Home Blog Page 2514

{DAAWO MUQAALKA} Kulan Lagu Taageeraayo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha DFS oo Lagu qabtay Magaalada Garowe.

0

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Kulan Ciyaareed Lagu Taageeraayo Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arimaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Xoosh ayaa lagu qabtay Magaalada Garowe ee Caasimada Maamulka Puntland.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

{DAAWO MUUQAALKA} Sidde ayey dadka deegaankaan ku gareeen hirgalinta xarun caafimaad oo aan lagu taageerin?

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Sidde ayey dadka deegaankaan ku gareeen hirgalinta xarun caafimaad oo aan lagu taageerin?

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Maxay tahay fariinta wasaarada waxbarashada ay u dirtay dhamaan ardaydda galeysa Imtixaanka Dowladda

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Maxay tahay fariinta wasaarada waxbarashada ay u dirtay dhamaan ardaydda galeysa Imtixaanka Dowladda

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Degmo laga saaray AS oo lagu qabatay bandhigga fanka, dhaqanka iyo nabadda bulshada.

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Degmo laga saaray AS oo lagu qabatay bandhigga fanka, dhaqanka iyo nabadda bulshada.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Xuutiyiinta Yamen oo Weeraray markab Marayay xeebaha Soomaaliya

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} – Markab dagaal oo ay leyihiin ciidmada badda ee boqortooyada UK ayaa soo riday gantaal ay kooxda Xuutiyiinta Yemen ku rideen markab ganacsi oo marayey Badda Cas.

Kooxdan oo ay Iiraan taageerto ayaa xiisad weyn ka abuuray Badda Cas oo ah marin muhiim u ah isku gooshka ganacsiga dunida.

Markabka HMS Diamon ayaa difaacay markab ganacsi oo marayey Gacanka Cadmeed oo weerar kala kulmay kooxda Xuutiyiinta Arbacadii.

Sida ay sheegtay wasaaradda difaaca, markabka oo adeegsanayey hannaanka Viper missile ee lagu burburiyo gantaallada ayaa ka hortagay gantaallada ay soo rideen kooxda ee ay ku bartilmamaeedsadeen markabka ganacsi.

Markabka dagaal ayaa hadda ku sugan gobolka si uu uga hortago weerarada Xuutiyiinta.

Xoghayaha Difaaca UK Grant Shapps ayaa u mahad-celiyay shaqaalaha markabka si ay gacan uga geystaan “badbaadinta nolosha bad-maaxiinta aan waxba galabsan” iyo ilaalinta maraakiibta.

Turkiga oo si cajiib ah u muujiyay ‘sida ay uga go’an tahay’ xasiloonida Soomaaliya
“Ingiriisku wuxuu sii wadaa inuu safka hore kaga jiro jawaabta caalamiga ah ee Xuutiyiinta oo ay Iran taageerto weerarrada halista ah ee maraakiibta ganacsiga, kuwaas oo galaaftay nolosha maraakiibta caalamiga ah,” ayuu intaas raaciyey.

Waxa uu u sheegay The Times in ay ahayd markii ugu horreysay oo markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda ee Royal uu qabto gantaal dagaal tan iyo dagaalkii Khaliijka 1991-kii.

Xuutiyiinta oo gacanta ku haya dhul badan oo Yemen ah, oo ay ku jirto caasimadda Sanca ayaa bartilmaameedsanaya maraakiib ay ku sheegeen inay xiriir la leeyihiin Israa’iil iyo Reer-galbeedka si ay uga jawaabaan dagaalka Israa’iil ee ka socda Qasa.

Silsiladaha sahayda caalamiga ah ayaa hadda wajahaya khalkhal ba’an iyo kor u kaca kharashaadka taas oo ka dhalatay qaar ka mid ah shirkadaha maraakiibta ee ugu waaweyn oo safarro ka weeciyay badda cas – mid ka mid ah marinnada maraakiibta ugu mashquulka badan adduunka.

Arbacadii, Xuutiyiintu waxay sheegteen inay weerar ku qaadeen markabka Maersk Yorktown ee Maraykanka oo marayey gacanka Cadmeed.

MOD waxay sheegtay in ku daadgureynta HMS Diamond ee Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ay qayb ka tahay jawaabta ballaaran ee UK ay ka bixiso weerarrada Xuutiyiinta.

Tan waxaa ka mid ah ka hortagga hubka sida sharci darrada ah loo geynayo Yemen, cunaqabatayn lagu soo rogay xubnaha Xuutiyiinta, iyo in la qaado weeraro lala beegsado bartilmaameedyada millatari.

HMS Diamond, ayaa gobolka ka fuliyey howlago bilihii December iyo January, isagoo qudhiisu la kulmay saddex weerar oo kala duwan oo ay fuliyeen ciidamada Xuuthiyiinta, iyagoo ku guuleystay inay burburiyaan sagaal diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo wata gantaalaha Sea Viper iyo qoryo.

