubay Nuqulo Kitaabka Qur’aanka kaga baxay Ku-dhawaad 200,000 oo Dollar, sida laga soo xigtay Warbaahinta Maxaliga ee dalkaasi.
Si kastaba, Dunida Muslimka waxay dhigeen Dibadbaxyo lagu cambaaraynayo Oggolaanshaha Dowladda Sweden ee falalka xadgudubka ku ah Diinta Islaamka iyo Kitaabka Qur’aanka Kariimka.