Home Blog Page 267

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya.

0

Axad , 30 Nov, 2025 {HMC}  Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow , ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa lagu xoojiyay xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal iyo iskaashiga dhinacyada socdaalka, dalku-galka, iyo horumarinta kaabayaasha adeeg bixinta Hay’adda.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay fududaynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalku-galka Shiinaha iyo kaalinta Dowladda Shiinaha ee dhismaha kaabayaasha Hay’adda. Danjire Wang Yu ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta diirra, isaga oo xusay xiriirka qotada dheer ee labada dal iyo iskaashiga labada dhinac ee dhinacyada aqoonta, khibradda, iyo taageerada dhismaha awooda karaanka iyo adeegyada Hay’adda.

Wasiirka difaaca Soomaaliya oo uu wehliyo taliyaha milatariga ayaa maanta u safray dalka Masar.

0

Axad , 30 Nov, 2025 {HMC} Wasiirka difaaca Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo uu wehliyo taliyaha milatariga Soomaaliya Gen: Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta u ambabaxay wadanka Masar.

Wafdiga ka socdo Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya wali ma faah faahin ujeedka socdaalka balse waxaa lagu wadaa in ay xoojiyaan xiriirka Strategy ah ee u dhexeeya laba wadan.

Dowladda Masar ayaa sidoo kale qorshaynaysa in ay dalka u soo dirto cutub ka tirsan ciidankeeda oo qayb ka ah howlgalka nabad ilaalinta Soomaalita ee AU-da.

AU–EU Talks Target AS Threat and Funding Solutions.

0

Sunday, 30 Nov, 2025 {HMC} Officer in Charge of AUSSOM, Lt. Gen. Sam Kavuma met with Dr Annette Weber, the EU Special Representative for the Horn of Africa, at the EU Delegation Compound (EUDC) in Mogadishu today.

They discussed the AU–EU partnership in supporting Somali-led security priorities and anti-Al-Shabaab operations, including EU’s assistance through funding, training, and operational enablers. They also explored solutions to address AUSSOM’s funding gap to ensure sustained operational effectiveness.

Lt. Gen. Kavuma thanked European Union in Somalia’s continued support and reaffirmed AUSSOM’s commitment to working closely with international partners to strengthen collaboration towards a peaceful, stable, and prosperous Somalia.

UN Opens New Base in Dhusamareb.

0

Sunday, 30 Nov, 2025 {HMC} Ladies and gentlemen, I want to begin by of course acknowledging the honour that President Ahmed Abdi Karie ‘Qoor Qoor’ has done us by joining us today along with the finance minister, other ministers, distinguished Somali guests, the Acting Head of United Nations Support Office in Somalia (UNSOS), Qurat-ul-Ain Sadozai, and many other distinguished participants. Thank you all for joining us today.

To begin more formally, let me first thank President Ahmed Abdi Karie ‘Qoor Qoor’, members of his administration, and the people of Dhusamareb, once again for their usual, very warm and gracious welcome to us as we pay another visit to Galmudug. Thank you.

Today, while usually the President is welcoming us, let me this time also welcome the President and his team on behalf of the United Nations to premises that were constructed and equipped by the United Nations, and which today we will hand over to the Government of Galmudug State. Welcome.

This location at Hero Drogo was originally intended as a compound and a platform for United Nations operations in Dhusamareb and Galmudug, but we have had to change plans due to the United Nations’ financial situation and the projected closure of the United Nations Transitional Assistance Mission in Somalia in October 2026 at the request of the Federal Government of Somalia.

So, while the United Nations will continue its engagement and programming in Galmudug based on available resources, this facility will now be transferred to the Government of the State of Galmudug for its use.

Mr. President, let me assure you that the spirit of UN solidarity and support for the people of Galmudug are as much foundation stones for this facility as are the bricks used to construct it.

And we hope that this spirit of solidarity and support continues with its new occupants.

So, the facility we are handing over today, with office space and accommodation for approximately 50 people, with room for expansion, has full operational capacity. This includes, as you have seen on our brief tour, Mr. President, all necessary physical infrastructure, security features, generators, and water purification plants, and even a helicopter landing pad.

Along with these items, the United Nations Support Office for Somalia will provide dedicated training for Galmudug State technicians on all systems, with this training continuing until the end of this year.

Before concluding, I would like to acknowledge and once again thank the President for his perseverance, his patience, and his commitment throughout the lengthy process to construct and equip this facility.

Once again, the United Nations’ support for Galmudug is not centred solely on a physical location.

Let me reaffirm that the United Nations will remain a partner to Galmudug through UNTMIS until its closure next year, and through UN agencies, funds, and programmes operating in Somalia. We will continue our engagement and support to the people and Government of Galmudug State as they pursue peace, stability, security, and development.

Thank you.

Koonfur Galbeed oo Dowladda Federaalka ka dalbatay in loo so gacan galiyo Xildhibaan Jeesow.

0

Axad , 30 Nov, 2025 {HMC} Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay in loo so gacan galiyo Xildhibaan Daahir Amniin Jeesow oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Xasan Cabduqaadir, ayaa maanta ka hadlay howlgalada ay ciidamada ammaanku ka wadaan degmada Walanweyn iyo deegaannada hoos taga, isaga oo ammaan ballaaran u jeediyay ciidamada Milateriga iyo Darawiishta Koonfur Galbeed oo uu sheegay inay si buuxda u xasiliyeen xaaladda degmada.

Wasiirka ayaa sidoo kale soo dhaweeyay go’aannadii kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, oo xukunno adag ka qaaday dadkii ku lugta lahaa colaaddii dhawaan ka dhacday degmada Walanweyn.

Waxa uu sheegay in tallaabooyinkaasi muujinayaan sida maamulka Koonfur Galbeed uga go’an tahay in la cirib tiro falalka amni-darrada iyo hurinta colaadaha beelaha.

Wasiirka Amniga ayaa ku eedeeyay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow inuu yahay “qas-wade” isku diraya qabaa’ilka wada dega Walanweyn.

Wasiirka ayaa sheegay in dhowr jeer ay Xildhibaanku uga digeen balse ay hadda ka dalbanayaan Dowladda Federaalka in looso gacan galiyo maamulka Koonfur Galbeed si maxkamad loo soo taago.

Wasiir Xasan Cabduqaadir ayaa ku adkeystay in mas’uuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhacay Walanweyn uu leeyahay Xildhibaan Jeesow, isaga oo ku baaqay in dadka ku nool Yaaqbari Weyne ay ka shaqeeyaan nabadda, wada-noolaanshaha iyo ilaalinta ammaanka.

Dhanka kale, Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si adag uga jawaabay eedeymaha Wasiirka, isaga oo hadalkiisa ku tilmaamay “ku xadgudub sharci iyo sumcad xildhibaan qaran.” Jeesow ayaa yiri: “Wasiir local ah uma jawaabayo, waana damiin dhulkiisa Al-Shabaab haystaan.”

Xildhibaan Jeesow wuxuu si cad u beeniyay inuu ku lug lahaa weerarradii iyo dagaalladii dhawaan ka dhacay Yaaqbari Weyne, Waxa uu ku adkeystay inuu mar walba ahaa nabadoon iyo dhexdhexaadiye, oo ka shaqeynayay xasilinta iyo heshiisiinta beelaha isku dhaca ee ku dhaqan deegaankaas.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Caalamka ka dalbay in dalka la Maalgaliyo.

0

Axad , 30 Nov, 2025 {HMC} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay kulanka xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah ee MEDays ee Boqortooyada Morooko, ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay isku xirnaanta iyo iskaashiga dalalka ku yaalla Daanta Koonfureed ee Dunida (Global South).

