Home Blog Page 2900

India has pledged to assist in rescue of Sri Lankan fishermen captured by Somali pirates: Colombo

0

India TV News
Monday January 29, 2024

Colombo: India has pledged to assist in the rescue of six Sri Lankan fishermen captured by the Somali pirates, Sri Lanka Navy spokesman Gayan Wickremasuriya said on Sunday. The multi-day fishing trawler Lorenzo Putha-4 set sail from Dikowita fishing harbour in Sri Lanka on January 16.

Wickremasuriya said the UN’s central maritime command was alerted by Sri Lanka on Saturday on the six fishermen and their trawler being captured by the Somali pirates 840 nautical miles southeast of Mogadishu.

He said India has pledged to assist Sri Lanka in the rescue of the fishermen.

The pirates had allowed the Sri Lankan fishermen captured to communicate with the fisheries ministry, the state minister of fisheries Piyal Nishantha told reporters.

The latest development came as the sea route has been facing multiple attacks on cargo vessels in order to show solidarity with Palestinians killed in the Israel-Hamas war.

(With inputs from agency)

KSrelief launches 24 humanitarian aid projects in Somalia

0

Saudi aid agency KSrelief on Sunday launched 24 humanitarian aid projects in Somalia totaling over SR171.8 million ($45.8 million).

“I’m really happy and glad to be here in Mogadishu … and launching very important projects … in areas which are very important for the people of Somalia,” Dr. Abdullah Al-Rabeeah, supervisor general of KSrelief, told Arab News.

 

Accompanied by his delegation, he traveled to Somalia on Sunday for the ceremony inaugurating the projects, which span multiple sectors including healthcare, food security, water and environmental sanitation, shelter security, volunteer programs and education. It is estimated that the projects will benefit almost 5.8 million people across the country.
On the Somali side, attendees of the ceremony included Prime Minister Hamza Abdi Barre, Health Minister Ali Haji Aden and Education Minister Farah Sheikh Abdulqadir.

Saudi Ambassador Ahmed bin Mohammed Al-Mawlid and George Conway, UN deputy special representative for Somalia, also attended.

Barre thanked KSrelief during his speech, calling it a role model in health, food security and aid.

Somalia is doing all it can “to achieve sustainable development in order to cope with climate change and have a balanced economy,” he said.

During the ceremony, each of the humanitarian aid projects was highlighted, including how they will help beneficiaries.

A focus of the healthcare project is women’s health and efforts to reduce mortality rates in pregnant women.

KSrelief also aims to reduce child deaths due to pneumonia, and to treat respiratory infections by providing fresh oxygen and other crucial medical supplies needed in Somalia.

In partnership with the International Society for the Care of Victims of War Disasters, KSrelief is set to prepare and operate the Saudi Dialysis Center in Mogadishu to provide free and accessible treatments.
Within education, KSrelief announced that it is set to build and repair primary and secondary classrooms, and provide technical job training and vocational skills.

In Somaliland and the Banadir region, KSrelief has an educational project to distribute 30,000 bags filled with school supplies.

The food security project sets out to support families affected by drought and natural disasters by providing them with food baskets in different regions of Somalia.

In the water security and sanitation sector, KSrelief aims to build new artisan wells, making clean water accessible across multiple areas where it is crucially needed.

“These are very important projects touching the people in Somalia,” said Al-Rabeeah, who met with Barre after the ceremony. They reviewed areas of joint cooperation in humanitarian and relief affairs.

Al-Rabeeah told Arab News that Barre was “very appreciative” of King Salman and Crown Prince Mohammed bin Salman “for the generous gestures when it comes to humanitarian projects.”

The people of Somalia “depend highly on aid from Saudi Arabia” and want to improve bilateral relations, Al-Rabeeah said.

“They look at Saudi Arabia as a country which is actually a reference to the Arab world and the Islamic world, and also a very global actor and influencer.”

