Home Blog Page 2557

Microsoft finds Russian influence operations targeting US election have begun

0

Thursday -18-April-2024 {HMC} Microsoft said on Wednesday that Russian online campaigns to influence the upcoming U.S. presidential election kicked into gear over the past 45 days, but at a slower pace than in past elections.

Russia-linked accounts are disseminating divisive content aimed at U.S. audiences, including criticizing American support of Ukraine in its war with Russia, researchers at the tech giant said in a report.

The Russian embassy in Washington did not respond to a request for comment, but the Kremlin said last month it would not meddle in the November U.S. election. It also dismissed U.S. allegations that it orchestrated campaigns to sway the 2016 and 2020 U.S. presidential elections.

While the Russian activity Microsoft observed is not as intense as around the previous elections, it could increase in the coming months, the researchers said.

“Messaging regarding Ukraine — via traditional media and social media — picked up steam over the last two months with a mix of covert and overt campaigns from at least 70 Russia-affiliated activity sets we track,” Microsoft said.

The most prolific of such Russian campaigns is linked to Russia’s Presidential Administration, they added. Another one is aimed at posting disinformation online in various languages, with posts typically starting with an apparent whistleblower or citizen journalist posting content on a video channel. That content is then covered by a network of websites that include DC Weekly, Miami Chronical and The Intel Drop.

“Ultimately, after the narrative has circulated online for a series of days or weeks, U.S. audiences repeat and repost this disinformation, likely unaware of its original source,” Microsoft said.

A “notable uptick” has been seen in hacking by a Russian group Microsoft calls Star Blizzard, or Cold River, which is focused on targeting western think tanks, the company said.

“Star Blizzard’s current focus on U.S. political figures and policy circles may be the first in a series of hacking campaigns meant to drive Kremlin outcomes headed into November.”

Malicious use of artificial intelligence by foreign rivals targeting the U.S. election is a key concern cited by American political observers, but Microsoft said it found that simpler digital forgeries were more common than deepfakes. Audio manipulations have a bigger impact than video, it added.

“Rarely have nation-states’ employments of generative AI-enabled content achieved much reach across social media, and in only a few cases have we seen any genuine audience deception from such content,” the researchers said.

“The simplest manipulations, not the most complex employment of AI, will likely be the pieces of content that have the most impact.”

SOURCE VOA

Qatar says Gaza cease-fire talks at ‘delicate phase’

0

Thursday -18-April-2024 {HMC}  Qatari Prime Minister and Foreign Minister Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani said Wednesday the negotiations for a new cease-fire in Gaza are at a “delicate phase.”

He told reporters efforts are being made to address barriers to reaching a deal.

Qatar, Egypt and the United States have been involved in talks to secure a halt in fighting that would also include the release of some hostages still held by Hamas in Gaza and Israel freeing Palestinian prisoners it is holding.

U.S. Secretary of State Antony Blinken discussed the issue in a phone call with the Qatari prime minister on Tuesday. The U.S. State Department said the two officials reaffirmed “the importance of continuing to work closely together in the days ahead to achieve a ceasefire in Gaza that secures the release of all hostages.”

British Foreign Secretary David Cameron called Wednesday for the world to focus its attention on the hostages, and for Hamas to immediately release the hostages along with accepting the cease-fire proposal.

“The only reason the conflict continues in Gaza is because they won’t take that deal,” Cameron said during a visit to Israel. “We need the hostages out. We need the aid in.”

Israel’s military continued its military campaign Wednesday, saying its forces had carried out airstrikes on more than 40 Hamas targets during the past day.

The Health Ministry in Gaza said Wednesday that Israeli military actions killed at least 56 people in the past day, bringing the total since the war began to at least 33,899. The ministry says two-thirds of those killed are women and children.

Israel launched its offensive in response to the October 7 Hamas attack on Israel that killed about 1,200 people, according to Israeli figures. Militants also took about 250 people hostage. Israel says about 130 hostages remain in captivity, but one-quarter of them are dead.

