Home Blog Page 2548

Israel has no involvement in the reports of explosions in Iraq.

0

Saturday-20-April-2024 {HMC} At least three members of the Iranian-backed Popular Mobilization Units or PMU — also called Popular Mobilization Forces or PMF — were wounded following “five explosions” at a military base south of Baghdad, said Muhannad al-Anazi, member of the Security Committee in Babylon Governorate, in a statement in the early hours of Saturday local time.

A short statement released by the PMU acknowledged there was “an explosion that occurred at the headquarters of the Popular Mobilization Forces at the Kalsu military base in the Al-Mashrou district on the highway, north of the Babylon Governorate.”

An investigation team arrived at the scene, and the explosion caused material losses and injuries, the PMU said. “We will provide you with the details once the preliminary investigation is completed,” it added.

Israel has no involvement in the reports of explosions in Iraq on Friday evening, an Israeli official told CNN.

The US Central Command said the US did not carry out strikes in Iraq. The Combined Joint Task Force that leads Operation Inherent Resolve, which is the ongoing multinational mission to defeat ISIS, also said the US-led coalition did not carry out any strikes in Iraq.

Remember: The explosions near the Iraqi capital of Baghdad come one day after strikes against a military base in Isfahan, Iran. A US official told CNN that Israel was responsible for the strikes in Iran.

This post has been updated with comments from an Israeli and US official.

SOURCE CNN

What Led to the Cancellation of the Meeting Called by President Hassan Sheikh with Heads of Regional Governments?

0

Saturday-20-April-2024 {HMC} The meeting of the National Consultative Council recently announced by the President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mahanud, which was scheduled to open tomorrow in Mogadishu, was said to have been called off due to technical reasons.

A statement from the office of the Prime Minister of the Federal Government announced that the meeting of the National Consultative Council was called off due to technical problems and was postponed for a short time.

The convening of the meeting of the National Consultative Council, according to reports, is related to the discord and suspicion among the leaders of some regional governments who had close relations with the Federal Government.

However, it is worth noting that the President of the Puntland administration, one of the leaders invited to this meeting, earlier stated that he would not participate in the consultative council meeting. Finally, tonight, the Federal Government announced that it was called off due to errors in the messages.

Saddex caruur oo walaalo ah oo ku Geeriyooday daad qaaday deegaanka Xididaley.

Sabti -20-April-2024 {HMC}  Saddex caruura oo walaalo ah ayaa geeriyooday kadib markii uu daad ku qaaday deegaanka Xididaley ee Gobolka Saaxil ee Soomaaliland.

Geerida caruurta ayaa timid ka dib markii uu qaaday daad xoogan oo ka dhashay roobabka gu’ga oo ka curtey deegaanadaas, caruurta dhimatay ayaa iskugu jira 2 hablood iyo hal wiil, oo qoys kasoo wada jeeda.

maamulka gobolka Saaxil ee Soomaaliland ayaa yiri”Reer dhan ayuu roobku qaaday caruurtii iyo arigiiba , odayga iyo islaantuna way ka maqnaayeen ayaa la yiri  waxa uu qaaday 4 caruura, markaa inan wuu noolyaha oo daadka waa laga reebay, 2 hablood iyo inana way dhinteen”

Waxa uu sheegay in caruurta daadku qaaday ay ahaayeen xoolo dhaqato reer guuraa ah oo goobtan oo naq helay kasoo raadsaday daaq iyo biyo kadib markii ay ka da’een roobabab, waxa uu xusay in reerku ay dageen goob biyo mareen ah.

Waxa uu inta ku daray in roobku uu da’ay saq dhexe, isla markaana ay caruurtu hurdeen xiliga uu daadka qaaday, taasina ay keentay in uu daadku uu ka dul boodo madaama oo ay ahaayeen reer guuraa aan haysan sariiro iyo guryo fiican toona.

Caruurta u geeriyootay Daadka qaaday ayaa galabta lagu aasay deegaankii uu daadku ku qaaday, waana khasaarihii ugu waynaa ee ilaa hada ay gaystaan roobabka gu’ga ee ka curtay Soomaaliland.

Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh uu isugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada dalka oo baaqday

0

Sabti -20-April-2024 {HMC} Shirkii golaha wadatashiga qaranka ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxanuud oo lagu waday in berito uu ka furmo Muqdisho ayaa la sheegay inuu u baaqday sababo farsamo awgood.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ayaa lagu shaaciyay in shirka golaha wadatashiga qaran uu u baaqday cilado farsamo, islamarkaana dib loo dhigay mudo kooban.

 

Baaqashada shirka golaha wadatashiga qaran ayaa warar hoose oo soo baxaya waxay sheegayaan iney la xariirto mad madow iyo kala shaki soo kala dhex galay madaxda qaar ka mid ah dowlad goboleedyadii xiriirka dhow la lahaa dowladda Federaalka.

 

Si kastaba ha ahaatee waxaa xusid mudan in Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka mid aha madaxda lagu casuumay shirkaan baaqday inuu horey u sheegay inuusan ka qeyb gali doonin shirka golaha wadatashiga oo ugu dambeyn Caawa Xukuumadda Fedaraalka ay shaacisay inuu u baaqday cilado faraamo awgood.

HOOS KA AQRISO SABABTA UBAAQDAY

 

WATCH: Is political unity in Somalia achievable? | Inside Story

0

Saturday -20-April-2024 {HMC} President Hassan Sheikh Mohamud has called a meeting of regional leaders.

Somalia has long been a divided nation.

