Home Blog Page 2542

{DAAWO SAWIRADA} Wasiir Cali Xoosh oo Booqday Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangalinta Qaranka

Sabti-20-April-2024 {HMC} Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali {Xoosh} oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Md. Cabdixakiim Ashkir, Agaasimaha guud ee wasaarada Md. Caydaruus Macalin iyo masuuliyiin kale oo Wasaaradda ka tirsan ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta dhexe ee Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaan galinta Qaranka {NIRA}

Socdaalkaan ayaa la xiriiray xog-waraysi, isbarasho iyo kormeer ku saabsan hanaanka iyo habsami u socodka shaqada diiwaangelinta Dadweynaha.
Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka {NIRA} mudane Cabdiweli Cali Cabdulle {Timacadde} ayaa sheegay in shaqo dardar leh ay qabteen muddadii yareyd ee ay Hay’addu jirtay.

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u heshiisiinta mudane Cali Yuusuf Cali ayaa Maamulka Hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangalinta Qaranka ku ammaaanay shaqada wanagsan ee ay u hayaan guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna Wasiirku sheegay inay dardar galinayaan sidii Kaarka Aqoonsiga loo gaar siin lahaa guud ahaan Dalka si Muwaadin kasta ay ugu sahlanaato qaadashada Kaarka aqoonsiga Qaranka.

{DAAWO MUUQAALKA} MUUQAALKA SHILKA : Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho

0

Sabti-20-April-2024 {HMC}  : Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay Muqdisho

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

Soomaaliland oo Xal Ka Gaartay Doorashada Hogaanka Sare ee Maamulkasi

Sabti-20-April-2024 {HMC} Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqay goorta la qabanayo doorashada guud ee maamulkaasi, taas oo ay muddo dheer isku hayeen xisbiyada mucaaradka maamulkaas iyo xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi.

Guddoomiyaha guddiga doorashada Somaliland Muuse Xasan Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa ayaa shaaca ka qaadaty in doorashada, ku xigeenkiisa iyo midda xisbiyada ay dhaceyso 13- bisha Novermber ee sanadkan aynu ku jirno 2024-ka.

“Koomishanka doorashooyinka Somaliland wuxuu go’aansaday in doorashada madaxweynaha, ku xigeenka madaxweynaha iyo doorashada tooska ah ee axsaabta qaranka, labadaba la wada qabto 13 November ee 2024” ayuu yiri Muuse Xasan.

Doorashada madaxweeynaha iyo ku xigeenkiisa waxaa ku tartami doono kaliya musharixiinta saddex xisbi ee kala aha Wadani, Kulmiye iyo Ucid, sida uu sheegay guddoomiyuhu.

Sidoo kale waxaa doorashada tooska ah ee axsaabta ka qayb-gei doono saddex xisbi iyo 10-ka urur siyaasadeed ee loo diiwaan-geliyay doorashada.

Guddiga Koomishanku wuxuu dhinaca kale farriin guud u diray shacabka Somaliland oo uu ka dalbaday inay u diraa garoobaan doorashooyinkaasi oo ah kuwa xasaasi ah/

Waxaan fareynaa bulshada reer Somaliland inay u diyaar garoobaan doorashooyinkaas, waxaana rajeyneynaa in daneeyaasha ay ka qayb-geli doonaan doorashadaa” ayuu raaciyay.

Go’aanka kasoo baxay guddiga ayaa waxaa isla maanta loo gudbiyay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, si ay xukuumada u dhaqan-geliso, loona aado doorasho.

Somaliland ayaa waxaa muddo dheer dood xoogan ay taagnayd doorashada taas oo marar badan dib u dhacday, balse waxaa hadda la qabanayaa 13-ka Novermber ee sanadkan 2024.

