Home Blog Page 2540

Mowqifka midnimada Soomaaliya iyo Cabdiraxmaan Tuur Muqdisho 1994-kii.

Axad-21-April-2024 {HMC} Soddon sano ayaa laga joogaa markuu marxuum Cabdiramaan Axmed Cali (Tuur) yimid Muqdisho kuna baaqay in hab federaal uu yahay kan Soomaaliya dib loogu soo dhisi karo burburkii dowladdii dhexe kaddib. Tuur wuxuu la dhashay marxuum Maxamuud Axmed Cali oo ahaa aabbaha waxbarashada Soomaalida gaar ahaan gobollada Waqooyi. Xilligaas suurtaggal ma ahayn in hab federaal uu Soomaaliya uga hirgalo hab Waqooyi iyo Koofur waayo Muqdisho laba qeyb ayay u kala qeybsanayd; Cabdiraxmaan Tuur wuxuu la jiray Jeneraal Caydiid. Hadalkisii waxaa lagu tilmaamaay inuu colaad ka aloosay waqooyiga gaar ahaan beelihii taageeri jiray ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed (Somali National Movement).

Mowqifka midnimada Soomaaliya ee Cabdiraxmaan Tuur wuxuu ku qotomay aqoonta uu u lahaa xiriirka caalamiga ah. Isagu muu la dhacsanayn go’aankii degdegga ahaa lagaga dhawaaqay Burco Maajo 18, 1991, kaasoo lagu shaaciyay in Waqooyiga Soomaaliya uu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale. Wuu ogaa in go’aankaas kala goynta Soomaaliya aan la isku raacsanayn, uu xitaa ka hor imanayayay dastuurkii ururka SNM oo si cad u taageerayay midnimada dhuleed iyo siyaasadeed ee Soomaaliya. Marxuum Jaamac Maxamed Qaalib isaguna si la mid sidaas ayuu midnimada u aamminsanaa. Wuxuu aqoon u lahaa siyaasadda Geeska Afrika. Wuxuu qoray buug ku saabsan Soomaali Galbeed, oo uu ku soo bandhigay xogo aan hore loogu adeegsanin qoraallo taariikheed, ku saabsan sida had iyo jeer Xabashidu uga dadaadili jirtay in la tirtiro jiritaanka qaranka Soomaaliyeed.

Qaalib iyo Tuur waxay u soo taagnaayeen xilli Xayle Salaase doonayay in Waqooyiga Soomaaliya lagu biiriyo Itoobiya. Tuur danjire ayuu ahaa; Qaalib madax sirdoon dowladdii rayidka ayuu noqday; xilligii dowladdii kacaanka taliyaha ciidanka booliska iyo wasiirkii horumarinta miyiga ayuu soo noqday. Wargeysyadii ka soo bixi jiray Hargeysa kontomaadkii qarnigii 20aad ayaa gaashaanka u duruuray himiladii gurracnayd ee Xayle Salaase. Indheergaradka siyaasadeed ee Hargeysa xilligaas waxay lahaayeen garasho siyaasadeed oo aad u sarreysa kaddib markii Ingriisku ku ballan-furay beelihii Soomaaliyeed uu heshiiska ilaalinta la saxiixday. Ingiriisku wuxuu dhul Soomaalidu ku nooshahay 1954kii si sharcidarro ah ugu wareejiyay Xabashida (Imbradooriyaddii Itoobiya), oo waxaa laga qoray buugag sida The Betrayal of Somalis iyo The Somali Dispute.

Waxyaabaha Tuur iyo Qaalib ogaayeen waxaa ka mid ah in qarannimadu tahay tiir adag oo ilaaliya xuquuqda shucuubta. Tan labaad taageerada ay u muujiyeen qarannimada iyo midnimada Soomaaliyed waxay ku salaysanayd taageerista xaqa qofka Soomaaliyeed u leeyahay dhowrista naftiisa iyo hantidiisa iyo inuu dalkiisa hooyo meeshuu doono kaga noolaan karo. Intaas haddii la waayo ma jirayso qarannimo Soomaaliyeed oo laga hadlayo: haddii qof sheegto inuu magaalo qof kale oo Soomaaliyeed kaga awood-badan yahay, wuxuu doono samayn karo oo aan lala xisaabtami karin, fursadaha dhaqaalaha ka hor istaagi karo qof kale, maleeshiyo beeleed ugu awood-sheegan karo qof kale oo Soomaali ah xaaladdu kama duwana gumeysigii oo kabo loo tolay (Soomaalida ayaa ku maahmaahda waa kudkii oo kabo loo tolay markay arkaan wax ka sii daran wax kale).