Israeli tanks pushed back into parts of the northern Gaza Strip on Tuesday and the Israeli military warned Palestinians not to return. Israel said it does not want the Palestinians to return because it fears Hamas militants will be able to regroup there.

Palestinian UN membership

The U.N. Security Council could vote as early as Thursday on a resolution recommending full member status for the Palestinian Authority.

If the Security Council recommends the Palestinian Authority’s application, the U.N. General Assembly can approve it with a two-thirds majority vote.

But the measure’s fate at the Security Council is unclear, with the United States holding one of the council’s veto-holding positions.

U.S. Ambassador to the U.N. Linda Thomas-Greenfield said Wednesday during a visit to South Korea that the United States does not see the resolution as part of the path to achieving a two-state solution to the Israeli-Palestinian conflict.

U.S. President Joe Biden said in a statement last month that the United States sees a two-state solution as “the only path toward an enduring peace.”

Some information for this report came from The Associated Press, Agence France-Presse and Reuters.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka iyo Ku Xigeenkiisa.

Arbaco-17-April-2024 {HMC} – Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya oo kulamo gaar ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Adduunka iyo Ku Xigeenkiisa, isagoo ku sugan dalka Mareykanka.

Wasiirka Maaliyadda Biixi Imaan Cige ayaa ka qeyb galay shirka guud ee Wasiirada Maaliyadda Dalalka Afrika iyo Madaxweynaha Bangiga Adduunka, xili uu soconayo shirka Xiliga gu’ga ee IMF iyo Bangiga Adduunka.

Wasiirka Maaliyadda XFS oo matalaya dhammaan Wasiiradii shirka ka soo qabgalay, kuna hadlay afkooda ayaa jeediyay khudbad uu ku faahfaahiyay habka unuglaanshada Deymaha, ka soo kabashada iyo kobcinta dhaqaalaha.

Tan iyo wixii ka dambeeyay December 2023, Soomaaliya waxa aheyd tusaale ay ku daydaan dalalka soo koraya ee deymaha lagu leeyahay.

Dhinaca kale, Wasiirka Maaliyadda XFS iyo Wafdiga ku wehliya shirarka Washington waxa ay shir gaar ah oo arrimaha Soomaaliya ah la qaateen Madaxweyne Ku Xigeenka Bangiga Adduunka qeybta Bariga iyo koofurta Qaaradda Afrika.

Shirkaas ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray horumarinta iyo ballaarinta taageerada Bangiga ee Soomaaliya.

Bangiga Adduunka waxa uu ka mid yahay Saaxibada Soomaaliya ee ka qeyb qaata fulinta Mashaariicda horumarineed iyo dib-u-haneynta Maaliyadda oo hada meel aad u wanaagsan maraya.

Duqeyn Ruushku ka gaystay waqooyiga Ukraine oo ay ku dhinteen 8 qof

Arbaco-17-April-2024 {HMC}  Maayarka magalada waqooyiga Ukraine ku taala ee Chernihivayaa sheegay in 8 qof ay ku dhinteen, 18 kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn uu Ruushku ka gaystay magaaladaasi.

 

Gudoomiyaha gobolka ayaa isna sheegay in sedex gantaal ay ku dhaceen meel ku dhaw bartamaha magaalada.

 

Maamulayaasha magaalada ayaa dalbanaya dhiig shubid balaaran si loogu gurmado dadka dhaawaca ah.

 

Dhinaca kale warrar ayaa sheegaya in Ukraine ay iyana duqeysay saldhig milatari oo ruushku leeyahay oo ku yaala gobolka la haysto ee Crimea.