{DAAWO SAWIRADA} Shir Looga Hadlayay Amniga Muqdisho oo Maanta Lagu Qabtay Muqdisho

Sabti-20-April-2024 {HMC} Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaalieed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimada Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ayaa shir Gudoominayay Shirka Amniga caasimada iyo sidii Kor loogu qadilahaa bilicda caasimada,

Shirkan waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha Hay,ada NISA C/laahi Maxamed Cali {Sanbaloolshe} Taliyaasha Boliiska iyo Nabad sugida Ee Gobolka Banaadir, Gudoomiyaha Dagmooyinka Gobalka Banaadir,Saraakiisha fadhiyada madaxa Banaan Taliyaasha Qeybaha Boliiska iyo Nabad sugida iyo Taliyaasha Saldhigayada Gobolka,

U jeedka Shirka ayaa ahaa daadajinta amniga caasimada iyo nawaaxigeeda iyo sidii loo bilaabi lahaa islaxisaabtan dhab ah oo laxiriira amniga Guud ee Caasimada iyo nawaaxigeeda,

Shirkan ayaa daba Socda shir dhawaan Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed uu shir amniga guud ee dalka Gaar ahaan Caasimada uu laqaatay Madaxweynaha Soomaaliya xasan shiikh Maxamuud Gudoomiyaha aGobolka banaadir Gudoomiyaasha Dagmooyinka iyo saraakiisha Ciidamada amniga casimada,

{DAAWO SAWIRADA} Shil Gaari oo dad badana ku dhinteen oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

Sabti-20-April-2024 {HMC} Gaari weyn oo nuuca xamuulka qaada ah ayaa goordhaw ku bareeg goostay laamiga mara dhabarka dambe ee xerada ciidamada cirka ee Afisiyooni, waxaana shilkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sida aan wararka ku helnay gaariga bareeg goostay ayaa la sheegay in uu ku dhacay uuna dul maray gaari nuuciisa lagu sheegay Surf iyo sido  o kale mooto bajaaj waddada mareysay, waxaana dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dadkii saarnaa gaariga iyo mootada.

Inta la xaqiijiyay shan qof ayaa ku dhintay shilkan goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho , waxaa sidoo kale ku dhaawacmay tiro kale oo dad ah ,kuwaa oo loola cararay xarumaha caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda.

Ciidamo katirsan kuwa nabad galyada waddooyinka iyo kuwa booliiska ayaa u gurmaday dadka ay waxyeelada kasoo gaartay shilka, waxaana goobjoogayaal tagay halka shilku ka dhacay sheegeen in halkaasi waxa ka dhacay aad u argagax badnaayeen.

Shilkan ayaa imaanaya xilli isbuucyo kahor shil kale oo laga naxay uu ka dhacay Muqdisho, kaddib markii gaari weyn oo nuuca xamuulka qaad ah ku rogmaday gaari caasi ah, waxaana shilkaasi isna ka dhashay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac.

{DAAWO MUUQAALKA} Waa siddee dareenka Shacabka xaafada dabdamiska ka dib dib u dhicii go’aanka Dowladda.

0

Sabti-20-April-2024 {HMC} Waa siddee dareenka Shacabka xaafada dabdamiska ka dib dib u dhicii go’aanka Dowladda.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya Caalamka 20/04/2024

0

Sabti-20-April-2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya Caalamka 20/04/2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 20 04 2024}

0

Sabti 20 April ,2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo:Abdi majid abdirahmaan

farsamadii :Abdiqani osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

{DAAWO MUQAALKA} Shirka Daadajinta Amniga Caasimadda oo lagu qabtay Muqdisho.

Sabti-20-April-2024 {HMC} Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda G/Banaadir oo faah-faahin ka bixiyey Shirka Daadajinta Amniga Caasimadda oo Muqdisho lagu qabtay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

Africa’s $824 billion debt burden and opaque resource-backed loans hinder its potential, African Development Bank President warns

0

Saturday-April-2024 {HMC} Africa’s immense economic potential is being undermined by non-transparent resource-backed loans that complicate debt resolution and compromise countries’ future growth, African Development Bank President Akinwumi Adesina said on Thursday.