Soddon sano kaddib Soomaalidu waxay isa su’aalaysaa sababaha weli isu awood-sheegasho maleeshiyo beeled iyo ciidamo dhinac-ka-raran ay weli halis ugu yihiin xuquuqda qofka Soomaaliyeed. Ma siyaasiyiita Soomaaliyeed ayaa sidan ku heshiiyay mise aamusnaantooda ayaa mas’uul ka ah in sooyaalkii qabqablayaasha aan weli xiddida loo siibin? 2024 sidii 1994 Waqooyiga Soomaaliya waxaa ka taagan colaado u loogi kara dhulka Soomaaliyeed cadaw muddo u hanqal-taagayay. Marxuum Tuur iyo Marxuum Qaalib way ogaayeen in haybta siyaasadeed ee Soomaalida (the Somali political identity) aan la hoosgeyn karin hayb beeleed. Qaranka Soomaaliyeed ilaalintiisa naf iyo maal baa loo huray. Wax hunguri la siisan karo ma aha.

ITOOBIYA oo mar kale ku celisay in ay ka go,antahay dhaqangelinta Heshiiskii ay lagashay SOOMALILAND.

Axad-21-April-2024 {HMC} Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay fulinta is-afagaradkii ay la gashay Somaliland, islamarkaana carada dowladda federaalka ee arrintan ku aadan ay tahay wax aan dhaafsiisneyn dib u dhaca ku-meel gaar ah.

Hadalkan ayaa waxaa sheegay Abdulaziz Ahmed Adem, oo ah la-taliyaha sare ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka (NISS), sidoo kalena la-taliye u ah Wasaaradda Arrimaha Dibedda.

Waxa uu hadalkan ka jeediyey shir ku saabsanaa amniga gobolka Geeska Afrika oo uu soo abaabulay Machadka Arrimaha Dibedda, kaasi oo ka dhacay Skylight Hotel Addis-Ababa, 19-kii April.

Abdulaziz ayaa ku dooday in helitaanka Itoobiya ee marin badeed ay sahli karto kobaca wadajirka ah ee Itoobiya, iyo Soomaaliya oo leh xeeb dhererkeedu dhan yahay 3,000 oo kilomitir.

Abdulaziz waxa uu ku tilmaamay diidmada Muqdisho ee heshiiska Itoobiya ay la gashay Somaliland inay tahay “dib u dhac,” isagoo ku macneeyey isku day ay dowladda federaalka ku weecineyso caqabadaha siyaasadeed ee ka haysta gudaha Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu sheegay in Itoobiya ay sii wadi doonto heshiiska, oo qeyb ka ah sida ay uga go’an tahay is-dhexgalka gobolka.

“Itoobiya waxay soo dhawaynaysaa dadka ka socda dhammaan dalalka deriska ah, gaar ahaan Soomaaliya,” ayuu yiri. “Waa u muhiim labada waddanba inay u midoobaan kooxaha argagixisada loo aqoonsaday sida Al-Shabaab, Daacish iyo kuwa dadka tahriibiya. Haddii aan si wadajir ah u shaqeyno, waan horumari karnaa oo aan ka gudbi karnaa caqabadaha, intii aan ka hortagi lahayn heshiis aan la joojin karin,” ayuu yiri Abdulaziz.

Waxa uu ugu baaqay dalalka gobolka inay ahmiyadda siiyaan iskaashiga iyo barwaaqada, wuxuuna dib u xaqiijiyey in Itoobiya ay ka go’an tahay nabadda iyo wada-shaqeynta dalalka deriska la ah.

Abdulaziiz waxa uu xusay kaalmaynta milatari ee Itoobiya ay ka geysatay dadaallada nabad ilaalinta ee Suudaan iyo Soomaaliya.

Wuxuu ka digay ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay inay halis ku keeni karto Itoobiya iyo sidoo kale gobolka oo dhan.

“Ciidankeenu wuxuu Soomaaliya u sameeyey naf-hurnimo la taaban karo, haddii ay ahaan lahayd xudduudaheeda iyo nabadda. Waxaa naga go’an inaan horumarino xiriir nabadeed oo aan la yeelanno deriska, waxaana diyaar u nahay inaan sameyno dadaallo dheeraad ah oo ku aaddan yoolkan. Waa lama huraan in iyaga iyo kuwa kaleba ay ogaadaan sida aan ugu heellan nahay arrimahan,” ayuu yiri.