Government leaders in Mogadishu have struggled for decades to assert authority in many parts of the country.

The power vacuum has left Somalis with little help as they suffer from drought, famine and insecurity.

Now, President Hassan Sheikh Mohamud has called a meeting of regional leaders aiming to confront the challenges.

So what are the main obstacles preventing the country from coming together? And can they be overcome?

Presenter: Mohammed Jamjoom

Guests:

Abdi Ismail Samatar – Somali senator for Somaliland

Afyare Elmi – research professor, City University of Mogadishu

Omar Mahmood – senior analyst for Eastern Africa, International Crisis Group

SOURCE

Turkey and Somalia to Commence Offshore Oil Drilling in 2025 After Energy Agreement

0

Sabti -20-April-2024 {HMC} Turkey is poised to embark on a significant offshore oil exploration venture in Somalia, planning to commence deep-sea drilling in 2025, as announced by Turkish Energy and Natural Resources Minister Alparslan Bayraktar on Friday. This initiative follows a strategic bilateral agreement to bolster their partnership through energy development.

Building on last month’s offshore oil and natural gas agreement, Turkey and Somalia are now poised to develop Somalia’s abundant oil reserves. The deal includes the exploration, exploitation, development, and production of oil on “Somalia’s onshore and offshore blocks.” Minister Bayraktar outlined a clear timeline, stating, “We will commence seismic work next year, and our aim is to conduct deep-sea drilling by 2025.”

The relationship between the two nations has strengthened significantly, highlighted by a defense pact and increased trade, with bilateral trade volume reaching $250.85 million in 2019. Turkish firms also manage significant infrastructure in Somalia, such as Mogadishu International Airport and Mogadishu Sea Port, showcasing their deepening ties.

The energy and security agreements were signed against the backdrop of Somalia’s dispute with Somaliland and Ethiopia, and they are intended to deter Ethiopia’s efforts to secure access to the sea via the breakaway Somaliland.

In addition to its plans in Somalia, Turkey continues to expand its domestic energy capabilities. “This year, we plan to drill 140 wells in areas including Hakkari and Van,” Bayraktar revealed. The minister hoped these efforts would yield new reserves, bolstering Turkey’s energy independence.

Turkey has been a significant partner of Somalia since 2011 when then-Prime Minister Recep Tayyip Erdogan visited during a deadly famine. Since then, Turkey has provided Somalia with humanitarian aid and budgetary assistance.

In September 2017, Turkey established a large military facility to train Somali security forces.

{DAAWO MUQAALKA} Qurbo-jooog Soomaaliyeed oo ku baaqay in loo istaago raadinta nabadda iyo horumarka Dalka

Sabti -20-April-2024 {HMC} Qaar kamid ah Qurbo-joogtaan oo ka kala socday mareykanka iyo Kanada ayaa Magaalada Boston ku qabtay shir socday muddo afar cisho ah oo looga hadlaayey dagaal sokeeye oo ka dhacay Galbeedka Mudug iyo sida gacan looga geysan karo horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee lagama maarmaanka u ah bulshada.

Shirkaasi oo mudadii uu socday ay ka qeybgaleen xubno ka kala socday maamulada Puntland iyo Galmudug ,aqoonyahanno,ganacsato iyo waxgarad kale,waxaa la istusay muhiimadda ay leedahay nabadda iyo sida qurbo-joogta Soomaakida ay uga qeybgali karaan xal u helidda colaadaha sokeye iyo guud ahaan horumarka Dalka.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA 

 

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo dhaweysay Warka kasoo baxay wadamada G7

0

Sabti -20-April-2024 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay Warka kasoo baxay wadamada ugu dhaqaalaha Badfan Aduun ee la isku yiraahdo G7

HOOS KA AQRISO

Dalalka ugu dhaqaalaha sarreeya caalamka ee G7 oo ka walaacsan afgaradkii dhaxmaray Somaliland iyo Itoobiya

0

Sabti -20-April-2024 {HMC}  Wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka ugu dhaqaalaha sarreeya caalamka ee G7 , ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Itoobiya iyo Somaliland kala saxeexdeen January 2024.

Warsaxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Canada, France, Germany, Italy, Japan, UK, Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa ku booriyay Itoobiya iyo Soomaaliya in ay furnaadaan dhammaan dariiqyada wada hadalka si looga hortago in dhibaato kale dhacdo.

 

Dawladda Turkiga oo ku dhawaaqday Waqtiga ay Soomaaliya ka bilaaweyso Shidaal qodista

0

JImco -19-April-2024 {HMC}  Dawladda Turkiga ayaa markii u horreysay muddeysay xilliga ay billaabayso qodiska shidaalka Soomaaliya , kaddib heshiis ay labada dal gaareen bilowgii bishii saddexaad ee sannadkan.

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Turkiga,Alparslan Bayraktar ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in Turkiga uu ka billaabayo howlo shidaal baaris ah badda Soomaaliya, isagoo caddeeyay qorshaha qodista shidaalka badda inay billaabanayso sannadka 2025.

 

Heshiiska labada dal ayaa waxaa qayb ka ah baarista, ka faa’iidaysiga, horumarinta iyo soo saarista shidaalka Bariga iyo xeebaha Soomaaliya.

 

Wasiir Bayraktar ayaa soo bandhigay waqti cad, isagoo yiri; “Waxaa jirta meel ku taal badda Soomaaliya oo aan u aragno inuu ku jiro kayd shidaal, waxaan billaabi doonnaa shaqada, waxaan rabnaa inaan sameyno qodista badda qoto dheer sannadka 2025.”