Markabkan dagaal ee ciidamada badda Ingiriiska eeHMS Diamond, ayaa ku qalabaysan gantaalada Sea Viper, iyo sidoo kale qoryaha darandooriga u dhaca.

Sidoo kale markabka ayaa laga qaaday weeraro duqaymo ah oo lala beegsaday Xuutiyiinta Yemen 11 janayo.

Xuutiyiinta Yemen, ayaa wali wada beegsiga maraakiibta ganacsi ee maraya badda cas iyagoo sheegay inay ku taageerayaan howlgaladooda Falastiin.

Askar ka tirsan Kumandoska Gorgor iyo Danab oo lagu fuliyey Dil Toogasha ah

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u geystay falal dil ah oo ka dhacay Galmnudug.

Dilkan oo ahaa mid qisaas ah waxaa fuliyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,gaar ahaan qeybta Dowlad Goboleedka ee Galmudug .

Dilkaan qisaasta ah ayaa lagu fuliyay dable xoogga dalka Cabdikaafi Cali Cabdulle iyo Iidle Cumar Idiris oo ka tirsanaa Guutada 18-aad ee Gorgor.

Raggan ayaa dilal u geystay Allaha u naxariistee Cadnaan Cali Salaad iyo Bilan Xaashi Salaad sida ay sheegtay maxkamada.

Mareykanka oo ciidamada Itoobiya ku eedeeyay xad gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Jimco -26-Apr-2024 {HMC} – Mareykanka ayaa ciidamada Itoobiya ku eedeeyay xad-gudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Warbixin ku saabsan xaaladda Itoobiya oo ay soo saartay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu faah-faahiyay xad-gudubyo ka dhan ah dadka rayidka ee ay ka qeyb qaateen ciidmada Itoobiya sannadkii 2023.

Warbixinta ayaa waxay muujineysaa in ciidamada Itoobiya ay ka qeyb qaateen falal arxan darro ah oo isagu jira dil, kufsi, dhac, xarig sharci darro ah iyo caburinta siyaasiyiinta iyo wariyaasha.

Sidoo kale waxaa warbixintan lagu sheegay in dadka rayidka lagu qasbay in ay ka cararaan deegaanadooda kadib markii lagu sameeyay midab takoor.

Ciidamada ammaanka Itoobiya ayaa ka qeyb qaatay dilka 23 qof oo rayid ah, kuwaasi oo lagu dilay goob qura ah oo ka tirsan gobolka Oromada, horraanta bishii January ee sannadkii tegay.

Waxa jira saxafiyiin iyo siyaasiyiin kasoo horjeeda siyaasadda Abiy Axmed oo lagu xiray goobo qarsoodi ah, iyaga oo aan lasoo taagin maxkamad sidoo kalena loo diiday inay la kulmaan qoysaskooda.

Qaramada Midoobay ayaa iyadna dhankeeda xaqiijisay in dowladda federaalka Itoobiya ay ku fashilantay inay wax ka qabato xad-gudubyada lagula kacayo dadka aan waxba galabsan.

Wararka dhiilada dagaalka xambaarsan ee ka jira Itoobiya iyo xaaaladaha bani’aadinimo ayaa keentay in beesha caalamka iyo safaradaha dhowr dal oo ku jiraan Mareykanka, UK, Japan iyo franca in ay ku baaqaan wada-hadal deg-deg ah oo lagu yareynayo xiisadaha colaadeed, si loo ilaaliyo dadka rayidka.

Xubno katirsan Golaha Deegaanka Magaalada Hargaysa oo xabsiga la dhigay

0

Jimco -26-Apr-2024 {HMC}  Sadax xubnood oo ka tirsan Golaha Deegaanka Magaalada Hargaysa, ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii ay ka hor yimaadeen qorshe dad danyar ah lagaga rarayo goob dhisme laga dhisayo.

Xubnaha xabsiga la dhigay ayaa magacyadooda lagu sheegay Siikaawi, Siciid Jaamac iyo Fidaar, sida ay baahiyeen warbaahinta booliiska ayaa jidhdil u gaystay markii la qabanayay Fidaar.

 

Khilaafka sababay xariga xubnahan ayaa ka dhashay khilaafka ka taagan goob ku taala suuqa Gobonimo oo ay dowlada hoose ka dhisayso dhisme cusub oo ay yeelan doonto xarunta Degmada 26-ka Juun ee magaalada Hargaysa, iyada oo laga rarayo dad danyar ah.

 

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa dhaliilay qorshaha dowlada hoose, isaga oo ku tilmaamay wax aan la aqbali karin, wuxuuna ku baaqay in shacabka loo tudho, waxa uuna ku goodiyay in uu hoggaamin doono kacdoon shacab.

 

Duqa Magaalada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge oo ay hore saaxiib dhaw u ahaayeen Xildhibaan Barkhad Batuun, ayaa dhaliisha Batuun si deg deg ah uga jawaabay, isaga oo sheegay in uu isagu ka talinayo danta dadka.

 

“Shacabku wey kala yaqaanaan siyaasiga khatallayaa, si uu ugu gaadho dano uu leeyahay isaga oo ka ganacsanayaa dareenkooda iyo ka habeen iyo maalinba u taagan dantooda, horumarkooda ee u diyaara in uu la fadhiisto maqlo dareenkooda, dhagaysto cabshooyinkooda si uu wax uga qabto” ayuu Mooge ku baahiyay bartiisa Facebook.

 

Sharciga cusub ee golaha deegaanada ayaa xubnaha golaha ka qaadaya xasaanada marka laga reebo maayarka iyo maayar ku xigeenka, sidookale sharciga ayaa dhigaya in loogu yeedho uun xubno gole deegaan oo anay xildhibaanno ahayn.

Kenya Airways protests over staff held in DR Congo

0

Friday -26-Apr-2024 {HMC}   Kenya Airways (KQ) has accused the Democratic Republic of Congo’s military of holding two of its employees since last week, despite a court ruling to release them.
The two were arrested by the DR Congo’s military intelligence unit last Friday over alleged missing custom documentation on “valuable” cargo, KQ said in a statement.

The airline said its staff were detained despite not having accepted the goods in question.

“The logistic handler was still completing documentation before handing it over to KQ,” Allan Kilavuka, the airline’s CEO wrote.

“All efforts to explain to the military officers that KQ had not accepted the cargo because of incomplete documentation proved futile.”

On Tuesday, Kenyan embassy officials and a team from the airline were allowed to briefly visit the detainees.

KQ said that on Thursday a Congolose military court granted the airline’s request to have the employees released as investigations continued.

The employees’ phones were seized during the arrest and they have no means of communicating with the outside world, according to KQ.

“Despite the court orders, the military intelligence unit is still holding them incommunicado, yet these are civilians being held in a military intelligence facility,” Mr Kilavuka said.

“We are perturbed by this action targeting innocent staff and consider it harassment targeting Kenya Airways’ business.”

It is unclear what the cargo in question comprised and authorities in DR Congo are yet to comment on the matter.

 

Somali government probes corruption in U.S.-backed Danab Special Forces unit

0

Friday -26-Apr-2024 {HMC}  The Somali government has confirmed corruption in the food supply chain for the elite Danab Special Forces, which are supported and trained by the United States. The ration theft could undermine the unit’s effectiveness against al-Shabaab, a major security concern.

An American official told Reuters that the U.S. is taking the allegations seriously and is committed to ensuring future safeguards. The official did not specify if any U.S. aid had been suspended.

Following the disclosure, Somalia’s Ministry of Defense announced a probe into the misdirection of food supplies, part of broader military reforms.

“During these investigations, the Somali National Armed Forces reported a diversion of Danab rations within a unit of its forces. FGS [Federal Government of Somalia] takes these incidents seriously and has immediately launched an investigation which resulted in the suspension and detention of officers within the ranks to ensure accountability and transparency.”

Security sources say over half a dozen officers have been suspended to maintain accountability. The results of the ongoing investigation will be shared upon its completion.

In response to the scandal, the Somali government has taken over responsibility for providing food to the Danab forces and has consulted with the U.S. to discuss further steps.

The U.S. has reiterated its support for the Danab as a critical component of Somalia’s strategy against the militant insurgency group al-Shabaab. In February, the U.S. committed $100 million in funding the construction of up to five bases across Somalia for the Danab forces and agreed to increase troop numbers. A 2017 agreement also included training and equipping 3,000 Danab soldiers to combat al-Shabaab threats.

Analysts believe the incident might push necessary reforms within the Danab forces but also highlight concerns about the army’s morale and public image. “When authority figures are implicated, it impacts the morale and community support for the Danab army,” Mohamed Mukhtar, an analyst of Somali affairs, told the BBC Somali Service.

The corruption issue strikes at a time when the Danab forces are central to the military operations reclaiming territories from al-Shabaab in central Somalia. Effective military operations and maintaining public trust are deemed crucial for ongoing success.

It is not the United States’ first suspension of aid to Somalia’s military due to corruption concerns. In December 2017, the United States suspended food and fuel aid to most of Somalia’s armed forces. According to private correspondence between the two governments, the United States suspended aid after the Somali military repeatedly failed to account for food and fuel. Despite the suspension, the State Department stated that Washington would continue to support small Somali special forces units mentored by U.S. personnel, such as Danab.

The Danab Brigade was established in 2013 and trained by Bancroft Global Development, a private military contractor based in the U.S. The initial cohort of 150 recruits completed a six-month training program in February 2014. The commando unit is based at Balidogle Air Force Base. Command leaders receive extensive training at the Defense Language Institute in Texas to ensure their English proficiency and leadership capabilities.

SOURCE