Maxkamada ciidanka Jubbaland oo soo gebagebeysay dacwada rag loo heysto kiis dil ah

0

Arbaco-17-April-2024 {HMC} Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ayaa maanta soo gabagabeeysay dhegeysiga garmaqalka gal-dacwadeed ay wadajir eedeysanayaal uga yihiin Maxamed Ibraahim Cali, Ilyaas Maxamed Xassan iyo Cabdullaahi Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Cabdiraxmaan oo xafiiska xeer ilaalinta maxkamadda ciidanka Jubbaland uu ku soo eedeeyay in ay wadajir uga wada qeyb qaateen AUN dilkii magaalada Kismaayo loogu geystay Sheekh Cabdullaahi Dalab sanadkii 2016.

G/le Dhexe Ismaaciil Cabdi Cali Xeer Ilaaliyaha Ciidanka Jubbaland oo maanta soo gabagabeeyay soo bandhigidda eedaha loo haysto eedeysanayaasha Maxkamadda kasoo hormuuqday ayaa Maxkamadda ka codsaday in eedeysanayaasha kala ah Maxamed Ibraahim Cali iyo Ilyaas Maxamed Xassan ay ku xukunto qisaasta Marxuum Sheekh Cabdullaahi halka eedeysanaha sadexaad Cabdullaahi Sheekh Cabdiwahaab Sheekh Cabdiraxmaan oo lagu eedeeyay inuu gabaad siiyay isla markaana raggan ka caawiyay fulinta dilka Marxuumka ayuu sidoo kale Xeer ilaaliyuhu Maxkamadda ka codsaday in ay ku xukunto qodobada lagu soo eedeeyay.

Ugu dambeyn fadhiga Maxkamadda waxaa soo xiray Guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Ciidamada Jubbaland G/le Dhexe Bashir Maxamuud Xareed, wuxuuna sheegay in wixii hadda ka dambeeya maxkamaddu ay go’aan ka gaari doonto kiiskan, maalmaha soo socdana ku dhawaaqeyso xukunkooda.

 

Ciidanka SSC oo gacanta ku dhigay Gudoomiyihii Maxkamada G/Sool ee Somaliland

0

Arbaco-17-April-2024 {HMC} Ciidanka Qaybta Booliiska Gobolka Sool ee Maamulka SSC ayaa gacanta ku soo dhigay Horgal Axmed Diiriye Burcad oo ahaa Gudoomiyihii Maxkamada Racfaanka Gobolka Sool ee Maamulka Somaliland

Ciidanka ayaa sheegay iney heleen xogta ninkan oo ku maqnaa Magaalada Hargeysa Dhowaana Soo Galay Degmada Laascaanood.

Saraakiisha amaanka ayaa sheegay in ninkan la soo taagayo maxkamad si loogu ciqaabo dembiyo ay ku eedeynayaan inuu galay.

“Horgal Axmed Diiriye Burcad mudadii Deegaanka ay joogeen Jabhada Argagixisada SNM Deegaanka wuxuu ka galay danbiyo waaweyn waana ninkii ka dambeeyey in 21-6-2022 Weriye Cabbaas Madani Hooyadii Tv-ga Khasab uga hadasho raaligelinna siiso Jabhada Argagixisada SNM” ayuu yiri sarkaal ka tirsan lamaha amanka SSC.

Dagaal beeleed ka socday xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo ku fiday deegaanno Hor Leh

Arbaco-17-April-2024 {HMC}  Warrarka laga helayo xadka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaallo beeleedyadii ka socday halkaas, ay ku fideen deegaanno hor leh oo horey u xasiloonaa.

 

Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in miliishiyo beeleedyo hubeysan ay ku dagaalameen deegaanno u dhaxeeya magaalooyinka Moqokori iyo Aadan Yabaal oo kala kala tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

 

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay dagaalka, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen sida uu sheegay Wasiirka Dibu-heshiisiinta Maamulka Hirshabeelle Cabdillaahi Maxamed Cumar (Cabdillaahi Cadde).

 

Wasiirka ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab in ay hurinayaan colaadda beellaha ee aaggaasi ka aloosan, mase jirto cid madaxbannaan oo xaqiijinaysa arintaasi.