“I think it’s time for us to have debt transparency accountability and make sure that this whole thing of these opaque natural resource-backed loans actually ends, because it complicates the debt issue and the debt resolution issue,” Adesina told journalist Yinka Adegoke at the Semafor World Economy Summit taking place on the sidelines of the International Monetary Fund and World Bank2024 Spring Meetings.

Adesina highlighted the challenges posed by Africa’s ballooning external debt, which reached $824 billion in 2021, with countries dedicating 65% of their GDP to servicing these obligations. He said the continent would pay $74 billion in debt service payments this year alone, a sharp increase from $17 billion in 2010.

While acknowledging the fiscal pressures faced by African nations due to the Covid-19 pandemic, infrastructure needs, and rising inflation, Adesina emphasised the need to address the structural issues in Africa’s debt landscape. He pointed out the shift from concessional financing to more expensive and short-term commercial debt, with Eurobond debt now accounting for 44% of Africa’s total debt, up from 14-17% previously.

He also criticized the “Africa premium” that countries pay when accessing capital markets, despite data showing that Africa’s default rates are lower than those of other regions. He called for an end to this risk perception, which he said leads to higher borrowing costs for African nations.

The African Development Bank head stressed the importance of putting in place an orderly and predictable way of dealing with Africa’s debt, urging for faster implementation of the G20 Common Framework.

He also highlighted the need for increased concessional financing, particularly for low-income countries. “What’s particularly interesting in Africa is that the level of concessional financing itself has actually gone down, has shrunk significantly,” he said, adding that the African Development Fund—the Bank Group’s concessional lending arm to low-income countries—is providing long-term financing at low interest rates to the 37 most vulnerable countries.

Adesina discussed various instruments and initiatives employed by the African Development Bank to de-risk projects and attract institutional investors, such as partial credit guarantees, hybrid capital, and synthetic securitisation.

Looking ahead, Adesina expressed optimism about the opportunities in Africa, particularly in renewable energy, given the continent’s vast solar potential. He also highlighted the Africa Investment Forum, a platform created by the Bank and its partners, that brings together investors from around the world to facilitate large-scale investments in key sectors like infrastructure, digital, and renewable energy.

“Africa is the best investment destination in the world,” Adesina concluded, emphasizing the African Development Bank’s commitment to creating an enabling environment for investments to thrive.

The Semafor summit session —titled “Rising Global Middle Class: Is Rising Developing Nation Debt a Blessing or a Curse?”—brought together a range of participants for conversations on the increasing debt burden faced by developing countries as borrowing costs have risen.

Other notable participants included Xavier Becerra, U.S. Secretary of Health and Human Services; Raj Shah, President of the Rockefeller Foundation; Andrew Steer, President and CEO of the Bezos Earth Fund; and Brent Neiman Assistant Secretary for International Finance, U.S. Treasury.

Shah emphasised the importance of balancing developing countries economic needs with the need for climate action. He said that to assist the South African government in efforts to decommission the country’s coal-fired Komati power station, the Rockefeller Foundation, through the Global Energy Alliance for People and Planet, had developed a plan that would retrain workers at the plant while also creating new jobs and upgrading transmission infrastructure so that renewable energy could empower local businesses. “It’s an unrealistic conversation to just ask people to shut down their only real source of prosperity and cause job losses,” Shah said.

Neiman addressed the U.S government’s efforts to assist African countries in reducing debt loads. He noted that Côte d’Ivoire, Benin, and Kenya, had issued almost $5 billion in bonds since the beginning of 2024, at interest rates ranging from 8 to 10 percent. He said this was evidence that emerging economies remain able to tap capital markets. He also cited the Global Sovereign Debt Roundtable as instrumental in bringing together creditors and debtors to tackle rising debt burdens in developing countries.

Adesina is in Washington to attend the 2024 International Monetary Fund/World Bank Spring Meetings.