Ra’iisul Wasaaraha oo khudbaddiisa ku muujiyay marxaladda cusub ee ay Soomaaliya gashay, ayaa xusay in dalku qoreyso bog cusub oo taariikheed, isla markaana uu dib u hantay sumcaddii iyo mansabkii uu caalamka ku lahaa. Wuxuu carabka ku adkeeyay in Soomaaliya maanta tahay dal xasilloon oo amnigiisa iyo siyaasaddiisa la isku halayn karo, isla markaana uu ka socdo dib-u-qaabeyn iyo dib-u-dhis miro dhal leh, taasoo u diyaarinaysa in ay kaalin muuqata ka qaadato degganaanshaha guud ee gobolka iyo adduunkaba.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sii hadlayay ayaa yiri:
“Halkan uma aanan imaan annaga oo raadinayna samafal, ee waxaan u nimid annaga oo doonayna iskaashi, diyaar u ahna in aan aragtiyo biirinno, wax-is-weydaarsi sameyno, isla markaana aan ka qeybqaadanno xal u helidda caqabadaha jira.”

Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in Afrika aysan sii ahaan karin daawade kaliya oo arrimaha adduunka dib uga daawata, balse ay tahay inay noqoto dalad firfircoon oo kaalin muuqata ku leh dejinta qorshayaasha mustaqbalka.

Shirka Madasha MEDays, oo socday muddo afar maalmood ah, ayaa xirmay iyadoo Soomaaliya sanadkan ka qaadatay kaalin hoggaamineed, laguna soo gabagabeeyay xiriirro iyo iskaashi ballaaran oo waxtar u leh danaha dhow iyo kuwa fog ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Week in Pictures: From deadly fire in Hong Kong to Russian attack on Kyiv.

0

Sunday  November 30, 2025 {HMC} From deadly floods in Indonesia and Sri Lanka, to antigovernment protests in the Philippines and demonstrations in Italy to show solidarity with Gaza, here is a look at the week in photos.

A displaced Palestinian woman warms herself beside a fire amid the ruins of destroyed buildings in the Bureij refugee camp, central Gaza Strip. Israel’s genocidal war on Gaza has killed at least 70,100 Palestinians and wounded 170,965 since October 2023. [Eyad Baba/AFP]

Houses partially submerged in floodwaters after heavy rainfall in Kaduwela on the outskirts of Colombo. Sri Lanka declared a state of emergency on November 29 and appealed for international assistance, as the death toll from heavy rains and floods triggered by Cyclone Ditwah rose to 193, with another 228 reported missing. [AFP]

Source Al-Jaziira 

Death toll from Indonesia flooding rises to 442.

0

Sunday  November 30, 2025 {HMC} The death toll from flooding and landslides on Indonesia’s Sumatra island has risen dramatically to 442, officials say.

The total passed 300 earlier on Sunday, with evacuation efforts under way, major roads cut off, and internet and electricity only partially restored.

Monsoons exacerbated by tropical storms have caused some of the worst flooding in years across South East Asia. Hundreds are dead and missing in Malaysia and Thailand as well, with millions affected across the region.

The official death toll in Thailand currently sits at 170, with two deaths reported in Malaysia’s northern Perlis state.

Elsewhere, there have been nearly 160 deaths in Sri Lanka due to a bout of particularly extreme weather that has caused flooding and mudslides.

An exceptionally rare tropical storm, named Cyclone Senyar, caused catastrophic landslides and flooding in Indonesia, with homes swept away and thousands of buildings submerged.

“The current was very fast, in a matter of seconds it reached the streets, entered the houses,” a resident in Indonesia’s Aceh Province, Arini Amalia, told the BBC.

She and her grandmother raced to a relative’s house on higher terrain. On returning the following day to retrieve some belongings, she said the flood had completely swallowed the house: “It’s already sunk.”

After waters rapidly rose in West Sumatra and submerged his home, Meri Osman said he was “swept away by the current” and clung onto a clothesline until he was rescued.

“During the flood, everything was gone,” a resident of Bireuen in Sumatra’s Aceh province told news agency Reuters. “I wanted to save my clothes, but my house came down.”

The bad weather has hampered rescue operations, and while tens of thousands of people have been evacuated, hundreds are still stranded, the Indonesian disaster agency said.

In Tapanuli, the worst-affected area, residents have reportedly ransacked shops in search of food.

Pressure is mounting on Jakarta to declare a national disaster in Sumatra to enable a faster and more co-ordinated response.

In neighbouring Malaysia, the death toll is far lower, but the damage is just as devastating.

