Jimco 5, April ,2024 {HMC} Howlgal lagu soo qabtay Jawaano Maandooriye ah iyo Ragii watay .
{DAAWO MUQAALKA} Jaaliyadii ugu Horeysay oo Taageertay Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Jaaliyadii ugu Horeysay oo Taageertay Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Qaliin Lagu sameeyay Hooyo in ka badan 30 sanno Cunug meyd ah Caloosha ku siday oo lagu guuleystay
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Qaliin Lagu sameeyay Hooyo in ka badan 30 sanno Cunug meyd ah Caloosha ku siday oo lagu guuleystay
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Sugida Amniga wax weyn ayaa iska Badalay Mar hadii la so qabtay Dadkii ka danbeeyay Weerarkii SYL
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Sugida Amniga wax weyn ayaa iska Badalay Mar hadii la so qabtay Dadkii ka danbeeyay Weerarkii SYL
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Bilow illaa Dhamaad sidda uu u dhacay Weearkii Hotel SYL ee MUqdisho.
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Bilow illaa Dhamaad sidda uu u dhacay Weearkii Hotel SYL ee MUqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maxeey ka dhaheen Shacabka Muqdisho ceyrintii safiirkii Itoobiya u Fadhiyo Soomaaliya
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Maxeey ka dhaheen Shacabka Muqdisho ceyrintii safiirkii Itoobiya u Fadhiyo Soomaaliya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Maasjidka aMasaajid ku yaalla Magaalada Baladweyne oo Fatahaadu Dumisay oo dib loo dhisay alraxma
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Maasjidka aMasaajid ku yaalla Magaalada Baladweyne oo Fatahaadu Dumisay oo dib loo dhisay alraxma
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DAAWO MUQAALKA} Dowlada Soomaliya oo ka hadashay qarax Maanta ka dhacay Duleedka Magaalada muqdisho.
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Dowlada Soomaliya oo ka hadashay qarax Maanta ka dhacay Duleedka Magaalada muqdisho.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
{DHAGEYSO} Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn 05-04-2024
Jimco-5- April 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Subaxnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn
Warka waxaa soo jeedinayo:Cabdiraxmaan Macalin Muuse
farsamadii;Abdiqani Osoble
HOOS KA DHAGEYSO WARKA SUBAXNIMO
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo ka dalbaday Israa’iil ilaalinta rayidka, iyo inay kala xaajoodaan Xamaas heshiis xabbad-joojineed
Jimco 5, April ,2024 {HMC} Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa u sheegay Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu Khamiistii in sii wadidda taageerada Mareykanka ee dagaalka Israel ay kula jirto Xamaas inay go’aamin doonto sida Israel ay u qaadato tallaabooyin cusub oo lagu ilaalinayo dadka rayidka ah ee Falastiiniyiinta ee ku nool marinka Gaza iyo shaqaalaha bini’aadantinimada ee isku dayaya inay cunto u keenaan.
Maalmo ka dib markii ciidamada Israa’iil ay qaadeen duqeymo cirka ah oo ay ku dhinteen todoba shaqaale ah oo ka hawlgelayey hay’adaha samafalka ee caalamiga ah, ayaa Aqalka Cad wuxuu sheegay in wadahadal dhinaca khadka telefoonka ah oo dhexmaray Biden iyo ra’iisal wasaaraha Israa’iil, inuu u bayaamiyey, “inaan la aqbali karin, duqaymaha loo geysanayo shaqaalaha hay’adaha samafalka iyo weliba xaaladda bini’aadanimo ee deegaanka ka jirta”
Aqalka Cad ayaa intaas ku daray in Biden uu ka dalbaday Israa’iil inay la yimaaddaan tallaabooyin cusub oo lagu ilaalinayo dadka rayidka ah iyo “Xabbad joojin degdeg ah” si loo soo afjaro colaadda socota muddada lixda bilood ah.
Waxa uu si cad u sheegay in siyaasadda Maraykanka ee ku aaddan xaaladda Gaza lagu go’aamin doono qiimayntayada la xidhiidha tallaabooyinka degdegga ah ee ay Israa’iil qaado.
Isagoo ku sugan Brussels, ayaa xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken waxa uu u sheegay weriyayaasha, “Haddii aanaan arkin isbeddellada aan u baahannahay in la sameeyo, waxaa jiri doona isbeddello lagu sameeyo siyaasaddayada.”
Mar wax laga waydiiyay afhayeenka golaha amniga Qaranka John Kirby oo shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Cad, in Maraykanku uu joojinayo kaalmada milatari ee uu siiyo Israa’iil, ayuu yidhi, “Ma doonayo in aan saadaaliyo go’aamo aan weli la gaarin, laakiin waxaa jira waxyaabo u baahan in la sameeyo. Dad badan ayaa la laayey.”
Ma jirin wax hadal ah oo ka soo baxay dawladda Israa’iil oo ku saabsan dalabaadka Mareykanka.