Heshiiska is-afgaradka, oo ay Janaayo 1, 2024 kala saxiixdeen Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa dhaliyay dood weyn oo heer gobol iyo mid caalami ah.

Abiy Axmed ayaa horay u carrabka ugu adkeeyay in Itoobiya ay muhiim u tahay inay hesho marin badeed, arrintaas oo sii xoojisay xiisadda ka taagan Geeska Afrika.

{DAAWO MUQAALKA} Wabiga shabelle oo ku Fatahay Magaalada Jowhar

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Masuuliyiin Ka Tirsan D/G/Hirshabelle oo kaa shanaaya Shacabka Magaalada Jowhar ayaa Kormeeray goobaha uu ka jilicsan yahay Wabiga Shabelle xilli laga cabsi qabo inuu fatahaad sameeyo.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

58 dead after ferry sinks in Central African Republic, witnesses say

0

Sunday -21-April-2024 {HMC} At least 58 people have died in the Central African Republic after the overcrowded ferry carrying them capsized, say officials.

Most of the 300 people on board were on their way to a funeral on Friday when the vessel sank.

It happened on the Mpoko river near the capital, Bangui.

Footage of the accident on social media shows people falling or jumping into the water trying to reach the banks of the river.

Boat disasters are not uncommon in the Central African Republic.

“What just happened was terrifying,” a witness told French-language broadcaster RFI.

“I know a family who’ve lost seven relatives in this tragedy.”

Speaking to local station Radio Guira on Saturday, civil protection head Thomas Djimasse said rescuers retrieved “58 lifeless bodies” from the water, but added “we don’t know the total number of people who are underwater”.

Dozens of survivors are reported to be receiving treatment in hospitals in Bangui.

SOURCE BBC

Ethiopia land violence leaves thousands homeless

0

Sunday -21-April-2024 {HMC}  Fighting over disputed land along borders of Ethiopia’s Tigray and Amhara regions has displaced close to 29,000 people, the United Nations says.

Fighting began last week between forces from the two regions in Raya Alamata district, which is claimed by both.

Officials in Amhara have accused forces from Tigray of launching an invasion, but former rebels in Tigray deny this.

A two-year civil war ended in late 2022 in Ethiopia, after central government signed a peace deal with Tigray forces.

However, issues of contested areas, disarmament of ex-combatants, and the fate of hundreds of thousands of Tigrayans forced out of their homes during the war remain unresolved.

The contested district of Raya Alamata had been under Tigray until war broke out in 2020, but the Amhara forces have since seized it.

Following the resurgence of the latest fighting, Tigray forces have reportedly advanced towards some areas in the district.

Life-saving assistance is urgently required, the UN said, adding that some families were sheltering in open areas in nearby Amhara districts of Kobo and Sekota.

Meanwhile the embassies of seven Western countries – including the US and the UK – have released a joint statement expressing their concern at the reported violence.

They are calling for de-escalation and have encouraged disarmament and demobilisation.

SOURCE BBC

Arsenal win at Wolves to return to top spot

Sunday -21-April-2024 {HMC}  Arsenal put their Champions League disappointment firmly in the past to beat Wolves at Molineux and move back to the top of the Premier League.

Having blown their chance to leapfrog Pep Guardiola’s side six days ago by losing at home to Aston Villa, then been knocked out of the Champions League by Bayern Munich on Wednesday, it was a welcome triumph for Mikel Arteta’s men.

Leandro Trossard’s strike in the last minute of the opening period may not have been the most eye-catching of the Belgian’s career but it was perfectly timed.

It came at the end of a half where Arsenal seemed to have got stuck after a bright start and nearly fell behind to Gary O’Neil’s injury-ravaged side.

The visitors dominated the second half too but were unable to carve out the clear chances that would have allowed them to take the game out of reach.

Captain Martin Odegaard added the second deep into stoppage time at the end of the game, turning in from a tight angle after his initial cross had been blocked.

“I really liked the performance, the result, the clean sheet,” said Gunners boss Arteta. “But especially the way the team has individually shown that they still have another step forward to make and resilience that is needed in these moments to step in and say ‘I’m here, I’m gonna make myself count and impact the team’.”

The result means Arsenal are now a point clear of City, with a better goal difference but having played a game more.