 

Dagaalka u dhaxeeya miliishiyo beeleedyadan ayaa horey dhawr xili oo kala duwan uga dhacay, deegaanno u dhaxeeya magaalooyinka Jalalaqsi iyo Mahaddaay ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

{DHAGEYSO} Warka Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 17-04-2024

Arbaco 17 April , 2024 {HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Habeenimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn.

Warka waxaa soo jeedinayo :Abdirahmaan Muse

Farsamadii :Abdi Qani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA HABEENIMO

{DAAWO SAWIRA} Roobab Daadad Waaween Wato oo Ku Dhuftay Magaalada Dubai

Arbaco-17-April-2024 {HMC}  Mas’uuliyiinta iyo shacabka Imaaraatka Carabta ayaa Arbacada maanta ah nadiifinaya burburka ka dhashay roobab mahiigaan ah oo uu ku dhintay ugu yaraan hal qof, islamarkaana waxyeello gaarsiiyey guryo iyo goobo ganacsi.

Imaaraatka Carabta ayaa waxaa ka da’ay roobab oo cabirkoodu ahaa 254 mm, sida ay sheegtay xarunta saadaasha hawada ee qaranka.

Waxay ahaayeen roobabkii ugu xoogganaa tan iyo markii la bilaabay diiwaan gelinta cabirka biyaha roobka 1949-kii, ka hor inta aan dalka la aas-aasin 1971-kii.

In kasta oo roobabkii mahiigaanka ahaa ay yareeyeen galabnimadii Talaadada, haddana arbushaadda ay sababeen ayaa sii socotay Arbacada, iyada oo diyaaradda Emirates ay hakisay duulimaadyada madaarka Dubai illaa saqda dhexe ee caawa.

Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dubai, oo ka mid ah kuwa ugu mashquulka badan caalamka, ayaa sheegay in ay soo wajahday hakad weyn kadib markii roobabkii da’ay ay dib u dhigeen ama ay weeciyeen duulimaadyada, isla markaana ay saameyn ku yeesheen shaqaalaha duulimaadyada.

Rakaabka ka dhoofaya Dubai ayaa lagula taliyay inaysan aadin garoonka diyaaradaha, isla markaana ay xaaladda duulimaadkooda ka hubiyaan shirkadda diyaaradaha ee ay ticket-ka ka jarteen.

“Waxaan si adag uga shaqeyneynaa inaan soo kabsano oo aan dib ugu billowno howlaha sida ugu dhaqsaha badan ee suurtogalka ah, ayada oo ay jirto xaaladan aadka u adag,” ayuu maamulka garoonka kusoo qoray barta X.

Shirkadda Emirates ayaa sheegtay in rakaabka horey ugu hakaay garoonka ee usii dhoofayey dalalka kale la caawin doono, balse waxay ka digtay inay fishaan dib u dhacyo.

Website-ka garoonka diyaaradaha Dubai ayaa muujinaya duulimaadyada baxaya iyo kuwa imanaya oo qaarkood dib u dhacyadooda ay gaarsiisan yihiin saacado.

Warbaahinta gudaha ayaa werisay in nin Emirati ah oo da’diisu ahayd 70 meeyada uu Talaadadii geeriyooday kadib markii baabuurkiisa ay qaadeen daadka, Imaaradda Ras Al Khaimah.

Dalka Cuman oo deris la ah Imaaraatka, ayaa waxaa daadadka ku dhintay 19 qof, oo ay ku jiraan caruur iskuul kadib saddex maalmood oo roobab xooggan ah, sida ay werisay warbaahinta Cumaan. Warbaahinta Times of Oman ayaa sheegtay in roobab kale la filayo maanta oo Arbaco ah.

{DAAWO MUUQAALKA} Siciid Axmed Maxamed” Xaaskeyga iyo 2 kamid ah Caruurteyda ayaa leeyga dilay.

0

Arbaco-17-April-2024 {HMC} Siciid Axmed Maxamed” Xaaskeyga iyo 2 kamid ah Caruurteyda ayaa leeyga dilay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA.