Home Blog Page 2590

{DAAWO MUUQAALKA} In ka badan 20 ka tirsanaa AS oo lagu dilay Dagaalkii baarsanguuri iyo rag kalle oo Maxaa biis ah oo lasoo bandhigay.

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} In ka badan 20 ka tirsanaa AS oo lagu dilay Dagaalkii baarsanguuri iyo rag kalle oo Maxaa biis ah oo lasoo bandhigay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa”

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Sheekh Cabdi Casiis ” Culimada iyo Odayaasha Baladweyne Dadka Hortooda ayaa lagu laaynayaa”

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Saraakisha ciidamadii AS ka difaacay Baarsanguuni oo warbaahinta la hadlay

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Saraakisha ciidamadii AS ka difaacay Baarsanguuni oo warbaahinta la hadlay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Safar shaqo ku tagay Dalka Kenya.

Khamiis 11, April ,2024 {HMC}  Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi u hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaas oo uu ku dhaweeyay dhiggiisa William Ruto

 

Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa loo galbiyay qasriga madaxtooyada, halkaas oo ay wada-hadallo ka bilaabi doonaan isaga iyo madaxweynaha waddanka Kenya

 

Afhayeenka madaxtooyada Cabdiraxmaan Xudeyfi ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka madaxweyne Xasan Sheekh, wuxuuna sheegay inuu casuumaad hal maalin ka helay dhiggiisa dalkaasi, si ay uga xog wareystaan xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay

 

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ujeedka socdaalkan uu yahay sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo iskaashiga ganacsiga ee ka dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya

 

Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in labada madaxweyne ay ka wada-hadli doonaan dagaalka lagula jiro kooxda A.S, maadaama ay Kenya qayb ka tahay dagaalkaas

 

Horay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqashooyin kala duwan ugu bixiyay dalka Kenya, halkaas oo marar badan tegay, isaga oo wada-hadallo lasoo yeeshay madaxda dalkaasi

 

Safarkan cusub ayaa kusoo aadayo, xilli ay taagan tahay xiisad u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoonbiya oo gobolka laga dareemay, taas oo ka dhalatay heshiiska badda

 

Kenya waxa ay ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo ka howlgallada deegaanada Jubbaland oo ay ka fuliyaan howlgallo ka dhan ah kooxda A.S

 

 

{DAAWO MUUQAALKA} Sarkaal caan ka ahaa mucaaradka Dalka Itoobiya oo la xaqiijiyay in la dilay

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Sarkaal caan ka ahaa mucaaradka Dalka Itoobiya oo la xaqiijiyay in la dilay

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

 

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 11-04-2024

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 11-04-2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Madaxtooyada Soomaliya oo Faah faahisay safarka Madaxweyne Xasan sheekh

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Madaxtooyada Soomaliya oo Faah faahisay safarka Madaxweyne Xasan sheekh

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Soomaliya oo Faah faahisay khasaaraha lagu Gaarsiiyey AS Dagaalkii ka dhacay Baar sanguuni

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Dowlada Soomaliya oo Faah faahisay khasaaraha lagu Gaarsiiyey AS Dagaalkii ka dhacay Baar sanguuni

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Dowlada Biritan oo Soomaiya ka Cafisay dhamaan Deeymihii ay ku leheyd.

0

Khamiis 11, April ,2024 {HMC} Dowlada Biritan oo Soomaiya ka Cafisay dhamaan Deeymihii ay ku leheyd.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn .11 .4.2024

Khamiis 11, April ,2024 {HMC}  Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo: Abdimaajid Abdiraxmaan Aadan

farsamadii;Abdiqani Osoble

HOOS KA DHAGEYSO WARKA DUHURNIMO