Flooding has wreaked havoc and left parts of Perlis state underwater, with tens of thousands forced into shelters.

Elsewhere in Asia, Sri Lanka has been battered by Cyclone Ditwah, with at least 193 people killed and more than 200 missing, according to the Disaster Management Centre.

Sri Lanka is also grappling with one of its worst weather disasters of recent years, and the government has declared a state of emergency.

More than 15,000 homes have been destroyed and some 78,000 people forced into temporary shelters, officials said. They added that about a third of the country was without electricity or running water.

Meteorologists have said the extreme weather in South East Asia may have been caused by the interaction of Typhoon Koto – which has crossed over the Philippines and is now heading towards Vietnam – and the rare formation of Cyclone Senyar in the Malacca Strait.

Three people have already been killed and another is missing in Vietnam due to the effects of the approaching Typhoon Koto, news agency AFP reports.

The region’s annual monsoon season, typically between June and September, often brings heavy rain.

While it is hard to link individual extreme weather events to climate change, scientists say it is making storms more frequent and intense, resulting in heavier rainfall, flash flooding and stronger winds.

Source BBC NEWS 

Koofur Galbeed oo Dowlada Soomaaliya ka dalbatay in loo gacan geliyo Xildhibaan Jeesow

0

Axad , 30 Nov, 2025 {HMC} Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga codsaday dowladda dhexe in ay u soo gacan geliso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, kaasi oo ay ku eedeeyeen inuu door ku leeyahay xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanada Yaaq-Birweyne iyo Wanla-weyn

Wasiirka amniga ee Koofur Galbeed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in maamulka uu doonayo in xildhibaanka loo horkeeno maxkamad, si loo marsiiyo cadaaladda, haddii lagu helo eedaha la xiriira kicin, hurinta colaadaha iyo amni-darrada deegaanka.

Wasiirka ayaa xusay in dagaalka Yaaq-Birweyne iyo Wanlaweyn uusan ahayn mid qabyaaladeed oo keliya, balse uu salka ku hayo dano siyaasadeed iyo falal fool xun oo lagula kacay dadka deegaanka, kuwaas oo aan la aqbali karin in lagu soo celceliyo.

Hadalka wasiirka ayaa ku soo aadaya kadib markii Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow uu shir uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku dhaliilay ciidamada Koofur Galbeed, iyo kuwa xoogga dalka gaar ahaan Guutada 7aad, isaga oo ku eedeeyay inay geysteen dilal ka dhan ah shacabka deegaanka.

Xildhibaan Jeesow ayaa hadalkiisa ku yiri:
“Carruur iyo Hooyooyin ayey Yaaq-Biriweyne ku dileen Guutada 7aad ee uu wato Axmed Gaashaan. Hello Gaal Jecel, waxaad amar u qabtaan in aad isdifaacdaan.”

Isagoo sii hadlayay ayuu sheegay in weerarkii shalay lagu qaaday beesha uu kasoo jeedo uu ahaa mid qorsheysan, islamarkaana uu u baahan yahay in si degdeg ah loo joojiyo.

Hadalka Xildhibaanka ayaa si weyn u kiciyay xaaladda, waxaana maamulka Koonfur Galbeed ay sheegeen in hadallada noocan ah ay abuuri karaan xiisad hor leh, taas oo sababtay in ay codsadaan in dowladda dhexe tallaabo ka qaado.

Galgaduud Appeal Court Issues Final Verdict in Qaayib Family Murder Case.

0

Sunday November 30, 2025 {HMC} The Galgaduud Regional Appeal Court in Galmudug on Sunday delivered final rulings against three men accused of murdering a mother and her three daughters in an incident that occurred in an area near Qaayib.

The court sentenced Cabdi Cismaan Cabdullaahi and Gallad Axmed Xuseen to death by firing squad, while Ayuub Maxamed Cabdi received a five-year prison term.

The verdict followed extensive hearings that included arguments from defense lawyers, evidence presented by the prosecution, and testimonies from witnesses.

The court stated that the judgment aims to uphold justice for the victims’ family and the people of Galmudug.