Home Blog Page 271

Dagaal ka Bilaawday Aroos oo sababay dhimashada 57 Qof.

0

Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Warbaahinta Suudaan ayaa ku warrantay mid ka mid ah dagaalyahannada kooxda RSF ee ka dagaallanta Suudaan , oo go’aansaday inuu guursado gabar uu horey kufsi ugu geystay, inta lagu jiray munaasabadda arooskiisa in saaxiibkiis oo isagana ka tirsan RSF ayaa ninkaa arooska u tagay si uu ugu hambalyeeyo, wuxuu iskudayay inuu xabbado dabaal-deg ah kor u rido, balse xabbadii waxay ku dhacday ninka arooska oo meesha ku geeriyooday,

Arintan ayaa waxay dhalisay dagaal toos ah oo ka dhex qarxay ninka xabbada kama’da ah ku dilay arooska iyo qoyska ninka arooska ahaa ee geeriday, waxaana isku dhacaa ka dhashay dhimashada 57 qof.

Ciidanka Mareykanka oo howlgalkii u horreeyay oo dhulka ah ka fuliyay Puntland.

0

Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Ciidanka Mareykanka ayaa la aaminsanyahay howlgalkii u horreeyay oo dhulka ah inay ka fuliyeen buuralayda Baalade ee Puntland , halkaa oo uu ka socdo dagaalka ka dhankaga ah kooxda Daacish , sida ay werisey Fox News .

Howlgalkan oo dhacay Talaadadii, wuxuu ku bilowday diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn MQ-9 Reaper oo gantaallo ku garaacay godod ay ku dhuumanayeen xubno ka tirsan Daacish, oo ay xigtay 10 diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca ee helicopter-ka oo dagaal toos ah la galay dagaalyahannada Daacish, iyadoo warbixinta Fox News lagu sheegay in howlgalka lagu dilay xubno sare oo ka tirsan Daacish , halka kuwa kalena ay gacanta ku dhigeen.

Mareykanka oo hadda la aaminsanyahay in ka badan 100 askari oo ka tirsan ciidanka gaar ah inay ka joogaan Puntland , ayaa sidoo kale la filayaa inuu dhawaan gaarsiiyo in ka badan kun askari oo ciidanka gaarka ah, taa oo la macno inuu Mareykanka ku biirayo howlgalkaa buuraha Calmiskaad, arrin muujinaysa istaraatiji ahaan inuu Mareykanka buuraha ka leeyahay dano badan.

Ifrah Ahmed Receives Prestigious Honorary Doctorate from Ireland’s Top University

Saturday , 29 Nov 2025 {HMC}   The Federal Government of Somalia has extended congratulations to Somali activist Dr. Ifrah Ahmed, who has been awarded an international honorary degree from Trinity College Dublin, Ireland’s highest-ranked university.

Dr. Ifrah Ahmed received an Honorary Doctorate in Law, a recognition that underscores her tireless advocacy, resilience, and longstanding work in defending the rights and wellbeing of women and children.

Her achievement is widely regarded as a source of pride for the Somali people and an inspiration to communities at home and abroad.

Congratulations to Dr. Ifrah Ahmed on this remarkable accomplishment.

 

Source Sonna

Minister of Foreign Affairs signs cooperation agreement with his Moroccan counterpart

Saturday , 29 Nov 2025 {HMC}  The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Abdisalam Abdi Ali, met on Friday in Rabat with H.E. Mr. Nasser BOURITA, Minister of Foreign Affairs, African Cooperation and Moroccan Expatriates of the brotherly Kingdom of Morocco, to reaffirm the two countries’ commitment to strengthening brotherly bilateral ties through a comprehensive cooperation agreement.

During the meeting, the two ministers signed a cooperation roadmap for 2026–2028. The roadmap focuses on expanding collaboration across key sectors, including agriculture, water and irrigation, maritime fishing, tourism, renewable energy, education and vocational training, higher education, health, security, economic investment, climate change, sport, and culture.

The agreement increases the annual scholarship quota for Somali students to 120. These scholarships will cover university, technical, and vocational training.

The two ministers also signed a visa‑waiver agreement for holders of diplomatic passports. This agreement is intended to facilitate diplomatic exchanges between Rabat and Mogadishu.

Both sides emphasized the importance of coordination and political consultation within international and regional organizations. They agreed that such collaboration helps align positions on shared concerns while respecting principles of peace, sovereignty, and territorial integrity.

The two ministers reaffirmed their steadfast support for the independence and sovereignty of both nations, commending the adoption of United Nations Security Council Resolution 2797.

The talks were conducted in the spirit of a “South–South” partnership between two African nations, signaling renewed momentum in Somali–Moroccan relations and a shared determination to build a strong, diversified, and forward-looking cooperation framework.

Source Sonna

Doorashaa goleyaasha deegaanka ee gobolka Banaadir ayaa markale dib loo dhigay

Sabti, 29 Nov 2025 {HMC}  Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta ku dhawaaqay in mar kale dib loo dhigay qabashada doorashada goleyaasha deegaanka ee dalka, taas oo qorshaha hore ahayd in lagu qabto 30-ka November 2025.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada, Cabdikariim Axmed, oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in doorashada dib loogu riixay 25-ka December 2025, kaddib markii ay guddigu qiimeeyeen cabashooyin ay muujiyeen qaar ka mid ah ururrada siyaasadda ee ku hawlan diyaar-garowga doorashada.

“25 December 2025 ayaa la qaban doona doorashada goleyaasha deegaanka, waxaana eegnay cabasho ay muujiyeen qaar kamid ah ururada siyaasadda,” ayuu yiri guddoomiyaha.

Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in doorashada ay ka qaybgalayaan 61 urur siyaasadeed, halka tirada dadka codeyn doona lagu qiyaasay ku dhowaad hal milyan oo qof oo ka kala socda gobollada dalka.

{DAAWO MUQAALKA} Puntland oo Joojisay Dadka Da’dooda ka yar tahay 40-KA Sano ineey ka Baxaan Deegaanadeeda.

0

Sabdi  29, Nov 2025 {HMC}  Puntland oo Joojisay Dadka Da’dooda ka yar tahay 40-KA Sano ineey ka Baxaan Deegaanadeeda.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Maxay tahay Cabsida Duulimaad ee hadda ka taagan Dunida.?

0

Sabdi  29, Nov 2025 {HMC}  Maxay tahay Cabsida Duulimaad ee hadda ka taagan Dunida.?

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wararka ugu waa Weeyn somaaliya iyo Caalamka 29-11-2025

0

Wararka ugu waa Weeyn somaaliya iyo Caalamka 29-11-2025

 

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} Wasiir Been Beene ”Waxaas Ansixiseen Sharci Qasbi Doono Soomaaliya in la maalgashado”

0

Sabdi  29, Nov 2025 {HMC}  Wasiir Been Beene ”Waxaas Ansixiseen Sharci Qasbi Doono Soomaaliya in la maalgashado”

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

{DAAWO MUQAALKA} ”Oday sideetan sano jir ah in lagubo Wax ka daran ayaa dalkaan ka dhoco ”Xildhibaan Aamino Eelaay

0

Sabdi  29, Nov 2025 {HMC} ”Oday sideetan sano jir ah in lagubo Wax ka daran ayaa dalkaan ka dhoco ”Xildhibaan Aamino Eelaay

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA