Warka waxaa soo jeedinayo:Abdirahman Muse
farsamadii; Abdiqani osoble
Warka waxaa soo jeedinayo:Abdirahman Muse
farsamadii; Abdiqani osoble
Jimco 5, April ,2024 {HMC} 50 Carwo oo lagu iibinaayey Dharka Ciidda ee Sanadkan oo ku gubtay Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha.
Jimco 5, April ,2024 {HMC} X/le Sheekh Abuukar ” Nabigeena NNKH Wuxuu yiri Umadeydda waxaa ugu shar badan Khawaariij””
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho oo wali gubanaya iyo khasaaro xoogan oo ka dhashay.
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Maamulka Puntland oo diidmo Adag kala hortimid go’aan shalay ay gaareen Golaha wasiiradda Soomaaliya
Jimco 5, April ,2024 {HMC} – Dab xooggan ayaa saaka ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Dabkan ayaa waxa uu si gaar ah uga kacay qeybta loo yaqaano Dahablaha, waxaana la sheegayaa in dabka uu xawli ku socdo, uuna kusii fidi karo qeybo kale oo suuqa.
Lama ogga waxa sababay, waxaana ganacsatada aysan weli helin wax gurmad ah, xilli uu dabka si xawli ah ku socdo.
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Shirkada Hormuud ayaa laga dalbaday gurmad deg deg ah, sida ay sheegeen ganacsatada suuqa.
Dhaq-dhaqaaqa suuqa qeybo kamid ah ayaa sidoo kale hakad galay, waxaana saameyn guud ku yeeshay dabka saaka ka kacay halkaasi, wuxuuna kusoo aadaya xilli loo diyaar-garoobayo munaasabadda Ciidul Fidriga ee fooda nagu soo haysa.
Si kastaba, Gubashada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa marar badan soo laab-laabatay, dowladduna ma baarto sababta rasmiga ee keenta dabka sanad kasta ka kaca suuqa Bakaaraha.
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Maxaa ka taqaanaa Taariikha Agaasimaha Cusub ee Hay’adda NISA ?
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Ciidanka Xooga dalka oo Deeq gar-gaar ah gaarsiiyay qoysas dan yar ah.
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Maamulka.Gobalka Mudug oo Digniin Adag u diray Dadka ka shaqeynaayo Qal qal Giluinta Amaanka
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Madaale oo caawa booqday suuqa Xamar Weyne oo dukaameysi xoogan uu ka socdo