Isniin 8, April ,2024 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 08-04-2024
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Wararkii ugu Dambeeyay Soomaaliya iyo Caalamka 08-04-2024
Isniin 8, April ,2024 {HMC} DAAWO – QARAXYO DHACAY IYO XOGA KALE OO AY KUU KAYDISAY CAMEROOYINKA AMNIGA – CCTV
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Maamulka SSC oo qofkii ugu horreeyay ku toogtay Laascaanood
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Digniin la xiriirta Daadad ku dhufan kara Magaalooyin ka tirsan dalka oo lasoo saaray.
isniin 8, April ,2024 {HMC} Wararka aan ka heleyno garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi ka dhacay shil diyaaradeed, kaddib markii mid kamid ah diyaaradaha uu u bixi waayeen lugaha.
Diyaarada shirkadda Salam Airline ayaa la sheegay in xilli ay garoonka kasoo dageysay ay u bixi waayeen lugaha, waxaana markii dambe diyaarada ku degtay garoonka halkaas oo khasaaro kusoo gaaray.
Lama soo sheegin wax khasaaro nafeed ah oo ka dhashay shilkan ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana si deg deg ah loogu gurmaday rakaabkii saarnaa diyaarada shilka gashay.
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya iyo Caalamka 08/4/2024
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Olole nadaafadeed oo ka bilowday Suuqa weyn ee Bakaaraha ka hor maalmaha ciidda.
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Maxkamad ku taala Magaaladda Laas-caanood oo dil toogasho ah ku fulisay eedeysane horay wax u dilay.
Isniin 8, April ,2024 {HMC} Taliye xigeenka Degmada Matabaan Ee Dhowaan Lasoo Magacaabay oo Lugu Soo Dhoweeyay Degmadaas.
Isniin 8, April ,2024 {HMC} AS waxaa loo soo diray dhulka Hawiye, gaar ahaan Hirshabelle iyo Galmudug’’Sanatar Af-cadey’’