Sabdi 29, Nov 2025 {HMC} Kenya Dacwo ka Gudbisay Dhainyarada Soomaaliyeed Muuqaalada ku Duuba wadooyinka
Sabdi 29, Nov 2025 {HMC} Kenya Dacwo ka Gudbisay Dhainyarada Soomaaliyeed Muuqaalada ku Duuba wadooyinka
Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in Dowladdaas ay usoo gudbisay dacwad ka dhan ah Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga soo duubta waddooyinka waa weyn ee Magaalada Nairobi.
Jibriil ayaa tilmaamay in qof uu ku dhintay arrintaan halka dad kale ay ku dhaawacmeen, laamaha ammaanka Kenyana ay u sheegeen in ay Safaaradda Soomaaliya ay u istaagayso sidii loo baraarujin lahaa dhallinyaradaas naftooda halista gelineysa.
Bulshada Kenya ee Martida loo yahay ayuu u sheegay Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle in aanay ka tarjumayn dhaqanka Soomaalida balse dadka ficilladaan cusub sameynaya ay yihiin dhallinyaro kooban oo wax laga qaban doonno.
“Waxaa maalmahaan jira barnaamijyo la xiriira dhallinyaro Soomaaliyeed oo waddooyinka waa weyn ee Nairobi sawirro isaga qaado, waa khalad waana dambi, waxa aan leenahay Hoteel ayaad isaga qaadi kartaa, guri ayaa isaga qaadi kartaa oo meelo kale ayaa ku samayn kartaa, muhiim ma ahan in aad gaari isku dhigtid, qof ayaa ku dhintay, dad kale ayaa ku dhaawacmay” Ayuu yiri, Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle.
Dhallinyarada muuqaallada isaga duubta waddooyinka waa weyn waxaa sidaan oo kale digniin loogu diray Magaalada Muqdisho kaddib markii qaar kamid ah dhallinyaradaas ay halis ku galeen Gawaarida xamuulka qaada oo isku hordhigeen si ay muuqaallo isaga duubaan
Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in Dowladdaas ay usoo gudbisay dacwad ka dhan ah Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga soo duubta waddooyinka waa weyn ee Magaalada Nairobi.
Jibriil ayaa tilmaamay in qof uu ku dhintay arrintaan halka dad kale ay ku dhaawacmeen, laamaha ammaanka Kenyana ay u sheegeen in ay Safaaradda Soomaaliya ay u istaagayso sidii loo baraarujin lahaa dhallinyaradaas naftooda halista gelineysa.
Bulshada Kenya ee Martida loo yahay ayuu u sheegay Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle in aanay ka tarjumayn dhaqanka Soomaalida balse dadka ficilladaan cusub sameynaya ay yihiin dhallinyaro kooban oo wax laga qaban doonno.
“Waxaa maalmahaan jira barnaamijyo la xiriira dhallinyaro Soomaaliyeed oo waddooyinka waa weyn ee Nairobi sawirro isaga qaado, waa khalad waana dambi, waxa aan leenahay Hoteel ayaad isaga qaadi kartaa, guri ayaa isaga qaadi kartaa oo meelo kale ayaa ku samayn kartaa, muhiim ma ahan in aad gaari isku dhigtid, qof ayaa ku dhintay, dad kale ayaa ku dhaawacmay” Ayuu yiri, Danjiraha Soomaaliya ee Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle.
Dhallinyarada muuqaallada isaga duubta waddooyinka waa weyn waxaa sidaan oo kale digniin loogu diray Magaalada Muqdisho kaddib markii qaar kamid ah dhallinyaradaas ay halis ku galeen Gawaarida xamuulka qaada oo isku hordhigeen si ay muuqaallo isaga duubaan
Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Soomaaliya ayaa ku biirtay Ururka Caalamiga ah ee Dayax-gacmeedka la socodka dhaqdhaqaaqa Maraakiibta iyo doomaha maraya badaha ee loosoo gaabiyo (IMSO) si ay uga warqabto waxyaabaha ka dhacaya baddeeda.
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Soomaaliya Cabdulkhaadir Maxamed Nuur, ayaa magaalada London kulan miro-dhal ah kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Ururka Badaha Caalamiga ah (IMO), Arsenio Dominguez.
Kulankan ayaa qayb ka ahaa dadaallada sii kordhaya ee Soomaaliya ugu jirto xoojinta amniga badda, casriyeynta hay’adaha badeed, iyo kor u qaadidda kaalinteeda caalamiga ah ee dhinacyada badqabka iyo gaadiidka badda sida lagu sheegay war kasoo baxay Wasaaradda.
newsinsideWasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in Intii kulanku socday, uu Wasiir Cabdulkhaadir si rasmi ah ugu wareejiyay Xoghayaha Guud waraaqaha caddeynaya ku biirista Soomaaliya ee Heshiiska (IMSO), taas oo ka dhigan tallaabo taariikhi ah oo sare u qaadaysa awoodda dalka ee la socodka, maareynta, iyo ilaalinta howlaha badda.
Ku biirista heshiiskan ayaa sidoo kale xoojinaysa iskaashiga Soomaaliya iyo IMO ee ku aaddan horumarinta awoodaha farsamo, sharci, iyo amni.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay qorsheyaal ay Soomaaliya ku horumarinayso nidaamyada sharci-dejineed ee la xiriira badda, tababarrada hay’adaha badeed, iyo sidii loo dhisi lahaa hannaan casri ah oo looga hortago halisaha badda, looguna kobcin lahaa dhaqaalaha buluugga ah ee dalka.
Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay go’aan adag ku gaartay dib u dhiska iyo casriyeynta hay’adaha badda, isagoo hoosta ka xarriiqay in iskaashiga IMO uu gacan weyn ka geysan doono xaqiijinta amni badeed oo waara.
“Sharaf bay ii ahayd inaan la kulmo Xoghayaha Guud ee IMO Arsenio Dominguez,” ayuu yiri Wasiir Cabdulkhaadir.
“Wareejinta waraaqaha rasmiga ah ee caddeynaya ku biirista Soomaaliya ee IMSO waa bog cusub oo Soomaaliya u furmaya, kaas oo xoojinaya badqabka badda, ganacsiga, iyo xiriirka caalamiga ah ee dalka.”ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii ugu horraysay shaaciyay in dowladda Soomaaliya ay ciidanka xoogga dalka ku soo kordhisay culimo gaar ah oo u qaabilsan wacyigelinta anshaxa, diinta iyo ka hortagga dhaqannada aan habboonayn ee soo gala gudaha milatariga.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalay casho sharaf madaxtooyada ugu sameeyay culimadii ka qeyb gashay Shirweynihii Saddexaad ee Culimada Soomaaliya, ayaa ammaanay doorka muuqda ee culimadu ku leeyihiin wacyigelinta bulshada, ilaalinta midnimada ummadda iyo ka hortagga afkaaraha xagjirnimada.
newsinsideWaxa uu tilmaamay in dhaqanka Soomaaliyeed iyo dowladnimadu ay ku tiirsan yihiin talo, hagid iyo baraarujin joogto ah, taas oo ka dhigaysa in iskaashiga culimada iyo dowladda uu noqdo mid lama huraan ah.
Madaxweynaha ayaa sheegay in aragtidiisu ay ahayd in shirkan culimada lagu qabto Muqdisho si loo xoojiyo wada shaqeynta iyo xiriirka tooska ah ee dowladda Federaalka iyo culimada dalka, isagoo hoosta ka xarriiqay in wada shaqeyntaas loo baahanyahay in ay gaarto dhammaan gobollada dalka.
Culimada uu madaxweynuhu cashada u sameeyay ayaa ka qeybgalay shir socday maalmo oo ka dhacay caasimadda laguna falanqeeyay doorka diinta ee nabadda, horumarinta bulshada iyo ka hortagga fikirrada wax u dhimaya midnimada iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Saturday November 29, 2025 {HMC} Hundreds of pastoralist and fishing families in Kulub village in central Somalia’s Mudug region are facing deepening hardship after massive sand encroachment forced them to abandon their homes.
The community, now scattered across exposed open land on the outskirts of Kulub, lack proper shelter, water, and access to other essential services.
advertisements
The advancing sand dunes, driven by strong winds off the coast that have worsened in impact recently, swallowed houses, water wells, a school, and the local health centre. Families say they had to flee in June when the sand began collapsing the walls of their homes during the night.
Ahmed Abdullahi, 52, a father of 10, says he no longer recognises the place he has lived his entire life.
“Our life has really fallen apart. We cannot even afford to cook regularly. We have nothing left from the little money we used to earn. I looked for work in Garad several times, even simple labour, but I couldn’t find anything,” he told Radio Ergo’s local reporter.
Coinciding with their forced displacement by the sand dunes, local communities depending on fishing have suffered income loss because of a ban on lobster catching by the authorities imposed in August.
Additionally, the season of high tides and windy weather means that the amount of fish being caught by local fishing crews has decreased dramatically.
Ahmed’s family now lives in a makeshift shelter made of iron sheets on open ground. They miss their own two stone-built rooms, with a kitchen and a latrine, that was buried by the sand.
He recalls how the family fled after the sand pressed through the outer wall and began causing the house to collapse.
“The sand came with very strong winds, it buried the fence and filled our water reservoir. We tried to push it back but we couldn’t. When it broke one of the room walls, we feared the house would fall in on us at night. That’s when we escaped,” he said.
The closure of the local school has been one of the biggest blows to his family. Eight of Ahmed’s children were attending classes when the school was forced to close in May. He paid a total of$20 a month for their schooling. In nearby areas, fees range upwards from $10 per child.
“I worry a lot, if they don’t learn, their whole future is affected. But I can’t pay and there is simply no school left in our area,” he stated.
Said Hassan Yusuf, a father of nine, also fled after the sand destroyed the wells that the community relied on. Today, the only water he can access is trucked from Garad at a cost far beyond his means.
“The wells we used are all buried, a water truck comes from 35 kilometres away because the old routes are blocked by sand. We can’t afford that, so we take water on credit, or beg for help from relatives,” he said.
Two of the main access roads to Kulub village are now closed due to the sand dunes. Residents attempted several times to reopen the road, but strong winds quickly blew sand to fill the paths they had cleared.
The blocked roads have stranded water trucks and cut off supply lines for essential goods.
Kulub had a functional health centre run by international NGO, Save the Children, providing vaccination services, basic medicines, and maternal health care. The facility is now buried. Said says this has already had fatal consequences.
“Even fever medicine isn’t available. Two people have died so far, a woman who was in labour who bled to death, and an elderly man who couldn’t get even a pain-relief tablet. We had nowhere to take them,” he told Radio Ergo.
The collapse of livelihoods has pushed these families further into destitution. Said, a pastoralist, lost 30 of his 50 goats to the drought that struck the area following low rainfall in two consecutive seasons. The remaining animals are too weak for sale, lacking both grazing land and water.
Kulub village chairman, Abdi Yusuf, confirms that sand encroachment has now reached every part of the settlement, turning it into an uninhabitable space. He says the crisis has been growing since 2012 but has accelerated significantly recently, overwhelming the ability of residents to respond.
“People have lost everything, shelter, schools, health services, even the roads,” he said. “They moved to the outskirts with nothing, their shelters that cannot protect them from the sun. Their livestock are gone and fishing has stopped. They have no income at all.”
Abdi added that the local administration had forwarded the issue to the Puntland authorities without response. He fears the advancing sand will soon displace families again from the little space they have left.
“If this sand is not controlled, it will move further and force people out of the areas where they are now temporarily staying,” he warns.
For the families of Kulub, the struggle is not only about displacement but also about the disappearance of the very foundations of community life – water, health care, education, income, and security.
Source Ergo
Saturday November 29, 2025 {HMC} Danab Commandos and Jubbaland’s Dervish forces conducted a planned operation on Thursday night, killing a senior Al-Shabaab leader in the Jamaame district of the Lower Jubba region.
A statement issued by the Jubbaland administration on Friday said the operation specifically targeted Al-Shabaab militants and resulted in the killing of a commander identified as Farah Jibriil, along with seven of his bodyguards.
advertisements
“This operation, part of ongoing efforts to enhance security in the region, eliminated the most prominent Al-Shabaab leader in the area, Farah Jibriil, and seven others who had long inflicted hardship and oppression on local communities,” the Jubbaland administration said.
According to the statement, the militant leader was killed after an extended pursuit by the forces, who ultimately succeeded in neutralizing him.
Officials from the Danab Commandos and the Jubbaland Dervish forces said such operations will continue until Al-Shabaab is completely removed from the region.
“Other planned operations are underway to ensure peace and security for the public, targeting all remaining hideouts of the Khawarij militias,” the statement added.
The latest operation comes as government and Jubbaland forces intensify their third week of coordinated offensives around the Jamaame district, aiming to liberate the area, which has long remained under Al-Shabaab control.
Source Hiiraan online
Saturday November 29, 2025 {HMC} Kenya and two Chinese state firms launched construction of a $1.5 billion highway expansion on Friday, marking Beijing’s return to major infrastructure development in the East African economy after a years-long hiatus.
The project, split into two phases, will be financed by the partners through a mix of debt and equity using a model that is gaining traction after China’s traditional lending model raised concerns over borrowers’ debt burdens.
advertisements
Kenya chose the public-private partnership model to fund the highway construction because securing normal budgetary allocations would have taken a “lifetime”, President William Ruto said.
“The next option was borrowing but that too was untenable given our debt burden and limited fiscal room,” he told a cheering crowd at a launch site, before flagging off graders, excavators and tipper trucks to be used in the construction.
The project will improve a key transport corridor that links Kenya’s port of Mombasa with its western region and neighbouring landlocked states like Uganda, via Nairobi.
AS CHINA REPOSITIONS IN AFRICA, KENYA STRIKES A DEAL
After pumping billions of dollars into infrastructure projects, China cut its lending in Africa around 2019 as worries grew over debt sustainability in countries like Kenya.
Beijing pledged $50 billion in credit and investments over three years, however, at a summit with African leaders last year as it moves to reposition itself on the continent.
Kenya terminated a deal with a consortium led by France’s Vinci SA (SGEF.PA), opens new tab for the highway expansion project earlier this year. The new agreement was announced during a state visit by Ruto to Beijing in April.
Kenya is among Washington’s closest African allies. And the rapprochement between Nairobi and Beijing angered U.S. President Donald Trump, prompting Ruto to issue a public defence of the strategy, saying Kenya needed to boost exports into markets like China.
DEBT, EQUITY MIX AND A 28-YEAR TOLL CONCESSION
One phase of the highway project will cost $863 million and see China Road and Bridge Corporation partner with Kenya’s state pension fund NSSF to expand two existing stretches of a single-lane, 139-kilometre (86-mile) highway into four- and six-lane dual-carriage roads, the Kenya National Highways Authority said.
In the second phase, Shandong Hi-Speed Road and Bridge International, a subsidiary of China’s Shandong Hi-Speed Group, will develop an existing single-lane, 94-kilometre stretch of highway into a six-lane carriageway at a cost of $678.56 million.
Both total cost estimates include financing costs, KENHA said.
Deals for the two portions of the project will be split into 75% debt and 25% equity. NSSF will contribute 45% of the equity funding in the phase it is involved in.
The borrowing could come from Chinese commercial lenders and state entities like Export-Import Bank of China, said Kefa Seda, a senior official at the finance ministry.
The firms have until the end of 2027 to complete construction followed by a 28-year concession to collect tolls to recoup their investment and make a return.
Reporting by Duncan Miriri; Editing by Karin Strohecker and Joe Bavier
Source Reutres
Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Kongareyska Mareykanka ayaa ka hadashay weerarkii toogashada ahaa ee Arbacadii ka dhacay magaalada Washington DC, kaas oo lagu toogtay laba askari oo ka tirsan Ilaalada Qaranka Mareykanka.
Mid ka mid ah askarta la toogtay oo ahayd haweeney da’yar ayaa u geeriyootay dhaawacii soo gaaray.Weerarka waxaa lagu eedeyay nin u dhashay dalka Afghanistaan oo sanado ka hor tagay dalka Mareykanka, kaas oo la sheegay in uu horey ula shaqeyay ciidamada CIA-da Mareykanka.
Haddab xildhibaanad Ilhaan oo barteeda Facebook qoraal soo dhigaty ayaa sidan tiri: “Qalbigaygu si weyn ayuu uga murugooday geeridaSarah Beckstrom, oo ka tirsaned Ciidamada Ilaalada Qaran, taasoo si naxdin leh loogu waayey toogasho ka dhacday DC,”.
Sidoo kale waxey farriin duco ah u dirtay askariga kale ee dhaawac ah,”Waxaan Ilaahay ka baryayaa inuu si degdeg ah u bogsiiyo Andrew Wolfe”.Toogashadii dhacday Arbacadii kadib madaxweyne Trump wuxuu weerar afka ah ku qaaday Soomaalida ku nool dalka Mareykanka, gaarahaan gobolka Minnesota oo ku tilmaamay kuwo ka yimid dal aan dowlad iyo nidaam midna ka jirin.
Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen heshiis labo geesood ah oo dhexmaraya Labadaaan Dal sida Iskaashiga, horumarinta Ilaha muhiimka ah.
War lagu daabacay bogga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in uu waa cusub u beryay Muqdisho iyo Rabat oo wixii hadda ka dambeeya iska kaashanaya Waxbarashada, Tababarka xirfadaha, Caafimaadka, Ammaanka, Maalgashiga dhaqaalaha, Cayaaraha & dhaqanka.
Soomaaliya iyo Morocco oo bah-wadaag ku ah ururro kala duwan ayaa ku ballamay in heshiiskaan dib u eegis lagu sameeyo labo sanno kaddib si loo qiimeeyo loogana xoojiyo heerka uu haatan uu joogo sida hadalka loo dhigay.
Morocco ayaa kordhisay deeqaha Waxbarasho ee sanadlaha ah ee la siiyo Ardayda Soomaaliyeed, waxaa la gaarsiiyay ilaa 120 si loo daboolo baahida dhinaca waxbarashada gaar ahaan Jaamacadaha sida qoraalka lagu xusay.
Sabti, 29 Nov 2025 {HMC} Naadiya Maxamed, oo ah duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa farriin u dirtay dadka Soomaalida ah ee ku nool dalkaas.
Muuqaal ay soo dhigtay baraha bulshada ayaa waxaa ay dadka ugu sheegtay in maalmahaan ay soo bateen tallaabooyinka ka dhanka ah dadka Soomaalidu ay ka mid tahay oo ay sameynayaan dadka soo galootiga neceb.
Waxey kula talisay bulshada Soomaalida ah in haddii saraakiisha Laanta Socdaalka iyo Dhaqangelinta Kastamada ee Mareykanka ee magacooda loo soo gabaiyo (ICE) ay guriga dadka ugu yimaaden in aysan albaabada furin isla markaana ay muuqaallo ka duubaan si caddeyn ay ugu noqoto.
Waxey sheegtay in ICE ay waddo cabsi galin iyo beegsi ku saabsan Soomaalida, hase yeeshee waxaa ay sheegtay in qofka marka ay guriga ugu yimaadan uu sidoo kale dad wacan karo sida qareennadiisa.
Hadalka duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa imaanaya xilli Trump uu saacadihii la soo dhaafay Soomaalida gobolkaas, ugu tilmaamay kuwo dhibaato badan oo Minnesoto la wareegay.