Ciidanka Dowlada soomaliya oo fashiliye Gaari A.S qaraxyo ay kasoo buuxiyeen

Isniin-29-jan- 2024-{HMC}  Weerar qorsheysan oo ay fuliyeen diyaarado dagaal oo taageeraya ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa lagu bur buriyay gaari la sheegay in kooxda A,s kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa

 

War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in weerarkan lala beegsaday gaariga A,s qaraxyada kusoo rareen uu ka dhacay deegaanka Jeex Jeexa ee gobolka Mudug, halkaas lagu dilay dagaallamayaal gaariga la socday

 

”Howlgal qorsheysan oo ay wadajir uga fuliyeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah deegaanka Jeex jeexa ee koofurta gobolka Mudug ayaa lagu beegsaday gaari Khawaarijtu ku soo raratay waxyaabaha qarxa iyo Maleyshiyaad la socday, howlgalka oo dhacay saaka salaaddii subax kadib ayaa lagu burburiyey Gaarigii walxaha qarxa cadowgu ku diyaariyey, waxaana halkaas lagu dilay tiro Maleyshiyo ah oo goobta ku sugnaa” ayaa lagu yiri warka dowladda kasoo baxay

 

Weerarka lagu bur buriyay gaariga A.s qaraxyada kusoo rareen ayaa kusoo aadaya xilli ay kordheen duqeymaha dhinaca cirka ah ee lala beegsanayo gaadiidka ay wataan A,s iyo xarumo ay kooxdaasi leeyihiin.

{DAAWO MUUQAALKA} Masuuliyiin ka tirsan Hirshabelle oo nabadeyn u tagay Magaaladda Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan.

Isniin-29-jan- 2024-{HMC} Masuuliyiin ka tirsan Hirshabelle oo nabadeyn u tagay Magaaladda Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya Iyo Caalamka ee Hiiraanweyn

Isniin-29-jan- 2024-{HMC} Wararka ugu waa weyn Soomaaliya Iyo Caalamka ee Hiiraanweyn 29 /1/2024

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DAAWO MUUQAALKA} Muxuu ka yiri Nuuru-diin ciyaarta galabta dhaxmari doonta Hirshabelle iyo Galmudug

Isniin-29-jan- 2024-{HMC}  Muxuu ka yiri Nuuru-diin ciyaarta galabta dhaxmari doonta Hirshabelle iyo Galmudug

HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Hiiraanweyn{ 29 01 2024}

Isniin-29-jan- 2024-{HMC} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Wark Duhurnimo ee Warbaahinta Hiiraanweyn

Warka waxaa soo jeedinayo ; Shugri baryare iyo Mustaf ali adoow

Farsamadii : Abdi maajid abdirxmaaan aadan

HOOS KA DHAGEYSO WARKA Duhurnimo

 

Shaqsi Ajnabi ah oo xaaskiisa ku dilay magaalada Hargeysa iyo booliska somaliland gacanta dhigay

Isniin-29-jan- 2024-{HMC} Ciidamada booliiska magaalada Hargeysa ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan in xalay dil araggax leh u geestay xaaskiisa, ninkan ayaana booliiska qabteen xilli uu isku dayayay in uu baxsado

 

War kasoo baxay taliska ciidamada booliiska Somaliland ayaa lagu sheegay in ay soo qabteen eedeysane Jamaal Daaha Cabdiraxmaan oo 54-sanno jir ahaa, ninkan ayaana booliiska sheegeen in uu dilay xaaskiisa oo lagu magacaabayay Sumaya Siciid Naasir

 

Ninkan ayaa la sheegay in dilka uu u geestay xaaskiisa u adeegsaday mindo af leh kaddib muran soo kala dhax gelay, waxaana booliiska sheegeen ninka dilka geestay iyo xaaskiisaba ay kasoo jeedaan dalka Yemen

 

Booliiska magaalada Hargeysa ayaa sheegay in gacanta ku hayaan ninka dilaaga ah iyo meydka marxuumada, waxa ayna sheegeen in baaritaano ku wadaan kiiskan waxa sababay ayna caddaalad horgeyn doonaan gacankudhiiglaha.

Sidee ayuu u wajihi doona ergaygan Soomaaliga ah xallinta xiisada ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya?

Isniin-29-jan- 2024-{HMC}  Dowladda Findland ayaa mar kale Suldaan Saciid Axmed u magacowday Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Afrika, ka dib war rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Finland.

War qoraal ah oo lagu daabacay barta X ee Wasaaradda arrimaha dibadda ee Finland ayaa lagu yiri, “Wasiirka Arrimaha Dibadda Elina Valtonen, waxay Suldaan Siciid Axmed u magacawday ergaygeeda gaarka ah ee dhexdhexaadinta nabadda ee Geeska Afrika. Suldaan Saciid Axmed wuxuu diiradda saari doonaa taageeridda hababka nabadda.”

Suldaan Saciid Axmed Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Afrika ay Finland la leedahay waddamada Geeska Afrika iyo sida uu wajahayo xiisada siyaasadeed ee ka dhaxe aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya.

Waxaa uu sheegay in dalalka Geeska Afrika ay Finland la leedahay xariir soo jireen ah oo dheer, ayna kala shaqeyn doonaan nabadda, xasiloonida iyo arrimaha bin’aadanimada .

“Sida aad ogtahay Finland waxay xiriir laba geesood ah oo soo jireen ah la leedahay waddamo badan oo Geeska Afrika ah,waxaa ay ka mid tahay waddamada caanka ku ah dhexdhexaadinta iyo arrimaha nabadda” ayuu yiri Suldaan Saciid Axmed

“Anigu waxan si gooni ah diiradda u saari doona sidii ay nabad u noqon lahaayeen dalalka geeska Afrika oo qaar badan oo ka mid ah ay la daalaa dhacayaan colaadda, isbadelka cimillada iyo abaaro” ayuu hadalkiisa raaciyay.

Sidee ayuu u wajihi doona xiisada ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Itoobiya?

Suldaan Saciid Axmed oo horay u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Finland iyo ergayga gaarka ah ee wasiirka arrimaha dibedda Finland u qaabbilsan nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Afrika ayaa mar kale xilkaas loo magacaabay iyada oo dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya ay ka dhex jirto xiisad culus oo ka dhalatay heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland ku kala saxiixdeen Addis Ababa 1dii bishan.

Waxaa uu sheegay in dowladda Finland ay caddeysay mowqifkeeda ku aadan khilaafka ka dhex jira Soomaaliya Itoobiya, ayna qeyb ka ahaayeen bayaankii kasoo baxay ururka Midowga Yurub kaas oo lagu cadeeyay in la ixtiraamo madax-banaanida dhuleed iyo wadajirka Jamuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya.

“Finland waxaa ay ka mid tahay Midowga Yurub arrimahaasna qoraal cad ayuu ururku ka soo saaray, marka waxaan ku dadaalayna in khilaafaadka lagu xalliyo si nabad ah, taas oo ah had iyo jeer ujeeddada siyaasadda arrimaha dibadda ee Finland” ayuu yiri.

Dowladda Finland oo wakiil ugu yahay Suldaan Saciid ayuu sheegay in kaalin weyn ka qaadan doonaan dhex dhexaadinta hoyaamiyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya si xal waar looga gaaro arrimaha la isku hayo.

“Annagu waxaan ku dadaali doonna in madaxda Afrika waddan walba oo uu yahay la wada hadlo oo nabadda laga shaqeeyo, colaadda, nacaybka iyo kala fogeeynta bulshadana la iska ilaaliyo, in xilligaan Geeska Afrika xiisada ka abuuranto ma ahan wax macquul ah, sidii xal loo heli lahaa ayaan ka shaqeeyn doonaa” ayuu Suldaan Saciid Axmed uu sheegay.

Suldaan oo asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya ayaa aqoon duruqsan u leh siyaaasadda dhaqanka iyo qaab-dhismeedka bulshooyinka gobolka.

Dhibaatada dadka Muhaajiriinta ku haysta Xadka Finland iyo Ruushka

Finland ayaa xirtay afar ka mid ah xuduudaha ay la wadaagto Ruushka si ay isugu daydo in ay hakiso qulqulka magangalyo doonka ee ay sheegtay in Moscow ay soo jiheysay.

In kabadan 30 sano ayey Soomaalidu isticmaali jireen xuduudahan ay Finland xirtay ee looga soo gudbo dhinaca Ruushka.