They have the chance to apply some significant pressure to the defending champions when they entertain beaten FA Cup semi-finalists Chelsea on Tuesday.

“If you look at the amount of games we’ve played in the last few weeks, the types of games that we have played and the attitude and the way they played it’s top,” Arteta added.

“It’s within them. They want to win, they want to compete at their best and their effort is unquestionable. The results are something but I’m really happy for the approach and the mentality of the team.”

Tired Wolves’ winless run continues
Wolves’ efforts were recognised positively by fans who stayed behind their team throughout – but when the season draws to a close, how much will they regret allowing Championship Coventry to overturn their injury-time lead in their FA Cup quarter-final at Molineux last month?

A Wembley semi-final this weekend would have lifted a season that has turned into a grind for O’Neil’s squad, who were superb for the first two-thirds of the campaign but now seem affected by a lack of energy and bodies.

Joao Gomes forced David Raya to push his angled first-half effort on to a post and substitute Mario Lemina tested the Arsenal keeper with a second-half shot.

But they were sporadic moments of attacking invention, with Wolves’ best performers being defenders, particularly captain Max Kilman and Toti, who were outstanding at the heart of the home side’s rearguard action.

On-loan Tommy Doyle was industrious for Wolves.

However, they have now gone six games without a win in all competitions, their longest run since the end of the 2021-22 season.

Chairman Jeff Shi has repeatedly stated the club did not bring in reinforcements during the January window because he was not prepared to risk breaking the Premier League’s profit and sustainability rules. However, the feeling will linger that the decision cost Wolves and O’Neil a realistic shot at a top half finish.

‘Magician’ Trossard strikes the crucial blow
Trossard has been in and out as an Arsenal player since joining from Brighton in a £21m deal in January 2023.

The Belgian has still made more substitute appearances than starts in the Premier League for the Gunners – and when things are not going well, he is an obvious candidate to be replaced.

Yet he scores key goals. Since the beginning of last month alone, he has provided a winner against Porto in the Champions League, an equaliser in the home leg of the quarter-final with Bayern Munich, and now his latest effort – which takes him to 14 for the season in all competitions. Only Bukayo Saka has scored more for the Gunners.

It was a scruffy effort, leaning back and on the stretch to get to Gabriel Jesus’ prodded pass. But it floated right into the top corner, out of goalkeeper Jose Sa’s reach. It changed the complexion of an evening that was starting to get a bit nervy for the visitors, who before that had allowed Wolves back into a game they had initially dominated.

“He’s a little magician,” said Arteta. “He can score with any service. He’s a big threat. So composed, so cool, he can play in different positions. It’s just a joy to have him in the team.”

At the end of a tough week, it was understandable Arsenal were not at their free-flowing best.

Still, they had chances. Kai Havertz swivelled neatly inside the area in both halves. However, on each occasion, the German sent his shot straight at Jose Sa.

Declan Rice had four opportunities, including a first-half shot he sent fizzing just wide and an injury-time effort that forced Sa into a decent save. Yet, for all his obvious qualities, the England midfielder is yet to improve his goals output, something he is certainly capable of.

It took Odegaard to finally finish Wolves off with a close-range effort in stoppage time.

SOURCE BBC

Dowladda Mareykanka oo Deg deg ugala Baxeyso Ciidamadeeda dalka Niger,

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Mareykanka ayaa si dhaqso ah u billaabaya inuu ciidankiisa kala baxo dalka Niger, kaddib markii militariga afgambiga dalkaa kula wareegay July 2023 , ay tirtireen dhammaan heshiisyadii dalkaa uu kula jiray Mareykanka , iyagoo markaa soo saaray go’aan ay Niger , uga saarayaan Mareykanka .

In ka badan kun askari oo Mareykan ah ayaa baxaya.

Hoggaamiyayaasha militariga Niger, markii ay qaateen go’aanka ay isaga fogeynayaan Mareykanka iyo reer galbeedka , waxay u dhaqaaqeen dhanka Ruushka oo ay ku wareejin doonaan saldhigyada uu ka baxayo Mareykanka.

 

Nidaamka dunidda ee waqtigan ayaa dawladaha ku qasbay inay wajiga saaraan dalalka quwadda leh.

Laakin miyay habboontahay si aan kala har lahayn in ajaaniib la isugu dhiibo?