Helsinki waxa ay deriskeeda ku eedaysay in ay tahriibayaasha soo marineyso kannaalo ay ka soo galaan dalkeeda iyada oo kaga gol leh arrimo siyaasadeed.

Suldaan Saciid Axmed u magacowday Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Afrika ayaa sheegay in dadka muhaajiriinta ah ay halkaasi dhibaato weyn ku qabaan .

Waxaa uu ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed in aysan xog aan sax ahayn u sheegin kooxaha wax tahriibay oo aysan isku dayin in ay halkaa soo maraan.

“Xadka ay wadaagaan Finland iyo Ruushka waa xiran yahay ilaa bisha labaadna waa sii xirnaan doonaa hadii aanay wax isbadelin, waxaa hadda lagu jiraa dalalka Yurub xilligii ugu qaboobaa, meel la joogi karo ma ahan banaanka, dadka ayaa ku dhimanaya waxaan leeyahay dadka Soomaaliyeed yaan lacag laga qaadan oo halkaasi lagu soo dirin “ ayuu yiri Ergayga gaarka ah ee arrimaha nabadda iyo dhexdhexaadinta geeska Afrika ee dowladda Finland.

Waa kuma Suldaan Saciid Axmed?

Suldaan Saciid Axmed ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo baarlamaanka dalka Finland sanadkii 2021-kii Wuxuu noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyay ee xilkaasi loo dhiibo.

Wuxuu muddo afar sano ah ahaa xildhibaan golaha deegaanka magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Helsinki.

Noloshiisa inteeda badan iyo waxbarashadiisii wuxuu ku noolaa dalka Finland, wuxuuna dalkaasi galay isaga oo 15 sano jir ah, isaga oo asalkiisii hore ka yimid Soomaaliya.

Muddadii uu ka mid ahaa golaha deeganka Helsinki ayuu sheegay inuu beddelay waxyaabo badan oo caqabado ku ahaa dadka soo galootiga ah.

Suldaan oo 31 jir ah ayaa sheegay inuu siyaasadda galay sanakdii 2012-kii, isla markaana uu dadaal dheer ku bixiyay guulaha uu haatan gaaray.

“Sababihii igu kallifay inaan siyaasadda galo waxaa ka mid ahaa marka laga reebo aniga oo siyaasadda xiiseynayay, haddana inaan isbeddel sameeyo ayaa iga go’neyd.” Ayuu yiri Suldaan.

Sanadkii 2016-kii wuxuu noqday qofkii ugu horreeyay ee ajnabi ah ee xil ka qabta xisbiga uu ka tirsan yahay ee Left Alliance, isagoo markaas noqday guddoomiye ku xigeenka xisbigaas.

Wasiiro, M/Gobolka Shabeelaha dhaxe oo Gaaray Degmada Jalalaqsi

isniin-29-jan- 2024-{HMC} Wafdi uu Hogaaminyay Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore ayaa Goordhow Gaaray Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka degmada iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow.

Wafdiga Wasiir Karoore waxaa qeeyb ka ah, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha dhaxe, Axmed Meeyre Makaraan, Taliyaha Ciidamada Booliska Hirshabeelle Korneel Xasan Dhicisoow iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

Dhamaan Masuuliyiinta Manta Gaaray Degmada Jalalaqsi ayaa Waxaa ay kulan gaar ah la leeyahiin Madaxda Maamulka Gobolka Hiiraan, kuwa Degmada Jalalaqsi iyo Masuuliyiin kale oo mal-mahii lasoo dhaafay ku sugnaa degmadaasi .

Ujeedka Masuuliyiintan ay u gaareeyn Degmada Jalalaqsi ayaa ah in ay ka qeeyb qaatan Joojinta Dagaal Beelledyo ka dhacay Xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhaxe, kaasi oo udhaxeeyo dad beeraleey ah, waxaana Dagaaladan ay sababeyn khasaaro dhimasho iyo dhawac leh.

Kulan gaar ah oo looga hadlayo sidii Colaadaas loo damin lahaa, ayaa hada la socda Degmada Jalalaqsi waxaana shirka ku sugan Masuuliyiin ka kala socda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhaxe.

Goordhow Faah Faahin Hiiraanweyn.net kala soco.