Afrika, waa garoon lagu baratamo iyo goob wax-soosaarkeeda dunidda kala ay ka faa’iideysato, sababtana waa nidaamyada ayaa isku dhiiba dalalka kale , taa beddelkeeda waxaan doorbidi lahaa Afrikanka inay diyaariyaan siyaasaddo maamulka u madax banneenayna iyagoo awoodaha ay raadinayaan heshiisyo kala sooc ah la galaya. Hadda Afrika waxaa laga xiiseynaya oo galbeedka isku ballaariyay Ruushka ,

 

laakin ma aha dal waxtar u leh dunidan , waa dal go’doon caalami ah ku jira oo nidaamkiisa difaaca kuma siinayo horumarin dhaqaale iyo bulsho, kaliya waxa uu uga duwan yahay Mareykanka iyo galbeedka ayaa ah inuusan doonayn calaacal dhexdeed inuu kugu xukumo, waxaa kalo Ruushka loo doorbidaya inuu xorriyad u siinayo hoggaamiyaasha Afrikanka inay xukunka si awood leh u haystaan oo ay joogi karaan illaa dhimashadooda.

Hogaamiyaha Ciidamada RSF ee Dalka Suudaan oo Cunaqabateyn lagu so Rogaayo.

0

Axad-21-April-2024 {HMC} Guddiga Xiriirka Dibadda ee Aqalka Wakiillada iyo Senate-ka Mareykanka ayaa ugu baaqay Biden inuu go’aan ka gaaro in cunaqabateyn lagu soo rogo Ciidamada RSF ee Sudan iyo hoggaamiyahooda Mohamed Hamdan Dagalo.

Haddii Mareykanka soo saaro cunaqabateynta RSF, markaa Imaaraadka ayaa ku qasbanaan doona inuu joojiyo taageerrada uu siiyo, waxa xigana waa inay noqdaan RSF jabhad burburta oo dib isugu dayda si ay u noolaadaan inay ku dhaqaaqan dhac iyo ficil kasta oo ka fog xasillooni.

Dalka Sudan hadda waxay gashay burbur ay wax walba ku wayday, dalkaanna waqti ayay ku qaadanaysa inuu dib usoo celiyo nidamkiisa, sababto ah jeneraalo ayaa iyagoon xisaabin waxa xiga waxay ku dhaqaaqeen afgambi, iyaga ayaa haddana gacmahooda ku burburiyay dalkii oo dhan. Runtii waxaan is waydiiya,

 

Sidee ayay hal waddo oo isku mid ah u qaadeen jeneraaladii Soomaaliya iyo Sudan , si ay dalkooda u burburiyaan? Ma waxaa jirta istiraatijiyad qoran oo qayb ka ah hababka lagu dhaliyo in dal nidaamkiisa lagu tirtiro?

{DAAWO SAWIRADA} Magacyada Saraakiil AS loogu dilay howgal ka dhacay duleedka Jamaame

0

Axad-21-April-2024 {HMC}  Faah-faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay jiinka wabiga Jubba ee nawaaxiga degmada Jamaame ka wadaan ciidanka Kumaandoska Danab iyo kuwa Jubbaland ee Guutada gurmad Qaran.

 

Wararka ayaa ayaa sheegaya in ciidanku weeraray godod ay difaac kaga jireen kooxda Al shabaab kadib hawlgallo aan kala joogsi lahayn oo ay ciidamadu maalmihii u dambeeyey ka samaynayeen deegaanno dhaca jiinka wabiga Jubba, gaar ahaan tuulooyinka ku teedsan degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose.

 

Howlgalkan ayaa waxaa al shabaab looga dilay in ka badan 50 dagaalyahan halka intaas in Ka badana lagu dhaawacay sida ay sheegeen saraakiisha horkaceysa.

 

Waxaa kaloo howlgalkan lagu qabtay tiro maxaabiis ah, ciidama ayaana fashiliyay tiro minoyin oo lagu talagalay in lagu dhibaateeyo dadka shacabka ah.

 

Howlgalkaan oo socday maalmihii la soo dhaafay ayaa ciidamadda dowladdu waxaa ay ku qaarajiyeen saraakiil muhiim u ahaa al shabaab waxaana ka mid ah, Caana-Nuug iyo Sheekh Nuur oo kooxdaas u qaabilsanaa miinada iyo sarkaal kale oo lagu magacaabo Sheekh Xuseen.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 20-04-2024

Sabti-20-April-2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo :: Abdimajiid Abdirahmaan Aadan

Farsamadii :: Mohamed Baryare Haamud

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO